ZAKARIYE KOBCIYE 2024 | QOFKUU WADNAHAGU RABO | HEES CUSUB

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024
  • Thank you for watching !!!

ความคิดเห็น • 86

  • @ahmedsaki9322
    @ahmedsaki9322 9 หลายเดือนก่อน +20

    Jacaylada waalidii
    Cabsiyo wer werbay wataan
    Waxyeelka qalbigo kordhiyo
    Walaacay biiriyaaan
    Qofku wadnahaagu raboo
    Inay waydaa dhibooo
    Warkiisa qudhood heshaa
    Aduunyada kaala wayn
    Wakhtigaad isku buuqsantee
    Fikirku wehel kuu noqdana
    Hadii ay ku waaniyaan
    Dadkuba wadar iyo dhamaan
    Wejiyo badan soo safaaan
    Miyay wax ka qaban karaan
    Warmaha kugu taagan adi
    Waxbaanay ka qaban karayn
    Warmaha kugu taagan adii
    Hees aan 5 bilood sugayay
    Ala heestu xanuun waynaa 😢😭💔❤️‍🩹😩

  • @Zakii_apdi
    @Zakii_apdi 9 หลายเดือนก่อน +27

    Waax walba waxa ka macan kalamaka alle ❤

    • @alihassanmahdi9833
      @alihassanmahdi9833 9 หลายเดือนก่อน

      Waba ogthy maxa inta ka so dontay marka mase like ku raadinesa lax yhy

    • @Zakii_apdi
      @Zakii_apdi 9 หลายเดือนก่อน

      Ianan khayrka fafiyo

    • @tullet_2863
      @tullet_2863 8 หลายเดือนก่อน

      @@Zakii_apdikhyrka marka heesaha dhexdooda lagu faafiyaa 😏🤔

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 9 หลายเดือนก่อน +7

    Zakariye kobciye my favourite singer best of the year

  • @mahamedhussen3694
    @mahamedhussen3694 9 หลายเดือนก่อน +14

    naf wax jeceli waa gob mar walba ayado lxumeyy bay wax wa naajisa😭💔 hanoladan dadka jcylka lanool💔😢😢

  • @xaawoluul-bk5zj
    @xaawoluul-bk5zj 9 หลายเดือนก่อน +13

    Jecaylada waalidii cabsiyo war werbay watan waxyeelka qalpigo kordhiiyo walacay biiryaaan qofku Wadnahagu rabo inya waydaa dhiboo warkiis qudhood heshaa aduunyada Kala weyan😢💔 wiila aya is baranay 2021/9/20/ waxa na dhaxa maray xirir qurux badan oo waxa lagu tilmao eya jirin 😢 waxa u jeclday si saida eh asgan Sido kale anaga isku faraxsan aya safar aday itobiyo waxa dhacaday inu abahahay igu dhaho Nin aya kugu daray 😢waxan ku dhahay qof aya jeclhy abahahay 😢aniga wan so labtay wilka aan jecla aya u imaaday wan u shegay wax walpo sida aya u jiran 😢baz mesh aan xiriken ku si wadan wuu si qurux badanday waxa anga dhaxeyo familykeyga oo dhan aya baray wilki 😢waxa jiray dada badan oo aniga sxibo aan la ahy iyo kuwo asga aya saxibo aya yihin oo isku Ken diri jiraay lkn waxas dhaga Uma dhigi jirin oo farxadanda aya ka talin jiran mudo kadib ayu Abahay I so wacay wan ku bixiya ayu i dhahy waxa ku hadalo aya garen waya 😢Ila io hada aan maqlo hesa jecel ka hadaleso qalpiga aya iga tabta 😢😢 oo wan ilameya sabta eh wilki aan ilawi lahay wax walpo wan sameya qalpigay Kama baxo 😢 ilahya aya baray inu nolo wangasn Wu siyo 😊 aniga farxada igu badlo 😢 wlhi mar walpo wan u ducey 😢Jeclka waa xanun waxa daremi karo qof so maray dhiba u leyahy 😢bobo 💔 wan ku jeclhy ilahya badal qer qabo ilahya ha ku siyo anigan sida aya niyada rabto ilahya ha I yelo😢 💔💔😢

    • @nimcoabdi8013
      @nimcoabdi8013 8 หลายเดือนก่อน +1

      Qalbiga allah ku qaboojiyo abayo🤲😭

  • @MohamedDayib-l6o
    @MohamedDayib-l6o 9 หลายเดือนก่อน +6

    Legend zakariye kobciye

  • @ubahmoahmed5620
    @ubahmoahmed5620 9 หลายเดือนก่อน +6

    waqtigad isku buqsante
    fakarku wehel ku noqdana
    Hadii ay ku waniyan
    Dadkuba wadar iyo dhaman
    Wajiyo badan so safan
    miyey wax ka qaban karan
    Warmaha kugu tagan adi
    Wax banay ka qaban karayn
    Warmaha kugu tagan adi 😢
    Emotional song 🥺

  • @Mohamet_Somali
    @Mohamet_Somali 9 หลายเดือนก่อน +3

    This song is on 🔥

  • @deqaabdikadir4486
    @deqaabdikadir4486 3 หลายเดือนก่อน

    OMG ❤❤❤❤❤

  • @SADAAMOFFICIAL
    @SADAAMOFFICIAL 9 หลายเดือนก่อน +3

    The One And Only MattaaN Keep Up Pro ❤🔥

    • @MattanPro
      @MattanPro  9 หลายเดือนก่อน +1

      Thanks

    • @SADAAMOFFICIAL
      @SADAAMOFFICIAL 9 หลายเดือนก่อน

      @@MattanPro Wll Xge Kasoo Qaptaa WhatsApp Iyo Wax Ii ReeB

  • @SadioSadio-b8d
    @SadioSadio-b8d 9 หลายเดือนก่อน +3

    😢ilahow qalbiga iga reeb

  • @diibdowlo3304
    @diibdowlo3304 9 หลายเดือนก่อน +1

    Xaqiiq waaye❤❤❤

  • @hodanita447gmail
    @hodanita447gmail 9 หลายเดือนก่อน +9

    Inan ku waya dhibo warkago qudha adunyada igala wayn❤My husband Love you mcnow❤ilahahy ha ika dayo 💍❤️🤴🏻Ahmet Apdulahi apdi nur ❤Love you McN Mar walpo ❤🫂

  • @AamiinXasan-ud1bf
    @AamiinXasan-ud1bf 9 หลายเดือนก่อน +3

    😢😢😢 qlpi jabay miyaa qosol lagu dhayaa😢

  • @AssiaIsmo
    @AssiaIsmo 8 หลายเดือนก่อน

    Machallah ❤️ jacelk ku wa cajib

  • @user-zm9wz8jj7k
    @user-zm9wz8jj7k 9 หลายเดือนก่อน +2

    Qofkuu wadnahaagu rabo
    Imaad waydaa dhiboo
    Warkiisa quraa heshaa
    Aduunyada kaala wayn
    2023 /12 / 12 libn waqti

  • @FartuunFaraxsan-uj2bh
    @FartuunFaraxsan-uj2bh 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @capdifataaxdaahir5023
    @capdifataaxdaahir5023 9 หลายเดือนก่อน +5

    Markii aad danayni wayday😒markaad diideed cidlaysay 💔dartaa sawmaan bukoonin🥺xaalkaygU MarkUu darnaaday🥺intii dhakhtar layla doontay ❕saw waadh daran layma dhigin 😒adigooo i xumeeyaybaan hadana kuu xiisayaa 💔😭

    • @guleidsalah3511
      @guleidsalah3511 9 หลายเดือนก่อน

      😂 Axayaa mucashaq

  • @aamiincabdi-b5f
    @aamiincabdi-b5f 7 หลายเดือนก่อน

    ❤❤

  • @SafiyacismanMagalo
    @SafiyacismanMagalo 5 หลายเดือนก่อน

    Legen legend dhalay kobciye Ahna ahna

  • @elmiismo201
    @elmiismo201 9 หลายเดือนก่อน +3

    Heestan 11/12/ 2023
    Samayn Bay igu ledahay ,qofka jecelahy wuu i og yhy inana jeclahay hadana aqbal iyo dayro toona kama helo xalkaygu wuxu noqon ma ogi hurdo wn ka tagay salad rabi bn weheshada iyo heesaha calaacalka ah😢😢😢
    Qalbigauga ina ka jaraan go,aan ku gaadhay mana awoodo😢😢😢

    • @safiaamiin1609
      @safiaamiin1609 9 หลายเดือนก่อน +1

      😢😢 wan ka bxi dona dhmnten inta cashaqu maxbusay😢😢

    • @safiaamiin1609
      @safiaamiin1609 9 หลายเดือนก่อน +1

      I.a Amiiin

    • @Updi01
      @Updi01 9 หลายเดือนก่อน

      Wa midan hada ku sugnhy wlhy khilaaf aya dhxdeena ka jira wyna mdx adgthy ayada lkn xaqiiqdi wan awoodi la.ahay wlhy inaan ka marmo ayada 😢

  • @najiipzaki1969
    @najiipzaki1969 8 หลายเดือนก่อน

    The legend 🎉

  • @fadiaabdi2607
    @fadiaabdi2607 9 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahow qalpiga iiga reeb axadkaas

  • @NimcaanIbraahim-rh1tn
    @NimcaanIbraahim-rh1tn 9 หลายเดือนก่อน

    The legend

  • @FosiaSalah
    @FosiaSalah 9 หลายเดือนก่อน

    Legend

  • @Mahad__shafi
    @Mahad__shafi 9 หลายเดือนก่อน +1

    Warkiiisa qudhood heshaa aduuunyada Kala wayn❤😢🫡🫀🧠

  • @tufahabdi1450
    @tufahabdi1450 9 หลายเดือนก่อน

    💃💃💃💃🔥🔥🔥🔥

  • @barrekhaliil6149
    @barrekhaliil6149 9 หลายเดือนก่อน

    On🔥

  • @abdimakid6605
    @abdimakid6605 8 หลายเดือนก่อน

    Heesta maame looso dhibya I know iny best ku nqony
    Sakariye Midhaha isag leh

  • @qaliali5342
    @qaliali5342 9 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @user-tp5fr3um1h
    @user-tp5fr3um1h 7 หลายเดือนก่อน

    😢😢walaahi bilaahi waa hees taabay qalbigaayga waayo waxa ila dareemi kar qof soo maraay nolool dhab ah oo jacayl hogaanka uhaay lakin marki danbe ayaa kal tageen waan ayaa ila dareemi kara aniiga waxan ku jiraay nolool ku bilaamatay jacayl hadan isku bedeshay guur allan nagu arsaaqay 4 owmaada lakiin markanu wada joognay 10 sano kadib kala dhaqaaqnay waliiba anoo walaahi ilaa hada si dhab ujeceln allan ka barya in uu iso celiyo alle hay rumeey amin,ok heestani waxay taabnaysa qalbiyad dadka ku guul daraaystay jacaylaka ayaa taabanaysa😢😢

  • @MohamedGuray
    @MohamedGuray 9 หลายเดือนก่อน

    My song 🎵

  • @user-wm2dg8qb2u
    @user-wm2dg8qb2u 7 หลายเดือนก่อน

    Midkee coPY dhahaY zakariYe mlse mahameT MaamE

  • @Riyaamohamuud
    @Riyaamohamuud 7 หลายเดือนก่อน

    Hadey ayku waniyan dadkuba wadariyo dhaman wajiyo badan so safan miyey waxkaqabakaran warmaha kugu tagan adi allow culeyska hysta ka qad qof wlpa ana cawi2024/2/18 one day soboqan dona adna wll like isar hada idabeyso😢😢

  • @leylosacid3625
    @leylosacid3625 9 หลายเดือนก่อน +1

    Jacaylada waalidii
    Cabsiyo werwer bay wataaan
    Waxyeelka qalbigo kordhiyo
    Walaacay biiriyaaan
    Hadal weyn😢

  • @AmiiraMahamed-ke5ps
    @AmiiraMahamed-ke5ps 9 หลายเดือนก่อน +1

    Ax yaa qlpiga😢

  • @axmedmaxamed9969
    @axmedmaxamed9969 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wakhtigaad isku buuqsantee
    Fikirku wehel kuu noqdana
    Hadii ay ku waaniyaan
    Dadkuba wadar iyo dhamaan
    Wejiyo badan soo safaaan
    Miyay wax ka qaban karaan
    Warmaha kugu taagan adi
    Waxbaanay ka qaban karayn
    Warmaha kugu taagan adii

  • @abwaanShanqadh
    @abwaanShanqadh 9 หลายเดือนก่อน

    𝐖𝐚𝐧𝐤𝐮 𝐭𝐚𝐠𝐞𝐫𝐚 𝐳𝐚𝐤𝐚𝐫𝐢𝐲𝐞 𝐤𝐨𝐛𝐜𝐢𝐲𝐞

  • @AnisaLove-lx3cz
    @AnisaLove-lx3cz 9 หลายเดือนก่อน

    Warkiiso quraad heshaa aduunyada kaala wayn🫀

  • @sakariyekhadar-um8if
    @sakariyekhadar-um8if 8 หลายเดือนก่อน

    Waaa

  • @haisdaalin-iv3sm
    @haisdaalin-iv3sm 8 หลายเดือนก่อน

    Waxaan erayo wey dhaafen🔥

  • @nihaaalhassan9856
    @nihaaalhassan9856 8 หลายเดือนก่อน

    😢 warkiisa quruud heshaa aduunyada kala weyn💔😢

  • @IkhlaasasadBile-ze8gc
    @IkhlaasasadBile-ze8gc 9 หลายเดือนก่อน

    Ax yaa qalbiga😢

  • @SundusCnaasir-x6q
    @SundusCnaasir-x6q 9 หลายเดือนก่อน

    Axyaaa qalbiga😭💔🤦

  • @tufahabdi1450
    @tufahabdi1450 9 หลายเดือนก่อน

    Hmmmmm❤❤❤❤

  • @EfootballGame-nd8id
    @EfootballGame-nd8id 7 หลายเดือนก่อน

    Yarkii maame heesta miyuu soo dhacay😂

  • @duniyobadalaanod9686
    @duniyobadalaanod9686 9 หลายเดือนก่อน +1

    Heestu samayn bay igu yeelate aniga miyaa la iqaaday😢😭😭😭😢💔

  • @nawaalgirl7830
    @nawaalgirl7830 9 หลายเดือนก่อน

    Qofkuu wadnahaagu raboo inaad weydaa dhibee 😫😭allow aanan kuwaayin 🤲🫂😫

  • @XamdiCabdi-es7ok
    @XamdiCabdi-es7ok 8 หลายเดือนก่อน

    Njh

  • @DhulCun-oz5tl
    @DhulCun-oz5tl 9 หลายเดือนก่อน

    War Heestu Macaana😢🥺
    Qofkuu wadnahagu rabo inaad weyda dhibo
    Warkiiso qudhaad heshaa adunyada kala weyn❤🎉

  • @user-ju1xi1xm5k
    @user-ju1xi1xm5k 8 หลายเดือนก่อน

    Fatima abddla Ahmet mohhamad 😢

  • @addeizma3354
    @addeizma3354 9 หลายเดือนก่อน

    💔

  • @khalidjikar
    @khalidjikar 9 หลายเดือนก่อน

    ayan

  • @haawoyuusuf2057
    @haawoyuusuf2057 9 หลายเดือนก่อน

    Waqtigad isku buqsante fakarku wehel ku noqdana😢💔 14/12/2023

  • @mihiimnasirmihiinaasir
    @mihiimnasirmihiinaasir 8 หลายเดือนก่อน

    nio heesahan aan soba bixin halke ka keenta😮

  • @Abdikarm
    @Abdikarm 9 หลายเดือนก่อน

    Dadka qaar dhaawacyo hore darteed ayaadan ugu qancin karin ina aadan aheyn qofkii hore oo kale

  • @inaahmed9899
    @inaahmed9899 9 หลายเดือนก่อน +1

    Allow wax walba adaa ku shegty waxa daremaya culesyo badan 💔😢benaa iska QOSLa marka dadka lajoogo Lkn Qalbigayga dab aa ka shidan🥶malinta ka baxo in.a comment waa kusoo Laban donaa

    • @Kingofcity-we4gp
      @Kingofcity-we4gp 9 หลายเดือนก่อน

      Jcl miya laga baxay huno 😢

    • @inaahmed9899
      @inaahmed9899 9 หลายเดือนก่อน

      @@Kingofcity-we4gp Maya Lkn saaan si idhaanta aa kawada

  • @Biibaaye52Craxmaan
    @Biibaaye52Craxmaan 9 หลายเดือนก่อน

    heestan shucac baa ku furan mise aniga modo

  • @khayyyo
    @khayyyo 9 หลายเดือนก่อน

    Waxbaanay ka qaban karayn
    Warmaha kugu taagan adi😢💔

  • @HodanCali-y7s
    @HodanCali-y7s 9 หลายเดือนก่อน

    Jaceeyl dareemooya😅

    • @HolidayInn-vp2rk
      @HolidayInn-vp2rk 9 หลายเดือนก่อน

      Mayee kacsi bn dareemayaa

  • @MohamettMucaashaq
    @MohamettMucaashaq 8 หลายเดือนก่อน

    10/12/23😢 1:02

  • @IkhlaasasadBile-ze8gc
    @IkhlaasasadBile-ze8gc 9 หลายเดือนก่อน

    Wajiyo badan soo safaan miyay wax ka qaban karaan warmaha kugu taagan adi😢😢

  • @asmamahdi5513
    @asmamahdi5513 9 หลายเดือนก่อน

    Ma maame laxanka sary 😅

    • @DhulCun-oz5tl
      @DhulCun-oz5tl 9 หลายเดือนก่อน +1

      Ninka qaadaya iyo kaad leedahay laxan buu u saaray akhiro xita isku naar ma Gelayan😂

    • @Somalifunnytiktoks
      @Somalifunnytiktoks 9 หลายเดือนก่อน

      Waiga qoslisay wlhi legend eba ilmo kuso dhistay😂😂😂​@@DhulCun-oz5tl

  • @diibdowlo3304
    @diibdowlo3304 9 หลายเดือนก่อน

    Xaqiiq waaye❤❤❤

  • @IbrahimCALK-v6n
    @IbrahimCALK-v6n 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @axmedmaxamed9969
    @axmedmaxamed9969 8 หลายเดือนก่อน

    Wakhtigaad isku buuqsantee
    Fikirku wehel kuu noqdana
    Hadii ay ku waaniyaan
    Dadkuba wadar iyo dhamaan
    Wejiyo badan soo safaaan
    Miyay wax ka qaban karaan
    Warmaha kugu taagan adi
    Waxbaanay ka qaban karayn
    Warmaha kugu taagan adii

  • @IbrahimCALK-v6n
    @IbrahimCALK-v6n 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤