GURYAHA ISLII QIIMAHA LA IIBIYO IYO SIDA LOOBIXIYO LACAGAHA 4 QOL IYO FADHIGA IYO 3 QOL IYO FADHIGA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 35

  • @AA-em6kt
    @AA-em6kt 2 ปีที่แล้ว +6

    Xabsi ayuu u egyahay 😂

  • @asadsom324
    @asadsom324 2 ปีที่แล้ว +4

    Waad mahadsan tahay Janno gasho. Allaha ku barakeeyo. Adiguna is ilaali dhulkaan waa dhul ajnabiya Illaahay dhib kuma tuso

  • @adontiallah6637
    @adontiallah6637 2 ปีที่แล้ว +4

    dal adan lahen darenku jog waye anigo wadankayga arkayo maxa meelkale i geyey bari ka maalin walaga burin kara dhulkaga waligisa wala huba cidna kaama qaadaneyso insha allah

  • @shlmhd7386
    @shlmhd7386 หลายเดือนก่อน

    Xaaram calek walahi wa ribo

  • @biarochannel
    @biarochannel 2 ปีที่แล้ว +2

    Maasha dowladu kamajirto miyaa they need a space war waxaas hagadanin ee maal hawaleh raadsada

  • @libana4081
    @libana4081 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc,it looks like a project resident

  • @Yeshegetaw-i8s
    @Yeshegetaw-i8s 8 หลายเดือนก่อน

    Hidaya 6 street miyaa baraka bazaar agteeda

  • @homedicor4719
    @homedicor4719 2 ปีที่แล้ว +2

    Darusalam dhul raqiis ka sheeg

  • @luckychannels2693
    @luckychannels2693 ปีที่แล้ว

    Cabsi cabsi guri maha kan

  • @sunsaalsunsaal2948
    @sunsaalsunsaal2948 2 ปีที่แล้ว +1

    Qaalisanaa 3qol 8kun ilaa.9kun waa qaali aniga lacak intaas la ag hadaan heesto dalkeyga hooyan guri kagadan lahay soomaliyeey daladan leheen lack intaas la eg ha iska gelinina waa iga talo

  • @Daqare666
    @Daqare666 2 ปีที่แล้ว +1

    Walaalay Somaliya noo celi
    Islii iyowasaqdaada ma naafi

  • @yasom1929
    @yasom1929 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc wall dhulalka oo kuyaalo sabaki ama sykomia manoo soo fiirin kartaa aad iyo aad ayaad umahadsantahay

  • @fardowsaabdullahi9849
    @fardowsaabdullahi9849 2 ปีที่แล้ว +1

    Xabsi yada america aa moodaa kan Guri maahan

  • @cazamshaah9525
    @cazamshaah9525 2 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo wax badan bakaaro wan ka dawada manta islii maa ika daba imaday

  • @biarochannel
    @biarochannel 2 ปีที่แล้ว +1

    Maal laga leeydh sado malaha

  • @mustafabdullahi1797
    @mustafabdullahi1797 2 ปีที่แล้ว +1

    8 kun Dolar miyaa mise 80 kun Doolar waan fahmi waayay

  • @AmiraAmran11
    @AmiraAmran11 2 ปีที่แล้ว +1

    Sister arr u sure 3 qol wa 8000 kun o dollar baa dhahday 🤔🤔

  • @rocky4066
    @rocky4066 ปีที่แล้ว

    La'cagta MA la'cagta Kenya mise waa dollars

  • @yasom1929
    @yasom1929 2 ปีที่แล้ว

    Hawada oo kor ka imaanayso maba soo gaarayso guryaha waan kale oo hawada lagu helo in ay keeni karaan ayaa kafiicneed

  • @cebla7849
    @cebla7849 2 ปีที่แล้ว

    Guryaha mitirkooda ayaa La sheegaa Abaayo

  • @Laila-nuraa
    @Laila-nuraa ปีที่แล้ว

    Nambarkaga abayo enoosoqor

  • @ima6291
    @ima6291 2 ปีที่แล้ว

    2qol iyo fadhi ma leyihin

  • @MohamedAli-no5wp
    @MohamedAli-no5wp 2 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah

  • @io7008
    @io7008 2 ปีที่แล้ว

    Jazakallah khair!

  • @ima6291
    @ima6291 2 ปีที่แล้ว

    Mhdsanid

  • @Ilhan-1104
    @Ilhan-1104 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah sister

  • @gaawodheere828
    @gaawodheere828 2 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @احمدحسن-ي9ل5ع
    @احمدحسن-ي9ل5ع 2 ปีที่แล้ว

    Abaayo ijaarka noo soo sheeg

    • @Kiama17
      @Kiama17 2 ปีที่แล้ว +1

      Way sheegtay Walal.

    • @bahaticollection5391
      @bahaticollection5391 2 ปีที่แล้ว +1

      Guryahan wa apartment waxa Laga gedaa wa dagaxa meqa sano ayaa dadka lu saxiihaa tankale dulka qufkii guriga lahaay asal Aya eska leh waxa iibka ah wa apartments ka meqa sano Aya luu saxiihaa Marka Laga iibinayo

    • @homedicor4719
      @homedicor4719 2 ปีที่แล้ว +1

      @@bahaticollection5391 ma sanado bis marka iib maxaa loo leyahy

  • @Ilhan-1104
    @Ilhan-1104 2 ปีที่แล้ว

    Alberkada rer jigjiga u egyahay