CASUMAD GAAR AH OO LOO SAMEYAY FEYNUS

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 252

  • @Nimcaanyaasiin9097
    @Nimcaanyaasiin9097 ปีที่แล้ว +3

    Maamo wanaagsan oo Gobonimo leh oo dad-ka jecel Bay ahayd. ILLAAHOW u Naxariiso maamo KHADIIJO MOHAMED DIIRIYE. AMEEN YAA RABBI. 😓🤲

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 ปีที่แล้ว +9

    Masha Allah wasiirad qadiijo waa jeclahay waa qof wanaagsan xitaa waxay haysaa wiil yar oo paralysed ah👏👏👏👏👏👏❤🇸🇴

  • @shukridaud5736
    @shukridaud5736 ปีที่แล้ว +2

    😭😭😭🤲🤲🤲 Rabiyow raxmanow unaxariso mama qadijo diriye

  • @mushtqmohamed
    @mushtqmohamed ปีที่แล้ว +10

    Team gurmad wan u xiiznay filmkii inta ila mida like Isaar❤❤

  • @fahima6186
    @fahima6186 ปีที่แล้ว +4

    Maxaa Allh Somali sidaas ah Ayaan rabnaa ee Somali Somali kale xasuuqeeysa ama dhiigeeda kufarxeesa ma dooneeyno ❤

  • @amarasheikh1544
    @amarasheikh1544 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah tabarakallah Allah ha idiin xafido walaalahey kadiija maxamud Diiriye si niyad ayaan ku salaamay adiga iyo asxaabtada abayadey feynuus Sh Daahir thank you so much inaa iga gaarsiisay
    Anaga Hadaan nahay Reer Jawhar lodkayga Wasiir khadiija diiriya Waxay kamid tahay dadka kor noo qaaday magac iyo sharaf ba waa walaal qaali waa Masuul soomaliyeed anaguna sigaara Ayaan dadka isaga xignaa
    Faynuus sheekh Dahir waa role model kayga ahna shakhsiga aan soo wada qaadanay noloshayda intii ugu badnayd 45 sano Ayaan Faynuus walaal nahay waan jecelahay waanan ku fanaa fankaygana waa qofka koobaad ee iska leh
    Labadiinuba sharaf iigu noolaada Ayaan leeyahay Director kayga Abukar Mahdi amaan ayaad naga mudan tahay
    ❤️❤️❤️❤️❤️🙌🙌🙌🙌🙌🙌👏👏👏👏✅✅✅✅💯💯💯💯💯😍😍😍😍😍😍😘😘😘😘😘😘😘

  • @omaryareofficial1408
    @omaryareofficial1408 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah mama khadiija iyo jawahir Baarqab sida wanagsan ayeey kooxda u soo dhaweyeyn thanks mar labaad

  • @faracad123
    @faracad123 ปีที่แล้ว +1

    maa shaa Allaah qurux Allaah ha idiin ka dhiigo caafimaad dadkena yurub ku raagey cunadaas xooga waa noo darann tahey waana idiin jecelahey feynuus iyo gabdha madaxda ah qadijo iyo jawahir❤

  • @munaameen3599
    @munaameen3599 ปีที่แล้ว

    Maa sha Allah hori usocda walaalaha isjecel mamada faynuus sheekh daahir iyo wasiirada khadiija iyo jawaahir iyo dhaman inta meesha fadhida iga gadooma salaan sare salaan dhiiran oo dawacsan

  • @somswed.5014
    @somswed.5014 ปีที่แล้ว +1

    Thanks a lot xaq bay u leedahay in fanaanada qaaliga ah lasoo dhaweeyo masha Allah ilaahay ayaan nabad buuxda ka baryaynaa aamiin

  • @saynabmoalem3098
    @saynabmoalem3098 ปีที่แล้ว

    Ilaaheey nabada ha u dhameestiro soomaaliya sidi hore iyo si ka sii fiican allaha nooga dhigo wadan anan laheen dhible ku jirnaaye

  • @alicigalasma6825
    @alicigalasma6825 ปีที่แล้ว +1

    Allow cimrga kuu dheere maamo faynuus alle haku xafido maamo intaad daka ugu jeclahay ayaad ugu horaysaa ❤❤❤❤❤❤❤

  • @naruurab1114
    @naruurab1114 ปีที่แล้ว +2

    Waaweenka iyo hurmuudka dumarka somliyed.
    Wasiirada,faynuus iyo zakiya Salaan kal iyo laab ah naga gudooma❤

  • @anisoabdulaahimaxamuud392
    @anisoabdulaahimaxamuud392 ปีที่แล้ว +2

    Ilahayoow cimarageeda dheere faynuusa amiin yarabi

  • @qamar7538
    @qamar7538 ปีที่แล้ว +3

    Waxan aad ugu faraxsana mama feynuus iyo abukar mahdi in La kulamay anigo tager u ahaa wana dad qalbi wangsan salaan qurux badan dad jeecel badan ♥️🥰

  • @hudoali
    @hudoali ปีที่แล้ว +1

    masha.allah quruxda iyo qiimaha waa dhulkeena
    🇸🇴💕 salaan sare team gurmad

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah walaaladey somaliyed e shafta mudan❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍👍🥰🥰🥰🥰🥰

  • @umnalka7740
    @umnalka7740 ปีที่แล้ว

    Mashaalaah kuligiin waan idin salaamey wasiir khadiijo marwalbo ooaan ku arko Waxaan isweydiiyaa talow qoftan iskuul Macalin Jaamac sare makasoo baxdey 1984/1985 jiijo gaabey gabar la dhihi jirey ayaad aad iskugu egtihiin

  • @amaalaxmed3672
    @amaalaxmed3672 ปีที่แล้ว +1

    Maasha alllhe maamo fayanuusa she dahira guulayaso meel kasadoo aad jokdo adiga iyo xookda gurmada dhamaana tiina

  • @adarkahin3533
    @adarkahin3533 ปีที่แล้ว +1

    Aad ayaad u mahadsanidtihin so dhaweynta Faynuus Sheekh aad u samayseen Gabdhahayaga Madaxda ah Wasiir Khadija Jawahir Janaralad Policek.

  • @faridaxaajimaxamed2237
    @faridaxaajimaxamed2237 ปีที่แล้ว +1

    Masha allha tabarikllha cafimad igu cun allha idin barkeeyo ❤❤❤❤

  • @idilhussein4549
    @idilhussein4549 ปีที่แล้ว +2

    Asc ala wadankeena iyo dadkiisa ficaana way qalbi fican yihiin lakiin waxaan ka jeclan kahaa wadankeena oo ficnaday.waba u xisay wadankeena mashallah

    • @fatimaaflow
      @fatimaaflow ปีที่แล้ว

      Abayo so dhawow hada wadankii imaato

  • @hasanjamac7997
    @hasanjamac7997 ปีที่แล้ว +3

    Maansha alah maamooyinkii qaranka ilaahay haydin barakeeyo aamiin

  • @qoobeeykaliilcawad8027
    @qoobeeykaliilcawad8027 ปีที่แล้ว +2

    Mamo khadiijo mahadsanid, xamar la'aantaa nuur maleh. ❤️ 😍 💖 ❣️ 💕 💘

  • @sooyaanmediaaction8626
    @sooyaanmediaaction8626 ปีที่แล้ว +3

    Wasiirada kaliye ee nool wasiirad qadiijo mohamed guuleyso wasiir
    Momy feenus fanaan soo dhawoow

  • @SahalXussein-wz2vb
    @SahalXussein-wz2vb ปีที่แล้ว +4

    BAL .MAGAALADA .MOGADISHU .SOMALIA 🇸🇴. ❤.WAA IINAAN SOO. ARKOO.INSHA ALLAH

  • @hafsahaaji7509
    @hafsahaaji7509 ปีที่แล้ว +1

    Mash allah cusumad sharaf le wad mudantihiin❤❤ mama feynus team gurmad

  • @jamilaali8511
    @jamilaali8511 ปีที่แล้ว

    ♥️♥️♥️ Khadija diiriye gurmad ka mid tahay♥️♥️♥️

  • @hassan-8474
    @hassan-8474 ปีที่แล้ว

    Maansha Allah Khadiija Mahadsanid soo dhaweyntaada, aad baad u mahadsantihiin khadiija iyo Asxaabteeda❤❤❤❤❤

  • @UmlkhayrAbdi
    @UmlkhayrAbdi 4 หลายเดือนก่อน +1

    Allah ku naxariiso khadija

  • @fadumoibrahim7754
    @fadumoibrahim7754 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allaah casumad qurux badn ayaa loosameye

  • @munagaal5485
    @munagaal5485 ปีที่แล้ว +1

    ASC FEYNUS WABA KU CADATAY XAMAR ADIGA OO MUDO YAR JOGA🥰🥰🥰🥰

  • @fadumaiman6535
    @fadumaiman6535 ปีที่แล้ว +2

    Maasha alaah waxaa tagteen wadankiina Meel la idiinka jecelyahay waaye waa idiin salaamay dhamaantiina 😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @Almishassanyonis
    @Almishassanyonis ปีที่แล้ว

    May Allah have mercy in soul mamo khadijaaa dirieh

  • @lalay-lj5xv
    @lalay-lj5xv ปีที่แล้ว

    Dumaashi day khadiija maxamad diiriyeh allaha ku barakeeyo

  • @aminahirsi2334
    @aminahirsi2334 ปีที่แล้ว +1

    Ascw Manshallah mama khadija iyo walalo jawahir bonne appétit reer France 🇸🇴🇫🇷❤️❤️❤️👍🇸🇴💙🙏🤲🤲🤲

  • @oumalkairemoussa9246
    @oumalkairemoussa9246 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah hambalyo cafiimaad ku cuunaaa❤❤❤❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 ปีที่แล้ว +1

    Maasha alaah walaahi haybad waxaad ku leedahay dhulkaaga hooyo cuntada caadi maahan ar amaa hada soo duulaa waan maseeree from Canada 🇨🇦😋😋😋😋😋😋🫶🏻🫶🏻🫶🏻😁😁😁😁🥰🥰🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @nimcogure3216
    @nimcogure3216 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah maamo feynuus allaha ku xafido

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allah ❤❤👍🇸🇴🤲🤲🤲

  • @iqlastt0jaamaiqlas0jaamac63
    @iqlastt0jaamaiqlas0jaamac63 ปีที่แล้ว +1

    Maama faynuus nasiib uma yeelan Inaa Xamar ugu imaado allow mar uun iqadar illah ina kulan sii from laascaano

  • @firdosasileban2111
    @firdosasileban2111 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha Allah faynus shikhdahir❤

  • @ubahmohamedmohamud4278
    @ubahmohamedmohamud4278 ปีที่แล้ว +1

    maasha alah maamo khadiino diiriye khalbi nadiif

  • @adhanali8166
    @adhanali8166 ปีที่แล้ว

    Mama Khadijo Allah Haunaxaristo❤

  • @haniabdulkadir9794
    @haniabdulkadir9794 ปีที่แล้ว

    Marwo khadijo wa wa mamo qali ah o dhalinyarada wayelka bahda saxafada sxb dhow la ah thank you mommy wasirad

  • @anisoabdulaahimaxamuud392
    @anisoabdulaahimaxamuud392 ปีที่แล้ว +1

    Faynuus this fanakaa mashaa allah 🙏

  • @darishore814
    @darishore814 ปีที่แล้ว +1

    Abukar noo soo badi baashaalkiina Muqdisho muuqaalada noocaan ah

  • @naimoalisiyad1527
    @naimoalisiyad1527 ปีที่แล้ว +1

    mamaqadija waa Catnol qalbiwanksan dad jacel dal jacel illahayow xamar Nabatnogadhik wandankan kena magaladena waxwalbenothy cadawga Allah hanagaqabto yaraabi Allahuma Aamiin Aamiin Aamiin

  • @bilanadan4276
    @bilanadan4276 ปีที่แล้ว

    Ilahow unaxariiso mama khadiijo diiriye😢😢😢

  • @umaamiin6496
    @umaamiin6496 ปีที่แล้ว

    Maasha allah wasiirada iyo Faraday fayruus aad ayaan idiin salamay

  • @jaaizaandthehthnow8000
    @jaaizaandthehthnow8000 ปีที่แล้ว +1

    MASHA ALLAAH KOOXDA GURMAD ❤ XAMAR KU SOO DHAWADA ❤ FILIMKI KOORMO BILAWA

  • @cawilproduction2022
    @cawilproduction2022 ปีที่แล้ว +1

    Asc jimco mubaarak
    Dhamaan kooxda gurmad waan idin salaamay
    Waxaan sigaar ah usalaamaa maama faynuus sh daahir
    Waxaan rajeena in aan lakulmo

  • @fadumahassan8213
    @fadumahassan8213 ปีที่แล้ว +4

    MashaAllah TabarakAllah Raxmaan ❤❤

    • @maariya4a185
      @maariya4a185 ปีที่แล้ว

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xamdifuaad6515
    @xamdifuaad6515 ปีที่แล้ว

    Jah nolow anaa kamaqnaa casumadan 😊

  • @AwesCabdulhi
    @AwesCabdulhi 17 วันที่ผ่านมา

    Allhu naxariisto mmo qadijo

  • @AbdirahmanAbdi-se4tj
    @AbdirahmanAbdi-se4tj ปีที่แล้ว

    Ma'am wasiir qadiija ale hakuxifdiyo

  • @AbdulahiHersi-c7z
    @AbdulahiHersi-c7z ปีที่แล้ว +1

    Mash'allah tabaraka Allaha 🎉❤

  • @humblehsa1678
    @humblehsa1678 ปีที่แล้ว +2

    Mamo khadiija waa qof bashaasha wllhi oon dadku u simanyihin ilahy ha ku dayo maamo😢😢😢

  • @siradahmed8366
    @siradahmed8366 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaah faynuusee cuntada sooqaado diyaarada soosaaro kadibna firinjeerka gasho sanadbaad cunaysaa

  • @drsadiaahmed8321
    @drsadiaahmed8321 ปีที่แล้ว +1

    Ina adeertey zakia we are very proud of you ❤

  • @naimosulaiman8881
    @naimosulaiman8881 ปีที่แล้ว +2

    Sxbyaal wadankiina iyo dadkiina la tamaashaada and be safe insha Allah!!!❤❤❤❤❤

  • @امراكان-ذ3ش
    @امراكان-ذ3ش ปีที่แล้ว +1

    Manshalha bila cafiya ayan leyhya❤❤

  • @FaadumoJeylaani-zb4jm
    @FaadumoJeylaani-zb4jm ปีที่แล้ว

    M alaah casuun rasmi ah maama feynuus soo dhawow muqdisho

  • @ahmedmuna2495
    @ahmedmuna2495 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah mama feynuus xijaabka sat u sidatiin ba an wx siista lahen adiga Ii gawdaha yar Ii mamada axmed aktiis fadhisi masa allah ilahow idhinku amanso xijaabka quruxda badan at ilahey darti at u xijaa wantiin

  • @HamdiFarah-cv7qg
    @HamdiFarah-cv7qg 6 หลายเดือนก่อน

    Aduunyo Alow unaxariiso mamo khadijo

  • @habibahussien6055
    @habibahussien6055 ปีที่แล้ว

    Ha l ilaawina faynuus iyo wafdigeey hogminayso ka dhiga jamac❤❤❤

  • @nimcoxaajiaxmed7040
    @nimcoxaajiaxmed7040 ปีที่แล้ว

    Abukar Mahdi riwayadii filo goorme ayaad bilaabaysaan waan sugi lahaye 🥰👏🙏❤

  • @warsameahmed585
    @warsameahmed585 ปีที่แล้ว +1

    Wasirad khadijo feeynus shekh dahiir Abwaan Abukar Mahdi Anwar Ahmed najii casumad wacan waxa mad leh mamo jawahiir

  • @fadumoashkir2111
    @fadumoashkir2111 ปีที่แล้ว

    MaashaAllah caadimaah ku raaxeeso dalkaaga hooyo

  • @makoahmed7381
    @makoahmed7381 ปีที่แล้ว

    Masha Allaha dalkeenii iyo dadkeenii Allaha ha inoo barakeeyo Allaha nabad galyada noo siyaadiyo Allahuma am amin

  • @bellahaji9884
    @bellahaji9884 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah❤❤❤

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 ปีที่แล้ว

    Rer nowhar wa dad isjecel ❤❤❤❤

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 ปีที่แล้ว

    Faynuus waad astaahishaa maashaa Allah

  • @fadimomuse2959
    @fadimomuse2959 ปีที่แล้ว

    Maasha Allaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂💞💞💞💞🇸🇴🇫🇮🇫🇮🇫🇮🇫🇮🇫🇮🥰🥰🥰💕🇸🇴💕💕🌹🌹💘💘💘🤝👌👍👍🙏🤲🤲🤲💖💝💕

  • @osmanshareefahmedyahya4336
    @osmanshareefahmedyahya4336 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Casuumad Aan Caadi Ahayn ❤

  • @begreatfulleverythinguhave7966
    @begreatfulleverythinguhave7966 ปีที่แล้ว

    Maansha Allah so beautiful food and beautiful people wadanka aaman iyo amni ilahay ha no 😊siyo

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 ปีที่แล้ว

    MaanshaAllaah khadijo 🌺🌺🌺🌺🌺❤️❤️❤️

  • @abdirashidbayaqle8093
    @abdirashidbayaqle8093 ปีที่แล้ว

    Masha allah mamo faynuus ilahay cimriga haku barakeeyo

  • @naimaabdi3876
    @naimaabdi3876 ปีที่แล้ว +1

    mashaa Allah laakiin please nosooduub mama feeynuus iyo sey xamar uaragtaa that would be so funny wallaahi 😂❤💖✌️

  • @johnahmedgeli9655
    @johnahmedgeli9655 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah caafimaad kucuna✌️

  • @Hooda36
    @Hooda36 ปีที่แล้ว +3

    Masha'Allaah fresh somali food verry delicious 😋 👌 faynuus adiga iyo inta kuu dhow waan salamaynaa ❤❤❤

  • @saynabmoalem3098
    @saynabmoalem3098 ปีที่แล้ว

    Gurmat waa inii jeclnahay argoosto iskuma fiicni maamada fani waaye

  • @dougsiehkassim8712
    @dougsiehkassim8712 ปีที่แล้ว

    Maasha-allah dad yaw qiimo iyo qaayo le ba meesha ku kulmay

  • @فتحيةعلي-ي1ن
    @فتحيةعلي-ي1ن ปีที่แล้ว +1

    ما شاء الله تبارك الرحمن بالعافيه عليكم😊💞

  • @abdulqadiraj
    @abdulqadiraj ปีที่แล้ว +1

    MAANSHA ALLAH WALEE RAG AAN OGAHAY AYAANA MEESHA JOOGIN HHH IDINKANA WAA IDIN OGAHAY WASIIRADA KA XUSHOOTEEN HHH😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ USTAAD SALAAN LAMIDA

  • @SahalXussein-wz2vb
    @SahalXussein-wz2vb ปีที่แล้ว

    WA. SAHAL ABDI BOULALE .OO.KU NOL CASIIMADA DALKA DJIBOUTI 🇩🇯

    • @deqsanmoha3091
      @deqsanmoha3091 ปีที่แล้ว

      Wllo passeport laguma sinayo🥺

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 ปีที่แล้ว

    Maasha alaah kooxdeena gurmad damaashaad wanaagsan ❤❤❤

  • @YazuuMawliid
    @YazuuMawliid ปีที่แล้ว

    alle haw nxaristo khadiija 💔😭😭😭

  • @SahalXussein-wz2vb
    @SahalXussein-wz2vb ปีที่แล้ว

    WA. SAHAL. ABDI. OO.KU NOL. CASIIMADA. DALKA. DJIBOUTI 🇩🇯

  • @yaasircatafad7469
    @yaasircatafad7469 ปีที่แล้ว +1

    Abuukar mahdi muqdisho halkeed ka joogtaan wll waan idin soo booqan

  • @ubaxhusen8450
    @ubaxhusen8450 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Tabatakallaha ❤❤

  • @fathianouh9797
    @fathianouh9797 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Abukar iyo Anwar mama faynuus waa ku daba dharagteen waxaa usoo kaxaustay inaa ku qaraawato hhh kaftanlee Hargeisa ayan idinka soo salaamay Amaara iyo romiyow maxaa usoo wadiwaysay

  • @nawaalsaid2915
    @nawaalsaid2915 ปีที่แล้ว

    Maamo khadiija waan jeclahay

  • @munamuuse4608
    @munamuuse4608 ปีที่แล้ว

    Abuukor mee filmkii waa nagu raajisee❤

  • @nasrinah1576
    @nasrinah1576 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @saafisaeed2557
    @saafisaeed2557 ปีที่แล้ว

    Mashallah Allah yaa barik

  • @hodaahmed4698
    @hodaahmed4698 ปีที่แล้ว +1

    Teem guurmad walhi wan uu xiisy🥺

  • @QUEENMAGOOL
    @QUEENMAGOOL ปีที่แล้ว

    Allow noo barake maamooyin keena 🥰🥰

  • @bintikoofuur1058
    @bintikoofuur1058 ปีที่แล้ว +1

    ماشاء الله بالعافيه حبيبي ❤

  • @aminaali2249
    @aminaali2249 ปีที่แล้ว

    Fanuus waanu ku ducanaa ilahay hano kaa nabad cello nagam godid xamar iis ma ah ♥️ ❤️ 🎉😂