U duceeyey walasheen farxiya iyo intii muslim ah ee naga geeryootay, Alle ha u naxariisto farxiya, marti la jecelyahay Alle haka dhigo, sabar iyo imaan ehelka iyo qarabada ay ka baxday, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin ya Rabbi🙏🤲
Qofka qabriga marki la dhigo wa lo duceya waxa lagu cel celiya illahow suasha u sug illahow suasha u sahal illahow u sahal moyaane qaabkan mahayn allow u naxariso marxumadda qalpigan u qabooji saygi iyo dhaman rerka iyo ummadda somaliyed e ka dhex baxdayna qalpiga no qaboji ayadana jannatul fardawso ka waraabi ya rabbi qof af gaaban ayay ahayd runtii😢
Sheikh xassan iyo dowlada faderaalka halaga ilaasho in qabriyada dib usoo faktaan marka la duugo insha allah dowlada faderaalka qabri fagatada waa in laga ilaasha aaway rer muqdishu ee shacabka somaliyed maqal ma jira???2025
FADLAN SUBSCRIBE II SAARA MAHADSANIDIIN
@@TEAMWASHWASH-z4h wan ku saray wll
illaahey ha unaxriisto daadka dhintay oo dhan aamiin yaarabi😢😢😢😢😢😢
U duceeyey walasheen farxiya iyo intii muslim ah ee naga geeryootay, Alle ha u naxariisto farxiya, marti la jecelyahay Alle haka dhigo, sabar iyo imaan ehelka iyo qarabada ay ka baxday, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin ya Rabbi🙏🤲
Walaahi waan ooyay. Ilaahay ha u naxariisto
🤲 lugaha ilaahay idin gooho dadaka mayatiida qabarigooda ku dul isataagayasan ka dul dhaqaaqa wuxuushayaha la ilaahay ilaa lahaana waad ku dhwaaqasan mayatidana waad isaku taagayasan qabarigooda lugaha alaaha idinka goyhooho 😢
Allaha unaxaristo illahow samir iyo imaan kasi heeladi iyo qarbadi dhamantod maarti lajecelyahay
allaha u naxariisto qabriga rabbi ha u waasiciyo
Inalillahi wa in illahay rajacun Allah ha uu naxariisto Aamiin
Ilahey ha u naxariisto
Dumarka ya ubaneyey qabriga inay imadan
Qofka qabriga marki la dhigo wa lo duceya waxa lagu cel celiya illahow suasha u sug illahow suasha u sahal illahow u sahal moyaane qaabkan mahayn allow u naxariso marxumadda qalpigan u qabooji saygi iyo dhaman rerka iyo ummadda somaliyed e ka dhex baxdayna qalpiga no qaboji ayadana jannatul fardawso ka waraabi ya rabbi qof af gaaban ayay ahayd runtii😢
Allaha unaxariisto Al
Allaah jano fardowsa haka waraabiyo Amiin yaa Allaah
haweenkan maxay ahayeen meydka laga aasi layahy subxanalaah hadana ku qeylinaya qabuuraha ragu xitaa wa buuqayan😢
Wa danbi inty tagaan xataa mahaa
Allahay ha unaxriisto janatul fardoosa ilaahay ha ka waraabiyo
Alhaunaxariito walaasheen aamiin aamiin
Allah kitaabkeda midigta haka siiyo 😢😢😢😢😢😢😢😢
Maashaa alaah alaah haunaxariisto waxaan umaleeynaa inert yahay ahlulkana😢😢😢😮😮
Geerida masha Allah lama dhaho
Alaha unaxariisto uduceeya dambigeeda alaha dhaafo dayexna samir iyo iimaan alaha siiyo.
Subxaana Laah xataa qabriga dushiisa ayaa mobile lala taagan yahay midda kale maxay yihiin haweenka meesha ragga dhex yaacayaa waar dumarow Allah ka cabsada oo iska dhaafa aaska aad raaceysaan idiinma banaana xaaraam. Allah haw naxariisto ehelkeediina samir iyo iimaan ha ka siiyo
Yaa rabi yaa raxmaan qabriga u nuuri aamiiin yaa rabi
Ilahay haunaxariisto farxiya aamin aamin aamin aamin yaarabi 🤲🏻 🤲🏻 🤲🏻 🤲🏻 🤲🏻 🤲🏻
Allah akbar 😢😢😢😢😢
Ilahow unaxaristo iyada iyo intii islmaba❤❤❤❤❤❤
Somali calol adagaa qabriga farxiya ayey ka dulqaylinayaan, Alle ka baqa oo iska dhaafa videoga aad duubaysaan, SubxanAllah😢😢
😢😢fananeen ayad kusoo qoreysaa badalka aad kusoo qori laheyd magac ka qurux badan
Allaahu akbar alaahu akbar😢😢😢
Allaha unaxaristo
Laa,illah waa xaq laakiin qofka markii qabriga ladhigo waa in loo duceeyo maxay labooqayaan subxaana Allah
Allah u naxaristo marxumada Amiine yarabi
Ilaahow unaxariiso
😢😢😢😢😢😢ilahii jabtaa.fordos hasiyoo
Allaha u naxariiisto 😢😢😢😢😢😢😢😢
Aamiin yaa rabi 😢😢😢😢😢
Allàhu akbar allaahu akbar😢😢
Allah u Naxariisto
Illahaw unaxariso
Sheikh xassan iyo dowlada faderaalka halaga ilaasho in qabriyada dib usoo faktaan marka la duugo insha allah dowlada faderaalka qabri fagatada waa in laga ilaasha aaway rer muqdishu ee shacabka somaliyed maqal ma jira???2025
Alla haw naxariisto
Alaha unaxariisto qalbigana alaha uga reebo
Allow u naxarizo hoyada😢
Naguhuna maxaay kadoonin xabasha
Laa ilaahay ilaahay maxamadu rasuulu laah
War maxaad soo qortey
Dayax maxoo ugali waye qabriga xaskisa isaga laga rabay inoo mesha galo oo gacatisa kudugo
Xoog buu unaxsanyahay muu awoodaa Laga yaabaa😢😢😢
Sidaaan sax ma aha
amiin amiin
😢live laga so galay miya😢😢😊
Haa
Qofka markuu dhinto wala qashucaa lkn lama ooyo dadkaan maxaa kaqaldan alle ayaaba naga caroonayeee 😢
Somali Social Media in laga xiraa moye Sikale Malahn Bal Meyd la Asaya Maxa laga duba Umada Calol Adkaa Viwes idhn dil
Scw
😭😭😭😭😭
Alaha unaxristo
Naagaha meesha maxaa geeyay Qeeylo Badanaa Meeydki aaba laga aasi layahay in meesha loo dhigo oo Kaalay Duugta la dhoho eey istaahilaan qeeylo badanaa
Dumarkaxabaasha
😅😅😅😅😅😅😅😅
😢😢😢😢😢😢😢😢😢
😢😢😢😢😢
Scw
😢😢😢😢