Raaxeeye ama beerdelaacshe iyo Amina Faarax reer Somaliland waa dad dhaqan iyo suugaan wadaaga. Hadii aadan hestan garanayn waxba mawadaagno kumana aqaano ee ha i sheegan
Balwadaad Igu Reebtay Barigii Beerkayga Ku Taal Sidii Boog Adigoo buka baahidaydiiyo ku baal Maray beerku Ma I Go.ay Waa Codkii Beerdilaacshe Qaraami 50dkii
Abdiaziz Said Ahmed wan la socdaa inuu Qarshe hal Abuuray codka beerdilaacshe waa codka Qaraamka Ugu adag ku luuqayntiisu 53 cod Ee qarshe Hal abuuray Boo ku jiraa
AAAAX YAA QARAAMI.HEESO KAMA DAMBAYN.MUSIK,LAXAN,MIDHO INTABA WAY ISU DHEELI TIRAAYEEN HEESI HII HORE.HADANA WAXA LAGU HEESAA KU HAY MESHAN LA RABAY IYO QALBIGA RABADHKII HADMUU RADAYAA.KKKKKKK
Waa kabankii daauud cali masxaf oo kamid ahaa ardaydii jiim sheekh muumin kabanka baray cajiib AHUN
2024 ayaan dhegeysanaa arbaca bisha january 3 tahay tuhur iyo casar dhexdood runtii cod ka iyo qaafiyadda siday u keentahay fanaanad Aamina faarax wax aad u cajiiba weeye Ahun tubeec ayaan xasuustay markaan maqlay qaraam kan.
Axsan qaraam✊️
Wow! Waxaas ayaa hees la dhahaa.
Alle codka ha idiin barakeeyo fanaaniintii sharafta lahayd.
I can't stop listening!!
Woow hees lamida arag alleh cimriga ha ku dheereyo amina farax ❤
grand hit .... keep it........... lovin it yaaah ضربة الكبري الناس القدماء يالها من زمااان wah wah waxasa hees ah
allaya cisag.. waa raaxeey iyo heestii berdilacshe. abwan kii waynaa ilaahay baa wayne. c/qarshee ilaahay naxariisti janatul fadowsa ha warabiye.
The only one capable Singin this way. Respect amina
Kabanku waa maxamed miyir alle hownaxariste
Amina faarax wabar hooyada qaraamiga cimiriga allah ha ku barkeeyo
Alaaya cisak Jaalle Aamina Faarax waa fanaanad nasoo Xasuusisay Hoobalkii codka halaasiga lahaa ee waa dhaweyd aaday meeshi loo badnaay waa Jaalle Maxammed Suleymaan Tubeec, Illaahoow u naxariiso dadki Soomaaliyeed oo aakhiro aaday Aamiin. Oo Muslimiin iyo Muslimaadka wada ahaa Aamiin Yaa Allaah 🌺🌺🌺🌹🌹🇸🇴🇸🇴🇸🇴✅🌹🌹❤️❤️🌺🌺🌹🌺❤️🌹🌺🇸🇴🌺🌹🌹🌹❤️❤️❤️❤️❤️🌺🌺🌺🌺🌺 11:25 Am UK London.26/03/2024
Amina Farah cilmi wabar axyaa sood alaha kuxafido wllshay shrf
Aamina Farax fanaanad qiima badan Allaha Caafimaadka kuu daawo..
Raaxeeye ama beerdelaacshe iyo Amina Faarax reer Somaliland waa dad dhaqan iyo suugaan wadaaga. Hadii aadan hestan garanayn waxba mawadaagno kumana aqaano ee ha i sheegan
Abdulkga rer jabuuti waaye
MA haday ku cuneen cadaawahii
Gabadhu deegaan ahaan waa rer awdal
Hala yaa hala ❤🎉😢
waa xiligii fanka xalaasha ah jirey waa waayo adag sida uu u soo laabtaa
waa beertii beerdilaacshe waa il waa ceel ninba wadaantiisa gashey
mid ay u buuxiso iyo midey ka buuxsato ba
hanoolaadaan
libaaxyadii xiligii dahabiga ahaa 1950_1960
iyo hoygii fanka somaliyed herer
Herer = Hargeysa
Daliilku waa: Gar hunguriya Habaryoonis iyo Herer nin joogaa leh.
Markaa Herer waa Hargeysa.
Afkaaga caano lagu qabay. Fannaanad sare Aamina noolow.
yaa salaam cajiib waa cod ruuxi ah
Axla sowd, Amina farah wa fanaanad dhan kasta ka dhamays tiran
La seul femme qui peut mettre la place des cet chanson
Eedo amina alleh ha ku dayo
Abdikarim hassan Kayad
احلى الاغنيه
wa hees qurux ah
sweet song eddo.
mashaaalaah allow noodaa Aaamina Faarax Wabar
Luuqdani waxaa layiraah "Beerdilaacshe/Raaxeeye" qof qof katagey ayaa qaadi Kara .
Warsame Gurey Beerdilaacshe weeye libaax
allacizak
Wll Laxankiani waa "Beerdilaacshe"
Curintuna waa Qarshe AHUN
Waxaana uugu badan ee aad uugu heesay waa Maandeeq, Maxamed Axmed iyo Cumar dhuule AHUN dhamaantood.
Beerdillaacshe weeye awoow... Raaxeeye sidaa uma sii adka e, laxankan baa ka adag. AUN Maxamed Mooge iyo Xaliimo Magool marar ay qaadayaan waabad ku sakhraamaysaa runtii.
Gacantii Daa'uud Ali Masxaf A.h.u
Balwadaad Igu Reebtay Barigii
Beerkayga Ku Taal Sidii Boog
Adigoo buka baahidaydiiyo ku baal
Maray beerku Ma I Go.ay
Waa Codkii Beerdilaacshe
Qaraami 50dkii
huno mcn qooto qooto maha hadaa huno love kugu ahay
kea med university
waa caadi wll
waa wiil somaliland ah oo dhalad ah
lkn sidii rer jabuuti noh ayaad jaceylka u dheeleysaaye
agah
Rabi ilhy ha ku naxaristo khalid pskistani
Sobadi erayada
Muxuu so badiya wuu dhintyba inankaniye ilahey ha ku naxaristo sxb
اعشقها
Wlhi fanad jirta amina
aad ayan u jclahy heesaha beerdilacshe ama raaxeeye waliba marka ay qaadayan fnaninta mandeeq ama cumar dhuule iyo waliba mxamed yuusuf cabdi
Wonderful raceeya it really uplifts my soul. Thank you Amino
amino ii noolaw aabay waa ku ta geeraa qaali
Beautiful voice that can make snakes come out of the forest
ooh what a beautiful song
Balwadaad igu reebatay berigii
Beerkayga ku taal sidii boog
********************************************
Adigoo buka baahidaydiiyoo
Ku baal maray beerku ma go'aye
********************************************
Cambayahow waxaan haadda ka celi yabaa
Waxaan sidaa cowsha kugu ciyabaa
Mahadey ku cuneen cadawuhuyee
********************************************
Baroordiiqdu maydka waa ka badh
Bagahaad ii dishiishoo mag ii bixine
I can't stop listening
Eng Saed Ahmed allaha kuciseyo sxb
Qaybta 1aad beydka 2aad 'boog' maaha ee waa 'buug'
Aamina sandheer
waa hees iyo bar wallee
Nice pic
احلى الغنيه
Maah axlaa uqniyaah . Cambayahow waxaan haada ka celi yabaah waxaan sidaah cowsha kugu ciyabaah mahadey ku cuneyn cadawuhuyeeh
Balqiis Haji Ali
Asc heestan asalkeda waxa leh fadumo cabdulahi kahin mandeeq sa ula socda sxbay
Asc waxa heestan waxa isna qaday tubeec 1956 wuxuna ku baaran kara qofki donaya tubeec #18
Balqiis Haji Ali
Fankeenii sow kan mahan ? caleeeyk jecliyaa suuganteena somaliyeed.
Aysallam Amina fananad buuxda huno salan sare oo kaga timid DDSI
ceyn waa ceynka ad adbaa tirasaay we canbaayo waxan hada ka celiyooboo. ceynkale waa ceynka hawenyaahoo dheri wad idiibtoo darartunaa ima kaa dhantee waad idhimantihiin damantiin marka sxb kuu laaboo hestaa raaxeey.
Habeenyohow waadidhibtee dharaartuna iimakaadhaantee waadiisimantihiin......
Labada hobol, Qarshe iyo Xudaydi, waa Soomaaliweyn Cadaniyeen ah. Waxaanay kuhorreyeen Jabouti oo waaga soodhoweynjiray fanaaniinta, gaarahaan Xudaydi, oo ay kamahad sheegtaan.
Midhaha waxay kakeeneen gabaygii 'عنتر إبن شداد'
Oo ahaa:
الا أيها الليل الطويل الا انجلي بصبح وماالاصباح باءمثل
Fanaantani wa cadaniyeen, Jabouti soo maray oo Soomali u Simantahay meelkastayjoogan.
sxb haa diihiin codkii berdilacshee waa laxankii berdilacshee deeh codkaga eey dadkuu maqlayaan waa Amina Farah waqti hadiirkan qofnaa maa diidaanaa ineey hestan laxankii leyahay berdilacshee ee waxa suuaal ah yaa midhihaa iska leeh midakale wanku ineey ahayeen abayasha fanka ragad shegeyso. marka sxb kulabo oo soo ogoow ninka leeh hestaan sxb
Ugas Dhiirshe Abdi kkkk aar maxaad tidhi Laxanka beerdilaacsha Leh war Heesta la idhaa beerdilaacshe horta heesaha qaraamiga soo baro 66 heesood Weeyi oo Mid walba laxan gooni Ah oo mid walba magaca gooni Ah wadata :beerdilaacshe: raaxeeye: jowhara luul:Riftoor: Subcis: kaar: hayaan: Marka a Adeer Fanka soo baro Heeskan beerdilaacshe baa la idhaa laxankeeda iyo codka lugu qaaday ha moodin Ninkii heesi jirey waayo Wakhtigaa heesta la qaaday Ma heesi jirin ninkaad leedahay 1950 marka wallo Codka Lugu qaaday Ba la idhaa beerdilaacshe : Raxeeye waa gooni: Raxeeye burcaawi Cod la idhaa b JIRA Markaa 66 Cod mid walba magac buu leeyahay Sidaa ula Soco Wallo Oo Dib u Raac Fanka Mahadsanid
Heeska magaciisa ayaa la dhahaa Beerdillaacshe waadna saxan tahay, waxaana laxankaan lagu qaado heeska beerdillaacshe curiyey AHU Cabdullaahi Qarshe.
Abdiaziz Said Ahmed wan la socdaa inuu Qarshe hal Abuuray codka beerdilaacshe waa codka Qaraamka Ugu adag ku luuqayntiisu 53 cod Ee qarshe Hal abuuray Boo ku jiraa
Ugas Dhiirshe Abdi 😂😂 Cabdi Beerdilaacshe ma heesi jiray baa ka horaysa magaca luuqda ayaa beerdilaacshe ah sidaad sheegtay lkn ninkii hal-abuuray wuxuu ahaa aabihii fanka casriga ah ee Soomalida allaa ya raxmee Cabdilaahi Qarshe luuqdana waxaa caan ku ahaa allaa ya raxmee Xuseen Cali Kaahin 🙌🙌🙌
Raaxeeye iyo beerdilaacshe ma isku laxanbaa horta?
maya raaxeeye waxa alifay axmed ismacil xudaydi heestan ayaa ah beerdilaacshe cabdilaahi qarshe
@@mohamedyasiin8280 mahadsanid walaal waad i fahansiisey
Maya waa laba kala Laxan "beerdilaacshe iyo Raaxeeye
Habdhaca iyo teembadana iskuma dhawa.
Beerdilaacshe Waxa Curiyay C/laahi Qarsh
Raaxeyanna waxa Curiyay Xudaydi
AHUN dhamaantood Waxay Ahaayeen laba shaqsi oo Tiir dhexaad u Ah Fanka umada somalida!!!!
10/7/2021
Bagaad ii dishoonad II bixin
aaamina ila hku dhawro
yurub qof jira ale Ku dayo wax nolbad tahay wlhi Ku jeclahay wlshay
Wwwwwwwwww
AAAAX YAA QARAAMI.HEESO KAMA DAMBAYN.MUSIK,LAXAN,MIDHO INTABA WAY ISU DHEELI TIRAAYEEN HEESI HII HORE.HADANA WAXA LAGU HEESAA KU HAY MESHAN LA RABAY IYO QALBIGA RABADHKII HADMUU RADAYAA.KKKKKKK
Xadro warsame
Asc hestaan raaxeey oo hada qaarnigii sidaxaad mareysoo waxa sameyay Hudeydii oo ahaa kaabaan tuumiihii qarshe dadkaa waxey u meleeyaa inuu karshee sameeyaay Maya wa Hudeydii haalkaan hees unbuu sameeyaay. sidas haa loo fahmoo
Ugas Dhiirshe Abdi
Cabdilaahi Qarshe ayaa sameeyay. Xudaydi la waydii oo ma samayn buu yiri. Taariikhda ha khaldin
Laxanka muusiga Raaxeeye Xudaydi ayaa sameeyey. Laakiin midhaha abwaano iyo fannaano kala duwan ayaa isu keenkeenay. Waa sida subcis. Marba in lagu daraa midhaha. Adigaa midho u samysan kara.
Qaraam : Beerdilaacshe
Laxanka : Cabdulaahi Qarshe Aun
Kabanka : Daa'uud Masxaf Aun
Luuqda : Aamino Gacanla
...................................................................
Siciid Cabdi oo si Layaab leh u qaadayana Laxankan Beerdilaacshe halkaan ka dhagayso th-cam.com/video/LNX549OmouY/w-d-xo.html
sxb waa ruuntaa oo hudeydi wuu yirahdaa sidaa ad shekgeyso ee hortaa intaa ceyn ee raxeey u kala baxdoo mataqana waa sidaax ceyn ceynkii ugaa horeyaay waxa sameyyay hudeydi bal dageyso wuxu daahaayoo karsheenaa why again fadiya dadka oo dhaaan weey oogyiihiin inuu hudeydii Abwan aheen lakiin hestaa raxeey ceynkeda uga horeyaay ninki sameyyay Waye midakale meqaaa fanan baa qadaay tubeec oo Wil yar ah amina lakin dadka oo dhaaan weey oogyiihiin inuu berdilacshe yahaay ninki ugahoreyey ee raxey kuu luqeeyaay
Axyaa fanaan
waar wll maaha sidaase raaxeye burcaawi raaxeye banaadiri iyo raaxeye sadexdaba waxa lahaa xudeydi halka laxanka beerdilaacshe ee heestan uu lahaa ahun cabdillahi qarshe
marka heestani raaxeeye maaha ee waa beerdilaacshe
Kumaa tumaya kabanka