CAYTO BSB| HAFEEF | New Somali Music Video 2020 (Official Video)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 457

  • @abdihakimhussein1661
    @abdihakimhussein1661 4 ปีที่แล้ว +278

    Inta igu raacsan in dhalinta jig jiga stylka iyo labiska looga hadhay waar nacalaa shaydaan ku yaale waa laysku qiraaye farta soo taag adeer😘😘😘jijiga one love

    • @shaaruboqalaf171
      @shaaruboqalaf171 4 ปีที่แล้ว

      Dad la gumaysto

    • @Qofdaga
      @Qofdaga 4 ปีที่แล้ว +1

      Alp Arslan 😆😆😆Alx

    • @shaaruboqalaf171
      @shaaruboqalaf171 4 ปีที่แล้ว

      Xanan Qalbi 😁😁😁👍🏻

    • @Qofdaga
      @Qofdaga 4 ปีที่แล้ว +2

      Alp Arslan 😂😂🔪🔪🔪Somali mashqul 90ka baa yahuuu

    • @Qofdaga
      @Qofdaga 4 ปีที่แล้ว +1

      Alp Arslan 🔪🔪🤣QDW hadaad tahay ha isku hadliin

  • @elyahyelaaskawi2341
    @elyahyelaaskawi2341 4 ปีที่แล้ว +393

    Heesta Adoo dhageysanaya Hdad Comnt Akhris Utimaadey.... LiKE ISAAR..😁❤
    CaYtO bSb😘

    • @Caliyare-k1c
      @Caliyare-k1c 4 ปีที่แล้ว +4

      Plz inta nabiga jecel subscribe isaara Www m.th-cam.com/channels/z0nLCEnqKtfwJn1abksz1g.html

    • @elyahyelaaskawi2341
      @elyahyelaaskawi2341 4 ปีที่แล้ว +1

      @@Caliyare-k1c Ok

  • @ZuldaanKah
    @ZuldaanKah 4 ปีที่แล้ว +37

    *Mar Haduu Laxanka SaarY QamaR SugaNi MidhahaNa Xamse XadaaRi Heestasi 1 million Views WaY iska GadHaa* 😍🙏💎

  • @munirshowchannel5043
    @munirshowchannel5043 4 ปีที่แล้ว +103

    wee reer Jigjiga Hargayza Caday Idinka Soo Salamee✋

  • @xamsexadaari529
    @xamsexadaari529 4 ปีที่แล้ว +137

    Qamar Suugaani, Cayto, Maxamed Yare iyo Tusmo Films well done guys.
    lyricska saxda ah ee heesta waa sidan
    Heesta : Hafeef
    hareer kugumaan banaynin
    haween kulamaan simaynin
    naftayda anoo hibeeyay
    dartaa u haraaday maalmo
    ma gayo inan kala habowno
    humaag run ahayn ha eegin
    ha galin bohol kuu hagoogan
    hadalka nacab kuu hingaadsho
    ha moodin xaqiiq hubaale
    lahow caqli kala hufaaya
    kooris
    fudayd yuu noqon hankaagu
    hinaasuhu yuu kuu hoojin
    hubsiimo adoon hal siisan
    ha qaadan go'aan haleeya
    kalsoonida hadafyadeeda
    baydka labbaad
    waxaa ugu daran hedaada
    bogiyo u hanee qudhaada
    qof aan kuu ogayn u hawl gal
    adoo hakran waayay ruuxa
    marnaba kuu hurayn jacaylka
    waxaa ifka hoodadiisa
    hantoo hamigooda gaadha
    khilaaf walba oo huraaya
    labbada heli kara xalkiise
    bal yay dhado kuu hilaacin
    kooris
    fudayd yuu noqon hankaagu
    hinaasuhu yuu ku hoojin
    hubsiimo adoon hal siisan
    ha qaadan go'aan haleeya
    kalsoonida hadafyadeeda
    Mahadsanid

    • @hothanpader9887
      @hothanpader9887 4 ปีที่แล้ว +1

      Well done Apwaan Hamse Xadaari

    • @fatmayuusuf5036
      @fatmayuusuf5036 4 ปีที่แล้ว +1

      abwaan qiso igu dhacday ma iga samayn kartaa ereyo ado raliya

    • @Mohamet-t5b
      @Mohamet-t5b 4 ปีที่แล้ว

      Mnsha allaah hees aan ja helay wlhi

    • @elyazelyaz1347
      @elyazelyaz1347 4 ปีที่แล้ว

      Xamse xadari✌✌

    • @Caliyare-k1c
      @Caliyare-k1c 4 ปีที่แล้ว +4

      Plz inta nabiga jecel subscribe isaara Www m.th-cam.com/channels/z0nLCEnqKtfwJn1abksz1g.html

  • @liverpoolever2850
    @liverpoolever2850 4 ปีที่แล้ว +8

    From Italy 🇮🇹 I like somalia Grazie.

  • @ayana9716
    @ayana9716 4 ปีที่แล้ว +10

    Waligey intan hees dawanayay ma arkin tan o kale xqq wa kalay iska arag heestu Amazing 👌👌💜💜

  • @saluugla-darwiish8116
    @saluugla-darwiish8116 4 ปีที่แล้ว +13

    Hidihii io dhaqnkii bay suudhka toleen
    Reeer jigjiga reee dhaqnka
    Somlida jcyl
    Walina xornimo raadisa
    Gopeey gop
    Jigjiga❤
    From kismaayo❤

    • @munailkacas1167
      @munailkacas1167 4 ปีที่แล้ว +1

      My dhiiiga kismaaayo meelaan jecelnahay

    • @saluugla-darwiish8116
      @saluugla-darwiish8116 4 ปีที่แล้ว

      @@munailkacas1167 Anana wanku jclhy❤

    • @ameeshaqalih8088
      @ameeshaqalih8088 4 ปีที่แล้ว

      Kismayo dadkina ideen jeclnhy dhiiga❤️❤️❤️

    • @soumeyasalah5789
      @soumeyasalah5789 4 ปีที่แล้ว

      Yeh somalinimada nagu weyn wllhi

  • @cazhaqaygamaha8448
    @cazhaqaygamaha8448 4 ปีที่แล้ว +78

    decoration iyo sida lo habeeyay hdaad ka heshay like wlo😊

  • @Mici_libaax
    @Mici_libaax 4 ปีที่แล้ว +11

    Jigjiga magaaladaydii dadkeeygii love ❤️ baan idinku ahay💯🙏

  • @Quran.allkarem
    @Quran.allkarem 4 ปีที่แล้ว +8

    What the kind of style suudhka dawrlihi tolay halay geeyo reer jigjigow waa socdaye love from hargysa🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @anazhuseyn365
    @anazhuseyn365 4 ปีที่แล้ว +3

    Hubsiimo adoon hal siisan ha qaadan go'aan haleeya kalsonida hadafyadeeda😥💯💖😍💔

  • @Tall25
    @Tall25 4 ปีที่แล้ว +361

    Inta Salaada Tukato liketa ha ila dhaafina
    ilaah hanaga madoobeeyo heesahay 🙏

    • @YoWest-hn6bb
      @YoWest-hn6bb 4 ปีที่แล้ว +1

      Alaylee heesta sanadka shaki kuma jiro😍

    • @adeerocumar4389
      @adeerocumar4389 4 ปีที่แล้ว +1

      hees doon hadaanad ahayn meeshan mxaa ku keenay quraan inaan la subcinayn waabad ujeedaaye

    • @hanuush6787
      @hanuush6787 4 ปีที่แล้ว

      Adiga maxa meesha ku keenay miyaad tasbiixsansysay📿

    • @NiciimaTiriig
      @NiciimaTiriig 4 ปีที่แล้ว

      Hn sbscrb isar fadln

    • @ahmedaden7605
      @ahmedaden7605 4 ปีที่แล้ว

      Haye zxb waan ku salaamayaa

  • @aaminaabdulkadir8269
    @aaminaabdulkadir8269 4 ปีที่แล้ว +2

    Mi Ex boy friend Xamze Xadaari waaka baxsatay erayada woow from Canada idinka soo salamay tusmo films❤

  • @odhaahsamehassen6964
    @odhaahsamehassen6964 3 ปีที่แล้ว +4

    Markasta an telephone kayga ka waayo TH-cam ka uso donta hestan WAX kle bro cayto keep up👑

  • @amirabukar2913
    @amirabukar2913 4 ปีที่แล้ว +12

    Song of the year 🇩🇯 🇸🇴👸🏻🤴❤️
    Sidey ugu faanayan dhaqankooda masha allah I’m proud to be 🇸🇴🇩🇯❤️🙏

  • @mustafatess8298
    @mustafatess8298 4 ปีที่แล้ว +81

    Inta rajaynaysa 2020 bartankiisa inay single ka baxdo dhacsii

  • @huseinpaali1099
    @huseinpaali1099 4 ปีที่แล้ว +4

    Heestu waa mid waqti la galiyay thanks sidaad ugu hagar baxdeen fudayd yuu noqon hankaagu

  • @ahmedceelaabe7034
    @ahmedceelaabe7034 4 ปีที่แล้ว +48

    ✔Codka 💯
    ✔Laxanka 💯
    ✔styel 💯
    ✔Camerda 💯
    💯Editing 💯
    TUSMO FILMS GO FORWARD PROTHER💯

  • @zakifiniiinoficial1837
    @zakifiniiinoficial1837 4 ปีที่แล้ว +32

    heestan inta iyaado lugaha isu saran yahay dawanaysa like love dhac ku siyaa

  • @habonmohamed4548
    @habonmohamed4548 4 ปีที่แล้ว +20

    Mnsha allah war fanankan waaa fanan cod mcn wlhi ee zxbta qaliga kur u qaad share gareeya wlhi waan fanan cod ha liya leh iga filo hiil lipax

  • @nazirgomezjr7983
    @nazirgomezjr7983 3 ปีที่แล้ว +2

    01 andhidii hore Caytex ✨🖤

  • @khaliifmahamoutt7037
    @khaliifmahamoutt7037 4 ปีที่แล้ว +22

    MinikaH anagaa joognaH...🤣
    Tusmo films....🖐
    🎶🎶🌹

    • @axmedtahir3293
      @axmedtahir3293 4 ปีที่แล้ว

      Nolow wllka qliga 🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼

    • @Caliyare-k1c
      @Caliyare-k1c 4 ปีที่แล้ว

      Plz inta nabiga jecel subscribe isaara Www m.th-cam.com/channels/z0nLCEnqKtfwJn1abksz1g.html

    • @Caliyare-k1c
      @Caliyare-k1c 4 ปีที่แล้ว

      @@axmedtahir3293 Plz inta nabiga jecel subscribe isaara Www m.th-cam.com/channels/z0nLCEnqKtfwJn1abksz1g.html

  • @ebyanish3760
    @ebyanish3760 4 ปีที่แล้ว +21

    Inta sida ani cml oo hoyo macan jacel pls like isaara

  • @jamaaldhoombe327
    @jamaaldhoombe327 4 ปีที่แล้ว +2

    Heestaan Vedio ahaan laxanka iyo mirahaba Waa Wacan Tahay 2 million Gaaraysaa
    Istanbul idinka soo Salaamayaa

  • @faizafilsan8387
    @faizafilsan8387 4 ปีที่แล้ว +11

    Wwww nice song 🙆‍♀️🙆‍♀️
    Mogdishan idinka soo salaamaa reer jigjiga ❤❤❤

  • @ahmedraapi2735
    @ahmedraapi2735 4 ปีที่แล้ว +27

    Ree jigjiga wxn idinka soo Salamyaa HARGYSA wnn soo socdaa incha alh😭

  • @mustafeabdi3739
    @mustafeabdi3739 4 ปีที่แล้ว +5

    Codka 100%
    Style 200%
    Etyda 100%
    Camera cadi mahaa
    Cayto horey iso sxb ree jigjiga❤ like👍

  • @abdullahimohamedkhalif8700
    @abdullahimohamedkhalif8700 4 ปีที่แล้ว +11

    CAYTO BSB
    Heestan Waa iga Gadan tahy Keep Going Fanan💯💯💪

  • @abdouwais7443
    @abdouwais7443 4 ปีที่แล้ว +7

    Uu cod macanahay wlhi voix d'or from 🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @M.OZIL4
    @M.OZIL4 4 ปีที่แล้ว +9

    Cayto BSB jigjiga boys 🇸🇴✈️ lVideo qurux m Badan absolute wan ka heshy like

  • @Rio_Mio244
    @Rio_Mio244 4 ปีที่แล้ว +2

    Hadi alle idmo marka ugu horaysa een tagayo gayiga soomaaLiyeed magalada riyadaydu thy inan tago waa jigjiga ❤️❤️one love rer jigjiga

  • @asaldhaladofficial4148
    @asaldhaladofficial4148 4 ปีที่แล้ว +5

    Hees iga dheh codman💯
    Iztel best 💯
    Goptah lugu dupay bes💯
    Reer jig jig inzhalah mar uun wn iman keep gion waligan from somaliland 💚💬❤️🥰👏💯🔥💝👏

  • @ameeshaqalih8088
    @ameeshaqalih8088 4 ปีที่แล้ว +2

    Woow jigjiga dhulkaygii cadowga ma ciil baxo🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲

  • @sumayahassan771
    @sumayahassan771 4 ปีที่แล้ว +8

    W000w wiilkan waligey ma arkin lkn wlhi cod & style kiisaba waa 💯✅

    • @suhurya373
      @suhurya373 4 ปีที่แล้ว

      Waa run caydarus Axmed jeex my pro keep going 🖐❤

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 4 ปีที่แล้ว +22

    Masha aalah qurux badana hplahaa somaliyeeed alow daaa dumarka somaliyeed 😍🥰👸❤😘🧕👷‍♀️

  • @fatimasundus5567
    @fatimasundus5567 4 ปีที่แล้ว +5

    Waa wiil iyo gabar shidan wan jclhy dhalinta somaliyeed oo is qurxisa heestaba Uma jeedo bidhantodan ku qancay

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 3 ปีที่แล้ว +12

    I can't stop listening to this song still watch 2021😍❤🇸🇴

  • @shukriahmedfarah585
    @shukriahmedfarah585 4 ปีที่แล้ว +3

    Stelka100 %
    Music100%
    Ereyada20 %
    Codka30%
    Hidiyoo dhaqan iyo aslub ayaa udher♥️♥️♥️👏

    • @moapzhir7021
      @moapzhir7021 4 ปีที่แล้ว

      Hh music 100% ayad kadhigty
      Ereyadina 20% adi waxpa mapa
      Qiimayn kartid

  • @waadawooda4477
    @waadawooda4477 4 ปีที่แล้ว +13

    Wixi reer #Hargieaa
    #Like *dhaac* *dhaac*

  • @ibrahimabdi3990
    @ibrahimabdi3990 4 ปีที่แล้ว +3

    Wooooow waaa layaaaby like ta yaaan la isla dhaaafin

  • @sir__cmc
    @sir__cmc 4 ปีที่แล้ว +3

    Legend cayto bsb
    inta taageerta cumaamada
    ku tuuura👏👊

  • @caytojeexbsb1528
    @caytojeexbsb1528 4 ปีที่แล้ว +17

    Waxn halkan sii weyn uga mahad celinaya Abwan xadari iyo Fanaan marna laxamiste qamar sugani iyo waliba asxabta videoga ila dubtay waxan leyahay tageerayashayda Video badan hasugi wayina kal iyo laab ayan idin jecelahay waxan wax ku ahaay waa idinka TH-camkayga cusub hala boqdo

  • @nastehamireahmed1049
    @nastehamireahmed1049 4 ปีที่แล้ว +4

    Hi cayto we need more heeso bcz u have talant❤😛🇸🇴👌

  • @hamdaahmed8975
    @hamdaahmed8975 4 ปีที่แล้ว +1

    qof an ku ogayn u hawlgal❤️
    30/8/20❤️❤️❤️🔥🔥

  • @caaqilka5667
    @caaqilka5667 4 ปีที่แล้ว +7

    Ninkan heesihiisa suu uduubto asgaa layimaada design ka yaa ila arky amazing. Zhp cyto

  • @sabiriinappeh9815
    @sabiriinappeh9815 4 ปีที่แล้ว +2

    Muqaalkaba iso jiitay inaba cadi ma ah horay usoco Tusmo films😍✋

  • @mohamedisak1147
    @mohamedisak1147 4 ปีที่แล้ว

    Cayto bsb nin sare horey usoco boqorka codka hees wakhti lagaliyay igadheh😍😍😍😍😍

  • @firdevsm4498
    @firdevsm4498 4 ปีที่แล้ว +8

    Waaw heesti ugu horeyse somali ah an gabarta siday ujileyso even design ankahelay waye wlh ayadana the best ah dhan walba hidaha iyo dhaqankena♥️😘

  • @sabrinxidig
    @sabrinxidig 4 ปีที่แล้ว +1

    Wilkan jina yashediii haa jecel 💕💕

  • @zakariyemaxamed5501
    @zakariyemaxamed5501 4 ปีที่แล้ว

    Ninka wxu smeye wxn hore uga dhcin fanka somaliyed yaso ah wxu mqde nnki ugu hreye ee hes uj lyhy so bndhiga msana la kla gatee GOOD LUCK LGEND

  • @Kamas.abdull
    @Kamas.abdull 4 ปีที่แล้ว +3

    Cayto axmed jeex fanankeena Madxa isarantahay 😍👏

  • @fadxiabdilahi3835
    @fadxiabdilahi3835 ปีที่แล้ว

    Cayto axmed jeex bsb fanaan hibo leh heestan kama daalo waan salaamayaa inta ila dhagaysanaysa tue, 31jan 2023

  • @rethwanismail9391
    @rethwanismail9391 3 ปีที่แล้ว

    AllaYlehe waa Hees InTa Heesta iLa JeclaatY Like 🙋‍♂️

  • @amirbinabdi8588
    @amirbinabdi8588 4 ปีที่แล้ว +1

    Wiilkan yari Siduu heesaha usoo duubo yaaba cajiib gaara ah go forward mudane fanaan

  • @abdikadiralli
    @abdikadiralli 4 ปีที่แล้ว +3

    Cayto heestan sugideeda ku Daalnee
    Baga hadaad imika soo daysay❤❤❤

  • @blacklyricsfm330
    @blacklyricsfm330 4 ปีที่แล้ว +12

    Waan hubaaH inaad chanelkaYgu kahildoontid ebookho wLo adooraaliyaH🍁🌹🍁🌹🌹🍁🌹🌹🍁

  • @mohamedwadne2076
    @mohamedwadne2076 4 ปีที่แล้ว +5

    CAYTO AHMETH JEEX MADAXDII GO FORWORD BRTHOR🥰🥀

  • @abdimohammad7859
    @abdimohammad7859 4 ปีที่แล้ว

    Hadaad toltihiin tol comantiga 1 million gaadhsiiya cayto horey u soco

  • @Zuldanzomali
    @Zuldanzomali 4 ปีที่แล้ว +8

    Song of the Year
    #Hafeef🙏🙏
    Tusmo films💗🙏

  • @macamarzaki4721
    @macamarzaki4721 4 ปีที่แล้ว +5

    Inta ka heshay heesdan liket dhac dhac siiyah ok amana isha allaha manoqonayo xaasid 😘😂😄

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 4 ปีที่แล้ว +3

    Cayto ahmed jeeh fanaan la hupo horey usoco zhp inaba caadi maha 🥰👌

  • @abdirahmanuutaan5122
    @abdirahmanuutaan5122 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlhy fanan cod macan weeye horey usoco cayto

  • @AmiinDaroogoOfficiall
    @AmiinDaroogoOfficiall 4 ปีที่แล้ว +15

    Tusmo films waa idin wataa

    • @ISQANINYAREOFFICIALLYRICS
      @ISQANINYAREOFFICIALLYRICS 4 ปีที่แล้ว

      Sxb waanku salamay guuleed ii share garee channel kaygan subscribe ii saar

    • @mawelyarechannel7576
      @mawelyarechannel7576 4 ปีที่แล้ว

      @@ISQANINYAREOFFICIALLYRICS waan ku sare ii saar zxp

    • @najmaibrahim307
      @najmaibrahim307 4 ปีที่แล้ว

      Wankuusalame guled simbaa namastee

  • @maahirTUBE
    @maahirTUBE 4 ปีที่แล้ว +1

    Www hees shidan iga dheh intii ila arka day farta ha dag do☝️☝️☝️

  • @Home-dq3cl
    @Home-dq3cl 4 ปีที่แล้ว +1

    Awale Adan 2 bro keep going waad ka baxsatay.

  • @amintahir8042
    @amintahir8042 4 ปีที่แล้ว +2

    Heees kama Danbeeso..... keep going bra..🔥❤🤴

  • @haniitaofficialchannel
    @haniitaofficialchannel 4 ปีที่แล้ว +2

    Labska ay xidhan yihiiiin inta ku gaaysta farta taaag

  • @suldaanofficial1927
    @suldaanofficial1927 4 ปีที่แล้ว +33

    Hdii aad JIIF ku daawanayso heesta LIKE .ta

  • @ramaazruuxi173
    @ramaazruuxi173 4 ปีที่แล้ว +1

    Ceyto waxan yari jinkeygaba iska jecl Qalbiga idinkaso salamaya reer jigjigo cadey gabadh reer xamar 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @kingcabdiraxman8599
    @kingcabdiraxman8599 4 ปีที่แล้ว

    Nice song qamar suuugaani haduu laxanka saaray way naga gadanthy heestani👏👏👏🔥

  • @rahmooo3541
    @rahmooo3541 4 ปีที่แล้ว +1

    Ha moodin xaqiiq hubaal Cayto BSB waanka haynaa👌👍🥰🌺❤

  • @fs5830
    @fs5830 4 ปีที่แล้ว +1

    Waaaaw fanaan yar oo Qatar cod iyo labis cayaar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Haskee143
    @Haskee143 3 ปีที่แล้ว

    Dhiiri galiyaha dadka cayto BSB
    The legend of jigjiga

  • @hasanmahamud6222
    @hasanmahamud6222 4 ปีที่แล้ว

    waaw jawi degan iyo meel qurxoon. inta ka heshay heesta like i dhaha.

  • @AD20H74H
    @AD20H74H 4 ปีที่แล้ว

    Heer Sare 🙌 💯 🔥 Fananka Jijiga 2020 Ayto

  • @guledmaxamed2646
    @guledmaxamed2646 4 ปีที่แล้ว +1

    Heeztan waan wataa like igu qabta umada somalidaay

  • @gulledmaxamud1544
    @gulledmaxamud1544 4 ปีที่แล้ว

    AWOOWE CAYTO 😋🙆‍♂️
    GAR IO GARDARAPA WANKU WATAA BOY

  • @dahircige6874
    @dahircige6874 3 ปีที่แล้ว

    ABWAAN XAMSE XAADAARI KEEP GOING PRODER OF MINE

  • @zakiabdi6144
    @zakiabdi6144 4 ปีที่แล้ว +1

    Ceyto big fan ku ahye Tusmo wxba lagama qaban karo🤙😁❤

  • @ihatepeople5083
    @ihatepeople5083 4 ปีที่แล้ว +1

    Cayto ciyaalki hore 👏👏

  • @ROPERTOBAGIO
    @ROPERTOBAGIO 4 ปีที่แล้ว +2

    KISMAAYO 👍👍👍👍👍💞💞💞💞💞💞💞❤❤❤🍇🍒🍅🍏🍋🥬🌽🥦🥭🥒🍍🍓🍅🍎🍉🍇🍒🥦🍎🍏🥬🍋🥭🥭🥭🌽🌽🥭🍍🌽🌽🍋🌽🥭🍇🍇🍇🍇🍇🍇🍅🍎🍎🍎🍉🍉🍉🍉🍉🍉🍉🍉📿

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 4 ปีที่แล้ว

    Ninweynoo Subeeciyad Gashan😱

  • @blacklyricsfm330
    @blacklyricsfm330 4 ปีที่แล้ว +54

    Wllo hadaad akhrido hadhaafiN adoosaarin subscribe wLo alleH haku zharveeH iizar subscribe👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋🌹👋👋👋👋👋🌹

  • @maxamedmaandhayeofficial4193
    @maxamedmaandhayeofficial4193 4 ปีที่แล้ว +4

    Like dhac kusii hadad jeceshahay Dhalinta da,da yar ee fanka usoo kacday

  • @FadkaFadxi
    @FadkaFadxi หลายเดือนก่อน

    Heeztan waxaan dhagaysanayaa anigoomirqaamaya havenki iiguhoraysay waxmirqaan ah Fri.8.nov.2024 xasuus😂

  • @abdikarimx8787
    @abdikarimx8787 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa hees heer sare ah.🇸🇴🇸🇴

  • @samasa436
    @samasa436 4 ปีที่แล้ว

    Markii hore waxaan is’iri, waa maxay xujeydaan isi’salaameysa.

  • @yahyezulup6041
    @yahyezulup6041 4 ปีที่แล้ว

    Cayto ahmed jeex magac miskin kamaha aha wana fanan qaliya mdx sare horey usoco

  • @suaddahir4473
    @suaddahir4473 4 ปีที่แล้ว +1

    Woow jigjiga Labiska dhaqanka hido Ayay uleeyihiin

  • @nasteexomaxamud5626
    @nasteexomaxamud5626 4 ปีที่แล้ว

    Cayto fananki fananada ahaa✌😉

  • @nouradenabdirahmanelmi7601
    @nouradenabdirahmanelmi7601 4 ปีที่แล้ว

    Heesta midhaheeda inanku garata inanata wuu ka helay wado case blase dhinaca dhexda furan ilove two it meens halka u daa!

  • @abdifatahahmed380
    @abdifatahahmed380 4 ปีที่แล้ว

    Waa hees laga daba dhacay oo 2020 ugu shiidan horey uu soo bro

  • @nimcomohamed3134
    @nimcomohamed3134 4 ปีที่แล้ว

    OYeh💖wiiikka caaadi mha😍heesku 100% Heersare

  • @kafeyaadbi3252
    @kafeyaadbi3252 4 ปีที่แล้ว +1

    Agtayta kamuqo qali ankugu xasusta brother ♥️🥰😍🥰

  • @xariiftuulolamaciilo7328
    @xariiftuulolamaciilo7328 4 ปีที่แล้ว +1

    Inanta matalaysa heesta ha la iga gaadhsiiyo inan ka heley like isaar si ay uu aragto qoraalkeyga

  • @nazeemmaxamed7860
    @nazeemmaxamed7860 4 ปีที่แล้ว

    Amazing amazing cayto ahmed jeex
    Erayda hamse hasan maydhane
    Xadari
    Keep going 😘😍❤️🤗💋

  • @abdifatahbarbareye8779
    @abdifatahbarbareye8779 4 ปีที่แล้ว +1

    Every time you cool my brother cayto axmed jeex 💎

  • @sowdakeyf4354
    @sowdakeyf4354 4 ปีที่แล้ว +3

    Jigjiga cadey home sweet 🥰🥰❤️

  • @the_kaarto
    @the_kaarto 4 ปีที่แล้ว +3

    Waxpadan wala sugay bro caytoy lkn hada dhac dhac dhac😂🙏🥀