samanoow xagee not side PART TWO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 59

  • @raahoosman3014
    @raahoosman3014 5 ปีที่แล้ว

    Halaboode ar buuna la dhabaa bar baratooy banaanka joogse busaa la buubihaa waa doolidilkisa waa diban miran mir manaas daain ka yeelo waa danbey Dad noqo doonta Heesta. Dadkeedi u jedaa mariso Sh jeeg xabiib m xabiib &Faadumo shax shax👏🏻👏🏻👏🏻

  • @raahoosman3014
    @raahoosman3014 5 ปีที่แล้ว +1

    Ilahoow soo hadee duqooshinka qoorta qaawan Faaiso iyo ilhaan ciyaal maahidin itaqulaah korkina qarsada hada Faaiso tan la leyahay Sh jeeg hor tagan waa qof weyn Abahaa miyaa ilaa nasahaga jiridoda muuqdo Subxanalaah Walaleey aaqiro xasuuso aduunka wax yar waye ilaheey ja cabsada oo owladina iyo walidiintin iyo ehelkin ka xishooda fanaan ahada lakiin korkina asturta odayada wayeelada ruwayada nila jilayo aaba hoos u rogmana naasaha qaawan Ilahoow idin soo hadee

  • @fatimamoha1504
    @fatimamoha1504 6 ปีที่แล้ว +12

    nimankan meelkasta ilmo ku dhalaya way dhawdahay wakhtigay caruurtooda ku khaldami lahaayeen macnaha guursanlahaayeen

    • @ramlahagi2750
      @ramlahagi2750 6 ปีที่แล้ว

      fatima moha hhhhhhhh wlh warunta

  • @cabdicadow1472
    @cabdicadow1472 5 ปีที่แล้ว

    Jeylaani atooraha ween walaashaa ayaad sigtay,, waan kusalaamayaa saaxib

  • @Dj.manka1212
    @Dj.manka1212 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @cabdicadow1472
    @cabdicadow1472 5 ปีที่แล้ว +1

    Waa balameen reer banaadir kkkkkk

  • @uual5302
    @uual5302 6 ปีที่แล้ว +2

    Igar keeyga waku faniniye ku laha kkkkkkkkkkkkk

  • @ruunfarah6919
    @ruunfarah6919 5 ปีที่แล้ว

    Odaga waka hele wadhera kulaha kkkkkkk he is funny wawax dhicikara waxa somali manta hasta waye allaha nabadbadiyo

  • @mahamedcisman6204
    @mahamedcisman6204 6 ปีที่แล้ว

    Maasha Alaah Riwaayadii Layaqaanay waaye caadi Mahan

  • @hodanwahbi3328
    @hodanwahbi3328 6 ปีที่แล้ว +2

    ILHAM , WAATAN BARATAY, AF REER XAMARKII, FARIID, ADOOGOOD, /CIDOODII !ILHAM, WAA GABDH KU WANAAGSAN UNA SAHLAN, IS DHEX GALKA, OO VERI POSTIVA,ILHAM HAMBALYYO INDR!

    • @nasraluzza1361
      @nasraluzza1361 6 ปีที่แล้ว +1

      Amy Fadi af reer xamar maaha ee waa af Banaadiri

  • @najibmohamoud558
    @najibmohamoud558 4 ปีที่แล้ว

    Thanks👍🇸🇴

  • @Dj.manka1212
    @Dj.manka1212 3 ปีที่แล้ว

    Wow Wow Masha Allah kkkkkkkk

  • @khadijamohamud5249
    @khadijamohamud5249 5 ปีที่แล้ว

    Intuu filimka jilayo,in uusan istacmaalin tubaakada baa fiican

  • @osmaneeyofficial
    @osmaneeyofficial 4 ปีที่แล้ว

    waaaw

  • @hamdimocow1594
    @hamdimocow1594 5 ปีที่แล้ว

    Filim Qatar waye no so badiya 👌😍

  • @nashadcise8739
    @nashadcise8739 5 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkk duqaa cadii mahn rerki wa kashiifay

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 5 ปีที่แล้ว

    Nice movie

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 5 ปีที่แล้ว

    Ina amiir waa ku salamay

  • @kaafimohamed1293
    @kaafimohamed1293 6 ปีที่แล้ว +2

    Shaxshaleey iyo marisa walahi waan jaclahay

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah thank you

  • @luleymuxumed3726
    @luleymuxumed3726 5 ปีที่แล้ว

    Mariso haleegu salaamo

  • @khadraali4057
    @khadraali4057 6 ปีที่แล้ว

    Caku nin somli walaalo isguursan rabo nimankaa ugu wacan mee iska sheegtan ineey naag qabaan

  • @jeyali4326
    @jeyali4326 5 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allah 😂 J CALL 😂😂😂😂😂👍

  • @saidoelmi4351
    @saidoelmi4351 5 ปีที่แล้ว

    Hayay ilhaan qof leeg miyaa hooyo looga dhigay kkkkkk kaba daran

    • @qajo9403
      @qajo9403 5 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkkk sheegtan cml somalida reer xamarka waxeey dhahan atigale dubo atigale daangeeso

  • @sahroabdi1779
    @sahroabdi1779 5 ปีที่แล้ว +1

    waa dhacdaa

  • @bellakiin
    @bellakiin 5 ปีที่แล้ว

    waa wareeeeeeeeey ala ceeb weynaa foolxumadaan waa sugaaye walee nimanyaashaan meel kasta cunug ku dhalaayo ee ka ordaayo iyo naagyaashaan ilmaha kaligood iska korsanaayo wacal cml fiiiiiiq ka xaab xaabiya hee hadda waxa is aroosaayo dhan waa walaalo fiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiq

  • @saidoelmi4351
    @saidoelmi4351 5 ปีที่แล้ว

    Marisa odayga ha laga qabto hooyo uma noqon kartee

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 5 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkk kkkkkkkkkk kkkkkkkkkk

  • @sahroyusuf7700
    @sahroyusuf7700 5 ปีที่แล้ว +1

    Odayga caadi maaha 🤣🤣🤣👌

  • @fadumoosman1292
    @fadumoosman1292 5 ปีที่แล้ว

    Hhhh duqa dhib badanaa 72 jir ikenty kulhaaa fashil badna

  • @hodanwahbi3328
    @hodanwahbi3328 6 ปีที่แล้ว +1

    25:13 ...kkkkkkkkkkkkkkkk Labadii Cunug , Ciyaalkii waakaas, waa is rabaan, hhhaahahha

  • @kkkkk695
    @kkkkk695 6 ปีที่แล้ว

    Kkkkkk somalida mardhow walaalo isguursadey

  • @kaligiiduulofficialmedia583
    @kaligiiduulofficialmedia583 6 ปีที่แล้ว

    Habarta! 😮 iikaasoo dooneyso kkkkkkk

  • @ifrahsomali7663
    @ifrahsomali7663 6 ปีที่แล้ว +1

    raga xasisan aygaba gabadha yar gurasadan citi waxa tirado male mixi ka raban gabadha ha bashalane kkkkkkkkkkkkk

  • @ifrahsomali7663
    @ifrahsomali7663 6 ปีที่แล้ว +1

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waa dhiige reeba tahay 66 jecelma galo kulah

  • @muusboy6615
    @muusboy6615 6 ปีที่แล้ว +1

    Hada isaso dagasheen minanka kuso hobanee 😂😂😂

  • @beautygirl9818
    @beautygirl9818 6 ปีที่แล้ว +1

    Shaxshaxley hhhhh

  • @alohasummer3952
    @alohasummer3952 6 ปีที่แล้ว +1

    Ruwaayadan waxeey xamarsan tahay.wax weyn oo lo bahan yahay.in la fahmo

  • @samsamali6618
    @samsamali6618 5 ปีที่แล้ว +1

    😂😊😂😂😂😊😊🙏

  • @indhooshaji9192
    @indhooshaji9192 6 ปีที่แล้ว

    Kkkkkk

  • @kawsarcali1708
    @kawsarcali1708 5 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😂😃😃

  • @hodanwahbi3328
    @hodanwahbi3328 6 ปีที่แล้ว +3

    22:38------ kkkkkkkkkkkkkkkkk Habartaa nii soo socoto , oo ikaa soo dooneee, , ma, qof dumara ayaa wax doonta? kkkkkkkkkkkk Somalidu, waa kala dhaqan, yaa igu diidan?

    • @nasraluzza1361
      @nasraluzza1361 6 ปีที่แล้ว +4

      Amy Fadi Wllo kala dhaqan maahe ruwaayada ayaa lagu matalayaa un

  • @salmomaxamud5567
    @salmomaxamud5567 6 ปีที่แล้ว

    kkkkkkkkkk wagabay aniga camalas udheray ku laha

  • @FatmaMohamed-wv3zd
    @FatmaMohamed-wv3zd 6 ปีที่แล้ว

    😘

  • @zamzamhassan3000
    @zamzamhassan3000 6 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkk

  • @hodanwahbi3328
    @hodanwahbi3328 6 ปีที่แล้ว

    KKKKKKKKKKKKKKKK halshaan ay ii dhashay, kkkkk

  • @najibmohamoud558
    @najibmohamoud558 4 ปีที่แล้ว

    Thanks👍🇸🇴

  • @najibmohamoud558
    @najibmohamoud558 4 ปีที่แล้ว

    Thanks👍🇸🇴

  • @najibmohamoud558
    @najibmohamoud558 4 ปีที่แล้ว

    Thanks👍🇸🇴