نعم صحيح العمانيين لم يحكموا الصومال وللكن طلبوا ادن من السلاطين الصوماليين انذاك متل سلطان هيراب وجيلدي للمرور التجاري في الصومالي.... وهذه حقيقه للتاريخ لم يحكموا العمانيين الصومال وهذا للعلم.
@Mohamed-xc3sr بناديري إلى أي قبيلة عربية تنتمي أو بالأحرى ما هو اسم عائلتك 😀😃😃😃 ربما لا تعرف ما يحدث في العالم ولكن دعني أقدم لك تحديثًا سريعًا، فالعرب يتبرأون بشكل متعمد من العرب الآخرين في هذا اليوم و العمر لذا لا أعرف ما هو الدور الذي سيلعبه البنادير الذي لا يعرف جذوره 😄 ونعم العمانية لم تكن إمبراطورية أبدًا ولم يكن لها أي تأثير في الأرض أو البحار الصومالية
War habartu been badanaa suldaanka galadi ayaa daraawiish ka soo eryay shabeelada hoose kulahaa mida kale saldanada galadi garanaye hiraabkan xageey ka keentay ma hiraabbaa saldanad samayn kara dabcigeediiba malehe oo maamul xataa madhisi karaanee burcadnimo mooyee ayeeyo waxaa saldanad ama maamul dhisi kara qof hanleh oo haduu wiilkiisa dambi galo toogan kara oo uusan hunguri hogaamin laakiin dad wada maxaan cunaa ah warkooda jooji odayaashii hore caruurtooda waa kuwaan maxaan liqaa ah ee kabobeen ah ha usoo xirin mida kale daraawiishi waxay garab taagnayd biyamaal markey koofur imaaneysay waxayna ladagaalamaysay talyaani oo ay horey uga soo qabsatay baladweyne waxayna eryaneysay dabadhilifkii ololdiinle oo aad horay taariikhda ugu yeelsysay mida kale ayeeyo naga yaree qashinka aad buufinayso
Battle of Hudur Many Somalis were somewhat willing to join and/or support the Dervish Army led by Mohammed Abdullah Hassan simply because of his anti-foreign stance. Sultan Osman and many other leaders in the South Somalia regions had begun opening diplomatic channels for negotiation with the Dervish. Despite mutual admirations, negotiations foundered due largely to the Gobroon Dynasty and others distrust of the Dervish as a result of the Dervish army slaughtering Maay speaking people and the personal feud assassination of Sheikh Uways al-Barawi by the Dervishes, Uways was a prominent Sheikh in the region. Over 30,000 soldiers from almost all the Maay-speaking tribes led by Sultan Osman inflicted a stunning defeat and repelled the Dervish from all Geledi Sultanate's territory at the Battle of Hudur.This defeat and, the British and the soldiers of Haaji Waraabe ("Haji the Hyena") striking the Dervish settlements in North Somalia had ended the reign of the Dervish and Mohammed Abdullah Hassan.[5]
Wll watch part 1.. because if you work with them that's not make you to believe their history and deny your history because of you are not from Muqdisho.. so u must know about all the royal Somali kingdoms ..not just your kingdom..!!😏😏
Est ce que le khoran est parlé de somalie non ,mais Abassa si somalie est une province d'ethiopia somalie est une auberge des femmes somalia pour les navigateurs pour cela ya beaucoup de metissage
Abayo aqli aqoon somalinimo suxufiyad qiimo badan baa tahay cimri dheer Cafimad ku waar allaha ku xafido
Asc. Mansha ALLAH. Gabadheenii waad nagu banaantahay, in aad xalaal tahay baad noosheegtay.
Xanaan aad ayad umahad santahay hore usoco walal wankugu fanaa hadaanu nahay somaliweyn oo dhan🇸🇴midnimo iyo somalinimo iyo walalnimo naga badan
Asc Hanan, Baraka-Allahu Fiika continue with confidence, you are not only our historian but you are our history.
Warunta abayo 100%wa kugu racsanhay wa sax arinkan 💯 runahanti somaliya wa dad tariq weyn leh anan ogeyn mhasanid hanan wali marag qof somali ah o sidan wax ufamsan❤❤ nolaw
Mashaallah hanan aad ayaan kuu taageeraa viva Viva viva
Arab just they were trader in Somalia
Taariilkh wanaagsan mahadsanid
Somaliya hanolato hana gulaysato
Abaayo waa runta gulayso ❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️
Alxamdulilaah 😭❤ dad baa ii haray alxamdulilaah
Allah ha,iikaa xafido
Allah haku barakeeyo
Adiga iyo ehelkaaba
Masha Allah
Wonderful
Well researched content
wax waxaas kuu soo qoraa waa waxii ay carab ku talaashay wadanka ee horay u soco ugaaso
❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤Mansha allah my sister illahay hakuu siyaadiyo cilmi Gaga ci
anaan Gabadhe somalie tariikh djipouti ciise oo somalid inadayoudo
OMAN NEVER NEVER LEADED MOHADISHU NOR SOMALIA
❤ salamula calayk sister allaha kuxafido amiin yarabi❤
Definitely 💯
M.a guul wcn
نعم صحيح العمانيين لم يحكموا الصومال وللكن طلبوا ادن من السلاطين الصوماليين انذاك متل سلطان هيراب وجيلدي للمرور التجاري في الصومالي.... وهذه حقيقه للتاريخ لم يحكموا العمانيين الصومال وهذا للعلم.
Viva hanan
تحية عطرة حنان
M.a wll wax badan aakaafaa idne Lkn waxaa nasiibxumanagu ah soomaali hadaanahay taariikhdeena schoolada nalagumabaro 😢
M.a abyo Allaha kubarakeeyo
Mahadsanid
Maasha alaaah hanan aad baan kuu taageer abaayo
Ascki walaal waad haleeshay taariikhda laakiin shiikh awees raxmatillaahi keligii maaheen (Lana goodle)ee soolaali oo dhan in iyo naagba xiligaas wey wada ahaayeen midda kale qofka muslinka ah ee dhintay haddana diinta faafinteeda ka qeyb qaatay markaan soo qaato waxan dhahaa (raxmatullaahi) mahadsanid sister
إذا سقطت غزة🇵🇸🇵🇸🇵🇸✌✌✌🇵🇸 ، فإن الدولة العربية بأكملها ستسقط اصحوا يا نايمين 🇸🇴✌
Cumaan waxaa sidaaci jirey boqortooyada majeerteenya waanâ taariikh qoran
Maashaa Allaah ❤❤
Mashallaj Hanan
Mashallah Hanan Wan qulagiiraah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤Nolow
Baravo
Great work. Thx
نعم السلطان العماني حكم زنجبار فقط... أما مايكتب عن هنا وهناك افترات ملفقه... ومن تم تم طرده من قبل الانجليز ونفيه.....
Boqortooyada geledi boqortooyada maayland lamada webi shabeele iyo jubba lixda gobol koonfur ayaga markale xukumi doona sidee awalba u xukumi jireen ofc ka hor waa in isbaroleey laga nadiifiya afgooye guud ahaan shabeelaha hoose!
Cumaaniyiintu.maaha.carab.waa.persian
Daawo Somaliya 100 Sanno kahor wexey heyd. Shacabka Iquitos
Augu qannisan Africa Dahabka iyo xolaha
M.a aad baan kuutaagera kusoco abyo Allah a kubarakeeye
❤❤❤❤
First ahay maanta😂
Welcome 🤗
Waxkasta.oo.sheegtay.taariikh..ku.saabsan.aramah.soomaalid.waa.run
Hanan halkaa ka sii wad walaalo.
Aniga waxaan dabagal kusameeyay Egypt iyo Saudi Arabia inaan diinta islamka kuhaayo oo caawo hadaan qamri shubto ay shubanayaan
Salaam Walaal
xaqiiqo baad sheegatay
Cumaan boqolki 25% Ashkenazi E1b1b1c kuwa kale dhalashudooda Hindi
England aya gumeysan jirtaya ayaga maxey gumeestan, malmahan dhanbe wax so baxay carab badan oo Taarikho been ah warejiin
United Arab emirates kudar Somali ayaa diinta waardiyadaheeda uga dhigay car waa ninki kataga ama wax kusoo siyaadiyo
Huno taariikhdi Carab kaliya maha ...
Cumaan waxaa difaacai jirey boqortooyada majeerteenya
😂😂😂waligeey ma maqlin mj boqortooyo ah cadan ayeey ka yimaadeen mj iyagoo ganacsi usocda
Abyo horay usoco
Asc wll xanaan waxbadan ayaanu kaa faa iidnay mahadsanid
Tru story
Xanaan khatar baad tahay hakaaga kawad
𝗠𝗮𝗮𝘀𝗵𝗮 𝗮𝗹𝗹𝗮𝗮𝗵
Walaal xanaan shalay fiidyoogii aad soogalisay waxaa kaadanbeeyay maab soomaali weyn ah dhul aad ubadan baa kujiray bal anaga dabagee
Waa dhulka Soomalida 🇸🇴 oo saxda ah
@@hananchannel1928 xanaan walaal tirada bedka ama kiiloomitirka ma iisheegi kartaa siaan soomaalida kale ama saaxiibaday ula wadaago inay dhulka intaa leeg leeyihiin inata ilaahay kasokaysa
Waxay.ka.soo.jeedan.persian.empire.waa.faarisiin.cumaniyiintu
Swahili impaya ayaa jirtay kanabilaabatay zinziba oo gaartay kilwa ilaa warshiikh usii gudubtay buntland lugadii ka farcantay Swahili language oo lagu hadlayo 1290 sano ku dhawad .
@omarmohamed5120 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Noloow walalo xananey
TaliyAniga waxay ka iibsadeen min warsheekh,ilaa baraawe siciid barqash boqrkii masqad iyo cummaan.waaligiisu wu uu ,xamar ka degganA beytu raaska ,amar Wayne, saldanad hiraab ahna ma jirin,yes gelled waa macruuf.
@Mohamed-xc3sr بناديري إلى أي قبيلة عربية تنتمي أو بالأحرى ما هو اسم عائلتك 😀😃😃😃 ربما لا تعرف ما يحدث في العالم ولكن دعني أقدم لك تحديثًا سريعًا، فالعرب يتبرأون بشكل متعمد من العرب الآخرين في هذا اليوم و العمر لذا لا أعرف ما هو الدور الذي سيلعبه البنادير الذي لا يعرف جذوره 😄 ونعم العمانية لم تكن إمبراطورية أبدًا ولم يكن لها أي تأثير في الأرض أو البحار الصومالية
War habartu been badanaa suldaanka galadi ayaa daraawiish ka soo eryay shabeelada hoose kulahaa mida kale saldanada galadi garanaye hiraabkan xageey ka keentay ma hiraabbaa saldanad samayn kara dabcigeediiba malehe oo maamul xataa madhisi karaanee burcadnimo mooyee ayeeyo waxaa saldanad ama maamul dhisi kara qof hanleh oo haduu wiilkiisa dambi galo toogan kara oo uusan hunguri hogaamin laakiin dad wada maxaan cunaa ah warkooda jooji odayaashii hore caruurtooda waa kuwaan maxaan liqaa ah ee kabobeen ah ha usoo xirin mida kale daraawiishi waxay garab taagnayd biyamaal markey koofur imaaneysay waxayna ladagaalamaysay talyaani oo ay horey uga soo qabsatay baladweyne waxayna eryaneysay dabadhilifkii ololdiinle oo aad horay taariikhda ugu yeelsysay mida kale ayeeyo naga yaree qashinka aad buufinayso
Battle of Hudur
Many Somalis were somewhat willing to join and/or support the Dervish Army led by Mohammed Abdullah Hassan simply because of his anti-foreign stance. Sultan Osman and many other leaders in the South Somalia regions had begun opening diplomatic channels for negotiation with the Dervish. Despite mutual admirations, negotiations foundered due largely to the Gobroon Dynasty and others distrust of the Dervish as a result of the Dervish army slaughtering Maay speaking people and the personal feud assassination of Sheikh Uways al-Barawi by the Dervishes, Uways was a prominent Sheikh in the region. Over 30,000 soldiers from almost all the Maay-speaking tribes led by Sultan Osman inflicted a stunning defeat and repelled the Dervish from all Geledi Sultanate's territory at the Battle of Hudur.This defeat and, the British and the soldiers of Haaji Waraabe ("Haji the Hyena") striking the Dervish settlements in North Somalia had ended the reign of the Dervish and Mohammed Abdullah Hassan.[5]
Xanaan anigu Waxaan xukumi JIRAY shirkad cumaani ah wax badan baan ka ogahay Taariikhda cumaan iyo soomaali, Waa xaqiiq wax yar ka HOR intaanu isticmaarku Dhulkeena imaan Waxaa Xeebaha Muqdisho ilaa zinsibaar xukumayay Dowladii Siciid Barqash oo Cumaani ahaa Tusaale ahaan Suldaankii Hobyo SULDAAN keenadiid wuxuu HUBKA ka soo QAADAN JIRAY Muqdisho oo ay ka talinayeen cumaaniyiin HADAAD Tagto Xaafada Xamarweyne WAAD ku arki azaartoodii iyo Dadkii ay ka tageen, tan in aysan fidin caqiidada ibaathiyah Waxaan filayaa Cumaan dabeecadeeda Maaha in ay dad kale waxay AAMINSAN tahay ku khasabto WAANA arkay anigu oo taada ayuu kugu ixtiraamayaa, markaa fadlan xanaaneey Baadhitaan dheer kugu samee arintan
Wll watch part 1.. because if you work with them that's not make you to believe their history and deny your history because of you are not from Muqdisho.. so u must know about all the royal Somali kingdoms ..not just your kingdom..!!😏😏
Marka cumaan baan la shaqeeyey macnaheedubma waxa weeye somaliya ayey ka taliyeen ilaahay baa mahad leh caqli i siisey dadka qaar iga dhigin hhhh
Est ce que le khoran est parlé de somalie non ,mais Abassa si somalie est une province d'ethiopia somalie est une auberge des femmes somalia pour les navigateurs pour cela ya beaucoup de metissage