soyaca war kama garee qiso adiga kugu socota faidadaan muku somartay sodhaq so hadahin

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 35

  • @fatumaMohamed21
    @fatumaMohamed21  9 หลายเดือนก่อน +2

    gabadhii jarmalka iga sowacday abayo wan wayey mel an kasowoco ee adiga isowac fadlan

  • @suhuurahmed7767
    @suhuurahmed7767 9 หลายเดือนก่อน

    صلى الله عليه وسلم

  • @user-ri1cs9nt1v
    @user-ri1cs9nt1v 9 หลายเดือนก่อน

    Salallahu caleyhi wasalim ❤

  • @suusuukhalif1209
    @suusuukhalif1209 8 หลายเดือนก่อน

    صل الله علیه وسلم❤❤❤

  • @farduusismaciil4902
    @farduusismaciil4902 9 หลายเดือนก่อน

    Mansha allah

  • @user-zd8ej3mn3i
    @user-zd8ej3mn3i 9 หลายเดือนก่อน

    Salahu calehi wasalam ❤❤

  • @IstahilIsmahan-hh2hj
    @IstahilIsmahan-hh2hj 9 หลายเดือนก่อน

    Mshlh jisakallah

  • @Kingsbezaani
    @Kingsbezaani 9 หลายเดือนก่อน +2

    Waxa jira dad hesaha dhageysta hadana digrigii uu sameen,wayey... hdaad rabto digrigu inuu qalbi iyo xasiloni rabto hesaha ka dheerow heestu waa xaran cad qalbigey madoweysaa see digri ku an facaya marka talo waa tii alaah...

  • @shamsahusseinshamsahussein339
    @shamsahusseinshamsahussein339 9 หลายเดือนก่อน +3

    Abayo aniga wan isgaran laaxay wlhi wah wlibo cajis iyo wahsi ba igsarn hadan salatulka hita uso kaco madameysto oo sarirta kulabta makasayi wlhi wah iga wey ba isaran

  • @nuuraalinoor3630
    @nuuraalinoor3630 9 หลายเดือนก่อน

    Thanks mcny mashaAllah tabarakallah.

  • @ayaabdala7829
    @ayaabdala7829 9 หลายเดือนก่อน

    JazakaAllah mama. Aniga xataa inaa youtube furtaa rabay 2022 ilaa iyo hada. Lkn lacagta laga helo waxaraan iyo halaal isku jirto markii ladhay iska dhaafay. Waayo xayeeysiinta lacag laga helaa ladhahay, xayeeysiintane mararka qaar qamro,music iyo filimaan laxayeeysiinayo sogalaan. Marka waan shakiyay. Sheikh dr zaki wuxu dhahay waa xaraan. Waxaan sameeyaan garan waaye wlhi. Ilaa iyo hada youtube mafuran.

    • @hamdibashirmohamud5961
      @hamdibashirmohamud5961 9 หลายเดือนก่อน +2

      dhib malah irsaqad ka wanagsan o xall ah alah meel kale alah kaga sahlo abayo

    • @ayaabdala7829
      @ayaabdala7829 9 หลายเดือนก่อน +2

      @@hamdibashirmohamud5961 amiin ,JazakaAllah kheer abayo.

  • @f.n6491
    @f.n6491 9 หลายเดือนก่อน

    MashaAllah jazakaAllah kheyran ukhtii ❤

  • @aminasheikh2481
    @aminasheikh2481 9 หลายเดือนก่อน

    Mashaa alaah jazaakalaahu qeer

  • @rahmoali2790
    @rahmoali2790 9 หลายเดือนก่อน

    Masha allah abooyo waad mahadsantahay ilahay khayr ha ku siiyo waxaad tahay dhiirigaliso

  • @user-br1rj4sk7o
    @user-br1rj4sk7o 9 หลายเดือนก่อน

    Masha allah

  • @nasteexonour7731
    @nasteexonour7731 9 หลายเดือนก่อน

    Salallahu calayhi wasalam

  • @suheebali1046
    @suheebali1046 9 หลายเดือนก่อน

    Mash Allah

  • @sadiamustaf157
    @sadiamustaf157 9 หลายเดือนก่อน

    Masha allah abayo ❤❤❤😊🎉

  • @shamsoali4540
    @shamsoali4540 9 หลายเดือนก่อน

    Mashaa Allaah ❤❤❤

  • @ubaxnoor3610
    @ubaxnoor3610 9 หลายเดือนก่อน

    Jazakallah ❤❤❤

  • @AziyAhmed-sn1nz
    @AziyAhmed-sn1nz 9 หลายเดือนก่อน

    Mashaallh ❤

  • @habibasamow4689
    @habibasamow4689 9 หลายเดือนก่อน

    Mashaallah❤❤❤

  • @Abraar383
    @Abraar383 9 หลายเดือนก่อน

    Abaayo intee jooktaa

  • @shukriyamuhammad295
    @shukriyamuhammad295 9 หลายเดือนก่อน

    ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ubaxclaahi7830
    @ubaxclaahi7830 9 หลายเดือนก่อน

    Walàlo faadumo inte digri ay maalinki akhrin jirtay

    • @fatumaMohamed21
      @fatumaMohamed21  9 หลายเดือนก่อน +1

      wakaa walal was abkeyga+254725511557

    • @ubaxclaahi7830
      @ubaxclaahi7830 9 หลายเดือนก่อน

      @@fatumaMohamed21 xbbti ku shAqayn mayo lumbarkaan

    • @ubaxclaahi7830
      @ubaxclaahi7830 9 หลายเดือนก่อน

      @@fatumaMohamed21 wasabka waa diiday balas Baan ka hormarshay

    • @fatumaMohamed21
      @fatumaMohamed21  9 หลายเดือนก่อน

      ​@@ubaxclaahi7830+254725511557 maba kadidi Karo

  • @anfacguled5194
    @anfacguled5194 9 หลายเดือนก่อน

    Asc wlshy mcn waxaan wiil yar oo jira da da labaatameeyada iisooducee muraad ayaaan leey hay heer waxan marayaa aan kuhamiyo inuu alle geerida isoodadajiyo wllhyga muslimiinta ah ee kugu xiranna waxan kacodsanayaa iisooduceeya maxaan sameyaa wll mcn

    • @HA-me2jl
      @HA-me2jl 9 หลายเดือนก่อน

      Sali ga nabiga afka saar
      Iyo istiqfaarta

    • @anfacguled5194
      @anfacguled5194 9 หลายเดือนก่อน

      @@HA-me2jl oky wll qali

  • @maryanruun2476
    @maryanruun2476 9 หลายเดือนก่อน

    Manshallah