QURUXDA GABARTA IYO LABISKA ISK QATA.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 214

  • @RumanAhmed-hh1mb
    @RumanAhmed-hh1mb 8 หลายเดือนก่อน +26

    Xijabka wa wa jib ayad quran ah ayu alah kuso dajiyay gabdho wax jirkina mujinaya ha xiranina ilahay cadabta jirkena si uu inoga xifdiyo 😢😢

    • @nooranoor7774
      @nooranoor7774 8 หลายเดือนก่อน

      Waxay kula talineysa dadka Abayo inay ku labistaan ​​dhar yaryar oo muujinaya dhexda iyo qaabkooda.😢😢😢 Subxanallah dadka si toos ah ayay naarta ugu dirii. Walaahi dunidu way dhamaanaysaa dhawaan, Allaha naa hanuuniyo!!!!!!!!!

    • @RumanAhmed-hh1mb
      @RumanAhmed-hh1mb 8 หลายเดือนก่อน

      @nooranoor7774 subxanalah abayo ilahay ha so hadeyo qofki xijabka wajibka ka tagay adunyo wa malmo Mel an laga dhimanayn aya na sugaysa alaha na xifdiyo

  • @fatimahassan8292
    @fatimahassan8292 8 หลายเดือนก่อน +13

    Quruxeey waad mahadsantahay in badan
    Lkn ku dhiiri geli mar walib in ay is asturaan oo ay maro aan jidhkeed laga arkeynin xidhaan ta ilaahey siiyey jidhka quruxda badan ha qariso iyo tan kaleba is Arturo gabdhow inaad tiraahdo ban ka jacelaa 😢😢

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 8 หลายเดือนก่อน +27

    Kusaliya rasuulkeena scw❤❤❤

    • @halimasacdiya63
      @halimasacdiya63 8 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw❤❤❤❤

  • @Fatuush1156
    @Fatuush1156 8 หลายเดือนก่อน +5

    Horta baatiga leskadhafo waba iskadhafay mar hore 2years kahor jojiyay lkn walaley ramadanka bilkahor nadafada iyo dictionary nosogali iyo adega iyo sida cibado waqti ugu helno cuntoyinka lasidiyarsakaro ❤❤❤❤ waxkasto nosogalisane wa top we love you ❤❤❤❤

  • @pinkoceanview5130
    @pinkoceanview5130 8 หลายเดือนก่อน +6

    Amazing video once again my lovely sister. That's very good advice!!!
    ❤❤❤❤❤❤

  • @omfatmaaqeeli5240
    @omfatmaaqeeli5240 8 หลายเดือนก่อน +6

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم 🌹

  • @AminaAbukarOsman
    @AminaAbukarOsman 8 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allaah Hamdi fariid ku baxsaday Aniga wax badan ka faa idnay kheyr fara badan alle ha ku siiyo queen reerkaga allaah ha ku barakeeyo 🤲 no so badi muqaaladan o kale aad ban ugu faaiday shukran Qaaliyey 🙏🥰🥰🥰

  • @HamdiWarsame-c4i
    @HamdiWarsame-c4i 8 หลายเดือนก่อน +4

    Wallahi samiyay anaa hor istaagay murayada foolxumo markasan uduceeyay ninka waxas igu dulqatay balaqya ah thanks huuno ❤❤❤hada wan is ogahay

    • @muhiimasheikh3915
      @muhiimasheikh3915 8 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂 Astagfirullh 😂

    • @Umufarax2020Farax
      @Umufarax2020Farax 8 หลายเดือนก่อน

      Hhhhhhhhhh😂😂😂😂😂

    • @hodanf2829
      @hodanf2829 7 หลายเดือนก่อน

      Dulqaadkii oo qofa dheh 😂😂😂

  • @fadumaugas8146
    @fadumaugas8146 8 หลายเดือนก่อน +2

    MashaAllah my marwaxo caadi matihid qosolka iga dhamesay sxbey noo so badi labiskibalaayo noo ga dhacday ❤

  • @AsmaAbdoGouhoul
    @AsmaAbdoGouhoul 8 หลายเดือนก่อน +3

    Merci infiniment ma belle, ce gentile de ta part le fait que tu nous donnes des conseils 💋💋💋

  • @HasanGurey
    @HasanGurey 6 หลายเดือนก่อน

    Allah ku jecliyaaa

  • @thereality815
    @thereality815 8 หลายเดือนก่อน +1

    I like these kinda videos even me i learned my style last year and i saved money and no pati too

  • @ilhanmohammed9569
    @ilhanmohammed9569 8 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah my beautiful sister may Allah bless you and your family 💖💖💖🫶🫶🫶🌷🌷🌷waxaan jeclaahay videos noocan oo kaale ah and Mashallah you look beautiful! Keep going Abaayo

  • @user-lf5qf3gn6b
    @user-lf5qf3gn6b 8 หลายเดือนก่อน +3

    Xamdiyeey dharka gòono iyo cabaayadbaan ka xiranàa qofku maaha inuu jirkiisa muujiyo

  • @CayniCabdi-s3g
    @CayniCabdi-s3g 8 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allaha qurux badan qurux dumar

  • @ShukriShacni-x1p
    @ShukriShacni-x1p 8 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah quruxeey

  • @hamdamohammed7574
    @hamdamohammed7574 8 หลายเดือนก่อน

    Wallahi wax badan maan aqoon xamdaay thanks wll

  • @HamdaMohamed-tf3cz
    @HamdaMohamed-tf3cz 8 หลายเดือนก่อน +3

    Mihiimku waa inaa is asturno xamdiyeeey❤

  • @nashaadbihi8902
    @nashaadbihi8902 8 หลายเดือนก่อน +1

    Msha alh hamda qurux kharash bad is gelisay eesh calaa dedaal😀❤️

  • @umumucad5325
    @umumucad5325 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mashalah tabarakalah alle hku xiftiyo

  • @umrimuseh6797
    @umrimuseh6797 8 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah wlhi qof aan jeclahay waxbadan aan Ka bartay xbbti farxad igu nolow adi iyo famlkaguba ❤❤❤❤

  • @Xafso25
    @Xafso25 8 หลายเดือนก่อน +6

    Marawaxo aniga labis maba aqaani runta la iskuma nacee aniga maba labisti gurcel ayaan joogaa bati lee iska xirta waligayna boot maba gashan😅😅😅 lkn wan ka faa iidey muqankaan

    • @haniyey1
      @haniyey1 8 หลายเดือนก่อน

      Mashallah Xamdi aa ka imaadaay waana naag karti iyo dadnimo isku darsatay waana masaakiinta walaahi viva Reer Guri ceel 😢

    • @Xafso25
      @Xafso25 8 หลายเดือนก่อน

      @@haniyey1 haa abayo xamda waa naag adag oo nagteeda jecel wlh aniga xataa wayalo badan ayaan ka bartay masha alh waxan dhihikaraa wey idhaqajisay sida garigaba uu batarigu u dhaqaajiyo alllh noo daayo xamda iyo gabdhaha lamidka ah ee gobta ah

  • @blackisbeauty4127
    @blackisbeauty4127 8 หลายเดือนก่อน +2

    Good morning☀️wallahi wali maan arakin police Somali ah. Lakiinse walalo aad ayaan kula qiirooday. Waa runtaada. 💙🇸🇴💙

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  8 หลายเดือนก่อน +2

      Markan arkaay wadno garac ayaan daremay said ah

    • @blackisbeauty4127
      @blackisbeauty4127 8 หลายเดือนก่อน +1

      @@yuuuuga1
      Aad ayaan uga naxaa markaan arako wiilal yar yar oo dhaqaal iyo daryeel toona haysan hadan nafdooda u huraya dadkood iyo dalkoodaba. Mashallah. Shacabka Somalida ayaa looga maahan yahay inay askartood xaqooda iyi xuquuqdoodaba.

  • @aaminaibrahim479
    @aaminaibrahim479 2 หลายเดือนก่อน

    Saacada io kabahuba waa iga qalooceen waa idaweysy sister😂❤❤❤❤

  • @user-rc9bo3xr4o
    @user-rc9bo3xr4o 8 หลายเดือนก่อน

    masha alah waa runteed dadka qaar aan qoon ayaa jira waxa ay xidhan lahaayeen oo iska xidho uun alhmadulilaah wan qaanaa waxa igu soo baxa dadka qaar unbaa ila yaaba maxaa dharka unacdaa

  • @sacduushchanal2381
    @sacduushchanal2381 8 หลายเดือนก่อน

    abyo fariid baatahay ilaahay hakuusiyaadsho balse dhar aan jirka kudhagayn oo qorxoon oo soogali❤

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  8 หลายเดือนก่อน

      Manta soo. Galiyaay firi

  • @Nimcocismaan-kb7ll
    @Nimcocismaan-kb7ll 8 หลายเดือนก่อน +2

    Xamdàa mahdsanid horta wllo lkn gabdha madmadow iyo kuwa maariinka ahba dharkii kuso baxaya adaa Laga rabaa wllo qaali waan kaasugaa adi waaba kuwareery runtii dharka aan xiran lahaa xaly baan kaa sugaa ina adeero maadaaba aad talisadena tahy❤❤❤❤

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  8 หลายเดือนก่อน +1

      Hsye qaali

    • @Nimcocismaan-kb7ll
      @Nimcocismaan-kb7ll 8 หลายเดือนก่อน

      Mahdsanid sharafy

  • @Magool99
    @Magool99 8 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah sis illahay dartii ayaan ku jecelahay❤ allah ha ha ku xafido adiga rerkaaga

  • @aishacuud1840
    @aishacuud1840 8 หลายเดือนก่อน

    Inbadan sugaaye thank you xabibiti

  • @hamzahoyoo7702
    @hamzahoyoo7702 8 หลายเดือนก่อน +1

    Alla maxay u fiirsatay waxad arkaysa gabadh dhar qaliya wadata hadana an ku so baxayn wayo ma gashadan dharka ku so baxaya wayo heblaya ku so baxday marka wa in ay so gadata lakin ma oga inay ku fol xuntahay

  • @omfatmaaqeeli5240
    @omfatmaaqeeli5240 8 หลายเดือนก่อน

    جمعة مباركة 🌹
    Jimca mubarak 🌹

  • @wafaommuna8904
    @wafaommuna8904 8 หลายเดือนก่อน +1

    ماشاءالله قناتك حلوه وعسل انتي❤❤❤

  • @bushrayasin9648
    @bushrayasin9648 7 หลายเดือนก่อน

    Noso badi xbbti

  • @xayaadabdinaasir7902
    @xayaadabdinaasir7902 8 หลายเดือนก่อน +1

    Xiijabka gabadhan xiidhnayn miiy usteel leh cajiib

  • @Sanaaaxmad79
    @Sanaaaxmad79 8 หลายเดือนก่อน +1

    abyo dharka Sida noga faaidesay wad kumahad santahay❤ alx

  • @UmoHudo
    @UmoHudo 8 หลายเดือนก่อน

    Xamdiyey horta waan dawada wana fast one coment kasobaxsho sxby. Saakoyinka ku qurxontahay ma.sha alaah sakadaha saas uguma nureysid iska dhaaf ama iska yarey adey macqultahay taasi waa rayikeyga 😅😅😅

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  8 หลายเดือนก่อน

      Abyo sako ku qurxan iyo sakad iska daay Maxad kawada kuma fahmaan

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallaah ❤❤❤

  • @zuhraelmi2708
    @zuhraelmi2708 8 หลายเดือนก่อน

    You are my favorite person

  • @RahmaAadan-r1r
    @RahmaAadan-r1r 8 หลายเดือนก่อน

    Xamdiyey soo soomadi ell m.a❤❤❤❤

  • @farhiagabeyre5189
    @farhiagabeyre5189 8 หลายเดือนก่อน

    Quruxeey mashaAllah🔥🔥waana wanaagsan baad siisay walaalahaa reer color badaney😂🙏🏽🙏🏽🙏🏽 waxan kugu jeclahey waa positivity gaaga😍👍👍

  • @edebsanabdi7674
    @edebsanabdi7674 8 หลายเดือนก่อน +2

    Xijaabka diintu baneysay qaata walalayaal

  • @aasiyocabdi9322
    @aasiyocabdi9322 8 หลายเดือนก่อน +3

    😂😂😂😂😂 gabta qoslka iga dhamese Wale team bacwen hay man burin😂

  • @user-rc9bo3xr4o
    @user-rc9bo3xr4o 8 หลายเดือนก่อน

    dharka aqalka waa masha alah walaal noosoo dira pls ssomaaliya

  • @familjahmed8646
    @familjahmed8646 7 หลายเดือนก่อน

    Xamdi kaamiradada nadiif maaha kamiro sogado abaayo❤️

  • @ladanmuhumed1367
    @ladanmuhumed1367 8 หลายเดือนก่อน +1

    Lkn sis 2 waji aya leedahay wlhi...hoyadii depression ka u dhimatay waxaad tidhi...Qasab Maaha in ay kula hadasho lkn soo salaan hadaa waydo 2 cisho....hhh...Real iska dhigDadka Shiyaaali haw sheegin.....Asma Daus markay tidhi Naagaha Somaliyed waa 2 wajiyaal waa runteed

  • @hodanahmed1456
    @hodanahmed1456 8 หลายเดือนก่อน +3

    waa iga qoslisiisey meel ogahey ayaa taabatey maanta.🤣🤣🤣

  • @user-ou7yw7cu
    @user-ou7yw7cu 8 หลายเดือนก่อน

    Hamdi Adiga yareesa ku aqanay Mashaah fariida yareed ❤

  • @saadiadirie3877
    @saadiadirie3877 8 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤ kkkkk naag hg is not easy

  • @ramlaabdi6059
    @ramlaabdi6059 8 หลายเดือนก่อน

    aniga marhoraa iska dhaafay baati inaa gishto dhamaadki 2023 goaan ku gaaray waana run iska dhaafa baatiga surwaal iyo fanaando soo iibsada

  • @Adoontiale
    @Adoontiale 8 หลายเดือนก่อน +2

    Habaryar lkn aniga meesha aanjoogo lagama helo maryaha aad usoogadatay inaad guriga kujoogtid ani dhuuso mareeb aan joogaaa bujaamada jiifka xitaa lagama helo😢😢😢😢❤🎉

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  8 หลายเดือนก่อน +1

      Aniga dukan idin furaan meshas janis ayaa yalo

    • @Adoontiale
      @Adoontiale 8 หลายเดือนก่อน

      @@yuuuuga1 noofur walaahi ajiraa nagahelee habo hada waxaan damacsanaa inaan xamar uaado maryo darteed

  • @aishacuud1840
    @aishacuud1840 8 หลายเดือนก่อน

    100%

  • @haniyey1
    @haniyey1 8 หลายเดือนก่อน

    Ma❤❤❤❤❤❤❤mashallah qurux

  • @hoodoahmed6308
    @hoodoahmed6308 8 หลายเดือนก่อน +1

    Durucdan batiyaasha adunkan ugu necbhay waax la xidho maha afar xaban leyahay maba so ibsado gogradan kasi necebahay

  • @nimcoqaniqani8557
    @nimcoqaniqani8557 8 หลายเดือนก่อน

    Xamadiyay shukrn wx badan wad no fa idaysay ❤shukrn ❤

  • @KaltounBdl
    @KaltounBdl 8 หลายเดือนก่อน

    Xamdideydii waan ku wataa abaayo

  • @sadiaaden8133
    @sadiaaden8133 8 หลายเดือนก่อน

    Maansh allah tabarakallah keep going abaayo

  • @amiishaahmed9865
    @amiishaahmed9865 8 หลายเดือนก่อน

    Barnaamijyo nooga soo diyaari Hamda

  • @Deeqo-71
    @Deeqo-71 8 หลายเดือนก่อน

    Thnkz mcney ❤❤😊

  • @MariaAbdullahi-v3p
    @MariaAbdullahi-v3p 8 หลายเดือนก่อน

    Hamda dhiiran❤ mashllh

  • @salmomaxamedsanaag6220
    @salmomaxamedsanaag6220 8 หลายเดือนก่อน

    Wartan dhibbadanaa saabunihii guriga waakadhamwyay kuteh xamdiyey kujecliyaa 😅😅😂😂

  • @hanibarwaaqo1339
    @hanibarwaaqo1339 8 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ina hoyo mcn ilahey haku xafido ❤❤

  • @najushhussein2207
    @najushhussein2207 8 หลายเดือนก่อน

    Dharka wan aqana iyo kabaha lkiin sacdaha iyo far fargalada ma aqani

  • @munaahmed1121
    @munaahmed1121 8 หลายเดือนก่อน

    Masha allah skin care kareemada jirka qurxiyo ino soo geli❤

  • @nimcosiyad4858
    @nimcosiyad4858 8 หลายเดือนก่อน

    Hamdiyey ma ogthy labiska ad wadato inusan aheyn labiska gbdha muslimada ah in shrudihi xijabka dhan aadka booday ma ogthy hdad ogeyn ogow hadad ogthyna wan kugu naxtexeyb inad xijabnwasac xerato jirkada qariya mahadsanid abayo

  • @shamsamahdi2843
    @shamsamahdi2843 8 หลายเดือนก่อน

    MashaAllah ❤

  • @naduushxalane8464
    @naduushxalane8464 8 หลายเดือนก่อน

    Yohoy nagala tag naacda dhar jirka muujinaayo aslanba sax ma ahan diinta baro qamaar naasaha inta kusoo qabsatid media hasoo istaagine subxanallah, is astur oo qamaarka xataa qaab quman u hugso hoyo aya tehee

  • @ramloxasan6406
    @ramloxasan6406 8 หลายเดือนก่อน

    Qof kii ugu horeyay ee labaxo magac ama naynaas marawaxo😅😅😅😅😅

  • @qaalimohamedali5037
    @qaalimohamedali5037 7 หลายเดือนก่อน

    Abayo dhirigelintii ma deysay io ila talidii

  • @queenelmi-c7k
    @queenelmi-c7k 8 หลายเดือนก่อน

    Mashallah sister keep going ❤❤

  • @halimasacdiya63
    @halimasacdiya63 8 หลายเดือนก่อน

    Mansha allah tabarakallah abayo❤❤❤❤

  • @hodanahmed1329
    @hodanahmed1329 8 หลายเดือนก่อน

    Walal gabadha halka helaa

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 8 หลายเดือนก่อน

    Manshaallah😍

  • @muharoble1234
    @muharoble1234 8 หลายเดือนก่อน

    wan ubahnay si fahfahsan uga so hadal xppt qaliyey

  • @deeqadagan2113
    @deeqadagan2113 8 หลายเดือนก่อน

    M.a abyo noo soobadi labiska iyo wxyabaha la isku qurxiyo . Muhiim ayey noo tahay .

  • @funny-gf3tz
    @funny-gf3tz 8 หลายเดือนก่อน

    Baatigu waa qurux wll waa ladhuuba Saad isula socoto

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 8 หลายเดือนก่อน

    You're so beautiful masha,allah

  • @hodanahmed1329
    @hodanahmed1329 8 หลายเดือนก่อน

    Abayo toobta waa qurux

  • @ShukriAxmad-pb2yb
    @ShukriAxmad-pb2yb 8 หลายเดือนก่อน

    Alla xamdi qosolka iga dhameysay

  • @hodosule
    @hodosule 8 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah Masha Allah abayo waad iga qoslisay 😅 😅😅

  • @aminasalad5260
    @aminasalad5260 8 หลายเดือนก่อน

    That is my girl keep going ❤❤❤❤

  • @degmocumer1673
    @degmocumer1673 8 หลายเดือนก่อน

    Mansh allh queen 👑

  • @fadumojama2521
    @fadumojama2521 8 หลายเดือนก่อน

    Soo badi xabiibti ❤❤❤❤❤❤

  • @saynabjama2038
    @saynabjama2038 8 หลายเดือนก่อน

    Runbadan wlshy fariido ❤❤

  • @nashaadahmed4949
    @nashaadahmed4949 8 หลายเดือนก่อน

    Mhdsanid abyo marawoxooy😂 ❤waxad noso sheegtaa cuntooyinka uu cunayo qofka rabaa inu calooosha iska jaro😢wllsjy

  • @zahromohamedadam8747
    @zahromohamedadam8747 8 หลายเดือนก่อน

    Baati mar mar lee xero sister

  • @hanihaashi6035
    @hanihaashi6035 8 หลายเดือนก่อน

    Soo badi waxbadanka faidnay

  • @nooranoor7774
    @nooranoor7774 8 หลายเดือนก่อน +2

    Waxay kula talineysa dadka inay ku labistaan ​​dhar yaryar oo muujinaya dhexda iyo qaabkooda.😢😢😢 Subxanallah dadka si toos ah ayay naarta ugu dirii. Walaahi dunidu way dhamaanaysaa dhawaan, Allaha naa hanuuniyo!!!!!!!!!
    Reply

    • @fatimahodey
      @fatimahodey 8 หลายเดือนก่อน

      Waa gurikujoog dharka jirka muujinaya wa caadi gurikaaga markad joogto..

    • @nooranoor7774
      @nooranoor7774 8 หลายเดือนก่อน

      @@fatimahodey Dharka ay xayeysiineyso hadda ee muuqaalka ayaa muujinaya laabteeda iyo dhexda. Tani ma waafaqsana xeerarka xijaabka.

  • @Xaawo-p4s
    @Xaawo-p4s 8 หลายเดือนก่อน

    Plz lamabarkaga xbbt wax umiihaa rabaa inaa kula wadaago

  • @umalbashiir5269
    @umalbashiir5269 8 หลายเดือนก่อน

    M.a wllhi lkn waxad kaaa sooo hadalsha dumarka coffee ah ee inta hose uu wayna dharka kuuu sooo baxay qali 😊

  • @FardowsoAbdiqadir-xj7xu
    @FardowsoAbdiqadir-xj7xu 8 หลายเดือนก่อน

    M.a❤❤❤

  • @nimcoccasiis7534
    @nimcoccasiis7534 8 หลายเดือนก่อน

    Mansh all

  • @samiiromohamed3525
    @samiiromohamed3525 8 หลายเดือนก่อน

    Gabadhaan meel kala hadlo isoo sheega arin karabaaye🥺

  • @hodosalah9175
    @hodosalah9175 8 หลายเดือนก่อน

    Wn fahny lkn wxd noo sheegta cuntooyinka jidhka qurxiya ama kaa dhigaaya shining

  • @abdiali3836
    @abdiali3836 8 หลายเดือนก่อน

    Maneenada ika daa

  • @ShaimaShahda
    @ShaimaShahda 8 หลายเดือนก่อน

    Asc wlley ani miyad iga so xaday figrada bati iska dhafida umul ayan ahay wlhi batigi wa u hoday sulukh ban naqday hada wan iska dhafay wlhi wan is nacay markan arkay isidan isku si dayey een wada lalabka u noqday

  • @maryamaruun9686
    @maryamaruun9686 8 หลายเดือนก่อน

    Saan inaa ku fiyoowtahy ilma ahn hdii klle hdaa lku so bilbilaaboyaa illhy hku xasilyo

  • @zuhraelmi2708
    @zuhraelmi2708 8 หลายเดือนก่อน

    Fariid❤❤

  • @suhuurmxmed985yusuuf7
    @suhuurmxmed985yusuuf7 8 หลายเดือนก่อน

    Wle ban man shegi batigu cadaw bu naguyahay lkn yanaga karaba wan ku walene

  • @bushrayasin9648
    @bushrayasin9648 7 หลายเดือนก่อน

    Kkkk

  • @zeyban3915
    @zeyban3915 8 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂 xabibtii maanoli qosolka mirayda iskufiriya