ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Ilaahoow inta hooyooyinkood nool yihiin u gargaar intii ay dhinteenna u naxariiso!
Aamiin
Maashaa allaah meeshan waxan ku arkay sawirka aabahay abwaan shube ilaaahay caafimaad iyo cimri hasiiyo aakhirane jano hageeyo
Aamin
Waa erayadii Ahun Cali Sugule " Dun-carbeed" iyo Naaxyadii Ahun Cabdilaahi Qarshe. Ahun intii inaga dhimatay. Aamiin 🎉❤😊
Waayo waayo 1980s kii barnaamij ka hooyada ee subixii soo gali jiray old is gold. Hooyadii wanaagsani ubadka wey hagaajisaa, horey inay ugu maraan ayay ku hanuunisaa.
Ma shaa'allaah, cabdilaahi qarshe waa asaasayaalkii muusiga soomaaliyeed. Allaah yarxamu.
Alla ha u naxariisto abaahii fanka iyo suuugaanta umada soomaaliyeed Alla ya rahma wuu Soo halgamay
Heestan waxaan ku xasuustaa weriyadii faadumo hirad qalyayax sanadaii 1980 ilaa1984
Masha Allah Waqti hore aan ku xasusta yarantii 😢❤
Alloow kuu naxariiso
Heestan oo dhammaystiran xaggee laga heli karaa? Hadda hal beyd oo aan dhammaystirnayn ayaa 2 jeer lagu soo celiyey. Waxaan aad uga helay muusigeeda.
Hadaan helo waan soo galin
@@caweyskadalmar Mahadsanid
Mahad sanid zxp wllhi xasuus fog ayad igalaysay zxp caweyska suuganta dalmar zxp wan ku tageera hore usoco prol
Ereydii Cali Sugule AHUN
Cabdilaahi qarshe
War heesta maxaa haaf kadhigay
Sxb soo gali barnamijki c/qarsheIyo dacar io axmed dararamleEe 1994 kii uk isagoo dhan ee muuqaalka ahaa isagaa badh maqan yuu ku jiraa youtub kee
Walaal ma arag barnaamijkaas hadaan waan soo galin
Asc cayeska dalmar waad ku mahadsantihiin sida aad suuganta noogu soo tabisaan
Cws walaal adiga muddan
Saaxiibayaal heesta maxaa ka dhigey kala badh.
Sidaas baan ku helay
Ilaahoow inta hooyooyinkood nool yihiin u gargaar intii ay dhinteenna u naxariiso!
Aamiin
Maashaa allaah meeshan waxan ku arkay sawirka aabahay abwaan shube ilaaahay caafimaad iyo cimri hasiiyo aakhirane jano hageeyo
Aamin
Waa erayadii Ahun Cali Sugule " Dun-carbeed" iyo Naaxyadii Ahun Cabdilaahi Qarshe. Ahun intii inaga dhimatay. Aamiin 🎉❤😊
Aamin
Waayo waayo 1980s kii barnaamij ka hooyada ee subixii soo gali jiray old is gold.
Hooyadii wanaagsani ubadka wey hagaajisaa, horey inay ugu maraan ayay ku hanuunisaa.
Ma shaa'allaah, cabdilaahi qarshe waa asaasayaalkii muusiga soomaaliyeed. Allaah yarxamu.
Aamin
Alla ha u naxariisto abaahii fanka iyo suuugaanta umada soomaaliyeed Alla ya rahma wuu Soo halgamay
Heestan waxaan ku xasuustaa weriyadii faadumo hirad qalyayax sanadaii 1980 ilaa1984
Masha Allah
Waqti hore aan ku xasusta yarantii 😢❤
Alloow kuu naxariiso
Aamin
Heestan oo dhammaystiran xaggee laga heli karaa? Hadda hal beyd oo aan dhammaystirnayn ayaa 2 jeer lagu soo celiyey. Waxaan aad uga helay muusigeeda.
Hadaan helo waan soo galin
@@caweyskadalmar
Mahadsanid
Mahad sanid zxp wllhi xasuus fog ayad igalaysay zxp caweyska suuganta dalmar zxp wan ku tageera hore usoco prol
Ereydii Cali Sugule AHUN
Aamin
Cabdilaahi qarshe
War heesta maxaa haaf kadhigay
Sxb soo gali barnamijki c/qarshe
Iyo dacar io axmed dararamle
Ee 1994 kii uk isagoo dhan ee muuqaalka ahaa isagaa badh maqan yuu ku jiraa youtub kee