اللهم انصر اخواننا المجاهدين في غزة عاجلا غير آجل أللهم أرحم شهداءهم اللهم اخرجهم من كل ضيق مخرجا اللهم اجعل أهل غزة بردا وسلاما أللهم ارزقهم من حيث لايحتسب أللهم كن لهم عونا ونصيرا
Sheeq waa ka xumahay in Daciifnimada dawladnimo iyo Aqoon la'aanta iyo aragtida gaaban ee xamar ka jirta xataa Anagii soomaalida baa quus ka Taagan ee haku daalin.
Waa run turkida dandoodeey u adeegataa somali xasan shiikh baa dadka iyo diwladeenii la hadhey laakii n insha allah madax weyne cusub speical Farmaajo alaha noo soo celiyo
Asc inta comment gan akhrineysa. Aamin ii qabta. AllahowHassan sheikh hana dhaafiyo 😔 oo Yunnan awoodin inuu markale isi soo sharxo, aamin. Hogaamiye Somalia mideeyana Allah hana siiyo. AAMIN
Turkiga haku mashqulina wax badan adan ogeyn oo siyasada ayaa jira isku daya inaad fahantan wixii caalamaka ka socda ama siyasadaha qarson sef la boodka iska dhaafa ee waxa u darisa
Asc wll dowlada turkiga dano buu ku hestaa itoobiya xariir ween buu la leyahay waxaana kenayo dowlada somali baa jilic san oo moquf loogu soo hagago ma jirto waana taas waxaa u sabab ah mw xasan oo dilay moqofkii dowlada nimo ma leh ee illah ha naga badbaadiyo aamiin yaa rabi Aamiin wcs wll mashaallah
Subxaanalaah illaahayoow hanagu ciqaabin dhibka reer falastiin haysta EE aananu waxba Ka qaban Karin illaahay haw gargaaro reer falastiin guushana ha siiyo allahuma aamiin
ASC SH Mahamad waan ku salaamay Aad baan ugu farxay in aad hadda fahamtay wixii aan ka hadlayay maalintii uu turkigu somalia tagay oo aan lahaa turki yaan la aaminin waa wakil reer galbeed wax wanaag ah nooma soo wado Erdogan waa chasing laba wajile ah Suriya isaga ayaa baabiyay oo danta yuhuudda darteed ayuu waxaas u samaynayaa isagu turki ma aha asal ahaan ee sidaas la soco
Yes that is true turkiga wijigiisa Runta ninkii aqli iyo fiiro dheer aa ogaankaro 😮😮😮balse somali maxey dad kale iska fiiriyaan ayagaaba iskusiijeedee soomaali ala haunaxariisto 😮😮😮😮😮
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
Sheikh dulmi didow horta wankusalame asc yar oromo ah illahey wadankina nabad idinka dhigo yaa rabb
asc
Sheikh sidee kuula soo xiriiraa business aa sheegaysid ayaan rabaa walaal
Sheekh aduunku waa lakala daneystaa , turkigu dambi kama galin soomaali,ee madaxda soomaali iyagaa iibgeeyey wadankooda laga soo bilaabo ilaa 1979kii, markii jabhadii ugu hereysey itoobiya tageen,dhawaan waxaad arki doontaa madax hooyooyin kood iibinaya
😢❤Sh dulmidiid walalow turkiga wey kudashey somalida heer waxa u ardoqan garey in udhaho moqdisha iyo stanbol isku mid aya lonadifinaya baaburtii qashinka ayu kasodajiyey howshii markey bilabatey qashainkii laqadayey aya qaraxyo logu qaeiyey bal ufiirso baburka nin somali aya shaqo kahelay oo darawal ka ah waxa lanadifinayo waa wadankadii hade waa dad wadankodii qarash galiyey .
Hadaan anigaba Ardoqan ahan laha dad ayaga cadow isku ah wlh kuma dalen qofkastana naftada kasoqad somali somali aya codow kunoqdey.
Yaa rabii u hiili Palestinian 🇵🇸.yaa Allah awooda y tus yuhud iyo kuwa lajiray. Yaa Allah naga farxi
Allah jabiyo mareeykan yahuud yurub aamiin illaahow ugargaar reer khaza xuuti aamiin turki waa labo wajiile siyaasad xumada soomaalia ayaa halkaas nadhigtay yaahuu alle magan
Dhibka lagu haayo ilaahay haka dulqaado walaalaheen Reer falastiin❤❤❤❤❤
Rabiyoow sidaas yeel oo laga joojiyaa dhibaatada reer qasa yaa rabi
Illah ha u gargaaro umadaas falastiin aamiin yaa rabi Aamiin
Xassan sheikh dalxaraashe aya usujuudaayo 🙏🇸🇴
Allahu Akbar 😢
Hooyadaa
@@IHatemumafiq😂😂😂😂
اللهم انصر اخواننا المجاهدين في غزة عاجلا غير آجل أللهم أرحم شهداءهم اللهم اخرجهم من كل ضيق مخرجا اللهم اجعل أهل غزة بردا وسلاما أللهم ارزقهم من حيث لايحتسب أللهم كن لهم عونا ونصيرا
اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين وانصر اخواننا المجاهدين في غزة وانصر اخواننا المسلمين في كل مكان يا رب العالمين 🤲
Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun Allaha ugargaaro falastiin intanool intii shahiideyna Allaha unaxariisto
Scw scw scw scw scw scw wacaleikum salam Sheikh mahamed dulmi diid Hamas support Palestine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸 gull gobonimo Suriya Yamane
أللهم انصر اخواننا فلسطين وسوريا
Sheeq waa ka xumahay in Daciifnimada dawladnimo iyo Aqoon la'aanta iyo aragtida gaaban ee xamar ka jirta xataa Anagii soomaalida baa quus ka Taagan ee haku daalin.
Cuqdada xamar iska y
aree jaalle!
Farmaajo 4 dekadood ayuu abiye kula heshiiyay hadaadan ogeyn hadda ogoow.
Caku qabyaaliste@@HasanHanad-q2u
ASC WRX WBR.Somali iyadaa is cunaysa. Munafigiin iyo is dhabarjis dhixdudaa. Cadaw ga saaxiib ka dhigita. Allah Somali ha isu sikhiro dhixdudaa.
Ilahow waad nacawisee, nasii caawi amin
الهم آنصر أخواننا في غزة الهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🤲 يارب العالمين
Turkiya wuxuu rabaa gaska dhulka soomaaliyeed ee xooga lagu heystom😢😢😢 Turkida waa gaalo iyo wax yar Muslimin ah
In ay waliba itiobianku ka shaqeyaan gaskeena ay ka wardyaan badaxeena SUBXANALLAH CADIILKU sidaas ma odhaan lakiin😢
Soomaali haday isku tadhanlahayd cidna utalinmayso
illaahow ugar gaar Muslimiinta meel walba ay ku dhiban yihiin Yaa Rabi
Yaa shekhuna nin asagu isdilaaya O dib usocod ah yaa rabadee qofna Somali allaha unaxariisto way dhimatee
Waa run turkida dandoodeey u adeegataa somali xasan shiikh baa dadka iyo diwladeenii la hadhey laakii n insha allah madax weyne cusub speical Farmaajo alaha noo soo celiyo
Hooyadaa miyaa kuu soo sheegtey , cancer ka Somalida waa puntland
Allow Walaalaha Reer Gaza Nasrigaaga usoo Da Daji Yaa Rabi
الهم آنصر أخواننا في غزة الهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🤲 يارب العالمين I
Jazakallahu kheyr sheikh,waa great updates..
Ciidanka Ilahey cid walba ka xoog badan waxaana gaza ka dagaalamaya jundulah weyna guuleysan cid walboo la dulmaa iinshaa allaah
Qaza ilahayow u gargar Amin Amin amiin 😢😢😢
Dad iyaga us gumaadayo oo aan meel Kala jirin u duceylee Somaliya duco uga dalab dhageystayaashaada Shukran
Masha allah ❤afakada❤lagu❤qabaye❤cana❤qabow❤sh❤maxamed
Caalaam damiir leh ma jiree ilaahayow reer gasa u gargaar
Subxana Allah 😭 😭 😭 😭 ilahoo muslimiinta wllehen Gaza u gargaar🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭
Asc inta comment gan akhrineysa. Aamin ii qabta. AllahowHassan sheikh hana dhaafiyo 😔 oo Yunnan awoodin inuu markale isi soo sharxo, aamin. Hogaamiye Somalia mideeyana Allah hana siiyo. AAMIN
آآآمين آآآمين آآآمين
Aamin aamin
Inta qabyalada kuneceb aya Aamiin kuu leh tankale xassan iyo xamse waa un labo qof aaway inta kale oo wax halaynaya mana ahan inaan lajiro wayo smli nuuc kasta y yihiin lama jiro smli waxeeda waa un qabiil iimaankale malaha inyar oo illahay kabaqaya mahane
@@degaghedi1738 adeer haduu qabiil wax faa iidaynayo 30 sano qayrkeen kama hadhneen somali waxay isku haysato lama yaqaano qof soomali ah oo qof soomaali ah neceb majiro koone ilaa koone waad safri kartaa laakiin waxa ina hayo waa talo xumo iyo hogaan la aan
insha allah Guul Guul Guul Guul
Bismi lah
☝️ Lacnadi ☝️ KORKOODA ☝️ Ha ☝️ AHAATO ☝️ natanyahu ☝️ IYO ☝️ WAXII ☝️ TAGEERSANBA ☝️ AMIN ☝️ AMIN ☝️ AMIN ☝️
Yaa Allah ugargar walalahen muslimiinta 😢Gaza
صلى الله عليه وسلم
اللهم انصر اخواننا المجاهدين في كل مكان
نصر من لله وفتح قريب في فلسطين. 😢
Shekh maxamed ibraahim
Masha Allaah
Ibraahim wll qaali waan kosalaamey🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
Turkiga haku mashqulina wax badan adan ogeyn oo siyasada ayaa jira isku daya inaad fahantan wixii caalamaka ka socda ama siyasadaha qarson sef la boodka iska dhaafa ee waxa u darisa
Ninka Somalida ugu fahamka badan uguna caqliga badan.
Shakh erdokhan waa hore ayan nacay
Turki haduu noxushmayn waayo waana barandoontaa cidna kama cabsano waligaa saaxiib ahaaw
Sax waaye qof walbo dantiisa lee adunka ujogaa shiiq
Turki siriya xaguu ku tuuray falastiin muxuu u qabtay waxba Alaaha naga hor wareejiyo shartiisa amiin yaa Alaah
Asc wll dowlada turkiga dano buu ku hestaa itoobiya xariir ween buu la leyahay waxaana kenayo dowlada somali baa jilic san oo moquf loogu soo hagago ma jirto waana taas waxaa u sabab ah mw xasan oo dilay moqofkii dowlada nimo ma leh ee illah ha naga badbaadiyo aamiin yaa rabi Aamiin wcs wll mashaallah
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
Walaal Shikh Dulmi-diid warkaagu waa xaqiiq horey baa looyiri lax-kasta meesha aay isdhigto baa lugu qalaa,waxaana laga yaabaa anaga oo wali nool in aan aragno Somalia oo noqotay sida reer Falastiin oo kale. Waxaan Alle baryayaa in uu dadka Soomaaliyeed quluubtooda burcad isku mariyo qabyaalada kala qoqobkana kadhax-saaro Amen Amen Yaarabi.
Allah Akber
Aslam alaykum Shiekh dulmi diid
Markaan arkay suuriya rajo wayn ayaa I gashay Somalia u baqin In shaa Allah waanu ka guulaysan doonaa cadow geena
Allow caawi falastiin
Sidaan uga baxayno waa in xasan sheikh meesha laga cayriyo waayo waa bilaa damiir mana xishoodo dowlad maamulkeed mayaqaan
Shiikhow somalia haku daalin dantaada raac
Allaha u gargaaro ummadda dhiban
waa runta sheekh u firso sida soomalia loo bahdilayo
Walaalyaal duca wada ha joojinina. Walaaheen Palestine iyo wadankeena Aan u ducayno Allah waa noo aqbalaya Inshaallah
❤wcs ❤jabaliya alahu akbar ❤
Wa run
Somalia. Cidna marabto😊
Allah nagabixiyo. Dalxoreeye ayaa ugu dhaw madaxweeyne marxaladaan naga gudbineeysa
Asc waa sax
انالله وانا اليه راجعون الله كريم.
Rabii Samawaati waa rashi. Ugargaar Shacabka Palestine 🇵🇸 rabii Yuhuuda jebi
Subxaanalaah illaahayoow hanagu ciqaabin dhibka reer falastiin haysta EE aananu waxba Ka qaban Karin illaahay haw gargaaro reer falastiin guushana ha siiyo allahuma aamiin
illaahoow dhibka kasaar reer falastiin yaarabi
Somlidu waa dad awood iyo sharaf leh ee siyaasiyiintaan ayaa halkaas dhigay
Dulmi diid welcom
ASSALAAMA CALAYKUM WALAALKEY SHEEKH MAXAMED KASOO HADAL HADAA AWOODO MARIA ABDI IBRAHIM, IN ILAAHAY KHAYR KUSIIYO.
Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤
Allahayow ugargar reer Falastin
Taas waan kugu raacsanahay turki waa laba wajiile
Adaatan adega israbiin ciidkurabeyso majirto dunitan sheikh
Wcs ❤
ilaahey ma noomaqan
Sheikh waa runta
Taariiqda cusmaaniyiinta ayaa daliil u.ah
Teeda kale soomaaliya dantooda magartaan dunida wey ka daashey
Waxaana loo arkey ummad
Waxuush ah
Allah ugargaaro soomaaliya
Waa Markii horey Waan amisana lakin had urduqan Waan la yaab sanahey Caajib
Kuwa masulka ka aa aya nogu wacane turkigu waa eey kalbi waa benale midline ma ha illahow nagaqabo amin amin
Waa wax aan diplomacy wax ka aqoon soomalida saa siyaasad arimo dibad fadhida ma leh
Aniguba waan aaminsana turki ikn daqsiga dantisu ugu jiraa wasaqda
Sheikhow cida qaladka leh sheeg wa xassan ciidan cune turkey qalad maleh dantiisu fiirsana Lkn Hassan ciidan Cune danta somaliya ma fiirinayo tan reerkiis bas ayaa umuqato wbt
Allow unaxriis walaheena flastiin
Alaaha quweyo falastiin io yaman
Shiikh xasaan waa ninka soomaalida ugu aragdita dheer dhawr sano ka hor buu lahaa war soomaaliyey turkiga iyo urdugaan yaanay idiin dhuuman
ASC SH Mahamad waan ku salaamay
Aad baan ugu farxay in aad hadda fahamtay wixii aan ka hadlayay maalintii uu turkigu somalia tagay oo aan lahaa turki yaan la aaminin waa wakil reer galbeed wax wanaag ah nooma soo wado Erdogan waa chasing laba wajile ah Suriya isaga ayaa baabiyay oo danta yuhuudda darteed ayuu waxaas u samaynayaa isagu turki ma aha asal ahaan ee sidaas la soco
Asc sheqow wax ku dharemayo maleh sidad udaremryso madaxda waa caloshod ushaqeysta yaal
Yes that is true turkiga wijigiisa Runta ninkii aqli iyo fiiro dheer aa ogaankaro 😮😮😮balse somali maxey dad kale iska fiiriyaan ayagaaba iskusiijeedee soomaali ala haunaxariisto 😮😮😮😮😮
🫵🇸🇴🇸🇴Qabyaladda hadan yareyno awooda Somaliya way soo noqon Insha’Allah
Ilaahow Hanoi cartoon wax Ka socda qaza ilaahow qaza guul soo yaa allah
Allaha hu akbar
Allow Guuley muqaawamada Reer Yaman iyo Reer Gaza
Waa Runtaa waa in la dadaallaa.
Sxb. Tacsiya waxba ma,ahan. Ma ilowday Qarixii 14 Oktobar diyaaradihii Ambalaska a,haa ee dadka toos ugu gaynayey Istanbul
Yes wlhy hada ayun baynu fa haney
Siyaasadu ma gasho wllal ee waa daneeysi madaxdena ma fahansano tas
Illah haunaxriisto
TURKIGA WAA MUNAA FAQEEYAY LAAKIN KHIYAANO WEEYN AYUU NAGU SAMEEYAY
Somali qushaash ah hanagu wareerin waa dhul kayd u ah ethiopea waana qabsan doontaa
Adigii soomaaliga ahaa miyaa isdhiibay u sabir
Asc
Asc sh runta kugu jecliyaa sh
☝️ SUBHANNALLAH 🤍 ALLHAMDULILAH 💐 LA ☝️ ILLAHA 🤍 ILLALAH 💐 ALLAHU ☝️ AKBAR 🤍 LA 💐 HAWLA ☝️ WALLAQUWATI 🤍 ILLAA 💐 BILLAH ☝️ ASTAQFURULLAH 🤍 HASBUNALLAH 💐 WA ☝️ NICMAL 🤍 WAKIIL 💐 LA ☝️ ILLAHA 🤍 ILLAA 💐 ANTA ☝️ SUBHANAKA 🤍 INNII 💐 KUNTU ☝️ MINA 🤍 DALIMIIN ☝️🤍💐