Sheikh Maxamed macalin 'waxqa uu aha ninkii keenay somaliya aragtidi siyaasiga ahaayd ee wadatay magacadiimaad ee uu aasaasay Hassan al banna somaliya 'hadaba halkaas ka ogoow in aanuu keenin baraarug diimeed ee uu keenay mashruuc siyaasadeed ' kaas oo ah midka sababta u noqday dib udhaca hareeyay wadamada carabta keenayna dhaqdhaqaayada guracan ee argagixisada ah ee ku abtirsada waxaan loogu yeero islaamka. Dhibaatada soo gaartay bulshada somalida ee uga timid ku kursi kuraasa shada diinta waxaa aabe u ahaa ninkan ina macalin Hasan' lkiin anigu waxan umalaaynaya in uu ahaa miskiin lagu qalday fikir iyo aragti aanu waxaba kala socon gunteeda hoose'waayo somaligu xaga diinta waxa uu udaba fadhiya ama u daba socda carab waayo waxaay ku qorantahay af een kiisii ahaayn.
ILAAHAY ka baq arin qabiil dartii adigoo difaacaya tacadiga lagu sameeyay culumada iyo xabsiga marka kasta lagu ciqaabayo inaad argagixiso ku tilmaanto caalinka
اللهم اغفر له وارحمه واسكنه الفردوس
اللهم احشره مع النبيين والصديقين
والشهداء و الصالحين وحسن أولئك
رفيقا برحمتك يا أرحم الراحمين ...
Mazha Allah sheikh mohamed ma'alim alle qabrigiisa ha nuuro
Ilaahay ha u naxariisto.
Adeer dr. Yusuf Ali Ainte, Alaha Ku xafido…🙌🏾
رحمة الله عليك يا شيخي رحمة الله واسعة
Illaahay Naxariis Jano haka waraabiyo.
Janatatul farduus Allaah ha geeyo
Alle ha u naxariisto!!
Masha Allah alow nodaa culimadena
The man رحمه الله
رحمه الله
رحم الله الشيخ محمد معلم رحمة واسعة، كان معلم في الخير ومؤسسا في الصحوة الإسلامية في الصومال. تصحيح: سجن الشيخ في شهر أبريل ١٩٧٥م لأول مرة وليس ١٩٧٦٩
💗💗💗💗🤚
Wlhi waa sheeko qurux badn waan ilmeeyay
Waad kumahasantihiin waa bilow fiican in aad noo kaydisaan aqoonta iyo aqoonyahanka soomaliyeed.....
Sheikh Maxamed macalin 'waxqa uu aha ninkii keenay somaliya aragtidi siyaasiga ahaayd ee wadatay magacadiimaad ee uu aasaasay Hassan al banna somaliya 'hadaba halkaas ka ogoow in aanuu keenin baraarug diimeed ee uu keenay mashruuc siyaasadeed ' kaas oo ah midka sababta u noqday dib udhaca hareeyay wadamada carabta keenayna dhaqdhaqaayada guracan ee argagixisada ah ee ku abtirsada waxaan loogu yeero islaamka. Dhibaatada soo gaartay bulshada somalida ee uga timid ku kursi kuraasa shada diinta waxaa aabe u ahaa ninkan ina macalin Hasan' lkiin anigu waxan umalaaynaya in uu ahaa miskiin lagu qalday fikir iyo aragti aanu waxaba kala socon gunteeda hoose'waayo somaligu xaga diinta waxa uu udaba fadhiya ama u daba socda carab waayo waxaay ku qorantahay af een kiisii ahaayn.
Hasan hasandahir waa runtaa fakirka hasan albanaa buu watay waana islaamka siyaasiga ah ee fashil ku danbeeya.
Maxamed macallin xasan argagixiso buu ahaa. Wuxuu aaminsanaa islaamka siyaasiga ah oo xukunka dalka gacanta lagu dhigo oo fashil ah.
ILAAHAY ka baq arin qabiil dartii adigoo difaacaya tacadiga lagu sameeyay culumada iyo xabsiga marka kasta lagu ciqaabayo inaad argagixiso ku tilmaanto caalinka
wuxuu ahaa Aabaha baraaruga mana a heyn argagaxiso xaashaa Allaah...
Qabiilka iyo qabyaalada inaad alle iyo rasuulkiisa kajeceshahay waan ogahay kudhimo mulxidoow naceybka aad alle iyo rasuulka iyo diinta uqabto