Buug ku geynaya safka hore ee masjidka | فاتتنى الصلاة

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024
  • Marka aad fahanto dhibta ku haysata ayaad raadisaa halka aad dhibtaas kaga bixi karayso.
    buuggani waxa uu kuu sahalayaa in aad fahanto dhibaatooyinka aalaaba dadkeenna inta ay salaaddu ku adag tahay u horseeday.

ความคิดเห็น • 240