Alle ayaa ku mahadsan oo na siiyey Bad iyo Biri aanu leenahay . Eebbe Daarood wuxuu ku galadaystay in aysan Ciil, Ciriiri iyo Cuqdad dareemin, cadowgooduna uusan ku wiirsan. اللهم لك الحمد.
Maxad haysta cagdher gajoy adigiiba dawarsanaye Berbera 120million Ethiopian ayay u shaqaysa oo wax kala so daga adu Ganacsiba ma lihide mxd laso dagi berbera iyo wajaale adigaba shaqo uso donayay oo xamaliin ka aha😅😂😂
Dhaqaalaha Somaliland waxa uu ku dhisan yahay “Service Economy” su’aasha is weydiinta mudan ayaa ah. - ma ka maarmi karaan cashuurtii ka soo galii jirtay badeecadaha ay Ganacsatada DDS ka dhoofiyaan iyo kuwa uga soo deega iyagoo isticmaalaya Dekedda Berbera? - miyay maamuli doonaan inay ka gudbaan hoos u dhaca miisaaniyada taasoo ka dhalan doonta lacag la'aantan dhanka ka soo food-saarta ?
Waxa Dal Kale u Socda Lama Cashuuraba iska Hubsada Badawnimaa idinka Haysa Ganacsiga iyo Dekeduhu siday u Shaqeeyaan Wixii Dal Kale u Socda Transit ayaa la yidhaahdaa lama Cashuuro Service-ka soo Degistana DP World ayaa Qaada Anaga Nama Quseeyo
Mansha Allah darood waxad tihin dad ka qarada Africa ugu qabisane dhulkina amina o sida gacmaha isu qabsada o dalkina uni ka shaqeyata putland ssc khatumo jubaland iyo DDS wa inay isku xidhman o dhaqalaha difaca iyo is dhexgalka bulshada laga shaqeya Wlahi cadowgenu cagahena bey hood imanayan inaga isku filan inshallah midnimo 🙏🙏🙏
Reer DDS hada ma fahanten dhaqalahii la idinka qaado somaliland bey siinjirtey Al Shabab ka khawarij ta ah aa konfur ta somaliya ka dagaalamo khawarij Jubbaland Kismaayo kula dagaasha aa jilib iyo Bu'aale hasta dhaqaaleha waxay ka helayeen dekadda Berbera hada waxad heli kartan xolaha inaad Kismayo kadhoof Satan rarka na Putland kala sodegtan khawarij ta na cunaqabateysan taas oo ah xiil aad uhiiliseen umada Soomaaliyeed aa konfur ta degta
MEDI AHA WUU NO HIILIYAY HADAANU NAHAY DARROOD WEYNE WAAYO GAADHIGI BURCO LAGU DAGAY SIDA SHINIDA WIILASHI LA GOWRACAY E LIYUUGA E LA JAR JARAY 😢😢😢😢 WAA MARQAATIGA NOOL WEEYE SAX HADUUBAAN 😢😢😢
Ogadina wxay u haystan anay itobya ay kaligoda dagan yihina hadaba sacada laga bilabo hal nin oo layuu bolsaha lagumo arki karo safiriya calan ogadina lamo yabo nin isagah inu hadhsado scada calanka itobiya moyani mida kali lagumo arki karo gashamo darora aware xarshina calnka itobiya ay sudhan guul shacabka somliyed ee itobiya
Manshaalaah mar hore ayeey aheyd in la sameryo. ogadrnow iska jira dhaqaalahina iyo naftiina oo loo dharsan yahery..snm walaalo ma rabaan oo darod halaga foociyo
CAQLIGA DAAROOD KU WAA KAAS!!!!!.WAXAY U HAYSTAAN IN ARSAAQADA BINI AADAM HAYO!!!!!.WAAR ILAAHAY BA UMADIISA ARSAAQA!!!!!.WAXAAD SHAQO KU LEEDIHIIN MAAHA!!!!!.
Taas waxaan ogayn MA jiro. Sow ummadaha si isugama xidhan MA wad shaqaystaan. Hadii taa hadad fahmi waydo wax kana fahmi maysid. Risiq alle ayaa bixiya. LAKIIN asbaab iyo ficilo Rabi ku garan siyey ba ku timada. Ljiin waxaa xaqiiq ah in darood dhinac walba idinka xigo ganacsiyana LA lahayden LAKIIN aad ku badsheen nacayb iyo colaad guun ah. Waxaad ka heshaan cidna wax ka siinina.
Waa Tilabo Mudneyd in Mar hore lais ka kashado,In Hantida lagu dilo laga dhaco Ganacsigii is dhex markii Dhaqalihii Hargeisa Berbera kusocday dadkii bixinayay lagu dilo Xiligii Tigreda Ayaa eey soo bilabatay waa midda Deganada SSC in sida dadban lagu soo galo keentay waa midda khawarijta Jore waamo Jilib saldhiga calamiga ooga sameystay kuna fiday konfurta oo dhan illa Bura Galgala.
Sawirka ay dolada itobiya ay laybatay waa guryaha hantida xolah xariysan ee lagubayo inay hargaysa ay gubayan ayay u haystan waa dadki jiila oogadina dadka ku xasugi jiraya se waa lalayay walhi guul shacabka diired ee kunola itobiya guul
Waxa Dal Kale u Socda Lama Cashuuraba iska Hubsada Badawnimaa idinka Haysa Ganacsiga iyo Dekeduhu siday u Shaqeeyaan Wixii Dal Kale u Socda Transit ayaa la yidhaahdaa lama Cashuuro Service-ka soo Degistana DP World ayaa Qaada Anaga Nama Quseeyo
Adigaa Kow ka ah kuwo Social media dadka isku dira oo Qabyaalad la so fadhiya Jama Galad ,adduunyada waad kategeysaa ee Illaahey kabaq buunbuuninta Qabyaalada aad wado.
IRIR samaale labo dekedood baa u hartay unukaa iska leh iyo soomaali diid magaaladiisa hargeysa way ku filan tahay madaxweyne fiican oo soomaaliya yeelato federal ka xoogsado ummad walbo meeshooda ku xoogsato haddii dagaal dhaco ciidanka federal ka baa ku filan iyo kuwa gobolada sida mareykanka dagaal sokooye galay hadeerna aduunka ugu xoog badan .
Welcome to THE ETERNAL CITY OF GARACAAD 🇸🇱 our people from DDS ❤️💯
Thanks your from moyale 🎉🎉🎉🎉
Asc jamacow Soomalda barha bulshada Malaga xirkaraa waa iga soaal
Alle ayaa ku mahadsan oo na siiyey Bad iyo Biri aanu leenahay .
Eebbe Daarood wuxuu ku galadaystay in aysan Ciil, Ciriiri iyo Cuqdad dareemin, cadowgooduna uusan ku wiirsan.
اللهم لك الحمد.
Allaah SWT ayaa ku mahadsan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wardheer waxay nonon dalads qalalan guul iyo gobonimo
Masha Allah!!!! Tusa Awoodda Daarood Leeyahay Iyo Inaan Annagu Wax Siibo Gaajada Ciilan. Guul Daaroood Ismaaciil!! Guul Kablalax Daarood!! Dad Ilaahay Dhul Degaddo Iyo awood siiyaanu Nahay!! ❤❤❤❤
Oo ma daarood ayaa wax iibaada adeer xagaad doonto u guur adeer gaajo idinka ayay idin haysay waydinkii boobay sonkortii dhacawalay
❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Alxamdu lilaahi rabbil caalamiin❤❤❤❤❤
snm wax ee ku hayaan shacabka hargeesa xabsi dusha kafuran
Maxad haysta cagdher gajoy adigiiba dawarsanaye Berbera 120million Ethiopian ayay u shaqaysa oo wax kala so daga adu Ganacsiba ma lihide mxd laso dagi berbera iyo wajaale adigaba shaqo uso donayay oo xamaliin ka aha😅😂😂
Adaa ciilan
Mansha allah dowlada dds iyo puntland allaha barakeeyo horumarka ganacsiga
Maashaa alah laamiga ilaa wardheer hala dhiso gobalka wardheer ilahow ufur laamiga dekada
Wardheer gobol maahan doolo dheh
@@BadelFaraholad qoraalka ujeedadaa laga raacaa ee haka dhigin inaad naxwe saxayso
Wa sax hotels restaurants shopping ay iidoor ku qabeen ba dhulkeena u soo wateegaya weligay waan rabay
Walaahi warkaas ayaa igu socdo sxb masha Allah alle ha mideeyo
Guul ma sha alaha walahay ogaadan darood harti ku so dhawada gurigin puntland iyo dowlada puntland guuleysta
Caro ogaadeen ayeey marayaan oo dhaqaale kahelaya maqaayado hoteelo iyo ganacsi
welcome your brothers and sisters Reer Puntland Masha allah❤❤❤
Waa guul in dadkan garta dhulkooda iyo dakadahooda inandan Waa midooban Waa guul ❤️❤️
❤❤❤❤❤❤ maashaa allaah xaqii baa soo baxay
GOOD GARACAD PORT AND BOSASO OF PL.!
Maanshaa Allah DDS waa Puntland, Puntland state na waa DDS dekedihiina ki soo dhawaada
Maasha allaah ❤❤❤ guulaysta from SSC
Soo dhawaada ehel iyo gacaloow🎉🎉🎉🎉
GUUL D5 GOBONIMO ❤
GOOD REPORTER JAMAC GALAD, A.FATAH BODHARI, GENERAL AYUUB, WADANI, BALWAAN, FAR DAAHIR AND MORE OTHERS. T.U.
Wcs jamac galad ❤❤
ganacsiga DDS ee soomaalind kasoo wareegey waanu soodhoweyneynaa from maakhir
Laasqoray hala hagaajiyo
Sowdinka diidan dhulbahante wada dhisan la heydeen dhaqso oo waliba ganacsigan idinkaa heli lahaa oo u dhow dds oo dhulbahante isku fican yihin
maasha allaah mar horaa larabey ineysameeyan laakiin hada waa guulweyan❤❤❤❤❤❤❤❤💞💞💞💞✅🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️💘🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💖💖🇸🇱💖🇸🇱💖🇸🇱💖🇸🇱💖🇸🇱💖🇸🇱👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌
Dhaqaalaha Somaliland waxa uu ku dhisan yahay “Service Economy” su’aasha is weydiinta mudan ayaa ah.
- ma ka maarmi karaan cashuurtii ka soo galii jirtay badeecadaha ay Ganacsatada DDS ka dhoofiyaan iyo kuwa uga soo deega iyagoo isticmaalaya Dekedda Berbera?
- miyay maamuli doonaan inay ka gudbaan hoos u dhaca miisaaniyada taasoo ka dhalan doonta lacag la'aantan dhanka ka soo food-saarta ?
Waxa Dal Kale u Socda Lama Cashuuraba iska Hubsada Badawnimaa idinka Haysa Ganacsiga iyo Dekeduhu siday u Shaqeeyaan Wixii Dal Kale u Socda Transit ayaa la yidhaahdaa lama Cashuuro Service-ka soo Degistana DP World ayaa Qaada Anaga Nama Quseeyo
GUUUUUL GUUUUUL DAAROD WAEN GUUUL IUO GOBNIMO GUUULESTY DAARODO ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Maanshaa Allaah guul DDS ❤🎉🎉❤❤❤
GUUL PUNTLAND ❤❤❤
TUURDIBI IYO WARDHEER HALAGA DHIGO DEKADAHA QALALAN EE DDS EE XADKA PUNTLAND DDDS WLC TO GARACAD PORT CIDNA IDINKAMA LAHA WAA DEKAD SOMALIYEED CIDNA IDINKAMA SHEGANAYSO INSHA ALAAH
Jaamacow aqiro kuuma raacayso kibirkaa iyo Gefkaa Dadkii lalaayey Ayaad leedahy waa maleeshiyaad
Anagu waxba kuma falayno Ganacsigaagii
Xorbaad uthye
Laakiin Kudarso Arafada adoo la ordaaya Adhi ayaan ku arki Anigu waaba kaaraysanayaa Tagfidii aad nookeeni jrteen
Allaha kala qaboojiyo somali waala isku diray❤
Guul guul guul puntland iyo soomaaliya galbeed xiriirka ganacsiga xoogoobsy waxaan ku riyoon jirnay baa ilaaheey no suurto geliyay Lahore cadowgooda jebi guuleeysta
Mansha Allah darood waxad tihin dad ka qarada Africa ugu qabisane dhulkina amina o sida gacmaha isu qabsada o dalkina uni ka shaqeyata putland ssc khatumo jubaland iyo DDS wa inay isku xidhman o dhaqalaha difaca iyo is dhexgalka bulshada laga shaqeya Wlahi cadowgenu cagahena bey hood imanayan inaga isku filan inshallah midnimo 🙏🙏🙏
Hawareego. Haduu wareego ma ilaahaybaa wareegay. Ogaadeen se ma ganacsi buu yaqaan. Isagaaba baahan. Dadkiisu waa ducufo. Qxaooti uunbay caan ku yihiin
jaamc wajigiisa cadeyn u ah inuu qaxoonti ab ka ab yahy 😂
Qaxotii iyo gajo idorbaad utahaay e xajiiso waxba habarooraan
Jeebkaagaa kula hadli doona jawaab kale kumasiinayee
GUUL DDS GOBONIMO ❤
Reer DDS hada ma fahanten dhaqalahii la idinka qaado somaliland bey siinjirtey Al Shabab ka khawarij ta ah aa konfur ta somaliya ka dagaalamo khawarij Jubbaland Kismaayo kula dagaasha aa jilib iyo Bu'aale hasta dhaqaaleha waxay ka helayeen dekadda Berbera hada waxad heli kartan xolaha inaad Kismayo kadhoof Satan rarka na Putland kala sodegtan khawarij ta na cunaqabateysan taas oo ah xiil aad uhiiliseen umada Soomaaliyeed aa konfur ta degta
Viva ogaaden maxa dhulkiina idiin diday welcome to puntland republic of darood land
Insha Allah Guul 🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Guuuuuuuuul maashaaallaah
Kablalax waa reer dakado leh balse ayaga cadowga isku jabiyey
Baga Baga Baga Baga Baga I'm very happy to see a business between D5
Waar jamz. IIDOOR slaab waa hayaa. OGADEENA alaab Waa Rabaa
MEDI AHA WUU NO HIILIYAY HADAANU NAHAY DARROOD WEYNE
WAAYO GAADHIGI BURCO LAGU DAGAY SIDA SHINIDA WIILASHI LA GOWRACAY E LIYUUGA E LA JAR JARAY 😢😢😢😢
WAA MARQAATIGA NOOL WEEYE SAX HADUUBAAN 😢😢😢
Geesi guul insha Allah will ✅️ 🙏
Mas kuqaniin
Dhagax buur xitaa dhaqaalr ayeey helasaa maqaayado hotel
Zxp maxa tidhi dhaxagbuur hee
Mansha allaah jama galad
Maasha allah guul idoorka bataas halagu xiro bal yaa u baahan go meeshaad doontaan aada
Maasha Allah guul DAROOD usoo hoyatay...Allaha idiin barakeeyo
WAXAA D5 OO DHAN SALAAMAYA GARAADKA JAMAAHIIRTA D5. HALKAA KAWADA OO SIDAA KUWADA. Mhdsnd
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤alahu akbar alahu akbar alahu akbar alahu akbar alahu akbar alahu akbar alahu akbar alahu akbar alahu akbar alahu akbar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
War Soo dhawaada toloow dekedaha puntland waa free bay inii tahay
Ogadina wxay u haystan anay itobya ay kaligoda dagan yihina hadaba sacada laga bilabo hal nin oo layuu bolsaha lagumo arki karo safiriya calan ogadina lamo yabo nin isagah inu hadhsado scada calanka itobiya moyani mida kali lagumo arki karo gashamo darora aware xarshina calnka itobiya ay sudhan guul shacabka somliyed ee itobiya
Awaare ma hooyadaa baaleh
Manshaalaah mar hore ayeey aheyd in la sameryo. ogadrnow iska jira dhaqaalahina iyo naftiina oo loo dharsan yahery..snm walaalo ma rabaan oo darod halaga foociyo
iidoorland burbur iyo baabah ilaahay haka yeelo
Iidoorow qool-waxareedkaa iigu jira,
Viva D5
Waayahay Cagdheereey qoolkaasaan kuugu sii jireynaaye Dhaqaalaha soo ururso min Boosaasoo ilaa Kismaayo
Guul D5
Masha allah illaahey haisubarakeyo deganka iyopunt Land illaahey ufududeyowadada guuleysta
Wadadii lascanod
Wadadii ceerigaabon,
Wadadii kililka 5aadba xidhnaye,
Iidoorow cirka raar dhigo .
mash allaah Saas baa wanaagsan hadii la heshiin wa ayey‼️🌺❤️
Maasha Allah. Waa talaabo wanaagsan
Masha allah viva al daarood this is good news cade
Masha Allah
Masha allh Guul
Suuqa Berbera dekedoodu maaha Soomaalida oo ah less than 0.05. Waa sharaaikta ethiopiada wax haysata. Kilika guud ahaan dadku waa maxaysato.
Ithobianka xagaad umari row row ayaadkuhalaysaa DDS illaahay ayaa waxsiiyay geelooda iyo lodooda iyo arigooda ayaad dayn kuqaadanjirtoonoo Barbara kadhoofinjirteene
Oromo miyaa wax gadata inta idinla joogta inay kaash idinka qaataan moyee maxey idinka iibsadaan
Wardheer ayaa noqonaysa deked qalalan bravo.
Dadkana nabad Allha dhexdhigo idam Alle.
Mashlhaa ❤soo dhaawadaah
Bravo Idoor Gaaja Diilaysa isaaq, Ogadenia Noolada. Isaaqow Bakhtiya sida dameeraha.
GO'AAN SAX AH oo la rabay mar hore in la dhaqan galiyo
VIVA , NEVER EVER GO BACK TO BARBARA
CAQLIGA DAAROOD KU WAA KAAS!!!!!.WAXAY U HAYSTAAN IN ARSAAQADA BINI AADAM HAYO!!!!!.WAAR ILAAHAY BA UMADIISA ARSAAQA!!!!!.WAXAAD SHAQO KU LEEDIHIIN MAAHA!!!!!.
Taas waxaan ogayn MA jiro. Sow ummadaha si isugama xidhan MA wad shaqaystaan. Hadii taa hadad fahmi waydo wax kana fahmi maysid. Risiq alle ayaa bixiya. LAKIIN asbaab iyo ficilo Rabi ku garan siyey ba ku timada. Ljiin waxaa xaqiiq ah in darood dhinac walba idinka xigo ganacsiyana LA lahayden LAKIIN aad ku badsheen nacayb iyo colaad guun ah. Waxaad ka heshaan cidna wax ka siinina.
MashaAllah jamac Talo walaaleed ayaa siisey Ilaahey somali calooshooda Ilaahey haisu bogsiiyo
Walalahayo sodhawada dakadaha idiinka leh iska jira dhagaraha cadowga allaah yaan la inka faa iideeysan cadow ha ufaa iideyn snm oo lagugu dili xagee aadayaan ogaadeen ninkii weynaa oʻlaha Halkee aadaya ogadeen arko dakadahiina
Iidoor waxay ogaanayaan
Inay hantida d5 ku noolaayeen
Waa Tilabo Mudneyd in Mar hore lais ka kashado,In Hantida lagu dilo laga dhaco Ganacsigii is dhex markii Dhaqalihii Hargeisa Berbera kusocday dadkii bixinayay lagu dilo Xiligii Tigreda Ayaa eey soo bilabatay waa midda Deganada SSC in sida dadban lagu soo galo keentay waa midda khawarijta Jore waamo Jilib saldhiga calamiga ooga sameystay kuna fiday konfurta oo dhan illa Bura Galgala.
Waa saax waayo gaanaacsataadu waaxaay raabaan meel amaana ayaaga iyo maal kooda idoor awaalba xaaq umaa laahan
masha Allah
S8daaz weeyeye. Jaamacaw Barahz Bulshada Alla Haynag qabto
Waa sax hawu wareegeen dhulkoodii weliba cashuurtana hala yareeyo waa guul butlaan waay qaabilaysaa 15 malyan oo qof oo ku nool kululka iyo eliba ssc sadex maamul ayay qaabilayaan
Kaar goyigana la furo falaydo daabula iaa jigjiga ilaa gobalada kale
Even here moyale we affected by Trede with that war
Sawirka ay dolada itobiya ay laybatay waa guryaha hantida xolah xariysan ee lagubayo inay hargaysa ay gubayan ayay u haystan waa dadki jiila oogadina dadka ku xasugi jiraya se waa lalayay walhi guul shacabka diired ee kunola itobiya guul
Ilaahay nabad baan ka barinay meel aan joognaba
Somalidu isaaq neceba meelwalbay joogan war isaaq Allaha wayn ba ilaashanaya
18 million ee absame. Suuqa putland lamka daremi dona wana guul ino so wada hooyada mida kale waa iin xuduuska suuq la ka furaa sida wajale ah
Iidoor ma xishoodo
Jeer ay xantadaan oo
Xinjirtooda arkaan .
Viva D5
Waxa Dal Kale u Socda Lama Cashuuraba iska Hubsada Badawnimaa idinka Haysa Ganacsiga iyo Dekeduhu siday u Shaqeeyaan Wixii Dal Kale u Socda Transit ayaa la yidhaahdaa lama Cashuuro Service-ka soo Degistana DP World ayaa Qaada Anaga Nama Quseeyo
SO DHOWAADA WALAALAHEEN OG AND ALL DAROODIYA
ADEER JAAMAC GALAD GUULEYSO ADIGU SI WACAN O XIKMADAYSAN UHADA SHAY O BILAA NAXLI AH ALLAAHNA AJAR KAAGA QORAYO
LAAKIIN WAXAAN LEYAHAY ISAAQOOW NOOSOO DUUBA WAXAAD DHACDAAN IYO 2AXAAD BIRAYSAAAN WAA NOO SHIDAAAL
9:34 Cag dheer waxba kama iibino hadaan jaadka itopiya joojino 2 cisho cagjar meesga wu dhafayaa. Gaysku ciyaarina Masar iyo Djabouti iya arinkan kadan baysa ethiopia sheekda cagdheert way ka war haysa Jaamac Cawaroow tani waad taad ku jabi lahaydeen😂😂🤣🤣🤣🤣😂😂 8:24
😂😂😂etopiya 100(90jibuti bey kala dagta dadka wax idhin kla dagi jiray waa rer jigjiga
Iidoor cunaqabatayn tii maraykanka ka xun ayaanu saarnay !
Viva D5
Waar waxaa s/land waxba u noqonmayso ee cagdheer ayay u darantay itoobiyada kale oo dhan ayaa ka badan
Futada hooyadiina ha galo! Somalilaand waxba kama faa’ido Cagdheer !
Aragaan jeelka aad isku xirteen uun baad ku jiraysaan hadaydan aqli kale keenin
Owelba qalad beey ahayd in aad cadawgada siiso lacagtii lagugu dilli lahaa.daarood waa neshin qabiil wuu dhafay sida somalida kale guul (d5) horay usucdo.dowllada putalland waa in aay bixisaa good service
Adoo helaya Dekad aad wax ka dhisatay, maxaa daba cayuun kuu geeyey...
HAYE CIIIIIIIICEEEEEEEY 😭
HADAAD RISIQ NOO HAYSAAN GOOSTA !?
adr marka horeba waxay ka mid Ahayd strategiyada la waday waayo colaada waxaba kama sokayn inta markabku badeecadaha dejiyona waa la yaqaanaana
Dawcalay gashamo aware xarshin ogadinku wxay u yaganan somlind ilaya wakwan dabka gabada sinaye dad xolo intaba nin dabe oo nayu layuu ah xabada wxan ahin hadu safiriya u yimado iyo intay dagan diira waa lagu balamay in lalayo walhe
Ganacibaa Berbera ka wareegay. Waa Aqoon daro kaa haysa. Habka ganacsiga Dekeda berbera . Kkkk
Waad doqonyow wariye nimadii waad disheee ka dadhiiso
Adigaa Kow ka ah kuwo Social media dadka isku dira oo Qabyaalad la so fadhiya
Jama Galad ,adduunyada waad kategeysaa ee Illaahey kabaq buunbuuninta Qabyaalada aad wado.
Hadhihin dhinaca soomaaliland
Dhinaca soomaaliya dheh
Dds khasaare badan ayaa ugu jira Puntland alaabtaa ay ka keenayaan .Waayo masafada ayaa aad u fog Qiimihii ayaa kor u kacaya.
Boqol million oromiya haystaa jummurriyadda somaliland
Soomaalidu qabiil kama qaangaarto.
Hadii daarood u wareego puntland, Irir samaale jawaabtiisu maxay noqon.
IRIR samaale labo dekedood baa u hartay unukaa iska leh iyo soomaali diid magaaladiisa hargeysa way ku filan tahay madaxweyne fiican oo soomaaliya yeelato federal ka xoogsado ummad walbo meeshooda ku xoogsato haddii dagaal dhaco ciidanka federal ka baa ku filan iyo kuwa gobolada sida mareykanka dagaal sokooye galay hadeerna aduunka ugu xoog badan .
Irir samale waa maxey
Awalba dowlad dagaanka inay tolkood puntland inay canshuurta siiyaan bay ahayd
Anaguna qaadkan jojinayna aad bakhtidane