Deg deg B. re Isaaq & Garxajis oo Awaare Bayaan kasoo saaray Dawacley

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 95

  • @faizajama1874
    @faizajama1874 2 วันที่ผ่านมา +19

    Ilaahow somali meel walbooy joogtaba nabed dhex dhig. Aamiin

  • @AxmedMahmed-j5b
    @AxmedMahmed-j5b วันที่ผ่านมา +1

    Ogaadeen isaaq guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul

  • @ahmadseaman3487
    @ahmadseaman3487 2 วันที่ผ่านมา +7

    masha Allah
    one love somali

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv 2 วันที่ผ่านมา +3

    Waa runta ee allow naga qabo sharkoda Waa muse bixi weyn tasi ee allow naga qabo sharkoda aaamin yaarabi

  • @eastside7629
    @eastside7629 2 วันที่ผ่านมา +3

    Labada dhinac kii dhintaba waa wiil soomaaliyeed ee ilaahay hakala qaboojiyo

    • @fatima-sx2ff
      @fatima-sx2ff วันที่ผ่านมา

      Amiin waa runtaa

  • @SiciidDiiriye-s1g
    @SiciidDiiriye-s1g 2 วันที่ผ่านมา

    Abwan.jaamac.iyo.Abwaan
    Sangub.mawalaalaa.jawaab
    Abwaan

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 2 วันที่ผ่านมา +2

    Allah Nabad dhexdooda ha dhigo
    Allah ha kala qaboojiyo Wiilashaa Soomaliyeed meel walba maydhkoodu yaala
    Dadku iskuma jiree kuwa Weerarka soo qaadey Allah ummada ha ka qabto
    Allahuma Aamin Aamin

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv 2 วันที่ผ่านมา +2

    Alahu akbar alahu akbar alahu akbar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Xxc-zu2xm
    @Xxc-zu2xm 2 วันที่ผ่านมา +2

    OGAADEEN NOOW IIDOOR WEY IS OGYIHIIN IIDOOR WAA IIDOOR DHULKIINA AY KU SOO QAXEEN 1988 KA SIFEEYA IIDOOR WAA CADAW HALA QAXIYO INSHAALAAH

    • @cabdikariin718
      @cabdikariin718 2 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂caac

    • @abdirahmangahair6963
      @abdirahmangahair6963 2 วันที่ผ่านมา

      Arab yaanu ku wasine futada qarso 😂

    • @Xxc-zu2xm
      @Xxc-zu2xm 2 วันที่ผ่านมา

      @cabdikariin718 mayee cuuc 1988 dhulka QAXOOTI KU imaateen IIDOOR WAA la ga SAFEYN meel WALBA OO DHUL Daarood ah WARAABAHAA LA CUNSIIYEY WAA la SII CUNSIIN INSHAALAAH

    • @puresomalilander6951
      @puresomalilander6951 2 วันที่ผ่านมา

      Ma tii kildhiga iyo timirta sidatad ahyd

    • @Xxc-zu2xm
      @Xxc-zu2xm 2 วันที่ผ่านมา

      @@abdirahmangahair6963 ABAARSO FAMILY QAXOOTI AYAAD KU timid labada tuulo WAA la IDINKA QAXIYEY DHUL ogaadeen WAA IDINKA XAARAAN DHUL DAAROOD WARAABAHAA LA IDIN CUNSIIN INSHAALAAH ABAARSO FAMILY

  • @ahaiban1
    @ahaiban1 2 วันที่ผ่านมา +1

    Baha Garxajis waa Ciidagale iyo Isaxaaq Carre.

  • @Abdiwaliaxmedidlejibaax
    @Abdiwaliaxmedidlejibaax 2 วันที่ผ่านมา

    Asc jaamac galad ❤❤❤❤❤❤

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv 2 วันที่ผ่านมา +2

    Waa xaqiiqo ee allow ugargar dadkega oo dulmiga naga qabo sharkoda aaamin yaarabi ❤❤❤

  • @Ismail-n6s
    @Ismail-n6s 2 วันที่ผ่านมา

    Af xume.
    Ilaahay ka baqo

  • @Shakir-y2m
    @Shakir-y2m 2 วันที่ผ่านมา +1

    MashaAllah waa odeyaal qaan gaartey oo muslin"nimada kadoorteen jiheenta ibliis ka

  • @faizaabdi9962
    @faizaabdi9962 2 วันที่ผ่านมา

    Illaahayow kala qabooji somalia yaaaaa Allaah

  • @fifisaid6470
    @fifisaid6470 2 วันที่ผ่านมา +1

    Jamaac Bahagarxajiis waa Dalad ay ku midaysaan yihiin Reeraha " CIDAGALE IYO ISAXAAQ " intaa ka deegta Itoobiya.

  • @MuxuyidiinJamac
    @MuxuyidiinJamac 2 วันที่ผ่านมา +1

    Garxajis maaha waa fataal mustafa dameer uu yeedhay.maxkamada ayaa la saaray dhawaan 😢

  • @abdiomar6406
    @abdiomar6406 2 วันที่ผ่านมา +2

    Mansha alhaa

  • @AadanBashir
    @AadanBashir วันที่ผ่านมา

    ❤❤wasax

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 2 วันที่ผ่านมา +1

    Ilaahyow nabad baan ku waydiisanay oo ku waydiinya
    Meelkasta oo soomali degto iyo meel walba oo islaam dego

  • @KhadarCabdi-d5g
    @KhadarCabdi-d5g 2 วันที่ผ่านมา

    Beelnaale.munaafaq.ah

  • @daljirkadahsoontv8682
    @daljirkadahsoontv8682 2 วันที่ผ่านมา +3

    Baho garxajis waa ciidagale iyo isaxaaq jamacow
    Calan castii ayaa joogta
    Muuse biixi iyo kooxdiisi

  • @CabdiXaashi-gy6fv
    @CabdiXaashi-gy6fv 2 วันที่ผ่านมา +1

    Dayuus biles baad tageraysaa

    • @Xxc-zu2xm
      @Xxc-zu2xm 2 วันที่ผ่านมา +1

      Dayuus IIDOOR JABAY naftanagah HADUU taageerin ma IIDOOR JAB DABACAYUUN AYUU taageerin LAHAA iidoori WARAABAHAA CUNAY

  • @Tamad-v9d
    @Tamad-v9d 2 วันที่ผ่านมา

    GUUL DDS GOBONIMO❤

  • @NaasirMaxamed-sx2oh
    @NaasirMaxamed-sx2oh 2 วันที่ผ่านมา

    reer guuleed weeye 😅

  • @hassanrobleh2972
    @hassanrobleh2972 2 วันที่ผ่านมา

    isaqi.may.isdhiben

  • @Selelfiaxmed
    @Selelfiaxmed 2 วันที่ผ่านมา +2

    Magac cusub ayaad si farsamaysan ugu bixisay baho-dukhsi ama baho-garxejis

  • @MaaxDheeg
    @MaaxDheeg 2 วันที่ผ่านมา

    Muuse biixi dagaal aan reerkiisu ku dhimanayn ayuu dadka rabaa inuu galiyo allaah ha nacee

  • @cumarbaaruud101
    @cumarbaaruud101 2 วันที่ผ่านมา

    Research eerie waa muhiim

  • @WagedGunogedo
    @WagedGunogedo 2 วันที่ผ่านมา

    Magan iyo jiisaw waa walaalo

  • @user-zl9vg6ku4b
    @user-zl9vg6ku4b วันที่ผ่านมา

    Wada bariis adeer ma hir galayo adeer aniga dawaclay ku sugan hadan bilaabaya

  • @AbdirahmanMohamoud-nf1dy
    @AbdirahmanMohamoud-nf1dy 2 วันที่ผ่านมา

    Waar
    Gaarxaajiis.maa.maatalan.baalwaatase.aarab.weerar.haalagu.soo.qaado.inaanu.kuudawano

  • @AxmedMahmed-j5b
    @AxmedMahmed-j5b วันที่ผ่านมา

    Fidmo wada yaasha jaamacow galadow warkoo da inaga daa

  • @maxmudmaxamud
    @maxmudmaxamud 2 วันที่ผ่านมา

    Maanshallaah. Guul inkastoo aanay awalba wax dhibaati dhex ool. Waxay ka midooben in aanay saamayn fitnada ka socoto dacawalay

  • @AxmedJirdexariir
    @AxmedJirdexariir 2 วันที่ผ่านมา

    Maajiran.baho.garaxajis.mana.aqon.saanin

  • @ahmedhariirjama1355
    @ahmedhariirjama1355 2 วันที่ผ่านมา

    Faataa. Bakhlee

  • @axmedxusen6697
    @axmedxusen6697 2 วันที่ผ่านมา

    Munaafadda daaroodiisamka ah jooji, barakada alle hakaa qaadee waxa qubanayaa waa dhiige haku degdegin

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 2 วันที่ผ่านมา +1

    Wagii ay gobalka afdheer ay argagixisada sogaleysey dadka amini weyey ayaan kamid ahaa lkn barnamijyo ay cawa sideysey sstv ayaa arkey kahor sogalitanka iney mudo Dheer ay shaqo kadhax waden hada bilowgiiba wan fahansanaa iney qayladu tahey argagixisada somaliland liinta xabsiga iyo gooni iskutaga dodaha ah waxaa lagu dhaxqariyaa Al shabab ka khawarij ta ah taas iney mareyan sirdono badan baa usura geliyey somaliland cadaawad da ay school lada iyo jamacadaha carertoda ugu dhigaan fulinteeda waa midda Al shabab ka khawarij ta ah ay ka wadaan konfur somaliya reer kn isaaq ah darood wuyaqaanaye lkn waxay khiyameen oo surageliyey hadafkoda Raxanweyn iyo Hawiye oo iman la aan iyo aqoon la aan dowlad deed haysato carertodii bey qarax kusoxirayan markas bey isla iyagii ladhax dhigaa bal imaan la aanta iyo dayuus nimada Hawiye iyo Raxaween haysato fiiri subxanallaah

    • @Johnniedallas214
      @Johnniedallas214 2 วันที่ผ่านมา

      $10 ayay qatan inay qarxiyan dadkoda lkn anigaba waxan jogay Jijiga 2022 shacabka o dhan aya fajigna o qofki cusub o laga shakiya qablayda aya laga so report gareyay shacabka marbaba rali kama aha inay Alqushash argagaxizada ku dhex noladan iyago madaxdoda XASASKODA DEGAN YAHYA HARGEISA alqushash wa inay ka QUUZTAN DDS INAY KU YESHAN BASE IYAGA IYO KUWA TAGERSANBA CAGTA AYA LA MARIN

  • @GuledMaxamed-f3q
    @GuledMaxamed-f3q วันที่ผ่านมา

    yacni yacni yacni bacni warjac facwac looqada cusub een usameynayo isaaq si aanu uga guurno afka dadka xabashigu gumaysto

  • @Siyaad-g9v
    @Siyaad-g9v วันที่ผ่านมา

    doqonkan ogedeyn jamac guun waa laiskaa dhicinayaa beenta jooji wax mamul layiraahdo majiro cagdheer waalaga xoreynanayaa jigjiga

  • @zupeeercade485
    @zupeeercade485 2 วันที่ผ่านมา

    Baha garxajis majiraan waa kofiyad baclayaal 😂😂😂

  • @bby6
    @bby6 2 วันที่ผ่านมา

    Nabad marwalba wan rabna lakin reer isaq iyo garxajis masina runti waxa siman beesha kumade iyo garhajis dadka ad ledahay runti

  • @mohamedmuuse-ck5gm
    @mohamedmuuse-ck5gm 2 วันที่ผ่านมา

    Maya Maya garxjis maaha kuwaasi na metelaàn garxjis wax AAN isaaq ka tashan ma talin karaan isaaq waa mid

  • @maxamedcabdi60
    @maxamedcabdi60 2 วันที่ผ่านมา +1

    😂😂 goaankaasi nama matalo hadaanu nahay reer sheekh isaxaaq hadalkaas xaaraanta eekasobaxay shirkaas ee baho garxajis waa waxba kamajiraan laba reer oo daarood ah ayaawada hadley uun
    Dagaalka gala viva howd seferia isaaqnimo guuul

  • @DEEQASHUKRIMOHAMED
    @DEEQASHUKRIMOHAMED 2 วันที่ผ่านมา

    Xaabashad yaqudii talow

  • @amo8696
    @amo8696 วันที่ผ่านมา

    Wayi iska hadlayaan ee nama matalaan

  • @Osman-vs7mw
    @Osman-vs7mw 2 วันที่ผ่านมา

    We are Arab no one can talk on be half off us.

  • @osmanibrahim3470
    @osmanibrahim3470 2 วันที่ผ่านมา

    JAAMAC CAGDHEER 😂🤣🤣🤣🤣 NECBIDAA IIDOOR KA KURDISH DAAROOD QAXOOTI GII BIYO GUURE

  • @engdaakir9900
    @engdaakir9900 2 วันที่ผ่านมา

    Laki haud and recerve area way ku daysay wayka madaxbanan tahay wixii manta ka dambeya

  • @FarxaanaxmeddhuuxDhuux
    @FarxaanaxmeddhuuxDhuux 2 วันที่ผ่านมา

    Cidii wax iska dhicin weysaba waxey iska dhahee shabaab ayaa na laayey

  • @SaadoCabdi-u9m
    @SaadoCabdi-u9m 2 วันที่ผ่านมา

    😅😅😂😅😂😂😅😂😅😂😅😂😅😂😅😂😅😂😂😅😂😅😂😅😂😅😂😅😂

  • @shabcaanahmed140
    @shabcaanahmed140 2 วันที่ผ่านมา

    Galadow ninka nabda doonayaa sidaad u hadlayso Uma hadlo.

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 2 วันที่ผ่านมา +1

    YES Sida hadalku

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 วันที่ผ่านมา

    ISAAQ CUQAASHOODU WAA BEENAALAYAAL‼️ NABADAY KU BAAQAYAAN WAA WAXKAMA JIRAAN😂

  • @KhadarMouse-o4o
    @KhadarMouse-o4o 2 วันที่ผ่านมา +1

    Xaaaaar waaaaayne

  • @XamseKisre
    @XamseKisre วันที่ผ่านมา

    Yaad u sheekaynaysa horta adigu marka been la sheegayo mid run u eeg noola kaalay naag yahaw hadalka jilicsani hooyada kulmiye wasye

  • @FaaraxMaxamedcigaal
    @FaaraxMaxamedcigaal 2 วันที่ผ่านมา

    Jaamac galad haisku diren dadka ilaahay kaboqo beenaalayahaw kadaa umada kicinta adigaa qalfoofe 😂😂😂😂😂

  • @AbfiAli
    @AbfiAli 2 วันที่ผ่านมา

    Hayaay hayaay waa beenalihii tuuga ahaan ee afminshaar gallad

  • @IbraahimCawil-qe6bu
    @IbraahimCawil-qe6bu 2 วันที่ผ่านมา

    Beenaale tv makula tahay garxajis ayaa arab ka hadhi waa ha riyoon siyaad ayey raganu rideen dir iyo hawiyeba

  • @CabdiXaashi-gy6fv
    @CabdiXaashi-gy6fv 2 วันที่ผ่านมา +1

    Jamaac qabyaald

  • @zupeeercade485
    @zupeeercade485 2 วันที่ผ่านมา

    😂😂 waa koofiyad baclayaal inta dacawaley ciidan dul fadhiyo wlan ogaden meel uujogaba nabad kuladeyn

  • @KhadarCabdi-d5g
    @KhadarCabdi-d5g 2 วันที่ผ่านมา

    Bukaanside.jaamac.galan

  • @AxmedJirdexariir
    @AxmedJirdexariir 2 วันที่ผ่านมา +1

    No.arab.wanu.ladhalani.wananu.ladhimanina

    • @MaleykaGabane
      @MaleykaGabane 2 วันที่ผ่านมา +2

      Axmedjirexarir
      Ama la dhalo ama ka dhileeso adigey kuu taal wala idin xasuqey wanna laidin xasuuqi doofaryahow

    • @FatumaOsmn
      @FatumaOsmn 2 วันที่ผ่านมา

      ​@@MaleykaGabane😂😂😂😂😂

    • @abdirahmangahair6963
      @abdirahmangahair6963 2 วันที่ผ่านมา

      ​@@MaleykaGabanewaar nama aamus doqonyahaw cagdheer maydkiiniibaa weli la kala gurayaa arab yaanu ku wasin

  • @Faysal-ym2yy
    @Faysal-ym2yy 2 วันที่ผ่านมา

    Kaa qalfoofka aad ka sheekaynayso rubus qarni baa ka danbaysay waanu ka taqalusnay ceel uma qabno maalin cad baanu ka adkaanay darood io dawladiisii dhiigya cabka ahad cuqdad baad qabtaan io naxli baa idinka buuxda

    • @FarxiyaCarab-fh6mh
      @FarxiyaCarab-fh6mh 2 วันที่ผ่านมา

      @@Faysal-ym2yy USC aya ku xoreysay awood aad siyaad bare dowladisa iyo D5 isaga celisay ma hada kuwan ku laayey jeelasha ka buuxiyey ed meelkasta oohin ta latagan thy ma isaga celisid wlhi laangaab ciilan thy 40sano ooyeysa lafa wadata faanka iskada viva hawiye dhe ragi ku xoreeyey adigo dulcad daroor xarshin dirxiga dhuudhiga kugu galay iidoor abaalmale

    • @Faysal-ym2yy
      @Faysal-ym2yy วันที่ผ่านมา

      @FarxiyaCarab-fh6mh hawiye anaaga hubka io rasaasta siinay dawalad aanu 10 sano ladalamaynay oo jilcinay ayay marking u danbeysay 90kii nanala ridden ma dafirsanin taa abaal nagumale hawiye santana waankuu sheegay darood weligood waanu is dilaynay hawiyena nooma hiilin maxaabista aad sheegayso kumanaan baanu ka haynaa mana once waa aarsanaa inanta hawiyay haygu iman adigu jawaabtana adigu mad lahayn

    • @FarxiyaCarab-fh6mh
      @FarxiyaCarab-fh6mh วันที่ผ่านมา

      @@Faysal-ym2yy darood iyo isaaq ma iyaga dagaalami kara. Jilibo ogaaden iyo ku dhulbahante ayad dirirtan isdaji takale xged ka keentay rasasta aad hawiye siisay hawiye xoog iyo xoolo kuma gaartid hana ceebeyn iidoorey

    • @Faysal-ym2yy
      @Faysal-ym2yy วันที่ผ่านมา

      @FarxiyaCarab-fh6mh malah ilmayar baad tahay tolkaga waydii hub io rasaas ay ku dagalaman baanu siinay tan aad leedahay darood lama dagalmi kartid isagoo somali oo dhan Watan ka adkanay maalin cad oo aan kaxoroownay noomana taliyaan sidina madax Wayne nooma noqdaan xor noqda

  • @SaleebaanMaxamuud-c5j
    @SaleebaanMaxamuud-c5j 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wll muuse biixi kaba sooqaad inuu shidayoo cagafta arab badhtanka loomariyay dadka aqalada laga gubay ee lasagasoo barakiciyay maysagaa sameeyay oo xaalka abuuray mise xaalad ayay halkaa dawladu ka abuurtay si isku dhac uyimaado oo xaalku halkaa usoo gaadho miyaanu alle kuxisaabinayn jamacoow waxaad wadaa waa qaybi oo xukun dadkaasina ama nabad ayay wada ahaanayaan ama colaad adna alle ayaa kaaxisaabi maatada laxasuuqay eed wajiga kale uyeelayso sowtaad lahayd muuse wuu tagayoo nin tagayna warmaleh ma hadaad cagaftii arab badhtanka loomariyay ku eedaynaysaa iyamaad waalantay labada jeer waxaad rabtuun miyaad sheegaysaa mise waxjira

  • @rageosman1726
    @rageosman1726 2 วันที่ผ่านมา

    Lafta Nagaa

  • @maxamedcumar4942
    @maxamedcumar4942 2 วันที่ผ่านมา

    Jaamac beenale adiga argagixiso ah

  • @marhoraansameeyaykingdom6355
    @marhoraansameeyaykingdom6355 2 วันที่ผ่านมา

    BAHA DUQSI😂😂😂

  • @hadliye1144
    @hadliye1144 2 วันที่ผ่านมา

    Baho duqsi gaa udaa

  • @guleidabdulahi5144
    @guleidabdulahi5144 2 วันที่ผ่านมา

    Beenale adiga iyo hooyadaa argagaxiso ah

  • @IIB-SAME
    @IIB-SAME 2 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂 tuugtu garxajis ma matelaan garxajisna maaha ee waa reer yoo hada soobaxay baha garxajis. Tolow xagay degaan kkkk bahagarxajis anaga mahee

  • @simsimadan7621
    @simsimadan7621 2 วันที่ผ่านมา

    Baha duqsi ma ogadeenka markaa
    😂

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad 2 วันที่ผ่านมา

    Wxba jiraan odayagani tagay awaareh ogaadeenaw ayna Idin hodin wlee SFCN ayey idinka beenta ku sheegayaan

  • @mawliidahmedjibriil6142
    @mawliidahmedjibriil6142 2 วันที่ผ่านมา

    Odayaasha afduubka ku jira ee magacan cusub loo bixiyay maaha qaar jira,
    Adiguna hadii la iska kaa celiyo ma afxumo ayad la timi doqonaw

  • @Ismaelabdi-u6w
    @Ismaelabdi-u6w 2 วันที่ผ่านมา

    Waa xayraamiin meelahaa laga soo ururiyey uu Ina cagjar lacag uqaybiyay ee maaha dadkii taladu kago,aysey

  • @Osman-vs7mw
    @Osman-vs7mw 2 วันที่ผ่านมา

    Xaar weeny you seen nothing yet