"Muuse Madaxwayne Sii Ahaan Maayo Hadii Uu Doorasho Qaban Waayo"Gud faysal

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ม.ค. 2022
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

ความคิดเห็น • 208

  • @hodanibrahim6033
    @hodanibrahim6033 2 ปีที่แล้ว +15

    Waar xisbiyada waa la furayaa maxkamadu way ku dhawaaqaysaa waa la tartamayaa doorashadana waa la qabanayaa kartidaasoo dhan ina biixi waa leeyahaye waanu qabanayaaye idinku maxaa la baqaysaan

  • @omarjama7627
    @omarjama7627 2 ปีที่แล้ว +24

    Dalka iyo dadka ka xishooda! Faysal iyo Ciro kursiga uun baa u muuqda Xisbiyada cusub Ayaa loo baahan yahay !

    • @hamseosman-1651
      @hamseosman-1651 2 ปีที่แล้ว

      Hhhhh markiii muuuse shaanide qarxinaayay maxaa u muuuqday waa suaal

  • @mustafemk829
    @mustafemk829 2 ปีที่แล้ว +15

    Garxajis 2 nin baa wax ku cunaya hooy dadka yaan la waalin

  • @amdualeh5802
    @amdualeh5802 2 ปีที่แล้ว +16

    Faysalow labaatan sano ayaad guddoomiye ahayd waxba kama keenin,dagaalna wax ku keeni maysid,dib u raac taariikhda iyo dagaaladii Ina Soo Maray,wixii nabad lagu waayo colaad laguma helayoSOMALILAND HORE HAW SOCOTO.

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 2 ปีที่แล้ว +16

    ururada siyaasada waa furan yihiin

  • @somalilanddiaspora
    @somalilanddiaspora 2 ปีที่แล้ว +5

    Duur ba run sheegay, tuugta donaysa inay madaxweyne noqdaan wa ciyaalasuuq

  • @mubarikcisman9525
    @mubarikcisman9525 2 ปีที่แล้ว +5

    Waa...rijaal duur...waa wayo arag...ruug cadaa..ah...

  • @xaajimasaleh8837
    @xaajimasaleh8837 2 ปีที่แล้ว +5

    Somaliland u joojin meyso labada dhukuran ee cirro cambo iyo feysal faaruq xirsi sixiroolana buudhiga madhan marba meel cidlo ah ha ula rogmado dhamaantiinba waxaanu leenahay ku biyo caba ururadii wey furan yihiine

  • @JamalAli-jo7if
    @JamalAli-jo7if 2 ปีที่แล้ว +6

    Ciro canbe iyo faysal film waxuugu waa qiiq is ku qaris

  • @husseinaffey1780
    @husseinaffey1780 2 ปีที่แล้ว +7

    Feisal, has to stop the threat he keeps on preaching. He has been a chairman for over 20 years why does he step down and allow the young people of Somaliland to take his place. Somaliland people are tired of his threat and selfishness.

    • @Gob_gobonimo
      @Gob_gobonimo 2 ปีที่แล้ว

      Maxaa kugu kallifay ingiriis jajaban (ilmo 3 jir ah lagu moodo), maad luqadii hooyadaa kugu ababisay qorteed.

  • @abdirahmansalah3643
    @abdirahmansalah3643 2 ปีที่แล้ว +5

    Faysal & Cirro baroor & oohin way khafiifeen.
    Hadalada ay ku hadlaan waxa ka muuqata qarandumis & hanjabaad.
    Ku biyo caba ururada waa la furaya.

    • @xaajimasaleh8837
      @xaajimasaleh8837 2 ปีที่แล้ว +3

      Waa sidaas waxay wadaan taayada hanaloo eego oo dastuur ma jiro toodana loo yeeli maayo waxaa la raacayaa dastuurka dalka u yaala waxaanu leenahay xaarka xejista ururadii waa la furayaaye ku biyo caba somaliland guul forever insha allah

  • @minursa02
    @minursa02 2 ปีที่แล้ว +8

    Faisal iyo Ciro idhiinka ubahaan inaa wadaanka laidhiinkaqabtoo, oo leeh hadii lainosameenwayoo saan rabno ciirkaas baan soodumineeyna waa idhinku ceeb. Xishooda oo shacaabkana Ka xishooda

  • @deeqsamater9445
    @deeqsamater9445 2 ปีที่แล้ว +8

    Duur good man
    Sidaas ayaaloobamahan yahay

  • @MahdiHagi
    @MahdiHagi 2 ปีที่แล้ว +11

    Duur Madaxweynaha Mustaqbalka..
    Mashaallah

    • @Ayaan_wadaani
      @Ayaan_wadaani 2 ปีที่แล้ว

      Waa munaafaqaadiinii taazo filmka hore aynu ui galnay ee laa soco.

    • @ayaanahmed3421
      @ayaanahmed3421 2 ปีที่แล้ว +4

      MUDANE Duur wax loondhiga ma jiro Inshaa'Allah Madaxweynaha Mustaqbalka

    • @dahirawad2781
      @dahirawad2781 2 ปีที่แล้ว

      @@Ayaan_wadaani l

  • @ibnulaqli200
    @ibnulaqli200 2 ปีที่แล้ว +3

    Duur alle ha barakeeyo waa masuul weedhisu walwalka kaa saaraysa runtiiii

    • @fahiimae7336
      @fahiimae7336 2 ปีที่แล้ว

      Waa run . Duur hadalkaa wacan iyo wadaniyadaa u muujiyo marna ma maqal isagoo wax kale ku bedely! Allah haka abaal mariyo

  • @fardusaw9688
    @fardusaw9688 2 ปีที่แล้ว +10

    Labadan nin ee ilmadeerka ahi waa inay ogaadan somalilan way idin dawanaysaa malin walba afkiina waxa ka soo baxaya.

    • @roodaabdulahi5501
      @roodaabdulahi5501 2 ปีที่แล้ว

      dantada garo faysal iyo ciro madaxwayne maha cidii dantada haysa laxisabtam ok

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 2 ปีที่แล้ว +1

      @@roodaabdulahi5501 ciro iyo xisbigisa aya wata xisbi reereedka

    • @fardusaw9688
      @fardusaw9688 2 ปีที่แล้ว

      @@roodaabdulahi5501 faysal iyo ciro waa kuwa mixnada wada ee somalilan malin walba ka nixiya aflagadada iyo hanjabada ay wadan iyagoon rina gees ka ridi karin somalilan xisbi qabilaysan iyo tolay yaa reer hebelay way ka kortay.

  • @InaVar123
    @InaVar123 2 ปีที่แล้ว +4

    Wr qabiiiiil bd tahiin faysalow 🥵🥵

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 2 ปีที่แล้ว +6

    Duur waa runtii shacabka hadalka duur ka sheegay ayaa runa shacabku nabadooda iyo hadal wanaagsan ayey rabaan hadal xun oo ka kacaaaaay marabaan shacabku

  • @xildidxirsi5513
    @xildidxirsi5513 2 ปีที่แล้ว +3

    Waxba haysku kay kalaqaadina kan fadhiyaa madaxtooyada waa nin reer sheekh isxaaqa kan ku socdaana waa nin reer sheekh isxaaqa ,
    Reer samatar iyo reer guuleed suldaan amaba sugule caynaashe waa kuwii dadka hagilahaa ee magaca sheekh isxaaq dhawri laa ,horumarkana uhorseedi laa ,

  • @dahirabdullahi10
    @dahirabdullahi10 2 ปีที่แล้ว +4

    Duur is a wise person

  • @sue4356_
    @sue4356_ 2 ปีที่แล้ว +7

    Shaqo kale raadsada reerkoow oo lacagtan aad colaada ku bixinaysaan horumarka reerka ku bixi, shaqo dowladeed caantaynaa lafa qaataa, wax aan 400 ka badnayna way u shaqeeyaan e.
    Hadal yar iyo hawl badan!!!

  • @fiburale5200
    @fiburale5200 2 ปีที่แล้ว +2

    Maansha allaah carraale duur waa halyey qaran waa madaxweynaha mustaqbalka ilaahay hakugu Simon ereyna la kala odhan og Allena la kala baryi og alle haku xafido maansho Allaah

  • @aliweli438
    @aliweli438 2 ปีที่แล้ว +4

    madaxweyne somaliland oo hore oo aan loo kordhini inama soo marine mana jiro
    muuse maxa looga sii qaylinayaa

  • @buufiyahaweyn7430
    @buufiyahaweyn7430 2 ปีที่แล้ว +4

    HHHHHHH YAA MADAXWEYNE NIMANKANI SHARCIGII WAY JABIYEENA MAAD NAGA XIDHXIDHID
    MADAXWEYNE

  • @axmedgure2933
    @axmedgure2933 2 ปีที่แล้ว +5

    Labada Finlandese🇫🇮 Dhuukureen
    ticket Hu Gooyaa 🛫🛬🇫🇮.

  • @Gob_gobonimo
    @Gob_gobonimo 2 ปีที่แล้ว +9

    Baarlamaanka! Faysal kuwii horena wuu caayay, kuwana wuu caayayaa

  • @amdualeh5802
    @amdualeh5802 2 ปีที่แล้ว +16

    QABIIL IYO QARAN ISMA QAADAN KARAAN.

    • @ifraaxqalanjo9282
      @ifraaxqalanjo9282 2 ปีที่แล้ว +1

      Usheeg

    • @saynabSr
      @saynabSr 2 ปีที่แล้ว

      Anagaa is qaadsiinayna way is qaadan qaran iyo qabiil hadii mid laga tegaya qaranka ha laga tago laakiin qabiil intaan noolnahay waa nala soconayaa

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 2 ปีที่แล้ว +4

    Kuwani kiniin bay qaataan cirro iyo faysal

  • @mohamedm4924
    @mohamedm4924 2 ปีที่แล้ว +2

    Faysal malaha hanjabaad kama dhammaado

  • @abdilahiahmed3550
    @abdilahiahmed3550 2 ปีที่แล้ว +7

    WHAT A MAN. EX WASIIR DUUR

  • @nugaal012
    @nugaal012 2 ปีที่แล้ว +8

    Horta magaca Garxajis yaa la barayaa. Ma mid aan hore u jiri-jirin baa. Dadku waxay is waydiyaan maxaa reerkan ka khaldan ee ay maalin walba Cabashada iyo Hanjabaada ula soo taagan yihiin Social Media iyo Warbaahinta. Waar taariikhdu way is qoraysaaye reerkan magaca yaan laga dilin.

    • @aminaahmed2836
      @aminaahmed2836 2 ปีที่แล้ว +1

      Waxa yaab leh waxan Saska looga qabo Magacan.Qabiilada kaleba inta way hadlaan maxa lala sasaya marka Garxajis hadal yidhaahdo.
      Taariikhda dib u eega qabiil aan hadalo odhani majiro.Qaar caytama,
      qaar shaani qarxiya wax walba la arag oo la maqal.

    • @MohamedHassan-nv1gm
      @MohamedHassan-nv1gm 2 ปีที่แล้ว +2

      @@aminaahmed2836 Waxii Lagu Qoonsaday Ayey Qabaan Kkkkk

    • @markihoremaxadtidhi916
      @markihoremaxadtidhi916 2 ปีที่แล้ว

      @@aminaahmed2836
      Absolutely 💯 indr.
      Reerku waa dowlad oo cabsi xoogle aya laga qaba!
      Viva GARXAJIS 💪 💪 💪

  • @ismaelmohamedahmed7176
    @ismaelmohamedahmed7176 2 ปีที่แล้ว +6

    Halafuro xisbiyada oohintani waysodhamatay

    • @aminaahmed2836
      @aminaahmed2836 2 ปีที่แล้ว

      Waar waddani party bay Sas kaqaadeen qaar badani.
      Wuu xogaystee hala kala furfuro oo hala baabiyo uun bay ka dhegtay.
      Waa la qabanaya doorashada Madaxweynaha.Mar wadani.waa faqash, taasi hore ayaa loo xoqday
      maanta maxay keeneen hala burburiyo.Waar Xishooda waddanka ayaa la dhowrayaye.

  • @18maychannel23
    @18maychannel23 2 ปีที่แล้ว +4

    Waar umada ka xishooda oo kadaaya beenta oo uhogaansama sharciga bahabahada joojiya

  • @mosamater7882
    @mosamater7882 2 ปีที่แล้ว +2

    Labadan xisbihalaka reebo xisbe dulbahante ah halakeen🔔

    • @shankaroonland7480
      @shankaroonland7480 2 ปีที่แล้ว +1

      Absolutely. waanu soo bixi inshe Allah laba xisbi qaran oo reer qudha sheegtay waaba ku ceeb somalilantii kale haday intaa ka badan sii daawato

  • @fosiyamahmed2390
    @fosiyamahmed2390 2 ปีที่แล้ว +1

    Faysal ku quuso Muusaad ku walateenne khalkhala ha galina Shacabka S/la,and!! Run baan idiinshegayaye waa walahi inanu Muuse kkordhisaneyne isagoon wakhtigiisu dhamaanin ayuu (Ictirafkeenu) imanayaye!! ee Sidaa u Xiqsanada oo bari yeydaan hoos u Forarsan,, idinkoo kka kkhajilaya Shacabkiina oo Rikoodh idinka duubay🧠✍⚖⛹‍♀️🙏💚🔑🕋🕋🕋

  • @mustafemk829
    @mustafemk829 2 ปีที่แล้ว +6

    Maxkamada ka war suga

  • @jiilkacusub3019
    @jiilkacusub3019 2 ปีที่แล้ว +5

    Faysal cali waraabe
    guuleed suldaan cajiib!😅😅
    Malaha muuse kuma yaqaan 👍👍

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 2 ปีที่แล้ว +2

    Siyaasiyiinta aqoon daro wayn ayaa Ka haysa dhanka siyaasada. Hadii ay Siyaasiyiin yihiin hadalkooda ayay miisaami lahaayeen

  • @omarjama7627
    @omarjama7627 2 ปีที่แล้ว +5

    Wadankan ictraaf baynu u rabnaaa ! Doorashada ha la qabto buuqana ha la joojiyo xisbiyada cusubna ha la dar dar galiyo sedexdan xusbi way iska tag !

    • @aminaahmed2836
      @aminaahmed2836 2 ปีที่แล้ว

      Dismantling the most popular political party is not the way to go.Waddani party is the hope party for the majority.70% of the Somaliland population refuse to remain in the current corrupt system.
      Waa laysku toosay.

  • @waabeerigeedi9168
    @waabeerigeedi9168 2 ปีที่แล้ว +3

    Feisal cali waraabe Somalilaantiisu waxay ka bilaabantaa NGO giisa ucid iyadayna Ku dhamaataa oo marka la yidhaa ururo ayaa la furayaa wuu ka baxaa xayndaabta somaliland wuxuuna yidhaahdaa waxen ahay nin reer guleed suldaan isagu wadani Dhab ah maaha ee qabiiliiste waxana dhib Ku ah ururo ayaa la furayaa .

  • @xasanclaahi1564
    @xasanclaahi1564 2 ปีที่แล้ว +3

    Kkkkkk,Faysal,kartoon,xanuun,subeeriya,layidhaa,ayaa,ku,dhacay,beenAIE,

  • @crahmanabdisalan2141
    @crahmanabdisalan2141 2 ปีที่แล้ว +2

    Wuu gariirayaa faysal dhicidiisii baa u muuqata

  • @ashafaarah8700
    @ashafaarah8700 2 ปีที่แล้ว +2

    Tola ay reer hebelaw ma wa xasaa asxab qaran ah

  • @rahmaomar5447
    @rahmaomar5447 2 ปีที่แล้ว +2

    Walaahay ninkaa duur waa ninwaxgarad ah waarninkaamaad sooosharaxdaan

  • @hibohassan8939
    @hibohassan8939 2 ปีที่แล้ว +2

    Muse bixi waa geesi cidna kabaqan maayo faisalow soodaaa waxaad hayiso. Muse iyo ina kaahin waa mujaahidiin

  • @arafaadsahardiid2241
    @arafaadsahardiid2241 2 ปีที่แล้ว +3

    Maanta wxn ahyn mucaaradnimo iyo muxaafidnimo mooye wax kle ma yaqaanan siyaasiyiintu iney bulshada matalaan ee maaha iney xisbinimo ay matalaan

  • @Sahal63
    @Sahal63 2 ปีที่แล้ว +3

    Hadal aad u qiimo badan baan Wasiir hore Duur ka dhegeystey, Allah Swt ha xifdiyo isaga iyo inta meel durugsan wax ka arkaysa ee aan madaxtooyadu uun u muuqan.
    Shacabka Somaliyeed Mandaqadan ku nooli taag tamar iyo taag uma hayaan kicin aan waxba loogu qabanayn, iyadoo Caruurtoodii tahriib ku dhammaatay, kuwii Jaamacadaha ka baxay suuqa ku camal la,yihiin, waddo jirin, caafimaad jirin,biyo ku filan lahaysan, reer reer iyo jilib jilib loo kala fadhiyo,sicir barar jiro,
    Waxa shacabku rabaa inuu maqlo wax qabad, qaylo la,aan, Madaxda Dawlada iyo kuwa xisbiyada oo tuulooyinka iyo magaalooyinka yar yar u baxa oo u kuur gala dadka noloshiisa lana qaybsada wacyiga dadku ku nool yahay.

    • @shankaroonland7480
      @shankaroonland7480 2 ปีที่แล้ว +2

      Waa runtaa waan kula arkay hadalkii duur ee kala miirnaa sidii caadada u ahayd indheer garad hadal yaqaan muxtarim sumcad wayn kuleh Somaliland oo dhan hadii uu uru furtana mid guulaystuu noqon lahaa

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 2 ปีที่แล้ว +2

    mucaaridku horta m weynaha ma iyagaa doortay?

  • @quranisnour455
    @quranisnour455 2 ปีที่แล้ว +2

    Duur illahy cimriga iyo caqliga hakuu barakeyoh, nabada iyo wadani nimadu way ka muuqataah 🙌🙏

  • @yassinjama4361
    @yassinjama4361 2 ปีที่แล้ว

    Kkk war kanwaaba asaasaqay faysalka ismamaqlo sowkiilahaa mahajeegaan

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 2 ปีที่แล้ว +3

    Waa sidaa

  • @husseinnur8250
    @husseinnur8250 2 ปีที่แล้ว +2

    Fsysal cajaladii waxay kag dhegta haddii Muuse qaban wasyo doorasho. Ayaa yidhi ma qabanayo. Ururadaa ka horeeya. Ma eed ayuunbay wadi. Caano baqay. Waa artin sharci adeer adigaa is yeelyeelaya

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 ปีที่แล้ว +2

    Aniga oo Super Awal ah Faysal waa doran lahaa lakiin mic waan ka fogeyn lahaa
    Tuur Waan dooran Lahaa Iyo Gaboose lakiin Sorry Ciro ma doorten

  • @cabdirshidmhmedhagi9365
    @cabdirshidmhmedhagi9365 2 ปีที่แล้ว +2

    Ex wasiir duur.
    Inderkiina ciro. Mncha allah
    Blse libaax hadalka Allah weyni barey
    Mahamed nuur caraale duur

  • @jamaalabdinasir54
    @jamaalabdinasir54 2 ปีที่แล้ว +4

    Azxaabta inaay qabiil Ku dhisantahay miyaa been ah

  • @mubaarikcabdiraxmaan4782
    @mubaarikcabdiraxmaan4782 2 ปีที่แล้ว

    Hadiiba mucrdku anay danaynayn nabad iyo horumarka anaguna dorshadoda kuriga ay danynayaan ma rabno
    Ha furo ururda cusuba dhame
    Wa waraabayaal

  • @hibohassan8939
    @hibohassan8939 2 ปีที่แล้ว +2

    Faisal cali warabe bakhaarkii waa lagaa xidhayaa waxaad qadayiso soodaa. Ciro xisbi adiga kuu xidhnanayaa majiro. Ururadu wayi furanyiin. Muse bixi waad iskugu tagteen waa la iska kiincelindoonaa. Soodaya waxaad hayisaan.

  • @MrAhmedyaasiin
    @MrAhmedyaasiin 2 ปีที่แล้ว +2

    tookh iyo faatadhug faysal cali waraabow labaatan sano ayaad nasoo hor taagnayd ee meesha ka dhaqaaq oo xusbiyada waa lafurayaa ee tartan

  • @mohamedsamotalis8173
    @mohamedsamotalis8173 2 ปีที่แล้ว +1

    Faisal iyo Cirro iyagaa sabab u ahaa in Muuse Biixi M/Weyne ku soo baxo welina halkiibay ka garaacayaan....Faisal toloow hadalkiisa dib maw dhagaystaa... kelmed waliba ta kale ka soo hor jeeddo...

  • @rodaismail8151
    @rodaismail8151 2 ปีที่แล้ว +2

    Faysal you can not handle any Political Issues. What I hear from you is always who is who and that is wrong. Look where is Somaliland is at in this world, and now you guys are trying to take us back. I am sorry for you guys.

  • @AliAhmed-zc8em
    @AliAhmed-zc8em 2 ปีที่แล้ว +2

    walaalahay kulaykaygana uma dulqaadanayaan, hawshana iga dayn maayaan.

  • @somalilanddiaspora
    @somalilanddiaspora 2 ปีที่แล้ว +2

    Ciyaalasuuqan dhukuran iyo kan waalan wax ay hayaan ma jireh wax kaleh ma haysaan. Distoorka wa qalad somaliland wa burburindoona

  • @ugaasyahye9349
    @ugaasyahye9349 2 ปีที่แล้ว +1

    Faysal Cali warabe niga Dade ciyarat hah

  • @Jamaalabdiow
    @Jamaalabdiow 2 ปีที่แล้ว

    Xusbiyada haddii lafuriwaayo ciro iyo faysal iyo muuse musharax sii ahaan a ayaan. Walaahi wey burbureysaa

  • @jaranlacag1046
    @jaranlacag1046 2 ปีที่แล้ว +1

    Ciro hurdaaye iyo faysalba waxba kuma hayaan meesha

  • @sidiiqtogdheer712
    @sidiiqtogdheer712 2 ปีที่แล้ว +2

    Labada nin ee xiirxiiran markii garxajis dagaalamayay ee xoog iyo xoolo iyo naftaba dalka loo hibeeyay xagay joogeen
    Tastiikhdii aylahaayeen miyay ilaaween
    Waar ragii taariikhda garxajis idinkaga mudnaa ayaa ee usoo halgamay
    Ayaa goob walba fadhiya markii horeba waa laydiin qaldamay iminkana isku qaylise oo laydin fahan rag uqalma halkaa fadhidaan oo garxajis ah oo aanu codka siino ayaa imanaya

  • @rodahoreh6728
    @rodahoreh6728 2 ปีที่แล้ว +2

    2 xisbi dadka ha laga qabto

  • @khadaribrahim9927
    @khadaribrahim9927 2 ปีที่แล้ว

    Waa taa siyaasidi somaaliya anaabale hakusoonoqani a

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 2 ปีที่แล้ว +1

    shacabka ma ogola in qabiil lagu hanjabo hada shacabka ka arkan qabiil kuma dooranayan faysalow ha odhan reer baa la kala noqonaya waa midh khalda midhkaasi

  • @rodaismail8151
    @rodaismail8151 2 ปีที่แล้ว +1

    Faysal only knows how to talk and talk about Clan clan . If these goes on Somalilsnd will not have a peace.

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 2 ปีที่แล้ว

    Anigu wxn isleeyey doorashadu xiligeda dhacaysa KULMIYENA MAXAMUD XASHA U MUSHARAXA

  • @halimoali6059
    @halimoali6059 2 ปีที่แล้ว +1

    Faysal iyo Ciro xishooda ooshacab kahakicinina kursi waxaa kaween aman iyo midnimo

  • @ashafaarah8700
    @ashafaarah8700 2 ปีที่แล้ว +1

    Hanaac layso ma ninkaga sidaa uhadlaya aya dadka iyo dalka naf uhaya waa faysale

  • @mohamudali6853
    @mohamudali6853 2 ปีที่แล้ว +1

    Fasal waraabe nin kafuleeysan ma jiro maalmo kadib asagoo muuse amaanayo baad maqli doontaan laangaabka quraradii lugu tuuri jiray buu u xiisay nin hadal badan waa fuleey true 👍

  • @museadan9335
    @museadan9335 2 ปีที่แล้ว

    Duur hunguri

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 ปีที่แล้ว +1

    Ninow Tuur iyp Gaboose inoo kala Doraa in kastoon sanadkan rabo in Samroon hasho Ama Dhulbahantey

  • @ismacilmaxamed8868
    @ismacilmaxamed8868 2 ปีที่แล้ว +1

    Faysal filin kartoon xarka iskaduwadheh

  • @azmedcabdilaahi4529
    @azmedcabdilaahi4529 2 ปีที่แล้ว

    Faysal geesi

  • @myway3801
    @myway3801 2 ปีที่แล้ว +1

    Labadan nin qabilka isku racay ya qabta somaliland

  • @cajabfiqi
    @cajabfiqi 2 ปีที่แล้ว +1

    hadiii lafurana waa arkaynaaa hadaaan lafurina waaa arkaynaaaa
    waxa lasugaaaba waa 10 bilood eee soosocda

  • @maxamedxajiok2967
    @maxamedxajiok2967 2 ปีที่แล้ว

    Faysal iyamad walantahay markad leedahay really guled suldanbaan iyo nin garxajis ma ihi

  • @sadaamyoonis1373
    @sadaamyoonis1373 2 ปีที่แล้ว

    Waxaanu taageeraynaa xisbiga cabdiraxman ciro

  • @bemzema1880
    @bemzema1880 2 ปีที่แล้ว

    Habar awal vs Habar yoonis vs Cidagale winner= habar jeclo

  • @gellegaab8735
    @gellegaab8735 2 ปีที่แล้ว

    Xisbiga wareeji waryaahee

  • @Ahmad17056
    @Ahmad17056 2 ปีที่แล้ว

    Faysal cirkaa ku soo dumay

  • @qaasimmacruuf3501
    @qaasimmacruuf3501 2 ปีที่แล้ว +1

    faysal Runyaqaan Sharciga Hapa Barto

  • @waaniye4164
    @waaniye4164 2 ปีที่แล้ว +1

    FAYZAL WAAA ZAID DALKA HA WEYDAARTO INTAA KABADAN QARANKU MA MASRUUFI KARO NIN NOOCANA XIRSINA PDHAD BAA SUGAYA

  • @abdifatahduale3967
    @abdifatahduale3967 2 ปีที่แล้ว +2

    Ururadu way furan yihiin

  • @cismaanjamhuuri6276
    @cismaanjamhuuri6276 2 ปีที่แล้ว

    Ma faysalba qabyaalad ka hadlaya waa adduunyo ee allah odaygu af macana mararka qaar
    Hadda waakii bilaabay hogay ee ba ayay ayaa reer hebel ah
    Haddeerna wuu isku marqati furaya oo waaka xagga dambe kaga daray inleen meeshasa u muuqata ee
    Odaygan cirrona aqoonba kuma amban oo dhaka cas ayuu taagaya iyo hadal jilicsan

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 2 ปีที่แล้ว +1

    Muuse shaani iyo ina Kaahin afdalool WAA Labo basaas SNM basaasijirey Dafle AYAA sheegey

  • @said1498ify
    @said1498ify 2 ปีที่แล้ว

    Hadii ay gudiga doorashooyinku ay yidhaahdaan waalal kordhinayaa waa la kordhinayaa Shalay baa la kordhiyay baribay dhacaysaa Hadii wadani iyo Ucid ay shacbiyad haystaan ha galaan doorashada.

  • @halimoali6059
    @halimoali6059 2 ปีที่แล้ว +1

    Isbedel cusub baan ubaa hanahay

  • @leabantwin7480
    @leabantwin7480 2 ปีที่แล้ว +1

    anoo sacad muuse ah ayaa codkayga kuu siinaya inaadeer hawarwarin

  • @abdiabdi1738
    @abdiabdi1738 2 ปีที่แล้ว +1

    Sade’x nin o isaaqi xukumi Mayan somlilan kulmiye ucud wadani qabiil qaran manoqdo xisbiyada wala furi isaaq don’t

  • @liibaanmuuse156
    @liibaanmuuse156 2 ปีที่แล้ว +1

    Nac nac

  • @isamkaiyodacwadaillahay5287
    @isamkaiyodacwadaillahay5287 2 ปีที่แล้ว

    Dr

  • @ahmedilmi2633
    @ahmedilmi2633 2 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkkkkk

  • @awshan571
    @awshan571 2 ปีที่แล้ว +3

    Nin reer samatar ah iyo Nin reer guleed suldaan ah 💯✅🙏

    • @Ayaan_wadaani
      @Ayaan_wadaani 2 ปีที่แล้ว +1

      Akh aakh maa Reer Guuleed iyo samatar baad is bar bar dhiigtay. Tariikh da so baro ama xal ka bixiii

    • @awshan571
      @awshan571 2 ปีที่แล้ว +1

      @@Ayaan_wadaani doqonimo ayaa ku haysa ,reer samatarku maxay yihiin, in lays agdhigo ayaaba darajo u ah ,waayo reer guleed waa boqotooyo mudo badan jirtay .

  • @waaniye4164
    @waaniye4164 ปีที่แล้ว

    MA JUFAA MUUSE WAX KA QAADI WAA CIYAARIHIISII

  • @cige3636
    @cige3636 2 ปีที่แล้ว

    3 JEERBAAD DHACDEE. ISKAGATAG
    CIRO. IYO ADIGUBA KHAYIR. MALIHID