ibraahim Caydid oo kahadlay gudidi dorashada isasaarka ah go,aamisay oo xisbiga Wadani u ololaynaysa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024
  • Mustafe Indhotaag, waa channel ka shaqeeya. siyaasadda iyo arrimaha bulshada Soomaaliyeed,
    sido kale soo gudbinaa, Taarikhihii hore ee dhulka soomaalida, Xayaysiisyada. kala soco wararkii u dambeeyay ee arimaha bulshada. daawo
    Mustafa Indhotag. It's a channel that works. Somali politics and social issues,
    also submit, the past history of the Somali land, advertisements.
    Follow the latest news on social issues
    Follow my page Thanks
    / mustafeindhotaag

ความคิดเห็น • 15

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 2 วันที่ผ่านมา +4

    Odayaal ku sheega Hjeclo ee Ictisaamka wadanka ka qabta kilaabta oo jeelka ku gura waa Ictisaam, waa in Ictisaam laga dhigaa urur Argagixiso ah.

  • @UbahMohamed-t4g
    @UbahMohamed-t4g 2 วันที่ผ่านมา +2

    💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️s💚🤍❤️💚🤍❤️🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹somaliland viva guuuuuul somaliland guuuuuul somaliland somaliland guuuuuul somaliland somaliland guuuuuul somaliland somaliland

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 2 วันที่ผ่านมา +3

    NOOLOW MUJAAHID IBRAAHIN CEYDIID❤❤

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 2 วันที่ผ่านมา +3

    GUDI HABARJECLO MAAHA OO SALAADIIN HABARJECLO MAAHA WAA URUR ARGAGIXISO AH OO LA YIRAAHDO ICTISAAM ANAGA AH KUWA AY MAGACOODA SHEEGANAYAAN WAA ARGAGIXISO XIRSI U ADEEGEYSA LAAKIIN WAXBA NAGA HELI MAAYAAN HABARJECLO DANTEEDA WEY TAQAANA

  • @khadradahir-d2j
    @khadradahir-d2j 2 วันที่ผ่านมา +2

    Shacabow hrtiinay timid cida uu samaystay wataa badheedhay cidisaambaa suldaano noqotay war halashiido meeshay istaagaanba

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 2 วันที่ผ่านมา +2

    Wasaarada Daakhiligu waa in odayaasha Hjeclo ee Ictisaamka ah ee ololihii bilaabay joojisaa, waa bahalo kudaafad ah doraad ayaa beeshooda laga qaaday 200 oo halaab laba nin wiigii hore la dilay mid keliya oo tacsi u diri karaa ma jiro shaqo shaydaan ay cadow u wadaan ayey wadaan iminkana waad maqlaysay in ay lahaayeen deegaanda ay degaan oo dhan ayaanu soo maraynaa waxa wadaa ee u madaxda ahi ka la yidhaa Mohamoud Gulaid waa nijaas mujrim ah huwan ah kabaleefka cadowga markaa Hjeclooy horta dhexdiina isxoreeyaa oo Ictisaamkaa iyo labada tuug Hersi Huwan iyo tuuga Ina Hashi iska xoreeyaa markaa SSB way socon, dawladu way hurudaa wadanka ma odayaal ayaa u taliya shisheeyaha Xamar iyo Nairobi jooga xukumaan, Odayaal ku sheegaa kudaafada ah jeelka ka buuxiya nacdal ha kortee kilaabta khaasatan doofaarka Mohamoud Gulaid, wasaarada Daakhiligu hurdada haka toosto sidii ta khaarajiyada ayey seexatay.

  • @MustafeAxmed-z8b
    @MustafeAxmed-z8b 2 วันที่ผ่านมา +2

    ma gudidii dhexdhexaadka aheedba

  • @ahmedfarah5928
    @ahmedfarah5928 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    GUUL IYO GOBANIMO HORAA LOO SOCONAYAA KU DAYASHO MUDAN

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 2 วันที่ผ่านมา +2

    HADII AANU NAHAY HABARJECLO ADEER DOORASHO MA RABNO ICTISAAM NOO TALIN MEYSO HABARJECLO WAA IN AY ISKA QABTAAN AFARTA NIN EE ARGAGIXISADA AH

    • @abuhanaan9009
      @abuhanaan9009 วันที่ผ่านมา

      Hadaa Hj tahay oo aad codayn weydo cidaanad doonayn baa soo bixi doonta fartaanad dhexda Ka qaniini doontaa marka ssb la baabiiyo

  • @Hodan-l5m
    @Hodan-l5m วันที่ผ่านมา

    Ay ay dhalay baad tahay afkaaga qadhmuun kadaa suldanka .

  • @aishabarakalaafikummahadss1670
    @aishabarakalaafikummahadss1670 วันที่ผ่านมา

    Waxan u malaynayaa HJ inta caqliga lihi ciday dooran lahaayeen way garanayaan.

  • @mjamadeer
    @mjamadeer วันที่ผ่านมา

    Ibrahim fashiliye is la yaab oo odayaasha.

  • @sahraomar5898
    @sahraomar5898 วันที่ผ่านมา

    Been Ibrahim duufe tuuga