Mujaahid ibrahim Caydid oo kahadlay Xisbiga Wadani Shirqoolo u maleegayo iyo shirar beeledyo u wado

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 19

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 2 หลายเดือนก่อน +5

    Xisbiga FAQASHta ah ee wadani dalka fawdo iyo qas ayey ku hayaan reer somaliland ayaa ka jawaabi insha Allaah ❤❤❤❤❤allaahu akbar ❤❤❤❤❤❤

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 หลายเดือนก่อน +3

    Guul soomaalilaan insha allaah❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @idrismhussein3691
    @idrismhussein3691 2 หลายเดือนก่อน +3

    Mujahid Ibrahim caydiid ilahay ha ku xafiido amiin amiin amiin guul iyo goobanimo somaliland insha allah ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @xaalidahir8268
    @xaalidahir8268 หลายเดือนก่อน +1

    💯 Wadani waa maasibo!, faqash!

  • @madarcali122
    @madarcali122 หลายเดือนก่อน +1

    Walahi waa ruunti xaaji ibraahim caydiid alxaqiiqa anihu waan joogay wanan ka war hayey

  • @madarcali122
    @madarcali122 หลายเดือนก่อน +1

    Anigu shirka waan joogay wana siida xaaji ibraahim caydiid uu uga haadley odayaasha garxajis sheeganeyey anay dacaad ahayn

  • @idrismhussein3691
    @idrismhussein3691 2 หลายเดือนก่อน +2

    Sifiican baad uu sheegtay ama aad uu bayamiisay jabka reer somaliland lala maganyahay illahay ha inaga gabto amiin amiin tuugtasi hooganka garxajis sheeganayaa

  • @MustafeAxmed-z8b
    @MustafeAxmed-z8b หลายเดือนก่อน +2

    waaaa rijaal ibrahin caydiid

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 2 หลายเดือนก่อน +2

    Reer Somalilandow maanta maaha doorasho waa AFTI AFTI AFI oo ama dawladeena ayeynu sidii lixdankii ku tuuri Mafiyada Muqdisho oo Wadani horseed ka yahay ama waynu ka codayn xisbigaa huwanta u shaqeeya ee Wadani si aynu wadankeena u dhawrano dawladeena u dhisano, Cabaadka Somalia ka baxayaa iyagoon itaal hayn waxa xaasidnimo Somalia waxay Somalia ku ahayd juqraafiga Ilaahay inagu abuuray ee istraatiiji ah maanta waxay noqoto meel Africa meel ka mid ah ku taal, Shacabka reer Somalilandow gumeysi dambe oo jaahiliinta FIQI iyo waxa la mid ahi idiin taliyaan ha ogolaanina ka digtoonaada Cadowga Somaliland huwan ama Ictisaam ama sulaano bulaacad ah kudaafad ah sida kuwo sheegta beelaha Isaaq qaar ka mid ah Sida CadeGude ina Jaambiir, mid Hjeclo ah Mohamoud mise Mohame Guleed oo Ictisaam ka ah oo khatar ku ah wadanka iyo SSB oo deegaankooda iyo dalkooda difaacaya, ninkan waxaan odhan lahaa beesha Hjeclo isaga Ina Hashi, Xersi iyo kale oo baan ka takhalusa si aanay dhib intaa ka sii badan idiin dhex gelin.

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 หลายเดือนก่อน +1

    ❤😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @faizasaid3803
    @faizasaid3803 2 หลายเดือนก่อน +2

    Siyaasda aad uma fahmee, ragga waxaa samaynaya maxaa loo qabqabanwaayey?

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wadani iyo huwan khiyamoyin
    bay kaga hadhay habar kudhac

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 หลายเดือนก่อน +1

    Isha dabe dadkaa arka uurka dabana ilaahaybaa arka huwanta gudaha iyo ta dibadaba ilaahaybaanu udiray

  • @mohamedabdiyusuf519
    @mohamedabdiyusuf519 2 หลายเดือนก่อน +1

    War inta muuse bixi ad dhaliisha u leeyahay ad dadka usheygi laadahay khaladadiisa waayo isaga wadanka burburiye oo faqash nagu soo daayey marka cid kaley eda ma laaha ey musaa bixi ayaa leh waayo isagii aya fulay ah oo habranaya oo duli xaraan ah markaa adigu af wax cunay bad tahay kaagan ibraahinka caydiidka na leeyahay muuse xaraan weeyan cadowga noo jabiye hadu daacad yahay xaranka muuse bixi faqashta taagta daran ey darood ayu xasuuqi laaha markaa waa beenaley xaarran ah muuse weeyi