Masuul Xil Sare soo qabtay ayaa 40 sano kadib radinayo wiil uu dhalay iyo Hooyadiis sababta

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 425

  • @hassannur4009
    @hassannur4009 2 ปีที่แล้ว +37

    Waliba waxa uu eedeeynayaa wiilka hooyadiis. (Dumar waad garaneysa) isku xishoo oo raali galin bixi oo qiro qaladkaada.

    • @ayaanbilan2251
      @ayaanbilan2251 2 ปีที่แล้ว +5

      Cajiib gabadhii iyadoo yar jeclatey guursatey dalka ka tagayaa loo furey ilmihii lagu biilin Lasoo raadin uu ciiley ayuu eedeynayaa laga yaabee inaanayba nooleyn waa runtaa wuu ku khaldamay

  • @ahlanwasahlan.211
    @ahlanwasahlan.211 2 ปีที่แล้ว +1

    Dayac waaye Xaaladan oo kale ee Baadigoob ma aha.

  • @fowsiyacookingfood3058
    @fowsiyacookingfood3058 2 ปีที่แล้ว +39

    😭😭😭😭😭😭😭😭 Cajiiib 😱😱😱😱 Kulahaa Anigoo Naag Qabo Ma Jecleen In Aan Dhoofo, Miskiinta 😭 Habeenkaas Weey Foolaneeysay Waana La Furay Allahu Akbar 🤲🤲

    • @ykhalid182yusuf6
      @ykhalid182yusuf6 2 ปีที่แล้ว +9

      Abihii aduunka u doqon sanaa ayuu kan qaday

    • @sahrogedi4
      @sahrogedi4 2 ปีที่แล้ว +1

      😍

    • @maareeye1344
      @maareeye1344 2 ปีที่แล้ว +7

      Weliba nin yar baan ahaa ayuu yidhi madax sarena wuu ahaa xiligaas 35 jir wax ka yar dhoof looma ogolayn doqonimo halkay ku ururta kan dheh I am sorry that mother and baby

    • @ayaanabdulkadir5363
      @ayaanabdulkadir5363 2 ปีที่แล้ว +2

      Wuu yaraa siduu sheegay 17 waa ilmo daas kulama yabayo dadkiina jaahil Bay ahayeen lakiin waxay ahayd inuu soo xariiriyo Mar hore 48 jir waaye waa wax die fog

    • @ayaanabdulkadir5363
      @ayaanabdulkadir5363 2 ปีที่แล้ว +1

      @@maareeye1344 dad yar yar oo barigas soo dhoofay baajira walaga yabaa inuu yaraa

  • @sahraosman6818
    @sahraosman6818 2 ปีที่แล้ว +4

    Ragga soomaliyeed xaqqa Allaha waafajiyo. Ha loo duceeyo, xalli kale ma arko.
    Hooyooyin badan aa tan oo kale ama ka daran ku soo dhacday, Allaha u naxariisto dhammaantood.

  • @hodonfaahiye4885
    @hodonfaahiye4885 2 ปีที่แล้ว +23

    Qofkaan waa bilaa naxariis aabe ficN maha ninkan xataa hadii la wayo dhib maleh😭kulahaa
    Alow ragga somalida
    Soo qabo awlaad dayac dumar baabin

    • @maareeye1344
      @maareeye1344 2 ปีที่แล้ว +1

      Wll waa askari qalafsan oo diin iyo dhaqan garanayn I am sorry hooyadaas

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 2 ปีที่แล้ว +1

      Sorry waan qajilay aabahan sababtuu intaasoo dhan uxidhiidhin waayayba waatan inooga muuqata gurigaasina naxariis daro ayuu eeday kolay inantiiyarayd jabtay Hada hadayna iska aamusaan iyo haday soobaxasn waa iskugumid cabdicasiis uunbuu iska soo Hugin raaacay

    • @maareeye1344
      @maareeye1344 2 ปีที่แล้ว

      @@nasyadeuanyeong8707 inu media yimaad ma ahayn inu ku raadiyo qabiilkeeda lkn wuu yasayaa markuu sheegayo qabiilkeeda I am sorry hooyadaas iyo ilmaha

    • @NH-lb2tw
      @NH-lb2tw 2 ปีที่แล้ว +1

      Waa aabo bila naxariis ah waxaan rajaynaya wiilka yar in aanu helin waayo ma istaahilo wax aabo la dhaho wasakha

  • @hoodomohamed2925
    @hoodomohamed2925 2 ปีที่แล้ว +2

    Aabihii ugu nacasaysanaa kulaha hadaa helo iyo hadii kaleto dhib ma le
    Hadana naag yadoo igu xidhan ma rabi in aan dhoofo, nacasnimadii oo Aabe ah.

  • @zainabsabriye8200
    @zainabsabriye8200 2 ปีที่แล้ว +16

    Wamaxay aabahan naxariista aan laheen waliba wuisla saxan yahay alxdu lilaah aabayaal badan oo kaa wanagsan ay inoo jogan

    • @maareeye1344
      @maareeye1344 2 ปีที่แล้ว +2

      Waa nin qayru masuul qalafsan askari ah weliba qadarka ayuu sheegayaa wixii aad awood u leedahay iyo garasho waa qadarka Allah lama oran karo

  • @omhajar69
    @omhajar69 2 ปีที่แล้ว +8

    Odagu haduu helo wiilkiisa waa intaasuu xanaaneeye Allah ha usahlo
    Waa wax laga qurxoonyahay inbadan oo aabayaasha soomaalida waxey caruurtooda dib usoo raadiyaan markey ayagu xanaano u baahanyihiin horana udayacaan caruurtu markey xanaano iyo korin u baahanyihiin!

  • @Samaan__
    @Samaan__ 2 ปีที่แล้ว +15

    hadan wayo dhib maleh uu dhahay maxu karadinaa..kan mahan Abe fiican subxanllh

    • @hassannur4009
      @hassannur4009 2 ปีที่แล้ว +2

      Waan la yaavay,cajiib.

    • @shukrimahamed2146
      @shukrimahamed2146 2 ปีที่แล้ว +1

      Intuu dayacay ayuu hadana wali eedeynaa hooyadii dhashay Wiilka

  • @ZahraHAli-wt2gm
    @ZahraHAli-wt2gm 2 ปีที่แล้ว

    Masha ALLAAH
    Abdiaziz really
    Kiis baarre culus ayaad noqotay.
    🌲🌲🌺🌺🌻🌻🇸🇴🇸🇴🌳🌳🪴🪴💐💐

  • @Raho339
    @Raho339 2 ปีที่แล้ว

    Aamiiiiiiiiiiin ILaahayoow Unaxariiso Mohamed SiYaad Bare Aamiiiiiiiiiiiiin

  • @Drawinggirl4121
    @Drawinggirl4121 2 ปีที่แล้ว +19

    Allaha kuu sahlo dayacaad weyn ayaad sameysay waxaad radineysaa nin kuhu fac ah waxan rajeynayaa iney kaa roonaadaan ooku xiriiriyaan insha allaah

  • @boosteeyorooble5287
    @boosteeyorooble5287 2 ปีที่แล้ว +8

    Dumarka Soomaaliyeedow, ka'fogaada qudbasirrada o naftiinu ka'ilaaliya dembi iyo dayacaad, wax waliba u'mara waddada saxda ah, ninna haka yeelina inuu idin guursado reerkaagoon kaa warheyn/Welli la'aan si'aad u'guulaysataan adduun iyo aakhiro.

  • @khadramusse3725
    @khadramusse3725 2 ปีที่แล้ว

    Somaliyey odayga Edda ka daya waxi dhacay dhace
    Wilka in u ogado inta uka soo jedda abaha dhiga hoyada wilka dhashay cidi garanaysa ay la radiyan walika on aad heesho waa muhim yarow ama weynaw
    Ilahay ha isu soo dhaweyo
    Amin Amin Amin Amin

  • @fartuunfarahfarah4729
    @fartuunfarahfarah4729 2 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahey hakuu sahlo reerkaada

  • @sayidmohamed3908
    @sayidmohamed3908 2 ปีที่แล้ว

    Barakallaah akhi Abdi

  • @abdirisaqmahamadosman1666
    @abdirisaqmahamadosman1666 2 ปีที่แล้ว +1

    Waaa aqaaan wiilka waxaa ladhahaa jamac maxamed Sahal waxaana wada jognaa jarmalka casimadisa Berlin

  • @ZahraHAli-wt2gm
    @ZahraHAli-wt2gm 2 ปีที่แล้ว

    50 sanno kadib
    Yaaaab
    Aduunyoow waayyo badan.
    Alloow isu sahal.
    Aamiin 🌻

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 2 ปีที่แล้ว +3

    Alle hakuu soo sahlo wiilkas iyo hooyadii Aamiin yaarabi

  • @wiilohalane6342
    @wiilohalane6342 2 ปีที่แล้ว +11

    ASC MA ISTAAHILO IN WAXA LOORAADIYO WAAYO WAA AABBE SAAQID AH UUNA DAAYACAY

    • @wiilohalane6342
      @wiilohalane6342 2 ปีที่แล้ว

      ASC DHAAMAANTIIN RAALIGALIN WIXII KHALADAN
      LAAKIIN WAALIDNIMADO MAA AH IN LASHEEGTO EE WAAMASUULIYAD SAARAN WAALIDKA ,WAYNA UBADAN YIHIIN RAGGU INAY DHAHAAN WAAN YARAA, WELIBA HADDUU SIXUN UHADLAYAA, SORRY FOR MAM

  • @ahmedwll6198
    @ahmedwll6198 2 ปีที่แล้ว

    Waa barnaamij aan aad u jecelahay ILLINTIR, Allaha ku barakeyo sxp umadda wax fcn ayaad u heeysa🙏🥰🇸🇴

  • @ashawooo
    @ashawooo 2 ปีที่แล้ว

    illahaya ha uu sahalo Wiilkaga sa iyo hooyo yadasa Abdizaz adiga illahaya qeera badan ha ku siya

  • @hassandahirabdille7329
    @hassandahirabdille7329 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa sheeko layaable aabahaan arinkiisu . Allaha isu sahalo isaga iyo wiilkiisa.

  • @umusalman8083
    @umusalman8083 2 ปีที่แล้ว +1

    indha adaga subxan allah

  • @xamdaducale2253
    @xamdaducale2253 2 ปีที่แล้ว

    Waa kheyr masuul weeye

  • @beydanabshir4058
    @beydanabshir4058 2 ปีที่แล้ว +10

    Kan aabe fiicàna Mahan ..naxariis waalid nimo kama muuqato allaha usoo sahlo wiilkaas 50 jir taqriiban waye cajiib soomaaliey

  • @khadromohammed6874
    @khadromohammed6874 2 ปีที่แล้ว +1

    Illahay ha u sakhiro rabbi dib ha u kulansiyo.WALALKAY RABBI HAKU BARAKEYO

  • @gacaloygacal3761
    @gacaloygacal3761 2 ปีที่แล้ว +6

    Wuxuu rabaa hada wax xanaaneeyo, cajiib, ma aaaba kuu yaqaan waalid nimo magacii u baxayna ka harimaayo adeer sidaan filaayo haduu noolyahay dad baa kirsadayee adeer Sabar Allaaha ku sooyo waxaad galabsataa kuu eelan.

  • @ikhyarmaxamed2768
    @ikhyarmaxamed2768 2 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahay ha usoo sahlo

  • @marwodumar
    @marwodumar 2 ปีที่แล้ว +18

    Walal albab kasta oo ka xiiiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar❤💟💘

  • @hawohosh9198
    @hawohosh9198 2 ปีที่แล้ว +7

    Ilaahay ha u sahlo cabdicasiisna allaha ku barakeyo

    • @galad150
      @galad150 2 ปีที่แล้ว

      Barnaamijka lee maa ku xasuusatay subxaanalaah Alle hakuu sahlo waa dayacday cunugaaga

  • @cabtanmohamed4514
    @cabtanmohamed4514 2 ปีที่แล้ว

    Abdiaziz mashallah

  • @romi520
    @romi520 2 ปีที่แล้ว +4

    Subxaana Allah, Aabahan intaas sano maxoow u radin waayay soo xaq laguma laha waa yaab Somali iyo sidanaa maxoow hada u radinayaa, Allaha u sahlo, laakin sidaan xaq ma’aha.

  • @inahooyoqaali4119
    @inahooyoqaali4119 2 ปีที่แล้ว

    Waliba waa isla saxsanyahay alle haku soo hadeeyo

  • @shukrinur3956
    @shukrinur3956 2 ปีที่แล้ว +26

    Horta Salamu caleykum walaayaal. wax walba waa qadar, laakiin Aabahaan masuliyadii sii ayuu inta uu dayacay hadana indha adag yahay. 49 sano kadib waaba aabe haduu nool yahay ilmahiisana qaan gaar yihiin what kind of father are you? And top of that you don’t deserve a grand children , but ader Muslim ayaan nahay, but please gabadha islaameed ha eedeynin Allah ha u naxariisto hoyo oo dhan Aamin.khaasatan (Hooyo - Somaliyeed)

    • @raysiyobarwaaqo3804
      @raysiyobarwaaqo3804 2 ปีที่แล้ว +4

      Weliba wuxuu leeyahey hadii lawaayona wax saa u weyn maahan 😏

    • @shukrimahamed2146
      @shukrimahamed2146 2 ปีที่แล้ว +5

      Absolutely you’re right indho adeyg cunug uusan waxba ku darsan ayuu waliba complain gareynaa hooyadii dhashay

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 2 ปีที่แล้ว +1

      @@raysiyobarwaaqo3804 kkkkk wakhtigi la xananayn jiray ayu joga yab badana

    • @salmadahir2833
      @salmadahir2833 2 ปีที่แล้ว +1

      Sax iyo kuwa Kalo badan

    • @xaliimacali5595
      @xaliimacali5595 2 ปีที่แล้ว

      Haa abaayo lkn allaah ha usahlo way isu baahanyihiin

  • @az.o.4694
    @az.o.4694 2 ปีที่แล้ว +1

    Odaygan si yaan loo eedayn,Ilaahay baa wax og sidii xaalkiisu ahaana Allaa og ee u duceeya in

    • @gacaloygacal3761
      @gacaloygacal3761 2 ปีที่แล้ว

      Waa sax laakiin hadalkiisa xukminay kama miuqato in uu juhdi badan ku bixiyay raadintooda, mida xigta hadii la waayo dhib naleh ayuu leeyahay oo muusan muujinin rabitaan iyo shalaay, marka masuuliyada Alle saaray waaye in uu ilmahaas uu koriyo, waa run Allaa og xaalkiisa waxaase cadayn eh sida uu u hadlaayo..

  • @marianosman2515
    @marianosman2515 2 ปีที่แล้ว +2

    ala qayrulmasuulsanaaa somali man gabar miskiin inta ilma laga dhalay 49 sano kadib buu baafinaya subxaanalaah

  • @illintir
    @illintir  2 ปีที่แล้ว +12

    Fadlan share dhaha Mahadsanidiin

  • @fashions3893
    @fashions3893 2 ปีที่แล้ว +2

    ilaahey ha u sahlo

  • @Maryanruun26
    @Maryanruun26 2 ปีที่แล้ว +2

    Illahey ha u sahlo

  • @drfarxiyo8737
    @drfarxiyo8737 2 ปีที่แล้ว +14

    Allaha u sahlo wiilkiisa blse adeerkan dayacaad weyn ayuu sameeyay tankale ilaa hada xitaa hadalada uu ku hadlayo qaarkood ma wanaagsano oo ad adeeg iyo waxyaabo kale aya ku jiro

    • @princessamina9363
      @princessamina9363 2 ปีที่แล้ว +1

      wa ila aragtay hada isheliweyno wa caadi u taganyahay

    • @drfarxiyo8737
      @drfarxiyo8737 2 ปีที่แล้ว

      Haa waa taan la yaabay

    • @fatimasagal1584
      @fatimasagal1584 2 ปีที่แล้ว +2

      Kulaha program ban arkayo markan soo xusuustay cidi ilahow raga somali mesha lagu xisaabin hana joojin

    • @drfarxiyo8737
      @drfarxiyo8737 2 ปีที่แล้ว

      Waa ka yaabay

  • @timirtiijanada1564
    @timirtiijanada1564 2 ปีที่แล้ว +5

    Waa oday nolasha ka dhacay

  • @maareeye1344
    @maareeye1344 2 ปีที่แล้ว +5

    Sidee u rumaysan karnaa nin yar baan ahaa madax sare iyo masuulna waan ahaa ma nin yar baa xilligaa dhoofi karayey kan anigu ma caawinayo

    • @xaliimacali5595
      @xaliimacali5595 2 ปีที่แล้ว

      Wllo hadaan caawinay macid baa Ku khasbaysa anaagaa ujoogana amaansii maxaa kaagalay anigaa isku qabiila gabdhuu sheegayo hadana kama xanaaqayo waayo qofku waa khaldamaa

    • @maareeye1344
      @maareeye1344 2 ปีที่แล้ว +1

      @@xaliimacali5595 gabadh somaliyeed baa laga hadlayaa dulmigeeda iyo ilmo qabiil markaad ku taageerto kamaad xishoon ilaahi ku abruuray remember one of the day lots of question about your support.

  • @hawaali5313
    @hawaali5313 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ha kuu Soo sahalo inshallah

  • @duceysannoor4022
    @duceysannoor4022 2 ปีที่แล้ว +2

    Allaah maxaa gabdho lasoo halaagey Yaab

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 ปีที่แล้ว

    Jizaaka Allah kheyr walaalkey Abdiaziz Really.

  • @az.o.4694
    @az.o.4694 2 ปีที่แล้ว +1

    Alle u sahlo si bal ugu yaraan u cafiyo

  • @maryamaibrahim5420
    @maryamaibrahim5420 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa aabe qariban hada xataa naxariis fiican malaha hadalkiisu suxanallah

  • @axmeddabacsane
    @axmeddabacsane 2 ปีที่แล้ว

    Kaas oo kale in ow ilmo dhalaba maaheyn ee ninka oo lumiyey dadkiisa alle ha wafajiyo

  • @صوماليوافتخر-ر6ي
    @صوماليوافتخر-ر6ي 2 ปีที่แล้ว +7

    Allaha ku sahlo wiilka adeer lakiin hadalada ma Qurux badno nimanka somaliyed iney gabdhaha ilmo ku raran ayey ka tagan kadibna lagu caaya iney imaheda wacal yihiin bal ufiirso gabadhas dhibka gaaray iyado foolaneyso laga tagay lana furay 😰😰

  • @rahmohajiwarsame977
    @rahmohajiwarsame977 2 ปีที่แล้ว

    Wcs ilaahay subxaana watacaal ha u sahlo wiilkiisa iyo hooyadiis Cabdicasiisna ilaahay subxaana watacaal jannatu fardowsa ha geeyo isaga iyo waalidkiisba iyo caruurtiisaba insha allaah bilkariim

  • @imanali2311
    @imanali2311 2 ปีที่แล้ว +1

    Amuraha alha sahlo insha ajllah

  • @maryanmohamed611
    @maryanmohamed611 2 ปีที่แล้ว +8

    Ilaahey haku saqiro wiilkaaga aamiin

    • @rahmaelmi5885
      @rahmaelmi5885 2 ปีที่แล้ว

      Allaha usahlo masuuliyadara somaali haysata weeye rabi ha hanuuniyo rageena hooyo 40 sano keli haysatay yaarabi alaha sahlo yaarabi

  • @haniyey1
    @haniyey1 2 ปีที่แล้ว +5

    Allaha u sahlo laakiin Aabe Militari ah uma xumo inuu raadsho dhoor sano kadib.

  • @ayanabdi6180
    @ayanabdi6180 2 ปีที่แล้ว

    Alahusahlo cimritagay iyo qeerumasuulimo aakuheshay

  • @sadiohagi6370
    @sadiohagi6370 2 ปีที่แล้ว

    Alle si dhaqso ah haugu sahlo wiilkiisa Aamiin Yaarabi

  • @kaltunomar4417
    @kaltunomar4417 2 ปีที่แล้ว

    Ilahay ha usahlo wiilkiisa

  • @ridwanmaclin6166
    @ridwanmaclin6166 2 ปีที่แล้ว

    Asc allah ayaa abaal kaaga gudi karo rabi hakuu danbi dhaafo adiga iyo waalid kaagaba

  • @ciiltire509
    @ciiltire509 2 ปีที่แล้ว +6

    Maalinta qiyaamo waa lagu weydiin hooyada iyo wiilkeeda xisaabta ku darso odayga

    • @qadrohersi8075
      @qadrohersi8075 2 ปีที่แล้ว +1

      sax walaalahi waa calool xumo, been buu sheegay wuxu yiri waan isla ekaan. maskiin gabaryar bay aheed 17yrs

    • @ciiltire509
      @ciiltire509 2 ปีที่แล้ว +1

      @@qadrohersi8075 wuu qiyaanay hadalkiisa ayaa laga kasaa subxaana llaahi

  • @shaaciyocaraale6233
    @shaaciyocaraale6233 2 ปีที่แล้ว +2

    ilahay ha usahlo

  • @salmajaakat2861
    @salmajaakat2861 2 ปีที่แล้ว

    A s c ilahey hakusalo wiilkaga

  • @safasaed7715
    @safasaed7715 2 ปีที่แล้ว

    Xanuun ba kuma hayo muxuu ka raadin
    Subxanallah

  • @MJ-gg4je
    @MJ-gg4je 2 ปีที่แล้ว

    What a typical Somali dad!

  • @jowharaabdirahman6983
    @jowharaabdirahman6983 2 ปีที่แล้ว +1

    Allow kuu saahal

  • @hon7086
    @hon7086 2 ปีที่แล้ว +8

    Baafintaan ban arkay markaas baan xasuustay kulaha cajiib Kan Naxariistii aabonimo aya ka maqan wuxuuna u egyahay inuusan wax danbe dhalin ilahay wiilkaas iyo mamadaas ha u cawil celiyo

    • @samsammaxamed2279
      @samsammaxamed2279 2 ปีที่แล้ว

      Waa qalad in uu hada
      Soo baraarugo
      Hurdadaadi Ayaa kuu fiicnayd
      Aabe Matihid

    • @NH-lb2tw
      @NH-lb2tw 2 ปีที่แล้ว +1

      @@samsammaxamed2279 waxaa uu hada usoo raadinaya in uu xanaaneeyo waayo hada odaygan waa 70 jir ama ka wayn qurbaha waxaa laga yabaa caruurtu ku dhalay ayaa ka saaqiday ama waxba muu dhalin marka wiilka uu nacay 50 sano ka hor ayuu is leeyahay haku hayo ayaan filaya waayo aabo naxariis leh uma eeka wax liita weeye

    • @samsammaxamed2279
      @samsammaxamed2279 2 ปีที่แล้ว

      @@NH-lb2tw waa runtaa

  • @faizasaid5745
    @faizasaid5745 2 ปีที่แล้ว

    War Ninku ma xuma haduuba garan naayo gacayl kiisii yaraanta Magaceeda iyo Abtir keeda iyo waliba magaca cuniga yarkaa manshallah amar Alle ayay ayey ahayd in ay kala irdhoobaan dambigiisana Allaha dhaafo owlaadisana Allaha tuso maamadaasna inay cafiso ayaan rajaynaa inshallah.

  • @ceynicadey4853
    @ceynicadey4853 2 ปีที่แล้ว +3

    ilaahay ha u sahlo

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 2 ปีที่แล้ว +13

    Aabahaan Waa Ayaan Daro 50 Sanno Ka Dib In Oo Soo Xasuusto Ilmo Oo Dhalay Mana Garan Karo Waxa Ku Kalifay In Oo Hada Soo Xasuusto Xaqa Allaha Tuso

    • @omaryounis6754
      @omaryounis6754 2 ปีที่แล้ว +2

      Waa sax hadii u rabo si kastaba wuu heli karey saxiibadii ayuu ii raadsha dhihi lahaa koley Xamar xafad bay ka deganeyd.

  • @nimcocabdulahigeele8626
    @nimcocabdulahigeele8626 2 ปีที่แล้ว +6

    Cabdi ccaaziiiz waan jusalaamay maamaaa khayr badan alle hakusiiiyo waxaan layaaba ama mucjiza ah Inman odayaal ah oo wiilka 40 50 hiro klamaqan yihiin oohadana San wax yaxyax ah ama wax beer nugayl ah lahaaye

    • @boradamuqdizhaawi7613
      @boradamuqdizhaawi7613 2 ปีที่แล้ว +3

      Ku yar hadii la helana waala helay hadii la waayana wax dhiba ma jiro ku yeh bisinka beer adakaa

  • @farhiyodahir1022
    @farhiyodahir1022 2 ปีที่แล้ว +2

    Qayrul masuulnimo iyo Naxariis Daro intuu isku darsaday ayuu Qadarta alle ku marmarsiyoonaa. Horta aabo ma hal habiin baa lagu noqdaaa?

  • @nacimoxusen9571
    @nacimoxusen9571 2 ปีที่แล้ว +2

    ilaheey ha kuusahlo aamiin

  • @aminasuleman9446
    @aminasuleman9446 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaah u sahalo insh allaah

  • @anabapple3411
    @anabapple3411 2 ปีที่แล้ว

    Haah hada ayuu ii furmay shukran

  • @maslah345
    @maslah345 2 ปีที่แล้ว +1

    ALLAHA USAHLO WIILKIISA IYO HOOYADIIS OO NABADQABA

  • @umucikrama7756
    @umucikrama7756 2 ปีที่แล้ว +2

    Ma saan bad wiilku dhashay xasbuna Allah

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 2 ปีที่แล้ว

    Illaahoow u sahal baadidaas

  • @Raho339
    @Raho339 2 ปีที่แล้ว

    ILahayoow Isusoo Dhawee Iyagoo Nabada Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin Yaaa Raxmaan

  • @shamiscismaan6890
    @shamiscismaan6890 2 ปีที่แล้ว

    allow usoo sahal yaa rabi

  • @deeqoali57
    @deeqoali57 2 ปีที่แล้ว +1

    Subxanalah maxa wax walba la maqli

  • @ibaadohussien6483
    @ibaadohussien6483 2 ปีที่แล้ว +1

    Illhey ha u sahalo

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 2 ปีที่แล้ว

    alaaaah haku sahlo aqbar dagdag inshaalaaaah

  • @AdamAbuzuhri
    @AdamAbuzuhri 2 ปีที่แล้ว

    Allah sahlo. Beesha jj share & comments done. Beelaha kalana intaas ayaa ugu baaqaya

  • @ashaibrahim8215
    @ashaibrahim8215 2 ปีที่แล้ว

    Ina lillahi wain illahi Rajacun allaha sahlo amin

  • @osmanhajimukhtar5083
    @osmanhajimukhtar5083 2 ปีที่แล้ว

    subxana laah subxana laah ilaahey haku sahlo wiil kaaga

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun5949 2 ปีที่แล้ว

    ASC ALLE HAKUSIIYO WIILKAAGII AMIIN YAA RABBI🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @xabibomohammed2796
    @xabibomohammed2796 2 ปีที่แล้ว

    Waa laheli inshallaah haddii uu bed qabo
    Mas'uuliyada reerka hala adkeeyo

  • @anisaduela9784
    @anisaduela9784 2 ปีที่แล้ว

    Subxaanalaah waa kuwaa Raga Soomaalidu maxey dayaceen Caruur waa dhaqanka Somalia ilaahey xaqa heydin tuso

  • @mirehashi1457
    @mirehashi1457 2 ปีที่แล้ว

    Asc ilaah haku xafido walal Adiga iyo inta wanagsan Amiiin yaa Rabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲👍

  • @fahmoyeelo5371
    @fahmoyeelo5371 2 ปีที่แล้ว

    Dhamaan dadka waxa ka nawab yihiin Alle how soo fududeeyo amiin

  • @xooshgoosh6471
    @xooshgoosh6471 2 ปีที่แล้ว +1

    cabdi c siiz nimaanka gabdhaha intay meherxadaan oo isloowsiiyaan ayaay markay gabooban oo noloshu kafashilanto bay ilmo 40 aftanjir ah baafinyaan

  • @sacdiyodiiriyeaxmed3144
    @sacdiyodiiriyeaxmed3144 2 ปีที่แล้ว +1

    Illaahayha kuu sahlo

  • @abdiukur207
    @abdiukur207 2 ปีที่แล้ว

    Adeer. Ha u raadin. Odaygu. Nin dan kaleh. Maahn

  • @lulali6059
    @lulali6059 2 ปีที่แล้ว

    Alahayow aabaha wiilkiisa u sahal yaa rabi Aamiin 🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @sowdobiryar5463
    @sowdobiryar5463 2 ปีที่แล้ว +3

    ilahyow u fudude inshaaalaah

  • @halimacumar6683
    @halimacumar6683 2 ปีที่แล้ว

    ilaahay ha sahalo

  • @maryanahmed2650
    @maryanahmed2650 2 ปีที่แล้ว

    Reer farajale waa cismaan Mahmud

  • @faizaali2889
    @faizaali2889 2 ปีที่แล้ว

    Guulayso walaalo abdulaziiz really

  • @faisojamac4582
    @faisojamac4582 2 ปีที่แล้ว +2

    Awoweyga mnta helay frxd lajoogi lahy wlhi mnta maalin iiga frxd iiga bdn mlhn

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 2 ปีที่แล้ว

    Alleh haw sahlo wll

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 2 ปีที่แล้ว

    Wiilkiisu waa ubaahanyahy waana helin imsha allaah dadku isku dhaqan mahaa dhimalaha goboloda qaar waxaa looga jeedaa waa samrayaa hoogna iima sugnaa illahay baan aaminayaa