Asc ALLAAH KA BAQ GABADHA COWRADA U ASTUR adoo wanaag samaynaya ha shaasheeyn fadlan aad uga fiirso walaal gabadha kurbo aduun iyo mid aakhiro ALLAAH ha ka dul qaado
allahakubara keeyo daahiroow waxaa layiri qof hanicin jeclaan doontidaama allah og waagii qabiilada aad cayn jirtay kuma jecleyn hada khayr ka aad wado ajer keeda allaha ku soiyo hore u soco
Beenlow e ma gartide wad ka xuntahey umada u ugar garayo dahir alasow qof maskin ah wax kama radsho dahir na intu loyahey lacag ku filan wu hesta e maserka iska yare guul dahir dahab @@Abdelrahimmohamed-jy7lp
Daahir allaha xidiyo gargaare mskin
Daahir Allah hakuu gargaaro sidaad masaakiinta ugu gargaarto. InshaAllah.
Aqiro iyo adun ha barkeyo qofki maskinta cawiya amiin
ALLAAH akbar
Subxanalah alxamdulilah alow adoomadada hanojibin xitaah waxan dhalno😢😢😢😢😢alow ugargar abaayo iyo inta lamid ah🤲
Daahir cali callow wax dhibaato ah markisid waayo wax and tahay masaakiin u kleenex waxaan kuu rajeynayaa in ilahay janadii fardpwso ha kugeeyo❤
Asc ALLAAH KA BAQ GABADHA COWRADA U ASTUR adoo wanaag samaynaya ha shaasheeyn fadlan aad uga fiirso walaal gabadha kurbo aduun iyo mid aakhiro ALLAAH ha ka dul qaado
allahakubara keeyo daahiroow waxaa layiri qof hanicin jeclaan doontidaama allah og waagii qabiilada aad cayn jirtay kuma jecleyn hada khayr ka aad wado ajer keeda allaha ku soiyo hore u soco
Haaa wlh
Yaaarabi ilaahow ugar gaar inta caawisayna jisaakalaahu khayr ❤❤❤❤
Inadeerkay anoo isaaqa daahir lasndheee noolow aamiin aamin
Alahu akbar dahiro waala masakinta wad cawisay ilahiy haku caawiyo❤❤❤❤❤❤❤
Adiga iyo kuwa wax sadaqaystay jizakallah khaire gabadha jarmalka hala keeno soomaali kama heli karto wax ay ku socoto
Walalayal fadalan haku masgaqulin waxan lojogin cowara ma ahan waa dhibane ee cawi hadada cawini karatid cawada dhan haso celcelin cowaro ee inadhaha ku arag lugaha iyo ilamaha siiya sadaqada guul guul Somali weyan guul iyo gobanimo❤❤
Maasha allaah ugaaso waxka qeyrbadan alle ha ugu badalo hah wallaahi wan ilmeeyey.
QUEEN SOY SOY caku hadaan ku waayo qof asxaan badan ayaad tahay guuleyso adi iyo team maxkamada oo dhan❤❤❤❤
Illaahow baari uga dhig ubadkeeda
Walahi dahirow ajar kaada allah umbaa guday karo
😢😢😢😢allaha kuu gar gaaro gabadhaan😢😢😢😢😢😢😢😢
Ilaahay ha gacan qaer qabta siiyo
Illahow intii u garagaarta u gargaar yaa rabi Aamiin
Daahir Calasoow maskiin U kaslmeeye, Allaha Ku xifdiyo
Barnamij inta aan arkayay waa kii ugu fiicnaa masha allaah
Daahir iyo intii caawisayba ilaahay ajar iyo xasanaad ha idinka siiyo ....sidaan uqiiroday caawa cajiib
Subxaan Allah
Ilahay haa caawiyo
Daahir calasow ilah qeyr ha ku siyo
Allahu akbar,,,muraadkiina allaha sahlo soomaalaay is caawiya
Daahir calasoow ilaahay haku caawiyo saad masaakiinta u caawiso
Daahirow geerida haku ilowdo🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤️
(RABBI) haw naxariisto(ALAHUMA AAMEEN)🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Adiga iyo kuwa wax sadaqaystay jizakallah khaire
Allaahu Akbar Allaah weyn ninkaas eey buu ahaa
Alaahu akbar maba nool kaas ilaahay garabkeeda ha kalo
Daahir calasow ilaahey jirkiisa cadaab haka dhowro
Aamin aamin aamin
Alle hakuu gar gaaro wl sidaad walaalaha masaakiin ah ugu gar gaaryso
😭😭😭😭ax ilahay ha u gargaar 🤲🤲🤲🤲
Ilaahrey ha u gargaaro gabadhaan. Nacaskii furey. Ninwaalan buu ahaa.
Aallah Akbar😢😢😢😢
Ilaahow gabadheeda iyo wilkeda 60 uga dhig oo baari intay noshahay xanbaara bi idni laah
Aamiin yaarabi
Inaalilaahi wainaa ilayhi raajicuun 😢😢😢 ilahow ugargaar
War nus boos Ugada😢😢😢😢😢😢😢😢😢 somaliyay
Illahow inta dibateysan dibka ka qaad, ala Hooyo mcn illahow ilmaha kuxafid, anagana nogar gar
Caafimaad taam
ah allaha ku siiyo
Allaah cafimaad hasiiyo caawa saan u oyaayay furay 😭😭😭😭
⁵ilaahay cadowga ha ka qabto inta gargaartey masaakiinta
Walahi wan ilmeyay
daahirow guuleyso insha allaha
Qof bilaash habeen walba kugu dhafraayo majiro waqti dhan ayu galinoya camal kale mahaayo o tiktok ehen Daahi dameer daneeste waaye dantiisa ayu fiirsana dadkaan u caawinayo aad arkeesan dan weyn aya ugu jurto lacag ayu kasameeya qolkiisa uyaraan 12k mar 8k 6k marba si waaye intaas o dad ah aya daawaneyso qolkana waa qolkiisa lacagta ladirayana contigisa aye mare 100$ marki ladiro 30 asiga leh 100kiiba 30 aya ka go eeso saas ula socda tusaale 1000$hadii qof loo aruuriyo 300$ ayu ku leeyahay waa bisnis somalida mafahansano ninkaan qolka lacag ayu kasameeya e wax daacad ladhaho majiraan 😷😷😷😛😛😛
Xasid baad tahay@@Abdelrahimmohamed-jy7lp
Beenlow e ma gartide wad ka xuntahey umada u ugar garayo dahir alasow qof maskin ah wax kama radsho dahir na intu loyahey lacag ku filan wu hesta e maserka iska yare guul dahir dahab @@Abdelrahimmohamed-jy7lp
@@Abdelrahimmohamed-jy7lpwarya nacasyahow dahir dahab waa nin garmeed deeqsi ah samafale ah naxariistana waa loo dhashaa adiguse xaasid baa tahay baqiil ah nacas ah qofkii wax baxsha allaah siinayeh dahirna sadaqadii wad iyo geeri furata baa la dhahaa dahir waa deeqsi cadaw kastana wax kama qaadaaye sadaqadiisa xijaab u ah
Waxmatare adigu maxatartey maku naxsantahay yaahuu tan waxeda yaacunaa oowaalan kii fure maatahay.@@Abdelrahimmohamed-jy7lp
illahow gacantada u fifi 😢😢😢😢😢
Allaahu akbar
Alle maxaa dad badan dulmayihiin. Allow u gargaar umadaada adaa gacan weyn.
Daahir ilahey haka abaalmariyo ❤❤
ilaheey habarakeeyo intii wax baxsatay walaahi waan ilmeeyay jah
Amiin yaa Allaah
ALLAAH akbar
Ax illaahow umaciin umadaada waxba waxba kasii daran maskiin 😭
Ma fiicnayn inay saa dheh dhahaan inay egano dabolo dhahan bay ahayd ilahow caafi😢
Aamiin ❤❤❤
Ilaahow u,gargaar waad aragtaaye
Allahayoow ugar gaar 🤲🤲
Ilaahay haydin caawiyo intii caawisaay
Subxaanallaah Allah ha caafiyo
Aamina
❤❤❤❤❤❤
Xaax Ilaahey hakuu gargaaro naxariis darnaa waxashku
Daahir calasow illahay aa umada kuu soo diray
Qof bilaash habeen walba kugu dhafraayo majiro waqti dhan ayu galinoya camal kale mahaayo o tiktok ehen Daahi dameer daneeste waaye dantiisa ayu fiirsana dadkaan u caawinayo aad arkeesan dan weyn aya ugu jurto lacag ayu kasameeya qolkiisa uyaraan 12k mar 8k 6k marba si waaye intaas o dad ah aya daawaneyso qolkana waa qolkiisa lacagta ladirayana contigisa aye mare 100$ marki ladiro 30 asiga leh 100kiiba 30 aya ka go eeso saas ula socda tusaale 1000$hadii qof loo aruuriyo 300$ ayu ku leeyahay waa bisnis somalida mafahansano ninkaan qolka lacag ayu kasameeya e wax daacad ladhaho majiraan 😷😷😷😛😛😛
@@Abdelrahimmohamed-jy7lpmxaa kaa galy howl yeelo umada dadki madx uahay aawx uqaban wye iyo dadki nasuuliyadooda saarnyd stop insulting 🛑 meqaa umada qol kasoo furato oona wx uqaban
😢😢 illaahow usaqir yaarabi
Xagee ka hela gabadhan soomaaliyee telephone keda please
Maxkamada waan uduceeyneeynaa❤amin amin❤❤❤
Qof bilaash habeen walba kugu dhafraayo majiro waqti dhan ayu galinoya camal kale mahaayo o tiktok ehen Daahi dameer daneeste waaye dantiisa ayu fiirsana dadkaan u caawinayo aad arkeesan dan weyn aya ugu jurto lacag ayu kasameeya qolkiisa uyaraan 12k mar 8k 6k marba si waaye intaas o dad ah aya daawaneyso qolkana waa qolkiisa lacagta ladirayana contigisa aye mare 100$ marki ladiro 30 asiga leh 100kiiba 30 aya ka go eeso saas ula socda tusaale 1000$hadii qof loo aruuriyo 300$ ayu ku leeyahay waa bisnis somalida mafahansano ninkaan qolka lacag ayu kasameeya e wax daacad ladhaho majiraan 😷😷😷😛😛😛
Muhimda waa inuu umada ushaqaynayo oo iygana ay lacag siinayaan hadayba siyaan lama hupe@@Abdelrahimmohamed-jy7lp
Aamin Allaha ka dulqaado dhibka
Alaahu. Akbar❤
Aamiin Aamiin Aamiin
Ssc coweada u qarsha subxaanalaah.
Hooyo😢😢😢
Waa sadaqo fican
Haruun waceysle waa curadka waceysle
Way qaawantahay ilaahey ka cabsada
🎉❤❤❤
😢😢😢
Intee wax loogu diraa
😢😢😢😢😢😢😢😢
😢😢😢😢
Queen so soy waan kusalaamay walaal
Markey arkaan mey asturo dhahaan
Abaayo dhibatada kasaro kuwofayow aqawan ayada dhibataheso
War gabadha dado ku dhaha please wad aragtene
Maskiin Allow dhibaatada kaqaad
Amiin
Aamiin yaa rabi
❤❤❤❤🎉
Amiin yaa rabbi
Namabar hoos ku soo qor plz
Abdiraxman saleyman ayaa curud ah waa laga badalay haaruun curudka
Dharka isku dabool abaayo allaa irsaqada bixiye
Xitaa gabadhan carabka ka culus jugta gaartay darteed ilaahow u gargaar inta muslim
😢Alle ha u gargaaro maxaay Dhibaato qabaan hooyooyinka soomaliyeed
Gabadha astura
Fataxo murad somaliweyeey
Ilaahow faraj u fur
Tolow malaga yaabaa lacagahaas masikiinta in ay wada gaarayaan .qofkii musuqmaasuq oo hawo ay ka gashaa maxaa udambeyn doonah??allow ugargaar
Lacag number keeda iyo magaceeda lagu diray yaa musuq maasuqaa ?
magaceeda iy number keeda ayaa public lasoo dhigee?
😢😢
Haa walaahi
Subxanallah