ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Tii Dheereed O Lagu Dhigay Ciidan Israil Dhuumasho kuso Galay Qasa| Asagoo Rasaasta Furaaya Video cu

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ก.ค. 2024
  • Tii Dheereed O Lagu Dhigay Ciidan Israil Dhuumasho kuso Galay Qasa| Asagoo Rasaasta Furaaya Video cu
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    #ShMaxamedDulmiDiid
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Join VtMarkets and we will both get $200
    www.vtmarkets....
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.
    DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

ความคิดเห็น • 57

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  หลายเดือนก่อน +34

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.net/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 หลายเดือนก่อน +3

    Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin Allah ha badbaadiyo hana guuleeyo hana u maciino shacabka walaalaha falastiin yaa rabi ciidankaada ku caawi garabkooda ku quwadey walaalaha xamaas gacantii sareyso Allah ha ka dhigo aamiin Allah ha soo dedejiyo dhamaadkooda iyo firxadkooda jabkooda yuhuud iyo xulufadooda hana isku dhameeyo hana isku halaago dhexdooda yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta daba dhilifka u ah cadowga aamiin Allah ha isku salido hana ku rido argagax iyo baqdin waali yuhuud iyo xulufadooda aamiin

  • @Mohamud.Ahmed0
    @Mohamud.Ahmed0 หลายเดือนก่อน +8

    اللهم احفظ أهل فلسطين والمسجد الأقصى من كيد الظالمين، وأيدهم بنصرك وقوتك.- اللهم انصر إخواننا المجاهدين في فلسطين 🇵🇸🇵🇸 - آمين يارب العالمين -

  • @Alleyesonrafa10
    @Alleyesonrafa10 หลายเดือนก่อน +5

    اللهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 وفي السودان 🇸🇩 وفي الصومال 🇸🇴

  • @عبدالعزيزحسنوري
    @عبدالعزيزحسنوري หลายเดือนก่อน +2

    Alle ha ku sharfo sh maxamed aad baan kuu taageeraa Alle ha ku xifdiyo sh

  • @Keway603
    @Keway603 หลายเดือนก่อน +4

    ASC WCS baxta dulmi did Daman. YAA ALLAH YAA RAAHMA YAA RAHIM YAA RABII UGARGAR Musalinta 🌎 gaaraxan MUMININTA Salix ax rer Falastin INSHAALLH GUUL 🇯🇴 AMIIM YAARABII xataa tib uaqriso samaah waa Mit samah jirin ona jiritonto xalaiskajiro jirjirrolax Allah xangajiro AMIIM AMIIM AMIIM YAARABII INSHAALLH 🇯🇴 GUUL 🇯🇴🌎🙏

  • @AnabMohamad-wu3lf
    @AnabMohamad-wu3lf หลายเดือนก่อน +3

    Allaha Wayn ha u kaalmeeyo Umadda Madluumminta Reer Palestine. 🤲Aamiin Yaa Rabi Al-Caalamiin.

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 หลายเดือนก่อน +2

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada หลายเดือนก่อน +1

    اللهم انصراخواننا المجاهدین في فلسطین وفي غزة يارب العالمین

  • @abdulkadiraliamin3658
    @abdulkadiraliamin3658 หลายเดือนก่อน

    THANK YOU SO MUCH SHIEK MOHAMED

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 หลายเดือนก่อน +3

    Allaha u gargaaro falastiin .

  • @azizaabdulle792
    @azizaabdulle792 หลายเดือนก่อน +1

    Allaha isku jabiyo gaalo ureyso

  • @AnabMohamad-wu3lf
    @AnabMohamad-wu3lf หลายเดือนก่อน +1

    Allaha Wayn ha jebiyo Daalmiinta Argagixisada Israel. 🤲 Aamiin Yaa Rabi Al-Caalamiin.

  • @bilicdawadanka4199
    @bilicdawadanka4199 หลายเดือนก่อน

    Gaalada dhaxadeed argagaxa iyo dagaal is ku dhamaasho dhaxdooda Alla ha dhiko dhacalada ha ku dhacadee galaada Aduunka uku nacabahay wllhi Ilaaahoyow gaalnimo ha iku dilin anaga iyo waliidkeey iyo intee muslim aha

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah หลายเดือนก่อน

    Machaallah

  • @KeeynaanWarsame
    @KeeynaanWarsame หลายเดือนก่อน +1

    Falastiin aan u duceeyno wll yaal❤❤❤❤❤

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 หลายเดือนก่อน

    ilahayow reer gaza waa dhiban yihiin rabiyow u kaalmee

  • @GabbalqariyeMMC
    @GabbalqariyeMMC หลายเดือนก่อน

    Israel Ilaahay ha tirtiro

  • @XildhibaankaXaji
    @XildhibaankaXaji หลายเดือนก่อน

    WCS wwr
    Shugran

  • @CabdiDaahir-tt1cr
    @CabdiDaahir-tt1cr หลายเดือนก่อน

    sheekh afkaaga suubso

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 หลายเดือนก่อน +1

    Guuleysta reer Falastiin InnshaAllah ❤🇵🇸❤🇵🇸❤

  • @ismailahmed8986
    @ismailahmed8986 หลายเดือนก่อน

    Alle how gargaaro muslimiinta falasdiin

  • @abdugadirmohamed5627
    @abdugadirmohamed5627 หลายเดือนก่อน

    اللهم ايدهم بروح القدس

  • @mx7.52
    @mx7.52 หลายเดือนก่อน

    Sheekh barnamijki shaqada internet ka ad no balan qaday hadan dhalinyarta somaliyed nahay wali wan ka sugayna ee halked marinaysa arinkas
    Mahadsanid😊❤

  • @AbshirMaxamad-d2w
    @AbshirMaxamad-d2w หลายเดือนก่อน

    Sh Muhammad david laami armaa laamiga la raaciyaa sababtoo arimaha isreal ayuu galee

  • @habibaabdalla8264
    @habibaabdalla8264 หลายเดือนก่อน +2

    Taraam wuu hada kahor nagu digtay oo uu dhahay Somalia no nothing hada mareykan no nothing madhihi karnaa 😂😂😂😂😂 aarsi cml.

  • @husseinhassen6662
    @husseinhassen6662 หลายเดือนก่อน

    Ninkaas wuxuu noqon yuhuudi

  • @bashirxaaji1119
    @bashirxaaji1119 หลายเดือนก่อน

    Gumestaha wax walba wuu isku dayey balse ilahay aya jabiye

  • @MohamedApdi-sp5kz
    @MohamedApdi-sp5kz หลายเดือนก่อน

  • @GuleedYasan
    @GuleedYasan หลายเดือนก่อน

    🎉🎉

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw

  • @yaxye_adenkey
    @yaxye_adenkey หลายเดือนก่อน

    فكيدوني جميعا ثم لا ينظرون

  • @mohamednoor4008
    @mohamednoor4008 หลายเดือนก่อน

    Madaxa inu ugudhufta aya fiicned

  • @husseinhassen6662
    @husseinhassen6662 หลายเดือนก่อน

    Dameer dheg laga dhawacay baa intaa lagawaramayaa malayiin la xasuuqayana lagama sheekaynayo cajiiib

  • @waryaaofficialchannel3323
    @waryaaofficialchannel3323 หลายเดือนก่อน

    Yaaa duubay hahadana kan duubayo maxuu utoogan wayay waa sheeko lisla wada ogyahay

  • @AbuukarMohamud
    @AbuukarMohamud หลายเดือนก่อน

    Shekhow ka so hadal qarax aya cwda dhacay taalada bondheere

  • @daganebaraki8459
    @daganebaraki8459 หลายเดือนก่อน +1

    WAR TRUMP ANAGA WAXBO NAGAMAGELIN EE QAZA KUSOCO

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct หลายเดือนก่อน

    Hadalka wazirka dibada turkiya hakan fidan ujedkisu waxaweye hadixamas aqbasho sojedinta israil halki heshislagarilaha bedelki israil dacfibayuarkaysa qodobokale tacadiya owawayn baykenaysa heshisna maqadandonto xojo to: xojo manarabto waxheshisa

  • @MuhiyadinHassan-ov3rs
    @MuhiyadinHassan-ov3rs หลายเดือนก่อน +1

    Trump is so unlucky

    • @Abdifataxow
      @Abdifataxow หลายเดือนก่อน

      So lucky deh😂

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct หลายเดือนก่อน

    Side israiil ramalah ugalikarta muwadinin mudaharad salmiya sameyay ugasoqabsankarta??? away madaxbananidi iyo mamulki laqonsana lashegayay??????

  • @MuhiyadinHassan-ov3rs
    @MuhiyadinHassan-ov3rs หลายเดือนก่อน

    Trum

  • @AbuukarMohamud
    @AbuukarMohamud หลายเดือนก่อน

    Bal kawaran cadaankan hada waxey dhihi doonaan wuu walanaa islamne hadu yahayna argagaxiso waaye usa aqligoda wakaa

  • @abdullahmusaabdiali4222
    @abdullahmusaabdiali4222 หลายเดือนก่อน

    Sheekhoow adiga trump kula weynaa saakay illaa iyo hadda trump aa kuhaysaa shaydaankaas

  • @AbdiYare-ff7xw
    @AbdiYare-ff7xw หลายเดือนก่อน

    Sheikh Just OK bthy lkin a little Bit qabylad adi taqana any way God is great keep going

    • @haachannel8793
      @haachannel8793 หลายเดือนก่อน

      Ceyb caleyk ilahay ogabaq shekha hanakuben aburan

    • @cabdallayare4554
      @cabdallayare4554 หลายเดือนก่อน

      Hawiye meel walba qabyaalad ayeey ku sheegaan war sheekha kaleexo 😂

    • @Nuurah951
      @Nuurah951 หลายเดือนก่อน

      Weligay ma arag asagoo qabiil kudhaqmaya, xishood waxaad sheegtaad waydaye

    • @user-wu1bc6jp8k
      @user-wu1bc6jp8k หลายเดือนก่อน

      Reerkeena amaan miyaa warkaagu awoow

    • @AbdiYare-ff7xw
      @AbdiYare-ff7xw หลายเดือนก่อน

      De wan ogahy xogtada in ad qabilisto tahy 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @mustafemahamud8990
    @mustafemahamud8990 หลายเดือนก่อน