Maxan sameya subixi markan kaso kaco....

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024
  • #Somalimorningroutines
    waa ku mahadsanid tahay daawashada❤🌹
    waxad igala so xiiriri kartaa↙️
    instagram, missfosiya

ความคิดเห็น • 306

  • @missfosiya1427
    @missfosiya1427  4 ปีที่แล้ว +153

    Waa mahadsantihin asxabta dhamaantin waxan rajeenaya inad dhamaantin cafimad qabtaan ilahey cafimad hanogu gaarsiyo sonka insha allah 40k inan gaarno ayaan rajeenaya sonka dhaxdiisa subscribe hada igu cusub tahay plz❤ anina waan dadaalaya❤ insha allah❤

    • @ibrahimroomiya
      @ibrahimroomiya 4 ปีที่แล้ว +1

      Masha allah Wlshy Barnaamij Yadan Waa Kuwo Waxtar Uleh Dhamaan Bulshada waliba wakhtigan Guryaha Lagu Jiro Mash allah xaga shaqada sida
      Video Quruxbadan
      Cod clear ah
      Iyo waliba meelo kala duwan waad usidataa xaga TH-camrada somalida abigana waan kutaageeraa wlo Hormarwacan wlshy..... ♥️

    • @farahsamaiya1247
      @farahsamaiya1247 4 ปีที่แล้ว

      Walahy vedeo nocan waan kaa hela ee noso badi 🥰

    • @mamadyare5310
      @mamadyare5310 4 ปีที่แล้ว

      Waad mahadsanthay apayo fosiyo

    • @mamadyare5310
      @mamadyare5310 4 ปีที่แล้ว

      ABAYO video galabta maxaad sameesaa

    • @mayainadaahi8057
      @mayainadaahi8057 4 ปีที่แล้ว

      night routine wan ka sugeynaa my queen

  • @Sheekhmustafahaajiismaciil
    @Sheekhmustafahaajiismaciil 4 ปีที่แล้ว +52

    Fadlan walal nagu so biir hada kheerka jaceshhy mhdsanid 😔🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @c.kariim9707
    @c.kariim9707 4 ปีที่แล้ว +7

    woow m.a miss fosiya keep going aad aad ayn kugu xiise m.a filand aya jogta hilsinka mardhow waa ku imaana i.a ❤❤❤ aniga ugu horeyey like ta io comment tiga

  • @fatimazahra7276
    @fatimazahra7276 2 ปีที่แล้ว +1

    Gabadhii ugu horaysay oo somali ah oo vedio routine ah soo sameysay😦👊👑

  • @rahmaabdi3799
    @rahmaabdi3799 4 ปีที่แล้ว +5

    Mashallah missfosiya gabadh ku dayasho mudan💋💋💋

  • @hadyabeautysalon1090
    @hadyabeautysalon1090 4 ปีที่แล้ว +4

    Alle qaali waan kuxisay adiga iyo maamii iyo hibo igu salaan hooyo from turkey🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷

  • @micraajxuseen2726
    @micraajxuseen2726 ปีที่แล้ว +1

    Miss Fosiya MaShaaIIAh ❤ ❤🎉🎉👏👏😍❤

  • @ismahanmbeauty7366
    @ismahanmbeauty7366 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah ❤️❤️

  • @qalbiuroonsidahooyadeed2113
    @qalbiuroonsidahooyadeed2113 4 ปีที่แล้ว +6

    Waxan sugaayey Inaad Dhahaysit wasn weesaqadan 2Ragcadood oo suna ah ayaan ka hor marinaa Ka dibne Salat Subaxan tukanaa Ducada Subaxii ayaan Aqrisanaa.

  • @Higmobeauty
    @Higmobeauty 4 ปีที่แล้ว +17

    Cadayga kor iyo hoos dhaqatarad diiday abyo in qofku kor iyo hoos u cadayo sabto ah ciridkay durkisa so intad dadka u diri ina so bada ficn

    • @ikraamsaid7941
      @ikraamsaid7941 4 ปีที่แล้ว

      Sucdi Beauty sidee yacni qali

    • @asmaahmed7208
      @asmaahmed7208 4 ปีที่แล้ว +1

      haa waa run cirdka duurkaya ilka ha ayaa so baxaya qotoda

    • @Higmobeauty
      @Higmobeauty 4 ปีที่แล้ว

      @@ikraamsaid7941 in koor iyo hoos ad kugu cadyato cadayga abyo video dawo sa ii fantid

    • @babloofootball881
      @babloofootball881 4 ปีที่แล้ว

      Horaa dinteena loogu shegay wll dhaqtarka kahor

    • @Higmobeauty
      @Higmobeauty 4 ปีที่แล้ว

      @@babloofootball881 sax wll mashallah thanks

  • @sabrinmohamed1675
    @sabrinmohamed1675 4 ปีที่แล้ว +6

    Miss queen fosia I miss you keep going queen 👸👸🏽🥰

  • @fatimazahra7276
    @fatimazahra7276 2 ปีที่แล้ว +1

    Miss fosiya waxa rajena in vedio routine ah so galisid next vedio😊

  • @madaalehagio8520
    @madaalehagio8520 4 ปีที่แล้ว +16

    Shout out igu salaan haddad xushmad ii heyzo

  • @faadumoali437
    @faadumoali437 4 ปีที่แล้ว +6

    Fosiyo abyo waisku rontahay masha Allah I love you 😘 ❤ 😍

  • @hebamohamed2522
    @hebamohamed2522 4 ปีที่แล้ว +3

    Maasha allh abaayo wali madhiciin inaan haf ugu tago vido aad adiga letahay wayo malakugu cajisayo maasha allh aad ayaa kugu xiranahay ilaa iyo wax badan ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍💯

  • @sagalosmaan2561
    @sagalosmaan2561 4 ปีที่แล้ว +1

    Run ahaantii waa first time aan ku arko kaa helay xbbt keep going abaayo 😍😍😍❤

  • @fardowzabdy5921
    @fardowzabdy5921 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah fowzia qurux gabar dagan tahaY illaheY haku xafido 👸🙌

    • @missfosiya1427
      @missfosiya1427  4 ปีที่แล้ว

      Amin abyo sido kale ❤❤😘😘

  • @sacdiyosuusuuchannel2457
    @sacdiyosuusuuchannel2457 4 ปีที่แล้ว +3

    mashallah abaayo qaali keep going miss foziyo hore usoco tageraha 1aad ayaan ahay away hibaq malmahan

  • @soodocismaciil3497
    @soodocismaciil3497 4 ปีที่แล้ว +2

    Keep going abyo qali ah noloshu kuma xumeyso apid ❤❤❤❤❤❤❤❤❤💋💋💋💋💋💋❤❤❤❤❤❤❤🙏

  • @amiiraayaanle4841
    @amiiraayaanle4841 3 ปีที่แล้ว +1

    Apaayo 💎💞😗 anaa kulamidah qisooyin ka jecelyahay

  • @fadnanoor5121
    @fadnanoor5121 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashacala

  • @nesreina6238
    @nesreina6238 4 ปีที่แล้ว +2

    Markaa soo qabaysatay kadib maxaaa dhacay soo salaad subax lagaama rabo maba aadan tukanineee mise fasaxaaa eheed

  • @maxamedqafar3768
    @maxamedqafar3768 4 ปีที่แล้ว +1

    Subaxa hore markii la tooso, waxa ugu horreeya waa in la tukado salaadda al fajr. kuma sheegtid fiidiyowgaaga. way fiicantahay in la xasuusiyo muslimiinta iyo gaar ahaan dumarka aan inta badan tukanin.

    • @canabetacadey702
      @canabetacadey702 4 ปีที่แล้ว +2

      Maxamed Qafar wxee tiri 5 aa dukaday iminkane Waa 10:00 Marka videogan dubaye wll

  • @mishtiibredion7594
    @mishtiibredion7594 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah

  • @makoelmihoche9861
    @makoelmihoche9861 4 ปีที่แล้ว +2

    Walashey fozia wan ku dhihii la haa aad ayad u qurux badan tahay markad tahay bila makeup

  • @liibaanwarsame9401
    @liibaanwarsame9401 4 ปีที่แล้ว +2

    Maansha Allah walaashay hore u soco ❤️

  • @fatruunyasin8214
    @fatruunyasin8214 4 ปีที่แล้ว +7

    abyo so gali sida wajiga nabraha looga bi iyo forever

    • @missfosiya1427
      @missfosiya1427  4 ปีที่แล้ว +1

      Haye abyo insha allah waan so galinaya ❤😘

  • @raxmaa744
    @raxmaa744 4 ปีที่แล้ว +1

    Can you do a evening routine 💜💜 love your videos

  • @Wardahome712
    @Wardahome712 4 ปีที่แล้ว +3

    masha allah xbbt guul wacan ayan ku leyahy

  • @rahmasagadhi8418
    @rahmasagadhi8418 4 ปีที่แล้ว +3

    Are u the only one who is in the house ? Masha Allah

  • @aftahjama4679
    @aftahjama4679 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlshy qli horey usoco guul bn ku rajeenaya ✊♥️

  • @hadiyahussein3231
    @hadiyahussein3231 4 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah baarakalaah Walaasheey xagee degentahay iigasoo jawaaab macaanto

  • @maryanhappy5356
    @maryanhappy5356 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaha xbbtii wn ka helay wna jeclahay videogada inaa firsado videogan👌❤ ee habeenkada noso gali routine night ❤

    • @missfosiya1427
      @missfosiya1427  4 ปีที่แล้ว +1

      Insha allah abyo mahadsanid ❤🥰😘

  • @shadiyaabdirashid2350
    @shadiyaabdirashid2350 4 ปีที่แล้ว

    Mansha allah waa qurac cafimad leh abaye Quran akhriso janiska subaxi kaga faiideyso

  • @halimah7164
    @halimah7164 4 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa allah waxan kuugu darayaa wajiga markaad dhaqdo hore Ka marso waxa aad marinaysid haduu kaa qalalo wuxuu keenaa cimri dagdag

  • @khadraali9177
    @khadraali9177 4 ปีที่แล้ว +1

    Waaw mashllh waan ka hely keep going Queen ❣

  • @AliAhmed-de3qs
    @AliAhmed-de3qs 4 ปีที่แล้ว

    Fosia gabadhaan saaaan u jeclahay love you fozia cadeey

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah miss fosiya keep going

  • @muquteste8443
    @muquteste8443 4 ปีที่แล้ว +11

    Fowsiya taariiq nololeedkaaga video noogasoosameey bilaaw ilaa dhamaat

  • @nadirasalah6747
    @nadirasalah6747 4 ปีที่แล้ว +2

    Yes ana uhoreeyà maanta miss fosiyo hore usoco

  • @najaxxiis5489
    @najaxxiis5489 4 ปีที่แล้ว

    Maansha Allah

  • @farxiyoaxmed9471
    @farxiyoaxmed9471 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allha allha ha ku xafiido xabibti ❤❤keep going

  • @sumayomaxamed2257
    @sumayomaxamed2257 4 ปีที่แล้ว +3

    Fawsiya xbty ilhy darti kuu jeclhy ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdiasis2428
    @abdiasis2428 4 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah, walalo foosiyo keep going 😍❤🙏

  • @unitedfamilyfuns6344
    @unitedfamilyfuns6344 4 ปีที่แล้ว +1

    👌✅👍

  • @samirsomali8652
    @samirsomali8652 4 ปีที่แล้ว +1

    waan ku taageersanahay qaali keep marching on.

  • @queenali9475
    @queenali9475 4 ปีที่แล้ว +1

    Mash allh queen mss foos keep going xbbty

  • @sagalabdi2099
    @sagalabdi2099 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah

  • @riimoclaahi234
    @riimoclaahi234 4 ปีที่แล้ว +3

    Qof aan taagero keep going ❤👏

  • @sabariinmohamud9300
    @sabariinmohamud9300 4 ปีที่แล้ว

    Masha alh apyo hore usoco apyo

  • @cayuushhassan2739
    @cayuushhassan2739 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashalah apyo fowziyo love you ❤

  • @ceyniyusuf9032
    @ceyniyusuf9032 4 ปีที่แล้ว +1

    Thanks ABAAYO MCNTO Miss fosiya

  • @Hahar2233h
    @Hahar2233h 4 ปีที่แล้ว +1

    I think it's not healthy to wash tooth brush using direct hand instead rinsing it out!
    Thanks I like you video

  • @amiiradareernor3859
    @amiiradareernor3859 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a abaayo horey usoco markasto fiirsdo video yashada aanba iska qoslaa 😅💋❤❤💞💞💞💞💞

  • @nashaadhassan1489
    @nashaadhassan1489 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wlle nolow

  • @nasroahmed114
    @nasroahmed114 4 ปีที่แล้ว +6

    Mashaallaah horey u soo soco ina hooyo iyo ina aabo mcn ❤❤❤❤

  • @nimcoadam5287
    @nimcoadam5287 4 ปีที่แล้ว

    Maansha allaah alle hakubarakeyo wllshay qaali foosiya sharaf 😚❤❤💖👍

  • @kadramohamoud9163
    @kadramohamoud9163 4 ปีที่แล้ว

    Fowsia mansha alaah waan kaa helly abaayo qof dagan si dagan

  • @sondoschama565
    @sondoschama565 4 ปีที่แล้ว +2

    Miss u queen hibo iyo hooyo nagu salaan😍

  • @atonio9430
    @atonio9430 4 ปีที่แล้ว +1

    Cadiyeeska weji dhaqashada almuhiim wax walbo sida aad u isticmashay isku mid ayano nahay 🇸🇴lkn shaaxi hadii aan cabin waan xanuunsada waa balwadedi lkn sidoo kalane shaaxiga dab kuleel waa inuu ahdaa 😉😂😂❤🇲🇫

  • @bushramaxamuud6327
    @bushramaxamuud6327 4 ปีที่แล้ว +2

    Salad ma jirto miyaa shayga ugu horayaa waa salada subixi markii aad ka so kacado ee aad qaabto hadii.aad fasax tahay waa meeshada lkn waa in aad xustaa

    • @hidda9604
      @hidda9604 4 ปีที่แล้ว

      Haday ka jaban tahy kawaran ? Miyad ogaan kartaa ? Waa May ee wax hubso 😏😒

    • @hidda9604
      @hidda9604 4 ปีที่แล้ว

      Haday ka jaban tahy kawaran ? Miyad ogaan kartaa ? Waa May ee wax hubso 😏😒

  • @calixusen5076
    @calixusen5076 4 ปีที่แล้ว +2

    miss fosiyo waan kuu xisay sharafeey m.a maxaad noodiyaarisay sonka waayo wali stay at home

  • @suusuumahamed6341
    @suusuumahamed6341 4 ปีที่แล้ว

    Abaayo sethy hoyo iyo dadkale inagusalaan hormar wacn alla hakuxifdiyoh abayoyal mcnto

  • @nasrafaisal5726
    @nasrafaisal5726 4 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah abayo keep going🥰👍

  • @salmahassan6998
    @salmahassan6998 4 ปีที่แล้ว +3

    Maxaan kuu xiisay xbbti❤

  • @mohacker_7
    @mohacker_7 4 ปีที่แล้ว +12

    Wllo markaad turkiga joogtay meelaha aad booqan jirtay ma map kaad ka eegan jirtay mise qof ayaa kuu sheegay plz iiga jawaap

    • @missfosiya1427
      @missfosiya1427  4 ปีที่แล้ว +18

      Wll mapka ayan ka geegayay lkn marka ugu horeso TH-camrka ayan ka dawaday oon ka dhax qortay meel kasto magaceda kadib ayaan mapka galinayay saas ayan ku tagaayay meel kasta ina i fahantay baan rajenaya mahadsanid

  • @HiBOHiBAAQChannel
    @HiBOHiBAAQChannel 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah abayo huromar wacan

  • @jacayldhaxlgalawaxdhamalaw9226
    @jacayldhaxlgalawaxdhamalaw9226 4 ปีที่แล้ว +1

    Hppti aleh haku sharfo❤

  • @fahmomaxamed4058
    @fahmomaxamed4058 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah hormar wacan xpptih ✨🤘

  • @udgoonudgoon5568
    @udgoonudgoon5568 4 ปีที่แล้ว

    Wwww miss fosiya hdan arke Vedio ga wnka Soo daahe mnta
    Vitiminada nala.soo wad apayo faidado

  • @iqraanaali2077
    @iqraanaali2077 4 ปีที่แล้ว +2

    Miss u sisy ♥️♥️♥️🥰

  • @naemasaid5490
    @naemasaid5490 4 ปีที่แล้ว

    maasha Allah sister tabaraĺllaah

  • @nasiimismail5147
    @nasiimismail5147 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah keep going

  • @falisaliosman3955
    @falisaliosman3955 4 ปีที่แล้ว +1

    queen fowsiya 👸❤❤💋

  • @zeinabibrahim6750
    @zeinabibrahim6750 4 ปีที่แล้ว +13

    Abaayo Routine kaaga salaada subax maku jirto miyaaa hadaadan videoga kusoo darin dad badanaa si qaldan kuu fahma marka waa inaad xustaaa salaada

    • @missfosiya1427
      @missfosiya1427  4 ปีที่แล้ว +7

      abyo salaad subax sadaxdi ayan tukaday hadana waa 10 subax nimo thanks🥰

    • @wardamohamed1252
      @wardamohamed1252 4 ปีที่แล้ว

      Zeinab Ibrahim wa ww. A

  • @gabadhafarxadajecel1530
    @gabadhafarxadajecel1530 4 ปีที่แล้ว +1

    Abyo fosia wn ku tageera keep going xabibty❤🧡

  • @mulkiali8797
    @mulkiali8797 4 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah allaha kuu daaweeyo hbbti

  • @sacdiyoali9501
    @sacdiyoali9501 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah fosiyo horaya usoco😍😍😍😍🤩🤩🤩

  • @asmamohamud6117
    @asmamohamud6117 4 ปีที่แล้ว

    Masha alha wllshey horumar wacan

  • @user-rh4bm6nd2h
    @user-rh4bm6nd2h 4 ปีที่แล้ว +1

    Walacaba iskaga cabaa le iga dheh aniga qaxwada somalida ano cabin majogi kari ama qaxwo carbeed😜✌

  • @qorshoibrahim7390
    @qorshoibrahim7390 4 ปีที่แล้ว

    masha alha farida wan ka helay dhaqankaga

  • @ifkamedia8334
    @ifkamedia8334 4 ปีที่แล้ว

    Waw i love u siz all the best inshallah

  • @mohamedfaysal5218
    @mohamedfaysal5218 4 ปีที่แล้ว +1

    Foziya waxan kugu jeclahay apliga keep goin

  • @anizoahmed6603
    @anizoahmed6603 4 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah

  • @fatimaomar4560
    @fatimaomar4560 4 ปีที่แล้ว

    Abyoooy horta yurub halkaaad joogtaa insha allaaah inaaan face to face u kula naaan rajayn waayo wxn ahay gabar smliyeeed adna sidoo kale ❤

  • @zuzuofficial8927
    @zuzuofficial8927 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashiika kafeyga xagee kaso kadatay wan kahaley waa yar yahey marka iikuso cawi

  • @Maashaifka
    @Maashaifka 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah 😍🙌🏽

  • @FatuushKl
    @FatuushKl 4 ปีที่แล้ว +3

    I'm miss you queen 😭❤

  • @zamzamhassan2490
    @zamzamhassan2490 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah abayo I like it good job

  • @khadijaabdikadir7472
    @khadijaabdikadir7472 4 ปีที่แล้ว +2

    New subbie!😍😍

  • @faizaxuseen4962
    @faizaxuseen4962 4 ปีที่แล้ว +1

    foziyo abayo wan iska kaa jclhy mcnt horay usoco🙏💋👍

  • @ayankuryachannel8220
    @ayankuryachannel8220 4 ปีที่แล้ว

    Abayo samira omar lifestyle ayaa jirta waana somali masha allaah

  • @saamiyocdy7435
    @saamiyocdy7435 4 ปีที่แล้ว +1

    miss fosiya love you

  • @kenedyyoung7134
    @kenedyyoung7134 4 ปีที่แล้ว +1

    Keep going sister,🥰👏

  • @haniitarashiid5657
    @haniitarashiid5657 4 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤

  • @zuhrazhirezuhracadeey5031
    @zuhrazhirezuhracadeey5031 4 ปีที่แล้ว +2

    Single ma thy abyo bal wn kugu cus bahee intas iga dabo gee

  • @nimcosheekh1002
    @nimcosheekh1002 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah ♥️👏♥️👏

  • @runaadam2607
    @runaadam2607 4 ปีที่แล้ว +2

    Wll walhi wan ku tageera😍💋

  • @fofoomer7557
    @fofoomer7557 4 ปีที่แล้ว

    Mashaalah cafimat kucun

  • @naimaladan9940
    @naimaladan9940 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abayo