Day in my life malinteda iska cadiga Ah

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 54

  • @Waano23
    @Waano23 ปีที่แล้ว +5

    Walashey ma ogtahay Nabigeen a Moxammed Calsyhi Salaatu Wasalaam inuu dhahay Naagtii Ayadoo barafuun ismarisay Ma rsatay banaankana ugu baxday ineey tahay Zaaniyo(Dhillo) Maantay waa aduun berina waa Aakhiro wayna kala badanyihiin ee aakhiro aan u shaqeesanno aduun waxbo maahanee

  • @afnaanahmed2705
    @afnaanahmed2705 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah abaayo ❤ video yadaada waba iska jeclahay ❤

  • @sabirinjamac
    @sabirinjamac ปีที่แล้ว +1

    Hibaq wa u xisnay may noso noqoto 😩🥺❤️❤️

  • @abdijibarAj
    @abdijibarAj ปีที่แล้ว +2

    Saanaa lagaa rabaa fosiyada naqaanay waa tanaa saan lee usoo badi update ka dadka wey doo laabanayaan

  • @afnaanahmed2705
    @afnaanahmed2705 ปีที่แล้ว +1

    Vlog yadii saudi ga so gali ad noga so duubtay❤

  • @ayaandagan4170
    @ayaandagan4170 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah noso laawo walhi abyo waan kuxisnsye❤❤

  • @Graphicdesign-ub7iy
    @Graphicdesign-ub7iy ปีที่แล้ว +2

    Hooyo reaction keedi ilaa iyi hada kaa sugena bisinka 😢

  • @hananhanan1835
    @hananhanan1835 ปีที่แล้ว +1

    Kulayl iyo qabow la isku cuno somali ugu imow😂

  • @fawsiyaxasanmaxamud9692
    @fawsiyaxasanmaxamud9692 ปีที่แล้ว

    M.a samii alle haika xafido ilxun Kuma aragto iyo intii uurka kaneceb keep going qali vedioyada nosobadi mcnto ❤❤❤

  • @Hawenay
    @Hawenay ปีที่แล้ว

    Catar kasi maaha cadar summer iyo mid dadwaynaha lala dhax galo hhhh😂

  • @mx.Aziz123
    @mx.Aziz123 ปีที่แล้ว

    Sister update noqo please 🙏 hadaa in badan maqnato hadhaw dadkaga maku arkaayan marka please 🙏 ee love you ❤❤❤❤❤

  • @istarise1773
    @istarise1773 ปีที่แล้ว

    Mss markaa😂 wa ku wata ani love you sister❤❤

  • @nabiilamohamed6533
    @nabiilamohamed6533 ปีที่แล้ว

    Masha allah xbbti

  • @amranyasin6840
    @amranyasin6840 ปีที่แล้ว

    walasha tii kaa yareed aawe wan uxise wayahan maan arag

  • @Natur_289
    @Natur_289 9 หลายเดือนก่อน

    Videoda inaa ku celcelsho kama daalo wllhi 😢❤❤❤

  • @nimcomaxamuud1203
    @nimcomaxamuud1203 ปีที่แล้ว +1

    Hibaaq mala aroosay ❤

  • @soumayaaden
    @soumayaaden ปีที่แล้ว

    Gabadhan vedioyaded wa jeclahy wlhi 🫶🏻❤️

  • @habiiboabdalahussien
    @habiiboabdalahussien ปีที่แล้ว

    Maasha Allah

  • @XasanMck
    @XasanMck ปีที่แล้ว

    Carfiska danbi waye iska daa markaa banaanka aadeyso abaayo.

  • @suheilaabdullaahi7351
    @suheilaabdullaahi7351 ปีที่แล้ว +1

    Wan ku xiisne abyo vlgyadadi quruxda bdna iyo abayo hibaaq ❤

  • @Faysal_Mohamed
    @Faysal_Mohamed ปีที่แล้ว +1

    1:58 Nokia magaaalo miyaa 😂😂😂

  • @CRACKER454
    @CRACKER454 ปีที่แล้ว +1

    Miss fosiya wadanka joogto igeey abaayo 😂😂😂

  • @queennuura9106
    @queennuura9106 ปีที่แล้ว +1

    Asc abaayo hooyo nooso fadhisi ❤💋🥰

  • @cookwithme8048
    @cookwithme8048 ปีที่แล้ว

    Fosia aaway vidoe hooyo aad cumarada u waday part aya naga dhiman

  • @saabiriinali8846
    @saabiriinali8846 ปีที่แล้ว

    Abyo vlog yo qrux bdn noo soo duub soona bdi❤❤

  • @amranyasin6840
    @amranyasin6840 ปีที่แล้ว

    naa fosey sidan waa maxay wanku nacne qma toos ujog ama bax nawashe😂😂😂😂

  • @hudaali2574
    @hudaali2574 ปีที่แล้ว

    Qof tartiib usocda leyma tusi karo yaab anaa sidi diyaaradi usocda😂😂

  • @safaaragsan3710
    @safaaragsan3710 ปีที่แล้ว

    Foosiyaay bishii fasaxa maka faaidatsanaysaa😂 love you ziz❤

  • @amanimusa4960
    @amanimusa4960 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkk😂 we love you miss Fawzia

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 ปีที่แล้ว

    Keep going xabibti 😊

  • @shukriaomer186
    @shukriaomer186 ปีที่แล้ว

    Oo hibaaq waataan arki jirnaye maxaa nooga qarisay hada 😂😂😂

  • @xikmaaxmed9232
    @xikmaaxmed9232 ปีที่แล้ว

    foosiyo macmacaan waad cuntaa mana naaxdid sirta naga dabageey

  • @Jana_Ado
    @Jana_Ado ปีที่แล้ว

    Wan kulaso dal,iisay fosiya ❤

  • @FartunMohamed-g6x
    @FartunMohamed-g6x ปีที่แล้ว

    Hore usoco quruxey

  • @Asadofficial100
    @Asadofficial100 ปีที่แล้ว

    This is better than NETFLIX 🎉❤

  • @ZheekoyHenna
    @ZheekoyHenna ปีที่แล้ว

    wow mss somalia

  • @SabariinCabdi-zi6et
    @SabariinCabdi-zi6et 6 หลายเดือนก่อน

    Abyo video noo soo badi noh 😢

  • @ayanosman4064
    @ayanosman4064 ปีที่แล้ว

    Malmahaan shaxshax tahay saas nogu so noq noqo ❤️💋🫂😂

  • @ayaandagan4170
    @ayaandagan4170 ปีที่แล้ว

    Vlog yadi sucuudiga Maa noso galisid plzz❤❤

  • @sahra-yb4on
    @sahra-yb4on ปีที่แล้ว

    Abayo horay usoco mcnto

  • @Madiinaxasan-vk5ov
    @Madiinaxasan-vk5ov ปีที่แล้ว

    Abaayo waa kaa hiley❤😂

  • @Aabiircabdi
    @Aabiircabdi ปีที่แล้ว

    We love you 😍 ❤

  • @maryamamohamed7407
    @maryamamohamed7407 ปีที่แล้ว

    Abyo dharka meesha aad ka dalbatay maa nalawadaagtid

  • @naishahassanmohamed4879
    @naishahassanmohamed4879 ปีที่แล้ว

    Wow

  • @hamdaamiira7085
    @hamdaamiira7085 ปีที่แล้ว +1

    🥰🥰🥰🥰

  • @madinamacow8776
    @madinamacow8776 ปีที่แล้ว

    camirada waan ka orodnaa 🤣🤣🤣

  • @caashomaxamed1560
    @caashomaxamed1560 ปีที่แล้ว

    Mssfosiya❤❤

  • @salmacabdilaahi2186
    @salmacabdilaahi2186 ปีที่แล้ว

    Dalkeed ku nooshay

  • @Nadarelmi
    @Nadarelmi ปีที่แล้ว

    Sas bh lo bahanyhy so laabo qaali

  • @barwaaqocabdifataax9184
    @barwaaqocabdifataax9184 ปีที่แล้ว

    Hibo away

  • @mariiyoofficial2645
    @mariiyoofficial2645 ปีที่แล้ว

    Abyo adiga gawar aya u agtahy ifo miya kadofte