Hal fikiraa rabaa inaa dhiibto barnaamishkaan horta waa barnaamis xiisa badan qaasatn aan ku xiranhy marka xigto waxaan dhihi lahaay halka eey laba qof oo caan ah ka keentiin ku badala qof caan ah iyo qof caadiya yacni aan caan eheyn❤❤waayo is dhaxgalku waa wax qurux badan
gabdha waxeeda waan ka wiswisay duuf iyo ilamday qubaysay lama ogola cunto karinta ama waa inay faraaha si wacan u maydha anay meelna taabaan wiilka si fican isagoo meelna taban buu dhameeyaay wiilka restorankiisa waan ka cuni laha gabadha maya food handling wa very important
Iftiin booskeyda in aad idiriska ii taabo galiso aheyd nasra wey ka qaldoontay liin ayu ahan laha ee idirska iyo kabtanka balami mar ama Baaquli boy iyo idiriska
Kuwii ugu qosolka badna😂😂😂😂😂
Kabtankaan wataa inta ila wadata like
Hal fikiraa rabaa inaa dhiibto barnaamishkaan horta waa barnaamis xiisa badan qaasatn aan ku xiranhy marka xigto waxaan dhihi lahaay halka eey laba qof oo caan ah ka keentiin ku badala qof caan ah iyo qof caadiya yacni aan caan eheyn❤❤waayo is dhaxgalku waa wax qurux badan
Shaadiyo io kaptan please 🙏 ❤😂
quruxda waxaa usii dher naxariis iyo xishoood iyo daacadnimo waxayna ledahy soo jidasho ay dumarka kale dhertahy waana boqorada qoralkeyga aqrinayso😢
❤❤❤😢❤
Maasha Allah Tabaarakallaah Hal qaado rooti shiidan aa kudaraa ama bur
Xalqada ugu qosolka badneeed😂❤
Maansha allah gabadhaan Iftin quruxlay
Wlhi cawa waa fuuray😂😂
😂😂😂😂
Ala berka manoli wllhi iftin modl waa finny cwa qosl udhiman rby wllhi😂😂😂😂😂mid amhn tah😊
Walaahi waan ku qosley faneygood jop nasaro abtidoon❤❤❤❤❤
Teame kaptan Bara 10.k like les.go
Gabadha gabarnimdeyda ma cuno karis aa cadeyne wllylo gabdha nabd kaliya 🫡
Waa dada cawan cuunto ku qafifi
ABSOLUTELY GABADHA AAN LABA BASAL JAR JARI KARIN TAASI KA GABADHNIMAA WAAA CEEN WALAAAL 😢😢😢😢😢
@@HodoAyan-is4fwWAAA CEEB WLAAAL LABA KOOB ISKU ROGI KARIN WAA XISHOOD DARO IN LA IS QARIYO WEEEYI
@@mohamedabdirahman5840 adigu maa taqan
@@mohamedabdirahman5840gabadh waajib kuma aha cunto karin e raga cuntada jecel ha bartan sida loo karsado😂
😂😂😂😂😂 Alla ilaahayoo 4 bil ka dip Dib ugu soo laabtay qosol dartiis alla gabadhaan waanba jclhy iyo kabtan baara❤❤❤😂😂
Chief nazra What a beautiful smile w0w
Next idiriska iitaabo plz
Cunada gabarta waba wada duuf lkin captanku waa saafi legend 👍
😂😂😂😂
Iftin and capt bara made my day😂😂😂
2 ugu qosolka badan barnamijka waa ku waan kabtan baara iyo iftin model 😂😂
🤠🤠🤠🤠🤠#KABTANKA INTA ILA SUGEYSAY LIKE HA ILA DHAAFINA😊
War kuwaan noo soo celiya ma nooli😅😅
Iftiney farax cwa noo jabisay basal sida lo fiiqaba adan aqon iptilo😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Kaligeed ma ahan warda iyo geeseyna soo daawo😢
@@amiraadem2780 xooga taas dhanta tan eber waye nagaha canka wxba ma kariyan waa waregan un yahuu🤣🤣🤣
Next plz Idiris ii taabo iyo baaquli boy ama idiriska iyo shaadiyo so qabta.
Iftin wllh qosol miiran gab caadiya waaye gabadha😂😂😂😊
Iftiin wllhi Waa funny 😅😅
Pleas Shaadiyo sharaf & Qaxweyste no keena kuwas ayagane qosol ayee leyihiin 🤣🤣🤣🤣🙈🙈🙈
Mar kale no soo celiyah iftin 😂😂😂 mar labaad kabtan baaro qosolkag iga dhamaadey
Waa jeclahay gabdhaha qosolka badan
Ala hoyooy 😭
gabdha waxeeda waan ka wiswisay duuf iyo ilamday qubaysay lama ogola cunto karinta ama waa inay faraaha si wacan u maydha anay meelna taabaan wiilka si fican isagoo meelna taban buu dhameeyaay wiilka restorankiisa waan ka cuni laha gabadha maya food handling wa very important
Hi sidra
Iftin model beerke i caseesay😂😂😂
Team runaldo like
Goadka ziuuuuu❤
Iftiin moodal cajiin cml uqastey😂
Sa isku cadanaysaay 😢maqarkida qafif ya Allah waan ka naxaay
Tan waligeed wax makarin uma leye😂😂
Ma aragtay horta bisinka
Istaaggaa dhibaayo. Fadhiga ayey ku karin taqaan. 😂
Captan baara❤
Waa labadii qof ee ugu cajiibsanaa 😂😂😂
Is cadeen dhibaato bal gabadha wajigeda eega 😮
"Gudahan baraf kuwatah"😂😂😂
Wlllhi tani waa funnny😅😅😅😂😂
Maasha alaah kabtanka libaax waaye 😁😁😁❤️
Cuntadi dhan diif iyo dhiig ay kadhigtay
😂😭💔
Markay aragtay carrotada intay gashay😂😂😂😂
Shaadiyo iyo khashaka plz
Maxa qoftan basasha Sey u fiqi lahed loshegayo 😂
Iftin model marka arkay inan qatar ahay is ogaade😂
Ala iftin jeceliya❤😂😂😂😂😂😂
Iftin hbenksta no keen 😂😂😂😂😂❤
Diifkeeda xataa wey ku daree artan maxaa u keenteen
captan lipaax sharafta raga waa dhoortay kana ilasho yey deefka kaga haleyn kkkk
Mansha alaah
Gabdho badan oo caan ah meshan ayee ku fasilmitoonaan ceebey dacaal😂😂😂😂
Mansha allah
Next Idiriska ii taapo iyo ShaadiyØ sHaraF
Caaga basasha🧅 lagu jarjaro sifiican ucadeeya sibaad moodaa inuu wasaq uyahay😊
Tan wlhi dhaadhaankii oo intataganwaye uf
Caawa qosol ka bixi waayey😂😂
Wlhi barnamijka qosal aa ku dhamysty kuwan no caajis waaye kabtanka io iftin waliba iftin 😂
Hhhhhhhh kuwan mar kale noguso celiya😂😂😂😂
Legend Baara
Iftiin qosol badanaa😂😂
Wlhi waa naga qosliseen 😂😂😂😂
Baaaaara Viva
Nice episode 😂😂😂😂😂
Qoftan wejigeedii bal siday u dishay eegaga 😢
hablow wll Dawadaas iska dhaafa Please 😢
Sidani qurux maaha 😢
Xad bey leedahy lkn tani iyda dhafisay intii logu talo gly
Captain ka is a legend 😂😂😂😂
😂😂😂😂😂😂 waa suxey yaaa Kabtan wa wata miylo u joogin wa garar wlhi
‘’Naag wayn Oo cunto karin aqoonin cibaaaro lee ma ahinoooo’’ 😂😂😂😂
Yaab le maahino
😂😂😂😂markaaa barnaaamijka weydiimo soo fiirsato😅
Alaraxmanow gabadhaas maqaarkeda weeku ciyaartay wlhi 🥹
O ya maqar keda la leh war xamar no day nagti rabto ayada is fiqeyso😂
Gabadhan qosol socda waye😂😂😂
Dirac ugu foosha xun cunta ku kariyaa ee ladahay umana eg wiliged inee wax karisay😂😂😂😂cajiib
Qaraaxadii ugu shidneed astaan waxay tii uu kabtan baara waday😂😂😂 Hada qaybta dhadhamiskana waa qaybtan uu ku jiro😅
daawadii oo qof ah
Please iftin model iyo kabtan baara soo celiya please waa qosol miiran 😂😂😂
Kabtan wuu naga qosliyay😂😂😂😂😂😂😂
Iftiin booskeyda in aad idiriska ii taabo galiso aheyd nasra wey ka qaldoontay liin ayu ahan laha ee idirska iyo kabtanka balami mar ama Baaquli boy iyo idiriska
Dadka xamaasada leh la isma raaciyo wll si qof walba gaar usameyo xamaasad qofkle aya la raaciya
😂😂😂😂😂😂😂ala qosol bdnaaaa
Waxay ku qoslaya dee Afkay ka gubatay 😂😂
kabtan baara xoogaa baris maceeye maku darsatid kulahaa 😂😂😂😂
Wllhi like kusaaraa waa dharatee eee iisaar
Iftin duuf iyo ilin ayeey kabuuxisay raashinkii😂😂😂😂😂😂
Kabtan baraa ku aksheneeyey😂😂😂😂😂
Captanka waa ku wadanaa 🏆 ✌️
Videogan funny ahaan udaawanayey lkn waxaa isdhahay sameyso ee casho kadhigo 😂😂😂
❤
Wlhi iftin wxpa ma dhamo😂😂
This is fani kaptan
Captan baara😂😂😂😂
😂😂😂😂😂iftin waa xarabo
Radii iyo dumarka ragaa xarfaan Ah 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Ilahow iftin wexe karise hey siinin🤣balayo
🤣🤣🤣🤣
Plz idiriska itabo iyo kabtan baaea🎉
😂😂😂 manooli saa uqoslaaye xalqadaan waa ku haastaa
Tan tiish lee soo doonatay wax karis uma imaan😂😂😂😂
Alla kuwan ya isku balamiye
Iftiin diif io ilin isku dartay😂😂😂😂😊
Iftin karootadi ee hooshay raadinee😂😂
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Shaadiyo soqabta
ABAAYO PLZE ....KABTAN BAARA VS IDIRISKA😊
😂😂😂inta dawanayay qaybta n kabtan bara iyo iftin aya ugu qosol bdn 😂😂😂
Waxaan ahay dugaag😂😂hye wad😊