Q: 1aad Mucjisada Af-Soomaalida

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 51

  • @abdinaafac8211
    @abdinaafac8211 4 หลายเดือนก่อน +3

    Meydhan cabdile yare ayeydey aya la dhihi jirya alla yarxam 😢

  • @abdallahassan4127
    @abdallahassan4127 4 หลายเดือนก่อน +1

    wariyow diintaada baro mhdsnd

  • @yacqubkoshin6519
    @yacqubkoshin6519 ปีที่แล้ว

    Waa adiga quraanka kuraftee views miyaa kaa galay

  • @hayaathabiib9608
    @hayaathabiib9608 4 หลายเดือนก่อน +1

    ان كيدكن عظيم. ILLAAHAY MA DHIHIN EE BOQORKII MASAR XUKUMAYEY AYAA YIRI,
    Malik iyo Almalik isku mid ma aha.
    Carabiga hadii laga hor mariyo
    AL magaca waa mid la yaqaano.
    Marka Almalik waa Illahay. Malik hadii la yiraa lama yaqaano ilaa in magaciisa la raaciyo sida Malik Fahad.

  • @mohamedmakthal4177
    @mohamedmakthal4177 4 หลายเดือนก่อน +1

    Gabayga cali dhuux malaha ee qaman bulxan ayaa iska leh
    .Baadida ninba kula daydayi daalna kabadane
    .aasan donaynin inaad hashaa daain abidkaye
    .dadkuna moodi dulwada dhasho wax udahsonayne
    .dala malaha aakhiro hadii lookitab dayo e

  • @QodarAbdulahi
    @QodarAbdulahi 2 หลายเดือนก่อน +1

    Somali hadan nahay luqadeena Afsomaliga waa mid qiimo badan waana in aan xoojinaa

  • @hassanhussein1004
    @hassanhussein1004 4 หลายเดือนก่อน +1

    Qarniga hadalka waadmahadsan tihiin shaqo wanaagsan

  • @YonisAbdillahihersi-zq1oq
    @YonisAbdillahihersi-zq1oq 4 หลายเดือนก่อน

    Reer rendille rumeysan WAQ maa somali international iyo swahili ?sida oroma iyo canfarta waa national waana cuchitic kaa jawab hooryaal tv?

  • @foziasalad1152
    @foziasalad1152 ปีที่แล้ว +2

    Wll Edo Faadumo meedhay

  • @yacqubkoshin6519
    @yacqubkoshin6519 ปีที่แล้ว +1

    مَا جَعَلَ اللَّهُ لِرَجُلٍ مِنْ قَلْبَيْنِ فِي جَوْفِهِ

  • @YonisAbdillahihersi-zq1oq
    @YonisAbdillahihersi-zq1oq 4 หลายเดือนก่อน

    Boqorow malinta laysku soobaaxo taacaabki iyo kuleylaha

  • @Eng_moy
    @Eng_moy 2 หลายเดือนก่อน

    9:46 dhagihii alle waanshay baa waansan ,wataciyahaa udunun waaciya , sax,

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 4 หลายเดือนก่อน

    Caqli yaraa ninkani yaa yidhi afsoomaali baad taqaan Faadumo ayuu gabigiisuba ku soo shaac baxay

  • @MaxamedGuray-nb6bt
    @MaxamedGuray-nb6bt 4 หลายเดือนก่อน

    Warninkaan waaqabiir soomaaliyeey

  • @AhmadAidid-oz6bp
    @AhmadAidid-oz6bp 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waa anaa arkay jin

  • @khalid9264
    @khalid9264 ปีที่แล้ว +1

    Haa waa meelkasta oo daloosha oo wax kasoo dhiiqaan, dooloolo an ib lahayn Yaa jira EE la soco.

  • @MohamedOsman-z2p
    @MohamedOsman-z2p 4 หลายเดือนก่อน

    Aadam wuxuu ku nolaa somali

  • @SicidIbrahim-gx2uu
    @SicidIbrahim-gx2uu 4 หลายเดือนก่อน

    Ninyohow Soomaalida qabyaaladdii waxay marinaysaa in ay yidhaahdaan:
    Afsoomaaligu waa Afafka ka u horreeyey,Soomaalida ayaana dadkoo dhammi ka soo jeedaan!!!...haddana Afkooda 72 kii ayaaba la qoray!!!...
    Waxana shaki aanu ku jirin in Soomaalidu Islaamka ka dib unkantay,oo aanay hore u jirin,
    Afsoomaaliguna yahay una badan yahay Ergaysi ama Amaah laga soo qaatay Afaf kale!!!...dadka kelmed laba u kala dhanbalaya ee macne u raadinaya,wax ka soconaya ma aha!!!,waa kelmed aan qaybsami karin waxa ay kala qaybinayaan,tusaale immigration iyo police iyo Ibliis...iwm lama kala dhambali karo waa kelmed keliya!!!... dadkeedaana iska leh...
    siday ku suurtagelaysaa dad ama Ummad unkantay Islaamka ka dib in Afkoodu ka horreeyey!!!,mabay jirine!!!...
    oo Ceerigaabo ayay intooda badan Awoowayaasha Soomaalidu ka soo tafiirantay ku aasan yihiin agagaarkeeda,
    waxayna wada ahaayeen Islaam,taariikhdoodana waa la heli karaa si fudud weliba!!!....
    waa ayo Odayaashan Soomaalidii ka horreeysey?!!!...
    Afsoomaaligu waa Carabi+Kushutik(Dadyawga jaarka ay Soomaalida yihiin) + Afka Isticmaarka(Ingiriisi...iwm

    • @AbuubakarDaahir
      @AbuubakarDaahir 3 หลายเดือนก่อน

      Masuul waad qaldantahay wax badan tariikhda dib u so baar Somalida

    • @SicidIbrahim-gx2uu
      @SicidIbrahim-gx2uu 3 หลายเดือนก่อน

      @@AbuubakarDaahir sheeg qaladka oo caddee illeyn meesha xujo iyo daliil mooyee iska hadal maahee!!!...

  • @YonisAbdillahihersi-zq1oq
    @YonisAbdillahihersi-zq1oq 4 หลายเดือนก่อน

    Malaystè

  • @alimaxamed3660
    @alimaxamed3660 4 หลายเดือนก่อน +1

    Shukran Mahadsanid

  • @orpheus1662
    @orpheus1662 4 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂

  • @JustAnotherAbdi
    @JustAnotherAbdi 4 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂

  • @alimaxamed3660
    @alimaxamed3660 4 หลายเดือนก่อน +1

    Shukran Mahadsanid

  • @soulehassan
    @soulehassan ปีที่แล้ว

    Inaadeer waxaad doontidba soomaali ku sheeg, Ibleys uun hanoo keenin!!,Mr Good waxuu kala saari waayay da'rooshin iyo daroor,luuqadeenu way facwayntahay se malaha hadda Gudi erey bixineed oo soomaali u dhantahay.

  • @BesciousOfAllah
    @BesciousOfAllah 4 หลายเดือนก่อน

    Waxaad ku darsataan
    Erayga repelion ama reppeles ama somali ahaan reerhebel
    Reer hebel ayaa reerhebel ladagalamay ayuu ingirisku maqli jirey sidaa darteed jabhad markay dowlad ku kacso waxay yirahdan rebellion

  • @saidfarah2644
    @saidfarah2644 4 หลายเดือนก่อน

    Daayin= eternal in english

    • @saidfarah2644
      @saidfarah2644 4 หลายเดือนก่อน

      Eeboy = boy of God😂😂😂😂

  • @Somalitravel
    @Somalitravel ปีที่แล้ว

    7:25 That is not factually true. We have idols names in our language. Example Hobal. From Hubal. Abdi Goot covered that topic sometimes back.

  • @awmaxamedcabdi9494
    @awmaxamedcabdi9494 7 หลายเดือนก่อน

    Qaamuus maxaa loogu samayn waayey Haduu Sidaa Uda wanyahay?

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 ปีที่แล้ว

    Abwaan baan kugu ogaa sheekh maad noqotey

  • @abdallahassan4127
    @abdallahassan4127 4 หลายเดือนก่อน

    nolow wariyow sonolee afkaaga hoyo

  • @husseindirie531
    @husseindirie531 ปีที่แล้ว

    somalidu diimo badan ayeey laheed islaamka ka hor

  • @husseindirie531
    @husseindirie531 ปีที่แล้ว

    mida kale noloshu bini aadamka kama bilaaban adam iyo haawa

  • @a.k7513
    @a.k7513 ปีที่แล้ว

    Masha Allah qodob muhim ah o u baahan falanqeyn dheer

  • @csalaanaxmad8276
    @csalaanaxmad8276 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid cabdi qani qAryaan hadalo

  • @nasteho973
    @nasteho973 4 หลายเดือนก่อน

    Mashaa allaaa ❤❤

  • @adenxaaji4173
    @adenxaaji4173 ปีที่แล้ว

    Qaman bulxan dheh

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 ปีที่แล้ว

    Iyo Wax walba haaye

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 ปีที่แล้ว

    Iyo Haanta Boosta ah ✅

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 ปีที่แล้ว

    Cabdi qani Mahadsanid

  • @FaaraxMaxamuud-yo3gm
    @FaaraxMaxamuud-yo3gm 4 หลายเดือนก่อน

    Waryaahe ilaahey kabaq ibliis waa waa kalaamullaahi

    • @abdulwahidmohamud9408
      @abdulwahidmohamud9408 4 หลายเดือนก่อน

      Ictisaam Ayaa ku waalay😂

    • @khadromaxamuud3126
      @khadromaxamuud3126 3 หลายเดือนก่อน

      Oo sidee ah? Bal noo sharax walal.

    • @abdulwahidmohamud9408
      @abdulwahidmohamud9408 3 หลายเดือนก่อน

      @@khadromaxamuud3126 ictisaam soo Baro waxay yihiin ,ka hor intay somalida u iman ,somalidu waxay ahayd 100 % muslim ,marki ay yimadeen oo at fikirkooda kasoo horjeeda diinta Islaamka ku faafiyieen somalida ,waxay somalidu noqotay kuwo gaaloobay caawa ugu danbaysay oo wiil somali gaaloobay la doodayey

  • @abraQolkisa
    @abraQolkisa 4 หลายเดือนก่อน +1

    anigu waxaan amin sanahay in somali abahood uu ahaa Ibliis

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 4 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂 walee shaki kuma jiro taas

    • @mklsl3663
      @mklsl3663 4 หลายเดือนก่อน

      Kkkkk😂😂😂 qosol ayaad iigu dishay waan ka yaabay anigu dhibkooda tirada badan badankood way dhib badan tahiin somalida

  • @Eng_moy
    @Eng_moy 2 หลายเดือนก่อน

    Axyaa qadhyan hadalo ,mansha allaah waa barnaamij aad u qiimo badan oo xanbaarsan aqoon ,