30 SUALOOD KU BARO QOF NOCEE AH BA TAHAY? | PSYCHOLOGY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 93

  • @banaadirpolydental
    @banaadirpolydental วันที่ผ่านมา

    masha allah 30suaalod oo wada cajiba muqalka jawi dagan ku daawan suaalahana waa isaga jawaabi ano shaqa kujiro daawanaya muqalka su aasha cajibka ah ee aan ku qoslay waa xagee kabaratay jaceylka

  • @iqramohamedabdi6395
    @iqramohamedabdi6395 4 หลายเดือนก่อน +2

    Aad baan oga helay sualaaha isaameyay mida 1 2 4 11 13 16 21 26😭😭
    Alxm hadeer waxaso dhan wan badalay nafsad ahaan waliba walaalkey adigaana xalkooda ka helay jazakallah❤

  • @fihiimaxasan2037
    @fihiimaxasan2037 ปีที่แล้ว +2

    Su aalahaan ka helay waa su aasha 3aaad iyo ta 12aad iyo ta 21aad 😊
    Su aasha 28aadna muuqal ka soo samee fadlan 😊😊

  • @sucdimahamed4637
    @sucdimahamed4637 ปีที่แล้ว +4

    Mashallah cilmiga Allaha ku barakeeyo wlkey

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  ปีที่แล้ว +1

      aamin wll mcn, frxd iigu nolow

  • @RaxmoSaleebaan
    @RaxmoSaleebaan 3 หลายเดือนก่อน

    Mnshllh thanks wllken qali bulshada samen badan ayad kudhexledahay cimriga allha kubarakeyo❤

  • @FarhiaSalat
    @FarhiaSalat ปีที่แล้ว +6

    1 what advice would you give your younger self?
    2 Do you seek validation for others?
    3 what is your best feature?

  • @fatimoyonis3061
    @fatimoyonis3061 ปีที่แล้ว +15

    Mahadsanid wll keep going 🎉
    Wn ku faraxsanahy inana ka mid ahy dadka taxana kugu xidhan😊

  • @abduqdirhusseinhassan1150
    @abduqdirhusseinhassan1150 ปีที่แล้ว +1

    بارك الله فيك ❤❤

  • @fartaxaaji3401
    @fartaxaaji3401 ปีที่แล้ว +1

    Thanks ❤❤❤❤

  • @dalmar309
    @dalmar309 ปีที่แล้ว

    Walal aadbad umahad san thy madama ad naso garsisay wax walbo oo na anfacay❤❤❤❤❤❤❤❤❤😍😘 شكرا جزيلا

  • @ismacilcagey1634
    @ismacilcagey1634 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid gudoomiye boos muhiimaa u joogtaa umada soomaaliyeed waannu kuu ogsoonnahay cilmigaa nagu taageerayso Allaha ku xafido.

  • @muxammad2777
    @muxammad2777 ปีที่แล้ว

    Waa muuqaal aan aad usugaayay, suaalaha qaar ilaah amarkii waxay kicinayaan dareemo badan.
    Aad iyo aad ayaad umahadsan tahay,
    Jzk khayraaa

  • @najaxabdi8578
    @najaxabdi8578 ปีที่แล้ว +5

    Allha kuxafido ustaad wlhi aadbaan ujeclahay channelkaaga 💙

  • @UmulkheyrCabdiwelipv8uj
    @UmulkheyrCabdiwelipv8uj ปีที่แล้ว +1

    Shukran aboweh

  • @DuniyoAli-y6l
    @DuniyoAli-y6l 2 หลายเดือนก่อน +2

    Walalayow qof yaranteydii ilaa iyo hada saxiib iyo walid ii ahaa lkn aan fahmay inuu yahay dadka sunta ah inu ilugoyo bis rabo qab nuce wax ugu qarsada hadan isku dayo ina wax ka qarsado is aruuriyo su.aalaha usoo kobo wey buqe wey qeyline qeyladeeda iyo buqa ayaan nacay wax wlbo isaga shega anigu rabin

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  2 หลายเดือนก่อน +4

      Ooooh. Qeyladaas iyo buuqaas waxay ka turjumeysa in aan raali laga ahayn wada cusub aad hda qaadey.
      Koley adi wa silicsan thy. Hdaa furfurnaatidna wa silicsan thy - hda ka gaabsatidna qeylo iyo silic ba ku dheer.
      Ina qof xad la sameesatid ma ahan wado toosan - markastana kuma guleysaneesid - sidaa darteed -
      1: adigu laba silic kaa u dulqadan kartid dooro
      2: naftadana ha eedeen - eedeentas daciifnimo ayey ku badeesa.
      3: garo gooankasta aad qaadato cawaaqib bu leeyahay isku diyaari ina xamili kartid cawaaqibtaas inshallah

  • @UmudaliyaUmuosman
    @UmudaliyaUmuosman ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah👏👏

  • @ANISAHASSANALI-d3d
    @ANISAHASSANALI-d3d ปีที่แล้ว

    Wardiga farxad ku helaay❤

  • @suadabukarmohamud1527
    @suadabukarmohamud1527 ปีที่แล้ว +2

    Aad baan kaaga mahdnaqayaa cilmigaaga aad inoga faaideyneyso o bila ciwadka ah🙏
    28 aad, lakiin xalkeeda ma haayo.
    Waxaa ka codsan lahaa inaad noo sheegto marka aan sualaha aan si ugu jawaabo, nuucma qofka aan ahay.
    Tusale ahaan naga siiso adigo imagination samaynaya si aan isku fahano.
    Mahdsanid

  • @nasramohamett1342
    @nasramohamett1342 11 หลายเดือนก่อน

    Best TH-camr salim omer❤

  • @FaysalMaxamed-z9k
    @FaysalMaxamed-z9k 10 วันที่ผ่านมา

    M.a salim

  • @fornitefunny673
    @fornitefunny673 ปีที่แล้ว

    thanks bro 🙏

  • @nashadmohamud5100
    @nashadmohamud5100 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wllo

  • @xamdimaxamuud1854
    @xamdimaxamuud1854 ปีที่แล้ว

    Keep going ustaad waxbadan baan waa faaidey m.n❤❤❤❤

  • @Princesssenaco
    @Princesssenaco ปีที่แล้ว

    Suaalha oo dhan wan ka wada jawabay si deg deg ah waliba anigoon qoran m.a waxa iiso maxay 90%inan good person ahay😊

  • @Xabiibatullaah100
    @Xabiibatullaah100 ปีที่แล้ว

    4 tii sumaalood ee u danbeeyay ayaan jawaab u helay 26 da su.alood ee kale jawaab ayan u waayay
    Mahadsanid zxp qaali asaymad baad ii dirtee

  • @AmiiraabdulahiAbshir-zu8jo
    @AmiiraabdulahiAbshir-zu8jo ปีที่แล้ว

    Ok sidee isku badalaa marks

  • @zamzammahadfarah003
    @zamzammahadfarah003 ปีที่แล้ว +1

    Question 27 mi mom 😢

  • @FartuunCaraale-z8p
    @FartuunCaraale-z8p ปีที่แล้ว +1

    Xuska alle

  • @anisoali3680
    @anisoali3680 11 หลายเดือนก่อน +1

    Is there anyone that you could talk to one last time? 😢😢😢

  • @dalmar309
    @dalmar309 ปีที่แล้ว

    Wn ku faraxsanahay inan kamid ahay taxana kugu xiran walal ❤❤❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘

  • @sumeya7730
    @sumeya7730 ปีที่แล้ว +1

    Hey 🖐 I am kind of people who brorring so fast from Relationship then I miss time that I was along That why when people get to know my better and they found that I am good person while I am in Relationship I like to talk true about what I feeling that why it talk time to love a person and l don't like to treat people disrespect
    That why when people tell me about there feel of love or lovely word doesn't make sense for me so could tell me who kind of people I am
    and why I don't love people so easy like other people but talk time to love person

  • @AsadAhmedIsmail
    @AsadAhmedIsmail ปีที่แล้ว

    Keep forward captain i am so delicious to follow you surely

  • @AminoHaji-d5d
    @AminoHaji-d5d ปีที่แล้ว

    6 jacylka meel kama baran Ee yaranteyda ila hada ajeclahay mcqul somaha salim

  • @cabdiraxmaan5665
    @cabdiraxmaan5665 5 หลายเดือนก่อน

    What advice would you give your young self❤

  • @ilyaasmaxamed3141
    @ilyaasmaxamed3141 ปีที่แล้ว

    Mhdsnd wllky allha kuu jizeyo wx bdn ayn ka faa'idnaa casharadada

  • @mariaali5872
    @mariaali5872 6 หลายเดือนก่อน +1

  • @miiney1954
    @miiney1954 ปีที่แล้ว

    Keep going ustaad❤

  • @marwaahmeth6871
    @marwaahmeth6871 ปีที่แล้ว

    Waxan ka cabsda in aan ka hadlo fikirkeyga ama dadka ka hor hadlo

  • @cabdinuurafeey
    @cabdinuurafeey ปีที่แล้ว

    26: Waa maxay waxyaaba hoos ii dhigaya, ee aan maalin kasta sameeyo iyo kuwa aanan sameyn oo sare ii qaadi karaya?

  • @FartuunCaraale-z8p
    @FartuunCaraale-z8p ปีที่แล้ว

    Alle ayaa ka cabsada

  • @Mohamed_zacK
    @Mohamed_zacK ปีที่แล้ว +1

    long life wlalkyow😊

  • @naimaaddow4954
    @naimaaddow4954 ปีที่แล้ว +1

    Waxa aan ka cabsado in aan wayo ama igu dhacaan sideen nafteyda ugu dhadhicin karaa in eey igu dhici Karaan eey ahayna addunka dhamadkeeda micnha nafteyda in eey aqbasho Ayaan rabaa hadna waa cabsi I hortagan

  • @munacabdi7816
    @munacabdi7816 ปีที่แล้ว

    Ani ahaan ( guurka aya ka baqaa ) intakale wn iska xali kara

  • @Ikraamabukar
    @Ikraamabukar 3 หลายเดือนก่อน

    Rali glinta ddka wx igma glin qof ksta su iga amino ha u ahto qurux mrka la dhaho wjigega dhn hdey ahto sunyha indhha snka kuli

  • @gacalgacal1412
    @gacalgacal1412 ปีที่แล้ว

    Question 3 kasoo hadal sxb

  • @hodanabukar3611
    @hodanabukar3611 ปีที่แล้ว

    Nin aan jeclaay ayaa iigu sameyn badnaay sababtoo ah narcissistic ayuu igu noqday xanuunbadan ayuu I marsiiyay😢😢😢

  • @1bdalla
    @1bdalla ปีที่แล้ว +1

    MUQAAL WANAGSAN

  • @zaadmashallah4727
    @zaadmashallah4727 ปีที่แล้ว

    Mahad sanid wll alle haku barakeeyo xaqiiqatan wax badan baan kaa,faadiy mudo bil ka yar baan ku soo biiray page . Macalin su,aal waxaan ahay qof dadka aan dhex gelin oo kelinimada jecel , mida labaad cabsi saa,id ah baan isku arkay , xataa dadka dhexdooda ra,yi kama dhiiban karo maxaa xala ?! Inaan si gaara kula soo xidhiidhaan rabaa xagee joogtaa ?

  • @Loulaaaa
    @Loulaaaa ปีที่แล้ว +2

    26 waxa Iga Celiyo waxa noqon laha wa wahsida iyo dib u dhigashada wax kasta Wan bilaba Hadana Wan Jojina Midas Aya I Hesato

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  ปีที่แล้ว +1

      Midaas muqaal ayan kso sameen waa cilad jirta

    • @Loulaaaa
      @Loulaaaa ปีที่แล้ว

      @@SalimOmer insha allah wan sugaya wllo

  • @Munamahamoud-b6r
    @Munamahamoud-b6r 3 หลายเดือนก่อน

    Ka baro naftaada
    1. Ficiladada iyo dadka ayad ka hesha fatxada?
    2. Dadka adiga ku doorta miyad doorata mise kuwa aan ku dooran ayad doorata?
    3. Ficiladaada marka la fiiriyo ma is ag joogi lahayd?
    4.

  • @idkaalii24
    @idkaalii24 ปีที่แล้ว

    15 dhoolacadeynteuda

  • @mascuudmascuud2429
    @mascuudmascuud2429 ปีที่แล้ว

    23😊

  • @nadiifoyalahow1735
    @nadiifoyalahow1735 ปีที่แล้ว

    Waxaan khabdho

  • @SaydaliXasan-sp8wn
    @SaydaliXasan-sp8wn 11 หลายเดือนก่อน

    Tatiijada xagee laga heli

  • @poweraxmed2399
    @poweraxmed2399 ปีที่แล้ว +1

    Shpe xili dhow kugu so biray lgn vedio kasta oo aad so dhigto wan xiseya xita ku wi hore so dawaday waxna wan ka fa iday

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  ปีที่แล้ว +2

      aad ban ugu farxey inaad wax ku anfaca aad ka heshey wll mcn

  • @1bdalla
    @1bdalla ปีที่แล้ว

    3:42

  • @mizkiahmet8090
    @mizkiahmet8090 ปีที่แล้ว

    ❤❤

  • @quenmelyuun1698
    @quenmelyuun1698 ปีที่แล้ว

    Waxa kaliya aan said uga baqa inan wayo hoyady io abahy Alle hano dayo walidka

  • @kawsaraxmed6702
    @kawsaraxmed6702 ปีที่แล้ว

    SU.AAL PLEASE
    Waad mahadsantahay walalkay saalim I hope inaad arki doontid su.aashayda
    Marka aan su.aalahan is waydiiyo ka dibna aan jawaabaha helo shakhsiyadada nooca aay tahay ma sidaasan ku ogahay misee waxa jirta su.aala Kadib hab loo ogaado adigoo jawaba haysata

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  ปีที่แล้ว

      Hda suaalahad ka jawabi kartid. Micnaheedu waxa weye. “Naf ogaal” “ self awareness” ba leedahay.
      Naftada ayaad ka warqabta.
      Lkn inaa shakhsiyadada ogato waa arin kle.

  • @ayaancusmaan8206
    @ayaancusmaan8206 4 หลายเดือนก่อน

    Kuli jwb wa u haya lkn marka ka jwbo maxa fa idaya

  • @اممحمدتهليل
    @اممحمدتهليل ปีที่แล้ว

    M.a wall aan wax badan kafaaiidy waqti dharna aan kuxirnaa channel kiisa
    Waxyabaha ugu saamenta badan isoojiidatayna
    1.suaasha 1aad taas inta badan kacabsado inee burbur iikeento
    Iyo suasha 21aad taloyin badanaa siin lahaa nafteyda 5sano kahor
    Iyo suasha 30aad mawduuc ahaanna inaa usoo qadato waa jeclaan lahaa
    Nafteyda sidee kukontarolaa
    Mhdsanid wall

  • @keketiger1117
    @keketiger1117 ปีที่แล้ว

    Mhad sanid shb anaga dad yar aH aya waqti gaga nasisa 1m ka pdan uqalanta wana ku rajena iA shb 1suaL kuwedin laha. Qof ayan arkaya kdipne sheko ayana dhex maresa ama wax ayu isnin ama waxban sin niyad aHan wxan u arka inaan hure u arkey ama wax Mar hure dhacay o kle mxay thay wxas ifa ide hdad awodo thanK shb

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  ปีที่แล้ว +2

      "deja vu" bu la dhaha, waa iska caadi inaa dareentid inaad wxan aad marhore aad aragtey ama ay kuso martey.
      wxaa sababa cilid ka imaneysa qaybta xasuus so qabashada iyo qaybta "Familiarity" waxyaba aad taqaanid.
      xanuun maha inta badan waa iska normal, anba inta badan wan dareema

    • @keketiger1117
      @keketiger1117 ปีที่แล้ว

      @@SalimOmer hyh wll mhad snid

  • @naimakhiyre8037
    @naimakhiyre8037 ปีที่แล้ว +2

    Saalim maxaad ula jeedaa family kaada wax badan kulama joogayaan ayagoo ah dadka Kuwa ugu badan oon noloeheena waqti la qaadano🤔🤔😊😊😊😊

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  ปีที่แล้ว +3

      Adoonka gaaban😊 inta aad nooleed ba dib u fiiri xta hal malin ma moodid. Iyo sida hada uu wakhtigu ku soconayo

  • @faisasamatar653
    @faisasamatar653 หลายเดือนก่อน

    Sualaha badankod inan jawab u wayey yaab ayey ila noqotay 😂

  • @FartuunCaraale-z8p
    @FartuunCaraale-z8p ปีที่แล้ว

    Habenka

  • @CabdulaahiWacdimacalin
    @CabdulaahiWacdimacalin 8 หลายเดือนก่อน

    in lacadaba unabakacabsada
    waxkale magaranaayo wlhi

  • @maxamadkol869
    @maxamadkol869 ปีที่แล้ว

    Suaasha 27 ka helay lph

  • @komarin27
    @komarin27 ปีที่แล้ว

    30q noloshada ma adiga ayaa maamula mise ayada ku maamusha
    22 xiriir nocee familkaga laleedshay

  • @cabiir9011
    @cabiir9011 ปีที่แล้ว +1

    Dadka Ayan farxad ka hela la shekeysigoda siiba sxbkey wuna igu nacay Maxaa ii daba tagantahay Aniga in la is daba socdo marabo Maanta dhan Inaa iso wacdo marabo Qofkasta dantisa Inu raacdo an raba udhahay ana la hadlkisa la jogisa farxad an ka helaa Lkn asaga Wuu idhibsaday ugu danbeyna waa idhibtay udhahay wuna iga tagay😢

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  ปีที่แล้ว +2

      Sorry wll.
      Wey dhacda, lkn qofka mar haduu ku sheego mar labaad inu ku sheego ma ahan.
      Asxaab, familka, wllaha, asxbta online ka ah. Dad badan baad la joogi karta. Qofna ha khasbin

  • @abdulahimuse9019
    @abdulahimuse9019 ปีที่แล้ว +1

    Mclin ku Mhdsnthy CasharNtad Noso Gudpiso Teda kale wxn Rawaa Inaan Arimo Yar kaLa Hadlo mrkaa Halkee kala soo Xidhiidha

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  ปีที่แล้ว

      @_Salimomer instgram
      lkn wll hada 100+ sms ba i yaal, igala so hadal. meshaas ayan kawada hadleena inshallah

  • @barwaakomohamet7571
    @barwaakomohamet7571 ปีที่แล้ว

    Saalim hal cilad izku arkay inaan izbarto iska daaye xtaa 30kan su'aalood kama jawaabi karo wax 10 kayar kajawaabay 😢

    • @roodamaxamed36
      @roodamaxamed36 ปีที่แล้ว

      Sc wllo waxan ubaahanay meel aan Kaala soo xidhiidh telegram iyo meelaha kale Malini lkn whasspkaga

  • @happyprofessional2100
    @happyprofessional2100 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤