ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Jiim sh muumin cimrigaa ha jiro kaban aad ku dul kifaaxday weeyaan
Hala hala yaa macalim jiim AHNto dhamaan
الله يرحمك ويغفر ليك محمد سليمان رجل لن يكرره التاريخ الفني الصومالي
Miiraale roobiyoSida mayayga oo da'ayAma moodda galabeedMaqrib ay cadceeddiiKuu muuqan weydooLagu meershay sagalooMidabbadu is gaareenOo lagu maqsuudooDadku wada majeertaanIila mees ahaateeWaxa laygu kaa mudayMaalinkaygu kulanneeGacanteydii midigeeyJirka ugu mudneydeeyMaskaxda iyo laabtaMeel kastaba aan joogneeSidii labo mataanaaMaanka maysku haynaa??@@@@@@@@@@@@Sidaa geed mareerooMahiigaan ku hoorooQurux lagu manneystiyoDhirtoo wada magooshayManka oo cagaarayMilicdii aroornimoIs miliiliceenooOo lagu maqsuudooDadku wada majeertaanIila mees ahaateeWaxa laygu kaa mudayMaalinkaygu kulanneeGacanteydii midigeeyJirka ugu mudneydeeyMaskaxda iyo laabtaMeel kastaba aan joogneeSidii labo mataanaaMaanka maysku haynaa??@@@@@@@@@@@@Sidaa tulud mageydaaMaydhab geelooMaxastiyo haweenkDhammaan maatidii iyoMartidiiba deeqdooLoo bixin maalooNin yaqaani mayraca ooOo lagu maqsuudooDadku wada majeertaanIila mees ahaateeWaxa laygu kaa mudayMaalinkaygu kulanneeGacanteydii midigeeyJirka ugu mudneydeeyMaskaxda iyo laabtaMeel kastaba aan joogneeSidii labo mataanaaMaanka maysku haynaa??@@@@@@@@@@@@Cajiib, waa maxay saddexda beyd tusaalayaasha ay xambaarsan yihiin , wax loo dhigaaba ma jirto, farshaxan keliya maahan inaad wax halabuurto, lkn wax la garan karo oo dhaqan iyo nolol dadku leeyahay gudbinayaa waa muhiim. Nuradiin tolow yaa heeskan allifay abwaanka ma haysaa?Abdiaziz, Garoowe
Sxp abwaan sanbuul nin la yiraahdo ayaa sameeyay AHUN isaga iyo fanaankabee.
@@shaaficihassan1936 Mahadsanid boowe in badan.
Gacanteydii midigeey Jirka ugu mudnayd
@@wiilkaReerCigalle thanks sxb adaa saxan, anna waa saxay.
Ale hownaxariisto abwaankii iyo fanaankaba Ereyadii cilmi sanbuul
Boqorkii Codka Ilaahow u naxariiso
Siidii laba matana manka mysku hyna
Ilaah how naxariisto boqor kii codka we always miss you rest in peace
Aamiiiiinn
Maskaxda iyo laabta Meel kastaba aan joogneeSida 2 mataanaaaMaanka maysku haynaa❤
Alaha unaxariisto boqorka codka soomaalia maxamed saleebaan tubeec
Aaaammmiiiiin
Wooow wah wah jiim sheekh muumin kaban gaar ah
Jim sh muumin macalin aabihii
Kabanku wa jiim shiikh mumin AUN
Thankz. Bro from qaraami an our old artists of somali by cultures
Heestan super khaalid baa naga gaday 2008dii
Oo lagu mabsuudoo = loo bagay, lagu farxay, lagu raaxaystay.
ILLAHOW u naxariso kuma illobi doono weligeen
ninkaan kabanka tumaya caadi maaha jiimi shiikh miyaaa tolow....
Haaaheeeyo mudane
Heestan waxaan ku aqaanay Aun shay mire dacar maan moodayn in markii hore boqorka codku qaaday
Allow u naxariiso
Boqorkii codka AHN fanaan jiruu ahaa xaqiiqdii
Haa walee AUN
Should we have with in the mind each other like the twin flame,
11
Jiim sh muumin cimrigaa ha jiro kaban aad ku dul kifaaxday weeyaan
Hala hala yaa macalim jiim AHNto dhamaan
الله يرحمك ويغفر ليك محمد سليمان رجل لن يكرره التاريخ الفني الصومالي
Miiraale roobiyo
Sida mayayga oo da'ay
Ama moodda galabeed
Maqrib ay cadceeddii
Kuu muuqan weydoo
Lagu meershay sagaloo
Midabbadu is gaareen
Oo lagu maqsuudoo
Dadku wada majeertaan
Iila mees ahaatee
Waxa laygu kaa muday
Maalinkaygu kulannee
Gacanteydii midigeey
Jirka ugu mudneydeey
Maskaxda iyo laabta
Meel kastaba aan joognee
Sidii labo mataanaa
Maanka maysku haynaa??
@@@@@@@@@@@@
Sidaa geed mareeroo
Mahiigaan ku hooroo
Qurux lagu manneystiyo
Dhirtoo wada magooshay
Manka oo cagaaray
Milicdii aroornimo
Is miliiliceenoo
Oo lagu maqsuudoo
Dadku wada majeertaan
Iila mees ahaatee
Waxa laygu kaa muday
Maalinkaygu kulannee
Gacanteydii midigeey
Jirka ugu mudneydeey
Maskaxda iyo laabta
Meel kastaba aan joognee
Sidii labo mataanaa
Maanka maysku haynaa??
@@@@@@@@@@@@
Sidaa tulud mageydaa
Maydhab geeloo
Maxastiyo haweenk
Dhammaan maatidii iyo
Martidiiba deeqdoo
Loo bixin maaloo
Nin yaqaani mayraca oo
Oo lagu maqsuudoo
Dadku wada majeertaan
Iila mees ahaatee
Waxa laygu kaa muday
Maalinkaygu kulannee
Gacanteydii midigeey
Jirka ugu mudneydeey
Maskaxda iyo laabta
Meel kastaba aan joognee
Sidii labo mataanaa
Maanka maysku haynaa??
@@@@@@@@@@@@
Cajiib, waa maxay saddexda beyd tusaalayaasha ay xambaarsan yihiin , wax loo dhigaaba ma jirto, farshaxan keliya maahan inaad wax halabuurto, lkn wax la garan karo oo dhaqan iyo nolol dadku leeyahay gudbinayaa waa muhiim. Nuradiin tolow yaa heeskan allifay abwaanka ma haysaa?
Abdiaziz, Garoowe
Sxp abwaan sanbuul nin la yiraahdo ayaa sameeyay AHUN isaga iyo fanaankabee.
@@shaaficihassan1936 Mahadsanid boowe in badan.
Gacanteydii midigeey Jirka ugu mudnayd
@@wiilkaReerCigalle thanks sxb adaa saxan, anna waa saxay.
Ale hownaxariisto abwaankii iyo fanaankaba
Ereyadii cilmi sanbuul
Boqorkii Codka Ilaahow u naxariiso
Siidii laba matana manka mysku hyna
Ilaah how naxariisto boqor kii codka we always miss you rest in peace
Aamiiiiinn
Maskaxda iyo laabta
Meel kastaba aan joognee
Sida 2 mataanaaa
Maanka maysku haynaa❤