Dil ama Qabasho: CIA-da Iyo Howlgalkii Qabashada Caydiid 1993-dii Qey. 1-aad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 358

  • @TOBANKA
    @TOBANKA 5 ปีที่แล้ว +95

    Radio buuluxuubey
    Waa kannaalka igu dhiiri-geliyey inaan muuqaallo ka sameeyo mucjisooyinka diinta islaamka
    Nasoo booqo haddaad doonayso inad ogaato mucjisooyinka diinta islaamka iyo quraanka kariimka ah

  • @apzhiirofficial7014
    @apzhiirofficial7014 5 ปีที่แล้ว +18

    Alle qabariga hawa nuuro geesigii somaliyeed allow 100000000 kuma basaaso dalkayga 😓😢

  • @mahadkahiye4231
    @mahadkahiye4231 2 ปีที่แล้ว +5

    This store is important for the next generation wow be proud you are somali

  • @mushtaaqcaday472
    @mushtaaqcaday472 2 ปีที่แล้ว +8

    rabiyow naxariisti jano ku sii janaral ceeydiid libaaxii africa🦁💪taariiq aananan maranaba tirmeeynin 😍👑

    • @maryamchannel4928
      @maryamchannel4928 3 หลายเดือนก่อน

      @@mushtaaqcaday472 isaga iyo siyaad bare wa gacan ku dhuuglayaal dhibka Somalia iyagaa ka masuula

  • @Suldaan7
    @Suldaan7 5 ปีที่แล้ว +92

    🇸🇴☝️❤️
    Ilahow qabyalda naga qabo Somalia midah natus 🇸🇴☝️

    • @aamiinmukhtaar3681
      @aamiinmukhtaar3681 5 ปีที่แล้ว +4

      Adeer no no somalia sidaasay ahanaysaa

    • @bazhka9ine865
      @bazhka9ine865 5 ปีที่แล้ว +3

      Amiin amiin wn sugyaa hdaan dhiman

    • @E25-e2w
      @E25-e2w 5 ปีที่แล้ว +2

      @@aamiinmukhtaar3681 ilahay ulawo sxbow hadaba jecelanesid ine umadena saan udhamadan unaso dhamadeen

    • @xareed1
      @xareed1 5 ปีที่แล้ว

      amiiin

    • @sayiidqalliwalli1035
      @sayiidqalliwalli1035 5 ปีที่แล้ว +2

      @@aamiinmukhtaar3681 midaa adiga qabyalista aah nio

  • @hamzafaycal3712
    @hamzafaycal3712 5 ปีที่แล้ว +7

    Wan ku salamay Wll xasan cismaan marka hore wan kaga mahad calinaya sidaad marwalba aad uugu hawllan tahay rali galinta dawadayaasha idacada RBX.
    Talabad adiga shaqsi ahan wax badan ayan ka bartay idacada RBX wll mar labad iyo mar sadexadba Mahadsanid wll xasan cismaan haanolata somaliya ❤❤❤ 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @carablakiofficial7258
    @carablakiofficial7258 3 ปีที่แล้ว +20

    2021 kowdii yaa fiirso siidi ani cml 😁🤔

  • @muniir3654
    @muniir3654 5 ปีที่แล้ว +34

    Allah u naxariisto Halyey Janan Madaxweyne Maxamed Faarax Ceydiid

    • @faysalyuusufmahamuudabdi7760
      @faysalyuusufmahamuudabdi7760 5 ปีที่แล้ว

      Dhiigyacab caydid ilahay haka abal mariyo dadkii uu xasuuqay

    • @muniir3654
      @muniir3654 5 ปีที่แล้ว +1

      @@faysalyuusufmahamuudabdi7760 habaar maahanee Wax kale ma heysid miyaa

    • @faysalyuusufmahamuudabdi7760
      @faysalyuusufmahamuudabdi7760 5 ปีที่แล้ว

      @@muniir3654 habaar maaha qofkasta oo dembi gaysta maxkamada allhaa hortala mana dhaafi karo

    • @muniir3654
      @muniir3654 5 ปีที่แล้ว +1

      @@faysalyuusufmahamuudabdi7760 maxkamada ma dad gaar ah bay Ku dhaceesaa Mise dadka oo dhan

    • @faysalyuusufmahamuudabdi7760
      @faysalyuusufmahamuudabdi7760 5 ปีที่แล้ว

      @@muniir3654 anigu waxa aan kuu sheegayaa qof maxkamadii alle har taagan inan qabiil lagu difci karin

  • @kingaman7669
    @kingaman7669 5 ปีที่แล้ว +31

    Forget wixi dhex maray qabiilada Somalida Caydiid wuxu ahaa geesi ajnabiga neceb hada loo xaqireen HG naceyb sida dadka qaar u fakaraan qof kasta somalida cadow banaanka ah ka badbaadiyo wa jeclahay qabiilka uu rabo ha u dhashe❤️🙏

    • @malikatulxubi8290
      @malikatulxubi8290 5 ปีที่แล้ว +2

      Haa heeyo xaqiiqdaa taaas ah lkn i dont know why HG loo noco waa un dulmi wlhi

    • @axmedkuunaciise9997
      @axmedkuunaciise9997 5 ปีที่แล้ว +1

      nin adag buu ahaa AUN

    • @dhawrsansidiihooyaded8312
      @dhawrsansidiihooyaded8312 5 ปีที่แล้ว +4

      Fidnadi uu somalia ku aburay wataa somalia ladala dhacayso qabiil lama aqon horti ilahay uma naxaristo shayadinta wadanka dumiyey

    • @dhuuxo5547
      @dhuuxo5547 5 ปีที่แล้ว +5

      @@dhawrsansidiihooyaded8312. Qsbiil waxaa Soomaali baray waa afweyni ee aamu

    • @nastehohassan2490
      @nastehohassan2490 5 ปีที่แล้ว +2

      dhawrsan sidii hooyaded ilaahey ka cabso qof dhintay caay kaama mudna duca mooyeee

  • @anasmohamed8079
    @anasmohamed8079 5 ปีที่แล้ว +14

    Allah yarxam Halyeey caydiid

  • @abdiwasaabdi3531
    @abdiwasaabdi3531 5 ปีที่แล้ว +15

    Waan jeclahay inaan muqaladan aad ayaan u xiiseeya thanks 🙏
    Buuloxubeey

  • @Diidii22665
    @Diidii22665 5 ปีที่แล้ว +26

    Umada Somaliyed waxeykamara kaceen ceeydid inuu ahaa geese Muslim ah alaha unaxariisto

    • @HVEM324
      @HVEM324 4 ปีที่แล้ว

      AMIIN AMIIN AMIIN

    • @HVEM324
      @HVEM324 4 ปีที่แล้ว +1

      @Xul Tube TUUG ILLAHAY IYO ISLANBA AN AQOON WAXAA AH ADIGA IYO ADERADA SIDA MORGAN SHARUB BADARI FARMAJO OTISM IYO DHAMAAN RER ILKO YAR IYO RER FANBADANE

    • @HVEM324
      @HVEM324 4 ปีที่แล้ว

      @Xul Tube XARANTI KACAANKA AYA LAGUGUSO KORIYAY HAL XARAN AHI MA DHASHO NIRIG XALAAL AH AYAD TAHAY WANAG WA LA IDINKA DHEREYAY FAN IYO FADHOIQ MORYANIMO XOLO ISLAMED DHICID MOYE KALP FOWQAL KALO

    • @HVEM324
      @HVEM324 4 ปีที่แล้ว

      @Xul Tube EY FOWQAL EY AFKAGA MA FIRISAY AD MODO FARGETO QASHIN KU BARISAY MARKAD CAYNEYSO DAD KA DHALSHO IYO DHAQAN WANAGSAN DHAFOR QIIQ FOWQAL XARAAMI

    • @HVEM324
      @HVEM324 4 ปีที่แล้ว

      @Xul Tube AXMAQ EY AH OO AN XAYAWANKA WAX DHAMIN ADIGA AYAA AH DON AYANA KU KEENTAY GAR AYAYD AHAYDEEN GORMAD DADKA NOQOTEEN KALP FOWQAL KALP

  • @mushtaaqcaday472
    @mushtaaqcaday472 2 ปีที่แล้ว +1

    thank you inbadan idaacada buula xuubeey 👑😍

  • @omarfiin158
    @omarfiin158 5 ปีที่แล้ว +1

    Aad iyo aad baan idiin kaga mahadcelinayaa barnaamijyada xiisaha leh aad nala wadaagtaan
    Thanks Radio Buulo Xuubeey

  • @Nursalah2
    @Nursalah2 5 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah tabarakallah jazakallahu khayra sxp nagu weyn ...
    Insha allah qeebta xigta .

  • @yahyecabdul2892
    @yahyecabdul2892 5 ปีที่แล้ว +35

    legend maxamad faarax caydiid allah yarxamah 😭😭

  • @maryan2411
    @maryan2411 5 ปีที่แล้ว +6

    Allaha uu naxaristo janaral mahamed farah aydiid

  • @farhiyasomalilandburco2557
    @farhiyasomalilandburco2557 5 ปีที่แล้ว +10

    Janan caydiid halyey somaliyeed buu ahaa ilaahow unaxariiso

    • @GA-nn3jp
      @GA-nn3jp 4 ปีที่แล้ว

      Farhiya Somaliland allaha cadaabo

    • @HVEM324
      @HVEM324 4 ปีที่แล้ว +1

      FARHIYA SOMALILAND AMIIN WALAALO ALLAHA UNSXSRIISYO

    • @HVEM324
      @HVEM324 4 ปีที่แล้ว +1

      @@GA-nn3jp ADIGA ALLAHA KU CADAABO O KU CARIIRIYO ADERKA MAXAMED SIYAAD QURANKA BENIYAY CULUMANA LAYAY AYAA LA CADABI

    • @GA-nn3jp
      @GA-nn3jp 4 ปีที่แล้ว

      Hadaa la cadaabayaa wax uqabo

    • @HVEM324
      @HVEM324 4 ปีที่แล้ว +1

      @@GA-nn3jp CADABKA IYO JANADA ILLAHAY GACANTISA AYAY KUJIRTA HADII HADA CID LACADDBAYO WAXA LACADABI MAXAMED SIYAAD BARE CULUMO XAQ KUTAGAN DILAY AYAD QURAN AHNA BENIYAY

  • @hamdanazer724
    @hamdanazer724 5 ปีที่แล้ว +5

    Allaha ka xafido wll waan ka sugeena

  • @ilhaanmalay9194
    @ilhaanmalay9194 5 ปีที่แล้ว +8

    Alla brnamjyadan cml mxa xiseynaye ina maqloh tixane hano ahadoh uztad shkrn💕

  • @deeqawarsame6082
    @deeqawarsame6082 2 ปีที่แล้ว +2

    General caydid garad was hero may allah grant him heaven

  • @haajibaaba824
    @haajibaaba824 5 ปีที่แล้ว +4

    Ninka somalida youtubka kujirta ugu macquulsan good job wllkis

  • @munaabdinaasir7588
    @munaabdinaasir7588 3 ปีที่แล้ว +2

    Ibrahim munaafaq buu ahaa ilaahay baa gacantiisa kudilay meesha uu rabay inuu gaalo ugacan galiyo👉❤️halyeeygii somaliyeed geesigii somaliyeed mujaahid maxamad farax caydiid❤️jana fardowsa alaha kucasuumee🤲🤲😭

  • @alphax9257
    @alphax9257 5 ปีที่แล้ว +2

    Waaw mahadsanid walal waa sheeko fiican oo xiiso leh

  • @abdirashiidmuxudiin3935
    @abdirashiidmuxudiin3935 5 ปีที่แล้ว +1

    Alle haku siyaadiyo cilmigaga ...
    Hore u soco dadaalka aad galisay aad ban ula riyaaqnay runtii.

  • @raashidchannel559
    @raashidchannel559 5 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid ustaad xasan

  • @bashirmedia7383
    @bashirmedia7383 5 ปีที่แล้ว +9

    in sha Allah

  • @HAMSEELMI-rs6hz
    @HAMSEELMI-rs6hz หลายเดือนก่อน +1

    Yes of course because am somali poy❤

  • @axmednuur6208
    @axmednuur6208 5 ปีที่แล้ว +1

    Idaacada buulaxuubay waa mid hormarsan

  • @MiskiCumar-rc3gp
    @MiskiCumar-rc3gp ปีที่แล้ว +1

    Cajiib walhi macalin

  • @deeqaraage1158
    @deeqaraage1158 5 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid qeebta kale waan kaa sugaaayaaa👍😊

  • @abdorizak
    @abdorizak 5 ปีที่แล้ว +1

    keep Goin ustaad Waxan kaa codsanaa in aad kasoo diyaariso Arimaha middle East

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 5 ปีที่แล้ว +1

    Wax naga qarsoonaa oo aad noo bidhaamisay.. mahadsanid sxb .. meeshaa nooga wad

  • @saaxyuusuf1560
    @saaxyuusuf1560 5 ปีที่แล้ว +7

    Niyahow Mshallah dadka waa soo jiidan taqaanaa aniga TH-cam furan rabaa in aan dadka soo jiito rabaaa

  • @zahrabeauty4083
    @zahrabeauty4083 5 ปีที่แล้ว +3

    Walaahi waa run ,

  • @abdallaahmedsankuus2669
    @abdallaahmedsankuus2669 5 ปีที่แล้ว +1

    Pls qeybta 2aad noo soo galiya soo qabashasi gen. Ceydiid

  • @saidmohamud4541
    @saidmohamud4541 4 ปีที่แล้ว +1

    Ibrahim xuseen maalin bariir ... waa Wacaysle abgaal laakiin basaasnimo kuma maqlin inuu is dilayse waa sax

  • @abokorabdihakimali5260
    @abokorabdihakimali5260 5 ปีที่แล้ว +1

    asc walaal fadlan barmaamij noooga soo sameeya halgankii daraawiishta mahadsanidin

  • @mohaanlovely7265
    @mohaanlovely7265 5 ปีที่แล้ว +3

    Hore u soco xasan in kastoo aan jclaa in aan kula kulamo oo aan wax kaa barto noqdo gacnyarhaaga

    • @mhametbarkhad2887
      @mhametbarkhad2887 5 ปีที่แล้ว

      hh

    • @malikatulxubi8290
      @malikatulxubi8290 5 ปีที่แล้ว

      @@mhametbarkhad2887 maxa ugu qoslee qosolku waa niyad jibiye

    • @mhametbarkhad2887
      @mhametbarkhad2887 5 ปีที่แล้ว

      @@malikatulxubi8290 waxan donaya inan gacan yarahaaga noqdo ayan layaabay qofka hanka yarle guuli waykadheertahay wlhi

    • @malikatulxubi8290
      @malikatulxubi8290 5 ปีที่แล้ว

      @@mhametbarkhad2887 marka ina wax baratid aad rabto ruuxaad wax kabaraneyso waad la shaqeyne si aad ufaa ideysato tusaale aniga cfmd baan bartay drka caawiyan u ahay micnaheeda ma ahan inaan han yarahay lkn waxan rabaa inaan ka faa ideysto cilmigisa sidaa inu ula jeeday ayaan uqatay

    • @mhametbarkhad2887
      @mhametbarkhad2887 5 ปีที่แล้ว

      @@malikatulxubi8290 adu hada waxad tidhi dhakhtarka ayaan caawiya ama caawiye u ahay wana iska caadih lkn erayga ah gacan yaran raba inan ku noqdo xoga maskaxda caafimad qabta way ka didaysah

  • @aliabdulkadir7234
    @aliabdulkadir7234 5 ปีที่แล้ว +3

    Thank you teacher

  • @ragazzoyg2332
    @ragazzoyg2332 5 ปีที่แล้ว +2

    Idaacada buulo xuubey ❣

  • @abdulahiqalinle9963
    @abdulahiqalinle9963 5 ปีที่แล้ว +2

    Sxb waa baraamish muhiim ah ee shaqo wacan

  • @dadaalkaaga_ha_saluugin
    @dadaalkaaga_ha_saluugin 5 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid mudane

  • @Mohameddhagadhere
    @Mohameddhagadhere 9 หลายเดือนก่อน

    Alle unaxriisto mxad farax xasen

  • @fatumamohamed7030
    @fatumamohamed7030 5 ปีที่แล้ว +1

    Thanks brother Keep going ❤️❤️❤️❤️💖💖💖💖👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Cabdi_Indho
    @Cabdi_Indho 5 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsnid Radio buuloxubeey ❤❤

  • @abdallachannel8668
    @abdallachannel8668 5 ปีที่แล้ว +1

    bro horey usocdo

  • @naajimtrshow2597
    @naajimtrshow2597 4 ปีที่แล้ว +1

    Radio buula xuubeey waxay soo diyaariyaan barnaamij aad loo soo diyaariyay walalayaal horay usocda

  • @aaminobile4185
    @aaminobile4185 5 ปีที่แล้ว +3

    Anaa uku horeeyo alx🥰🥰🥰

  • @arbazgamer8615
    @arbazgamer8615 5 ปีที่แล้ว +6

    Hada u timid ana ugu horeeyo Comments lagu qoro Like iisaar ileen wanka so horeye ❤️

  • @Mr_Cawed
    @Mr_Cawed 5 ปีที่แล้ว +2

    mansallah ilahay cimriga haku dheereeyo

  • @HAMSEELMI-rs6hz
    @HAMSEELMI-rs6hz หลายเดือนก่อน +1

    Idinku diyaar ma u tihin somalinimo..

  • @halane6523
    @halane6523 5 ปีที่แล้ว +1

    Walaal guiul waan sugaa borogaramkaada manshaa alah

  • @Abdullahi-Ismail
    @Abdullahi-Ismail 5 ปีที่แล้ว +1

    Horey usoco walaal Dadaalkada haka caajisin walaal mahadsanid wanku xirnahay chanel ka

  • @suldaandibiliqe5164
    @suldaandibiliqe5164 5 ปีที่แล้ว +3

    Dabadhilif buu ahaa Ibraahim Xuseen gacantiisuna isku dilay ..... Qofkasta OO dadkiisa basaas ku noqda sidaa ayaa udambeysa

  • @cabdiwahaabcabduqaadir153
    @cabdiwahaabcabduqaadir153 5 ปีที่แล้ว +1

    shukran

  • @khadarkhalif8746
    @khadarkhalif8746 5 ปีที่แล้ว +3

    Mahad sanid ustaad

  • @mohacawalle7929
    @mohacawalle7929 5 ปีที่แล้ว +3

    Geesi geesi dhalay ayuu ahaa alle haw naxariisto... wuxuu si fudud u dunida baray inanay somali ahayn dad la sahashan karo...

  • @dadaalkaaga_ha_saluugin
    @dadaalkaaga_ha_saluugin 5 ปีที่แล้ว +2

    Mudane qeybta labad insha alah soo dadaji

  • @Hanadmataan
    @Hanadmataan 5 ปีที่แล้ว +2

    The lions of Africa Mohamed faarax aidid allaha unaxariisto

    • @HVEM324
      @HVEM324 4 ปีที่แล้ว

      AMÌIIIIIIIIIIIIIIIN

  • @abdirahimkeynan5630
    @abdirahimkeynan5630 5 ปีที่แล้ว +5

    Jaajuus weligiis meel uma hirgalo haduu noolyahay waa eey wareega haduu dhinto qashinka lagu tuuraa..

  • @yasminhassanmohamed5824
    @yasminhassanmohamed5824 5 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah wll go Forward

  • @iftiinkanaal7493
    @iftiinkanaal7493 5 ปีที่แล้ว +3

    Walaal kusoo dar qoraal erayada english ka si aan u raadino hadii aan ubaahanno

  • @Culimocumar101
    @Culimocumar101 5 ปีที่แล้ว +2

    Waan sugaynaa ustaad

  • @abdiwaled8067
    @abdiwaled8067 5 ปีที่แล้ว +3

    Sxb Ibrahim husen taariikhdiisa kaso hadal oo noosoo gudbi please

  • @awyl-gamer
    @awyl-gamer 5 ปีที่แล้ว +3

    Hada imisa C.I.A somali ah ayaa ushaqeyso ama sirdono yahuud iyo qashin oo dhan

  • @jamaabbassalaad7641
    @jamaabbassalaad7641 5 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allaah Illahay Caqliga Codka Cimriga intaba ha kuu barakeeyo sxb ,,,,,,,,,Video gaan ayaan ilaa 3 casho sugaynay kankale ilaaa gormeee sugaynaaaa hh Thanks sxb

  • @mohammeddeek2286
    @mohammeddeek2286 5 ปีที่แล้ว +2

    Si cajiib ah Ayaad u turjumay

  • @haachideeq1168
    @haachideeq1168 5 ปีที่แล้ว +1

    Wad mahadsantahy wll

  • @lil-kproduction1109
    @lil-kproduction1109 5 ปีที่แล้ว +2

    Legend mohamed farah caydiid👏

  • @mohamedabdi6821
    @mohamedabdi6821 5 ปีที่แล้ว +1

    Horay usoco walalka 👍👍👍👍👍

  • @mahdisheliin9356
    @mahdisheliin9356 5 ปีที่แล้ว +2

    Tnx

  • @ahmedcasanyo7125
    @ahmedcasanyo7125 5 ปีที่แล้ว +4

    🇸🇴🇸🇴👨‍🚀🧙‍♂️🤦‍♂️somali cilka igahaysta ma inoo burbur umba somaliyey man tashano

  • @MohamedHassan-wc3dg
    @MohamedHassan-wc3dg 5 ปีที่แล้ว +9

    Qofki ugu hore yay ee dawada like

  • @libaaxcobra5986
    @libaaxcobra5986 5 ปีที่แล้ว +6

    Daba dhilif sidaas ayaa u danbeeye..xitaa in eey daweyaan ayeey diideen daba dhilfkooda u shaqenayey

  • @mohamedabdulle8657
    @mohamedabdulle8657 4 ปีที่แล้ว +3

    Teleefanka la wacaayo oo beenta ah maa naga dhaaftid bro

  • @abdiladiifayub5041
    @abdiladiifayub5041 5 ปีที่แล้ว +1

    Qaybta xigta soo dadaji

  • @frenchfrench0114
    @frenchfrench0114 5 ปีที่แล้ว +2

    Caajiib

  • @ahmedbadhcunahmedbadhcun
    @ahmedbadhcunahmedbadhcun 5 ปีที่แล้ว +1

    Tarkhii waxaa badan ka fadiiya horeyaso

  • @catooshyare5978
    @catooshyare5978 5 ปีที่แล้ว +2

    Sxp soo dhamestir kuna soo dhaqso waan sugu la nahay shekada cia

  • @mraazaa
    @mraazaa 5 ปีที่แล้ว

    maasha allah waa barnaamij aad u fiican

  • @JamaalNour-w6p
    @JamaalNour-w6p 2 หลายเดือนก่อน

    17/9/20/24 inta dawanaysa

  • @nooralas6636
    @nooralas6636 4 ปีที่แล้ว +2

    Ibraahim hussein
    Waa Ibraahim afgooye miyaa

  • @sahalcali4196
    @sahalcali4196 5 ปีที่แล้ว

    Ibraahim jaajuus ayuu ahaa Ilahay hawnaxariiste lkin wax fiican muusamaynayn😭

    • @baylood.germany
      @baylood.germany 5 ปีที่แล้ว

      Sahal Cali haa sxb waxaan qaba haduu nolan laha in caydid la qaban laha balse ilahayba isaga isku sababy gacantisa galadi uu ushaqaynayayna waxa ay diideen in qalin lagu sameyo gaal awalba waa danayste uun

  • @Alinormohamed
    @Alinormohamed 5 ปีที่แล้ว +1

    Cinwaan dhaxal gal ah no soo badi kuwaan oo kale

  • @ftimahassan4274
    @ftimahassan4274 4 ปีที่แล้ว +1

    Caydiid waxu ahay nin rush oo ushaqeen jiray dadkanaha inoo ka hor Keno rabay tuug oow ahay waan sorta gashay dagalka lagalay usa viva usa

    • @eagle276
      @eagle276 3 ปีที่แล้ว

      siyaad soo ruush uma qaban wadanka hhhh

  • @radhas2411
    @radhas2411 5 ปีที่แล้ว +1

    horeusoco lipx

  • @abdihakiimabuukar5229
    @abdihakiimabuukar5229 4 ปีที่แล้ว +2

    Jahannamo ayaan ku ognahay caydiid iyo wixii la halmaalaba

  • @said_sahane1880
    @said_sahane1880 5 ปีที่แล้ว +1

    Sxbow barnaamijkan kiisii labaad maxaad u soo gidbin weyday

  • @adengurey673
    @adengurey673 5 ปีที่แล้ว +1

    Sxb intro ga inta ugu horeyso clipka saad u samayso maad barnamij noga sameysiid plz

  • @fankahassan4335
    @fankahassan4335 5 ปีที่แล้ว +1

    Nin somali ah oo hadana shisheeye jaahuuz ahaan ugu shaqeenayay waan gali lahaa lkn nasiib xumo waa uu dhibtay

  • @catooshyare5978
    @catooshyare5978 5 ปีที่แล้ว +1

    Keep going

  • @gfdgxvchvhvngffg7268
    @gfdgxvchvhvngffg7268 ปีที่แล้ว

    2023 yaa fiirsanooyo

  • @maskaxdhaye961
    @maskaxdhaye961 5 ปีที่แล้ว +1

    Saxiibayaal maxaa dhacay Waxaan sugaynay qaybtii labaad ee taxanahan,mise waxa idinla soo xidhiidhay qaraabadii ibraahim

  • @williamwilliam1337
    @williamwilliam1337 3 หลายเดือนก่อน

    Yaa daawanaya 2024😂😢

  • @hasankaafimaxamed6073
    @hasankaafimaxamed6073 5 ปีที่แล้ว

    Thnkz RBX

  • @ahmeddekow2192
    @ahmeddekow2192 4 ปีที่แล้ว

    Ibrahim xueen Malin. Warshada Alba iskalaha

  • @shariifcalimacalincaliseer7929
    @shariifcalimacalincaliseer7929 5 ปีที่แล้ว +1

    Allow hooshoda fa,idada leh u fududeey

  • @naftadahir2377
    @naftadahir2377 3 ปีที่แล้ว

    Ceydiid taariikhda ladilay iisheeg

  • @Mohameddhagadhere
    @Mohameddhagadhere 9 หลายเดือนก่อน

    Ibarahiin munaafeq isudiley gacentiisa alle ayaa kawaraabiyey jisediisi