prank an sacdia kusameeyay 😭dil iyo dagal ayu garay maxa igu watay😞

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 72

  • @user-xy5wx5cq9m
    @user-xy5wx5cq9m 24 วันที่ผ่านมา +25

    Wad isla ogtihin waayo sacdiyo camirada ayeey firineysaa inta ila darenti gacanta taga

    • @sunduscabdiwali7664
      @sunduscabdiwali7664 24 วันที่ผ่านมา +1

      😂iska daawo wan aragnaaye😂😂😂

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim4624 24 วันที่ผ่านมา +12

    Azx lamahana waye Dadalaya plz Yutybka halokale kiciyo❤

  • @dhelatira
    @dhelatira 20 วันที่ผ่านมา +3

    Kkkk qof leh waso dalay o Gurigisa joga hijabka iska siiiben kawran😂😂😂😂😂😂😂😂ciyale noo malenyan dhaadhmintaan😂😂😂

  • @Raho339
    @Raho339 19 วันที่ผ่านมา +3

    Alllaah is One ☝️♥️❣️😘

  • @Aminasacdia
    @Aminasacdia 24 วันที่ผ่านมา +4

    Hoyadii maxey dihi doontaa tolow hadey aragto wilkeeda

  • @maysaainaahmed8083
    @maysaainaahmed8083 24 วันที่ผ่านมา +8

    Sacdiyo Wilka ha iska dilin ilmaha inuu kula koriyo soma rabtid😢😂

    • @AmishaAbdlla
      @AmishaAbdlla 17 วันที่ผ่านมา

      Yooow😂😢

  • @ifrahhussein1204
    @ifrahhussein1204 13 วันที่ผ่านมา +1

    Hhhhhhhh taas awalba riyaan ku arkaayay kulahaa

  • @AyaanAyaanxassan
    @AyaanAyaanxassan 12 วันที่ผ่านมา +1

    Naag xanaaqday miyaa qososha oo naaglagula dul hadlay mase ku dhegi lahayd adi maadhashay markaa dilayso

  • @user-sp4ii3ne2q
    @user-sp4ii3ne2q 18 วันที่ผ่านมา +1

    Wxa isla ogtihin mesha camerada iskega bexypo ka fahmey xijbkey bixsan lhyd hdey run thy😂😅

  • @Raho339
    @Raho339 19 วันที่ผ่านมา +2

    Allaahu AkbaR ☝️♥️❣️
    Scw Scw Scw 💕💕💕

  • @khadroahmed696
    @khadroahmed696 8 วันที่ผ่านมา

    Kalay sidii ilma yar xey ugu dilee muun nin wayn ahyn

  • @sacdiyo-s5q
    @sacdiyo-s5q 17 วันที่ผ่านมา +1

    Sacdiyo kaste maseer udaaa anaa maseer iskalayabanaaa😅😅😅😢😢😢

  • @deqamuse-wh1oy
    @deqamuse-wh1oy 24 วันที่ผ่านมา +2

    Iyado ben tahay laysla ogyahay hadana wilka waad dishe ka xishod na😅

  • @salxudindin8661
    @salxudindin8661 13 วันที่ผ่านมา

    naa wll wiilka hayska dilin

  • @user-cs8wy9pj5r
    @user-cs8wy9pj5r 24 วันที่ผ่านมา +1

    Nin WeYn Aa, IlaheY Ka DhigaY Malin Walpa Meshan Wxa Laso Tagan TahaY Nagteyda An Ka MaseYr SinoYa Mxa Ka Khaldan Isku Xishow Xikmadiba Ka GuudhaY Adiga Dhan W.t.f?.😳

  • @UbaxMaxamed-ff2fd
    @UbaxMaxamed-ff2fd 24 วันที่ผ่านมา +2

    Agah wiilka way naga diishay

  • @mariaabdallah6298
    @mariaabdallah6298 24 วันที่ผ่านมา +1

    Wlaaleey ninka Gacanta ka daa waa qof bini aadam ahe mar buu xanuusan karaa markaasuu dulqaadku intuu ka tago wax kugu dhufana karaaye jooji saa u neceb tahay inuu gacan kuu qaado adna ha u gu qaadin

  • @maimoonmohamoud2529
    @maimoonmohamoud2529 16 วันที่ผ่านมา

    Abayo ilmaha yanu kaso qubanin.xoga iyo culeska na iska ilali wllo.

  • @smartsankavic1017
    @smartsankavic1017 24 วันที่ผ่านมา +1

    Idiinka o isla ooog Ayan hadana idiin firsaneynaaa😂😅😂
    Ileen Marka ay imataay camera ayay hor fadistaay 😂

    • @ZAKARIYE_OSCAR
      @ZAKARIYE_OSCAR 23 วันที่ผ่านมา

      Takale camera fiirisay markuu naagta hello dhahay 😂😂

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim4624 24 วันที่ผ่านมา +3

    Unsi Raliyo matihid Dum ninka iasho❤❤❤

  • @Dhalad88f
    @Dhalad88f 24 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂 waryaa gabdha waa masr badantehee pranks kadaa kaman xog badandi waa dumrka qaabka raga xoga uleh hayay wlle tani waa nin naag loo ekeysiiye😂

  • @user-cp4cd6ok8e
    @user-cp4cd6ok8e 16 วันที่ผ่านมา

    Sorry Dumaashi😢 lkn gàbdhaha mareexaan iyo dhulbahnte midna maseer koodu masahlana😂

  • @Dhalad88f
    @Dhalad88f 24 วันที่ผ่านมา +1

    Allah sacadiyo 11 rer leyha wagiii hore markaa maseyro SAS u xanaaq badanaa jire gacan ka hadalkuna waa igu badanaa inkastuuu iga xoog badanaa intuu ijajubo buu xogiis iskaga key qaban jire lkn abdi fitax kama xog badan atlest 😂😢hada kama shakiyo kama walalo inuu iqiyaamayo masrkeygu waa qaan gaare yaraanta iilehed show hada marka so xasusto saan u xanaaqi jire kontorlkan iiga dhumi jire wa layaab xitaa anoo og inanu waxaas jirin baan shaki la ooyi jire somthes lkn hada malntuu naag damco ama gursdo inaa boxo kohoran aan kalsooni siiyo baan iska dhadhacshe xitaa haduu i qiyaamo malntaa ogaado i will be go lkn ma control oh ❤🎉asgan waan aamine 5 sano hore wixii kadanbeey madaab waligi aan qiyaamo ku qaban xitaa dumar bay isal sheqeeyan oo jacyl usoo bandhigte ee uu kuyiri rer leyha baan arke talphonkiis 🎉❤❤❤marka sacadiyo wali 25 maadan gaarin masrkagu xilgii shakiga honta kalsooni darda dilka buu ku jiraa lkn maskaxdad ilali ilmo yar yaa calshaad ku jira walwlka iska ilali xitaa intaa kuryoodo naag baan sidii iney dhacde oo kale xanqi jire oyi jire inta mel cidlaa tago

  • @FarahFarah-e9p
    @FarahFarah-e9p 24 วันที่ผ่านมา

    You have real fans bro keep going

  • @ahmedyare6798
    @ahmedyare6798 19 วันที่ผ่านมา

    😂😂War Kan iyo kaafi cabdi nago balo dilaa bay haystan

  • @Salan-qt7hr
    @Salan-qt7hr 24 วันที่ผ่านมา +3

    Bentotha day way islaogyihin

  • @sagalismacil9328
    @sagalismacil9328 24 วันที่ผ่านมา

    Waynagan badhaadhnay waxay ragan la tumayaa kaafi cabdi io hasalban la yaabanaye waar nio rag ma tihidine ordoo is dhiiba ninkayga hadaanan anigu ka baqanayn ninba iima aha

  • @FaysaCabdisaleeban
    @FaysaCabdisaleeban 23 วันที่ผ่านมา

    Wll. Wlhi wan idin jeclay ❤ alle haysukiindaayo❤❤❤❤❤❤❤

  • @ilhaanfaaraxAbukar
    @ilhaanfaaraxAbukar 24 วันที่ผ่านมา

    Hh c/fatah prank madaysid adna jugta sacdiyo u diyar garow

  • @MumtaazCabdiraxman
    @MumtaazCabdiraxman 24 วันที่ผ่านมา

    walaahi masaryku wax ficn ma aha wa wax nagu abuuran lkn dumarku isku mid maaha wll cabdifax gabadha kadaa barangiga naagtaa lkn wax kale baa laga dhigaa walaahi wa xasuustaa barangigaa aniga xitaa mudo buu igusoodhacaayay 😂😂😂😂😂😂 lamaanahayga ilhy haydin barakeeyo isku waara abidkiin my family sacdiya boqorada xaafada iyo cabdifataax ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @Dhalad88f
      @Dhalad88f 24 วันที่ผ่านมา

      Breankgs naxdin buu ahaa walhi naagbu maqayd la fadhiste sawir laga qade halstiisu lahaa hadaanu rerkiisu dumin alxmdullha ayaan baan kawalali jire walhi

    • @MumtaazCabdiraxman
      @MumtaazCabdiraxman 24 วันที่ผ่านมา

      haa walaahi abyo anigu ma arkin barangi ka naxdin badan

  • @sacdiyo-s5q
    @sacdiyo-s5q 17 วันที่ผ่านมา

    Sacdiyo weeyba qosleysaye😅😅😅

  • @MaidaAbdikani
    @MaidaAbdikani 19 วันที่ผ่านมา

    Kafi Apdi iyo HazaL ku Daynesin max kale u samesin ma weyden😂😂

  • @abdullahdhaqanety5072
    @abdullahdhaqanety5072 24 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah noo sobadiya prank

  • @AhmedAbdikarin-os1lo
    @AhmedAbdikarin-os1lo 24 วันที่ผ่านมา +2

    Wow. Kep going

  • @MdAkib-c4d
    @MdAkib-c4d 24 วันที่ผ่านมา +2

    Ala mha udili

  • @LadanHajjituuryare
    @LadanHajjituuryare 24 วันที่ผ่านมา

    Qaf xamila guri imanayso dharkana maturayso hada yeelo saas👩‍🦽😂😂

  • @Raho339
    @Raho339 19 วันที่ผ่านมา

    Team MucaashaQ Family ♥️❣️👍

  • @user-nr6hq7me1e
    @user-nr6hq7me1e 23 วันที่ผ่านมา

    anoo og dhandhanimadooda ayaan hadana dawanayaa yaaab😯

    • @user-nr6hq7me1e
      @user-nr6hq7me1e 23 วันที่ผ่านมา

      ma qof gutrigaa yimid oo leh waan dalanay oo hadan xijaabka aan iska sarayn ayaa jirta dhandhaanimo

  • @user-rx5tb2xp7r
    @user-rx5tb2xp7r 24 วันที่ผ่านมา

    Ani xita Wan arkaa wey isla ogyihin😢

  • @FatuushRage
    @FatuushRage 24 วันที่ผ่านมา +1

    Sorry

  • @NajmoMaxamud-uj3ji
    @NajmoMaxamud-uj3ji 24 วันที่ผ่านมา

    Wlhi marexaan hda nhy wan kululnhy

  • @fartuunmaxamed8663
    @fartuunmaxamed8663 20 วันที่ผ่านมา

    Sacadiyo is not easy 😂😂😂😂

  • @user-nu4hj2zu4d
    @user-nu4hj2zu4d 24 วันที่ผ่านมา

    Abyo wiilaka diishaya😢😢

  • @hamdiahmed6784
    @hamdiahmed6784 24 วันที่ผ่านมา +1

    sacdiyay wllo wiilka sida udhaan inaa jeceshay aya lamoda lkn majeclid abyo wiilka reer ba dhalay kada dilka yaa laga wadane wlhi wa kanaxy jug bad ku dhameysay

  • @user-yv6zr6tw8h
    @user-yv6zr6tw8h 24 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤

  • @xadiyocali2806
    @xadiyocali2806 11 วันที่ผ่านมา

    😢😢😮

  • @Sudeysihasan
    @Sudeysihasan 24 วันที่ผ่านมา

    Masha alah

  • @Fartuun_Ahmed
    @Fartuun_Ahmed 23 วันที่ผ่านมา

    Tan aqli maleh wlhi

  • @UbaxMaxamed-ff2fd
    @UbaxMaxamed-ff2fd 24 วันที่ผ่านมา +1

    Sobadiya

  • @mahamedabdi2022
    @mahamedabdi2022 24 วันที่ผ่านมา

    Farxadiina hawaarto

  • @MiskiAbshir-gr8lv
    @MiskiAbshir-gr8lv 24 วันที่ผ่านมา

    hhhhhh cejo kudishy😮

  • @AsmaAbdi-lc9gx
    @AsmaAbdi-lc9gx 24 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤

  • @NimcoAbdi-xp6ft
    @NimcoAbdi-xp6ft 17 วันที่ผ่านมา

    Hhhhh

  • @HirayAbdi
    @HirayAbdi 20 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @AyanBarreh
    @AyanBarreh 14 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @zuraabdi6537
    @zuraabdi6537 24 วันที่ผ่านมา

    Wankahay

  • @faaymaxamed5982
    @faaymaxamed5982 14 วันที่ผ่านมา

    Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  • @FarxiyaClLahiaxmed
    @FarxiyaClLahiaxmed 24 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉

  • @cabdimahadcabdilaahi2172
    @cabdimahadcabdilaahi2172 24 วันที่ผ่านมา

    😂😅

  • @LaylaCumar-t7b
    @LaylaCumar-t7b 24 วันที่ผ่านมา

    😅😅

  • @Sudeysihasan
    @Sudeysihasan 24 วันที่ผ่านมา

    Kkkk

  • @Nadromaxamadcali
    @Nadromaxamadcali 22 วันที่ผ่านมา

    Hhhhhhhhhhhhhhhhh

  • @user-nn2lc1dp9j
    @user-nn2lc1dp9j 24 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂

  • @hindacali1459
    @hindacali1459 24 วันที่ผ่านมา

    ax

  • @Sudeysihasan
    @Sudeysihasan 24 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤

  • @AbshiraAdan-sg4fp
    @AbshiraAdan-sg4fp 24 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂