valog aan xaaskygi unsi so warejiyay iyo qoslki adunka😂

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 74

  • @MumtaazCabdiraxman
    @MumtaazCabdiraxman 2 หลายเดือนก่อน +8

    mash alh lamaanahayga wafaloog xaraamadiisa wata lkn wa xili habeena kaamirada wa mugdi ee galabtii baxa sacdiya xbbti xijaab xiro boqorada xaafada ❤❤❤❤❤❤❤❤lamaanahayga guuleysta

  • @ayanali4885
    @ayanali4885 17 วันที่ผ่านมา

    Maasha Allaha tabaarakallaahu nuur calaa saas ayaa laga rabaa abo kas ta Allah’a idin xifdiyo dhamantiina ♥️♥️♥️💚💚💚🤍🤍🤍💋💋💋

  • @Wrd-x8h
    @Wrd-x8h 2 หลายเดือนก่อน +3

    Masha allah walal hal codsi food ka bananka wax ha cunin wayo wa bacteria so qata dhaqa, gacmaha iska dhaqa then cuna thanks aniga sas an samen laha lakin dadku isku mid ma aha keep going guys. Please no xuman❤thanks

  • @MaxamedgereCabdile
    @MaxamedgereCabdile 23 วันที่ผ่านมา +1

    Horey usocda walalayaal❤❤❤❤

  • @mxirsidohe
    @mxirsidohe 2 หลายเดือนก่อน +6

    Shaqa kale raadso walal waa dayuusnimo inaad xaaskaaga rag kale la wadaagto

    • @deeqaabdullahi5777
      @deeqaabdullahi5777 หลายเดือนก่อน

      Africa shaqada kale la qaban lahaa waa tee

    • @mxirsidohe
      @mxirsidohe หลายเดือนก่อน

      @@deeqaabdullahi5777 youtube hada umbaan baraney intii ka horaysay maxaa laga shaqeyn jiray ?

    • @mxirsidohe
      @mxirsidohe หลายเดือนก่อน +3

      Way jiraan hadii aadan ahayn kuwo shaqooyinka xalaasha ah ceeb uyaqaano kuwa xaaraamta ahna sharaf
      Adigoo usoo xamaala iyadan Guriga ay kuu joogto ayaa ka sharaf badan sidan

  • @fahimocadey7079
    @fahimocadey7079 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha alaah waaya guests family mucashaq

  • @Alii-q9r
    @Alii-q9r 2 หลายเดือนก่อน +1

    Walal xeerka qoyska ilaliya ,xaladiinu waxey u egtahay ,cabas iyo faiso plze waxkabadala

  • @Muna4r-
    @Muna4r- 2 หลายเดือนก่อน +2

    Oo waayo soomalinad waa dawlad gaara 100 %100 way u qalantaa inay godo

  • @NafissasouleimanNafissasouleim
    @NafissasouleimanNafissasouleim 2 หลายเดือนก่อน

    Keep going from Djibouti❤❤ best couple

  • @RaxmaCibaar123
    @RaxmaCibaar123 2 หลายเดือนก่อน +2

    Maxytahy noloshan wada mugdiga🤔wakas nin an waxba haysan noloshisa😂😂

  • @ayubberbera3717
    @ayubberbera3717 หลายเดือนก่อน +1

    Ceeb garabka dhaqanka dhoor somaliyeed iyo bulshada jidka socda xushmeeewalaal

  • @BarlinAFarah
    @BarlinAFarah 2 หลายเดือนก่อน +1

    Lamanahayga noolaada inta nololi jirto❤❤❤❤

  • @goldensilver210
    @goldensilver210 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wa maxay her dhaqan xumada. Aad bulshada hortooda Ku sameyneysaan

  • @sacdiyamacallin-vi8md
    @sacdiyamacallin-vi8md 21 วันที่ผ่านมา

    Waryaada waxay noloshaan naga daaya qabiilka

  • @HanaAmiin
    @HanaAmiin 2 หลายเดือนก่อน +2

    Lamaanahygi camerada idinka xun ee iska yara hagaajiya❤🎉

  • @mohameddekh8608
    @mohameddekh8608 2 หลายเดือนก่อน +1

    Warya gabadha daacaaaska maaxad oguxirtaaay😂😂😂😂😂

  • @SahraCadey-f3s
    @SahraCadey-f3s 2 หลายเดือนก่อน

    Mnaaaalah guulasta ilmaderyaal ❤🎉

  • @XawoAxmed-jp3dp
    @XawoAxmed-jp3dp หลายเดือนก่อน

    Nagaha marka laguursado way quruxbadan lkn iyada wava fool xumatzy😢

  • @HodanCiise-lo7ul
    @HodanCiise-lo7ul 2 หลายเดือนก่อน +3

    Camerada iska hagaajiya walal
    Intaasa idnka xun viusku ha idiin batee camerada foolxun

    • @sefudin_cabdi
      @sefudin_cabdi 14 วันที่ผ่านมา

      Ssc khatumo waa cabsi waye

  • @saalaxsaxnuuni1163
    @saalaxsaxnuuni1163 หลายเดือนก่อน

    Xikmad la'aanta nahaeysa waxaa ay sababtay inaa qoyska ka laga sheekooyo

  • @honestchanel1351
    @honestchanel1351 2 หลายเดือนก่อน

    Tusbax&Qoorta la arkaayo please is xijaab si aan muuqaalka u taageeri karno i.a Taageerahaaga koobaad ahay mugdigana naga daaya kaamirada naga dhisa i.a mahadsanidiin lamaaha qarniga

  • @jamalu128
    @jamalu128 หลายเดือนก่อน

    Sxb gabadha xijaab sii, marwo waa tii xijaaban

  • @ifraaxileys
    @ifraaxileys 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wallka calankastaa ragbaa ciida kahoos ugalay marka hamoodin ciyaar ciyaar inay calanyada qaar kutaagan yihiin markaa hadalkaad ku hadleyso waa inaad kafiirsataa ood taariiqda dib ubaartaa wana nii salaamay 👋xuman yan lii arkin lkn waa su aasha naweydisay jawabteda un👍

  • @SaciidoMohamed-qv7mc
    @SaciidoMohamed-qv7mc 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ogaadeen ayagaba xorobin iney dabal degan waa qalad

  • @assadabdi7737
    @assadabdi7737 2 หลายเดือนก่อน +2

    Marexan abgal ogaden itaaq intaas ayaa Somali ugu gobsn

  • @MuhumedHaji-hv1sp
    @MuhumedHaji-hv1sp 2 หลายเดือนก่อน +2

    Keep going brth

  • @MunoHassan-l2q
    @MunoHassan-l2q 2 หลายเดือนก่อน +2

    Naa calankaga aamin galmudug hakusasine xolayahey

  • @waxkabarowayahadunidazahru4638
    @waxkabarowayahadunidazahru4638 2 หลายเดือนก่อน

    Intee wye xafadan jawiga dagn wnba ka helee wlle islii mahan iishaga qofkii fahmay

  • @AhmedAbdikarin-os1lo
    @AhmedAbdikarin-os1lo 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wow. Masha. Allah

  • @LakiHarunabdi
    @LakiHarunabdi 2 หลายเดือนก่อน +1

    Gabadha.naag.haku.odhan.xishood

  • @AncamAbdiweli
    @AncamAbdiweli 2 หลายเดือนก่อน

    LamanHaygii kamirada yaraxun inolada intay nolalijita

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wa ruun walhi calmada kalee wa bilsh u dabal daag

  • @NajmoBashiir-u3s
    @NajmoBashiir-u3s หลายเดือนก่อน

    Uunsi yeey calanka mareexaan maxaa noo tusi weysa😂

  • @ICE-200
    @ICE-200 2 หลายเดือนก่อน

    KEEP going Guys ❤🎉

  • @AhlamJama-pm4zp
    @AhlamJama-pm4zp 15 วันที่ผ่านมา

    ❤❤

  • @drssalma-nh6pk
    @drssalma-nh6pk หลายเดือนก่อน

    Flog faqiired 😂😂

  • @MawliidmaxamedcismaanMawliidma
    @MawliidmaxamedcismaanMawliidma 21 วันที่ผ่านมา

    Ale sokor

  • @bushrashabukar5915
    @bushrashabukar5915 2 หลายเดือนก่อน

    Uunsi cabdi fitaax daa wuu saxan yahaykkkkkkk

  • @mohamedabdi2323
    @mohamedabdi2323 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dhaqan kafolxuun wali ma'arkin

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 24 วันที่ผ่านมา

    Sacdiyo

  • @xasiibaomar1871
    @xasiibaomar1871 2 หลายเดือนก่อน

    Lakiin wado waxba lagumo cuno wll

  • @AbdikariimHassan-h1k
    @AbdikariimHassan-h1k 2 หลายเดือนก่อน

    Ninka shaqada shaqada uga daa😂

  • @PepGuardiola-t7u
    @PepGuardiola-t7u 2 หลายเดือนก่อน

    Sacdiiyo way dhuubatay.

  • @Abdirahimhayl
    @Abdirahimhayl 2 หลายเดือนก่อน

    War xoolayo naaqtaada dad ha u sharixin.

  • @LakiMaxamadqaasin
    @LakiMaxamadqaasin 2 หลายเดือนก่อน

    Saawye

  • @mohamoudabdi6778
    @mohamoudabdi6778 2 หลายเดือนก่อน

    Yaa idin dhahay

  • @husseinhassan6911
    @husseinhassan6911 2 หลายเดือนก่อน

    M.a allaha inshrfo

  • @AbtyJohin
    @AbtyJohin หลายเดือนก่อน

    Xoolo war isku xishood maxa ka sheekeesay hada

  • @Sacdow1
    @Sacdow1 2 หลายเดือนก่อน +5

    Sacdiyo mxa hele weifolxumate WLh gabada😢😮

  • @xasiibaomar1871
    @xasiibaomar1871 2 หลายเดือนก่อน +3

    Kkkk tana khatumo ayaa washay khatumo waa somaliland

    • @Fardowza133Mohmed
      @Fardowza133Mohmed 2 หลายเดือนก่อน +1

      Xafdiinu haydinku filnaato

  • @RudwaanCabdi-d7h
    @RudwaanCabdi-d7h 2 หลายเดือนก่อน

    Mnshllh tabarak allah

  • @bushrashabukar5915
    @bushrashabukar5915 2 หลายเดือนก่อน +1

    Kkkkkkkk

  • @Ifraaxibraahim-d5n
    @Ifraaxibraahim-d5n 2 หลายเดือนก่อน

    Keep goin

  • @FatuushRage
    @FatuushRage 2 หลายเดือนก่อน +1

    Woow m.a🥰

  • @SowdoMahamed-m2u
    @SowdoMahamed-m2u 2 หลายเดือนก่อน +1

    Gk 🇮🇪

  • @ayaanmawliid-y5b
    @ayaanmawliid-y5b 2 หลายเดือนก่อน

    m.a

  • @Dhalad88f
    @Dhalad88f 2 หลายเดือนก่อน

    Camrdda kaa xun

  • @somalihanoolato503
    @somalihanoolato503 2 หลายเดือนก่อน

    INJIRTA ISKA SAAR HA XOGINE😂😊

  • @NasroHersi-h3f
    @NasroHersi-h3f 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤