Dilaaga Qurxan ?! | Fadeexada dumarka caalamka , soomaali ayaa ka mid ah .

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ก.ย. 2024
  • waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho

    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

ความคิดเห็น • 1.5K

  • @crronaldo7736
    @crronaldo7736 3 ปีที่แล้ว +2158

    Aawey dadkii JECLAA xabiibkeena Mohamed like iisaara

  • @fardowsoahmed9322
    @fardowsoahmed9322 3 ปีที่แล้ว +162

    Waba saabta dumarka logu diidy in ay garsoore noqdan alxm cal nicmatil Islam gaalna uma jixin jixin cadubilahi man ka naxo wilasha muslimiinta ❤❤❤❤

  • @nawaalsuldano8512
    @nawaalsuldano8512 3 ปีที่แล้ว +616

    Gabdhahi somaliyed way washen walhi meqo islaam ah xabsiyadas dulmi ogu xiran

    • @cumarcade6993
      @cumarcade6993 3 ปีที่แล้ว +7

      Saas wye

    • @ismacilmuuse8827
      @ismacilmuuse8827 3 ปีที่แล้ว +14

      Wey edeb darinyihiin istubud yaal waaye kuwoo fiican maamuleyneey gabdhaha Soomaaliyeed nin fool xun dhammaan mara waan waa la xiraa dhammaan xebsi

    • @faizaabdi4916
      @faizaabdi4916 3 ปีที่แล้ว +4

      Waa doqomon AAN naxaris lahayn OO islamnimada ka tagay

    • @nasteexofaarax6142
      @nasteexofaarax6142 3 ปีที่แล้ว +11

      @@ismacilmuuse8827 😭gabdhaha somaliyeed dhan ha dhihin wllo bes waa kuwo naga mida diinta ku yartahy

    • @Xuralcayn
      @Xuralcayn 3 ปีที่แล้ว +1

      @@ismacilmuuse8827 maxad xiri karta luga basto habarta nada al qalac haydin deeqdo watad sanka naga marmarinaysen😏

  • @NkNk-kw1zt
    @NkNk-kw1zt 3 ปีที่แล้ว +210

    Nabi yuusuf yaaa Ka qurux badnaa
    Hadana waala xiray asagoo waxba sameen
    Gaalka nagadaba wadaan nagadaaya

    • @sdmdhr616
      @sdmdhr616 3 ปีที่แล้ว

      Inteee Ku aragtay Wye 😂😂

    • @tushgirl9923
      @tushgirl9923 3 ปีที่แล้ว +19

      SDM, aragti uma baahno nabi Yuusef Allah aya inoo sheegay inuu qurux badnaaa taas ayaana nooga filan.

    • @anaskhalif5676
      @anaskhalif5676 3 ปีที่แล้ว +3

      Nabi yuusuf qruxdi dunida oi dhan kala bar ayuu ilaah siiyy is weydiin ma leh

    • @anaskhalif5676
      @anaskhalif5676 3 ปีที่แล้ว +7

      Nabi yuusuf qruxdi dunida oi dhan kala bar ayuu ilaah siiyy is weydiin ma leh

    • @abdulhiyusuf3941
      @abdulhiyusuf3941 3 ปีที่แล้ว +1

      Msha allh

  • @smartsignals3311
    @smartsignals3311 3 ปีที่แล้ว +417

    dhammaantiin wada legends baa tihiin
    haa adigaagan akhrinaya fariitayda 😘👍

    • @adnanahmed9166
      @adnanahmed9166 3 ปีที่แล้ว +2

      ogaak waan ku salaamay wllo

    • @dhigane2475
      @dhigane2475 3 ปีที่แล้ว

      😎

    • @youtubeigadhigo5279
      @youtubeigadhigo5279 3 ปีที่แล้ว

      horay u soco wll

    • @somvocal2258
      @somvocal2258 3 ปีที่แล้ว

      ogaal wax badan baan kaa sugaynaa

    • @hikmanurarashid8914
      @hikmanurarashid8914 3 ปีที่แล้ว +2

      Wll ogaal waa runta xata diintino inay dhahday naf nafba lo jara lkn ma umalaysa in gabdhaha soomali ama gabdhaha muslimiinto dhan ay wax kle aminsanyeheen oo gabadh walbo muslimada dhaqankidi iyo diintidi ka tagtay oo waxaso dhan ay ka jeceshahay dhulka ama dadka ajaanibka ah kana rali noqo intan farinta kugu dhiiriyay wsc

  • @nimcochanaldhirigalinta7667
    @nimcochanaldhirigalinta7667 3 ปีที่แล้ว +49

    ان الله وملائكته يصلون على النبي يا ايها الذين امنوا صلوا عليه وسلموا تسليما 🤚

  • @amiinhassan2943
    @amiinhassan2943 3 ปีที่แล้ว +131

    Ku sali xapiipkeena muxamad scw

  • @daaruliimaan8525
    @daaruliimaan8525 3 ปีที่แล้ว +64

    KUSO Biir DAARUL Iimaan
    kala soco
    1: muxaadiro
    2: su' aalo iyo jawaabo
    3: QISOOYIN
    4: Taariikhta IMAAMU BUKHAARI
    IWM ( MAHAD zanid)

  • @yacqub2579
    @yacqub2579 3 ปีที่แล้ว +155

    🤣🤣 cumar uu iga qosliyey hablaha qurxoona ha xidhina 🤣🤣

  • @dhudiyeey
    @dhudiyeey 3 ปีที่แล้ว +88

    Ma arkeesid hal qofo soomaali oo kahadlaayo خالد الدوسري arintiisi😭😭💔

    • @Mowgajunior22
      @Mowgajunior22 3 ปีที่แล้ว +2

      Ywye abyo qofkas nagadaba geey

    • @user-sl7oq6iu2e
      @user-sl7oq6iu2e 3 ปีที่แล้ว +2

      Amel Khalid arhaab nimo lo heesta allha kaso furduro gaaladn qisadisa carbtaba kaso hadashy kaligisna mahan waxa xamidan mid last dhaho asgne

    • @salmaanhaadi3110
      @salmaanhaadi3110 3 ปีที่แล้ว

      خالد الراشد dheh

    • @dhudiyeey
      @dhudiyeey 3 ปีที่แล้ว +1

      @@salmaanhaadi3110 mya mahan midkaas midkaa sheegayo waa wiil jamcd dhigta wll

    • @dhudiyeey
      @dhudiyeey 3 ปีที่แล้ว

      @@salmaanhaadi3110hhhh wllo magaca iska sax khalid araashidi waa sheekh sacudiyan ah la yaqaano lkn wilkan khalid adowsari ladhaaa

  • @Wiyeeryare
    @Wiyeeryare 3 ปีที่แล้ว +339

    Soomaalidda caqligoodu wuu fooraraa, Qaar kamid ah

    • @deqomaxamed9233
      @deqomaxamed9233 3 ปีที่แล้ว +8

      Hhhhh wllhi beentaa maaha allaha u soo toosiyo

    • @khadarhi6589
      @khadarhi6589 3 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂😂😂😂💯👍

    • @s2ld294
      @s2ld294 3 ปีที่แล้ว

      @Baba Foodle 😂

    • @itszack3996
      @itszack3996 3 ปีที่แล้ว

      Waaruntaa

    • @dekabdiali8764
      @dekabdiali8764 3 ปีที่แล้ว +3

      Dadka waynu dhalecaynaa inago iska indha tisayna inaynu kamid nahay somalida adigu kamid matihid miyaaa😄😄

  • @kingcunaaye1327
    @kingcunaaye1327 3 ปีที่แล้ว +12

    Dadkii nabiga jecela love saara❤❤❤❤

  • @ruunfarax2926
    @ruunfarax2926 3 ปีที่แล้ว +512

    24 sano wee ku yar tahy waxa fiicned dil in lagu xukumo hada igu raacsan tahy like ha ila dhaafin

  • @mohahussein6568
    @mohahussein6568 3 ปีที่แล้ว +68

    Gabdhaha qaar wxay taganyihin 24kaas sano qolkeyga halagu soo xiro🤣🤣🤣

    • @adnaosman8931
      @adnaosman8931 3 ปีที่แล้ว +3

      😂😂😂😂

    • @mohahussein6568
      @mohahussein6568 3 ปีที่แล้ว +3

      @@adnaosman8931 anaga ma nagu xumeyneysin gabdho🤣🤣🤣

    • @Sara-hx8wu
      @Sara-hx8wu 3 ปีที่แล้ว +2

      😂😂😂

    • @adnaosman8931
      @adnaosman8931 3 ปีที่แล้ว +4

      @@mohahussein6568 oo Idinku Mrkad Nagta dabayacysen
      Mxd damacsanyden😂😂😂

    • @mohahussein6568
      @mohahussein6568 3 ปีที่แล้ว +1

      @@adnaosman8931 naagtas wx saran ma aragtid lkn cunugan mxu lajoogaa🤣

  • @salmahassan6998
    @salmahassan6998 3 ปีที่แล้ว +119

    Wlh ani ahaan ilama qurxoono tankale labo naf ayuu aduunka dhaafiyay ma ciyaar ayee moodaan🥺

    • @siidalimohamed2591
      @siidalimohamed2591 3 ปีที่แล้ว

      Dilaa soo mahan

    • @salmahassan6998
      @salmahassan6998 3 ปีที่แล้ว +1

      @@siidalimohamed2591 haa 24 sano waaba loo naxariistay wlh

    • @Xuralcayn
      @Xuralcayn 3 ปีที่แล้ว

      Gaal luu dile halke ku xanuntay adi😂

    • @salmahassan6998
      @salmahassan6998 3 ปีที่แล้ว +6

      @@Xuralcayn xagee I xanuuni lahayd blse ha ilaawin bini'aadnimada iyo cadaalada

    • @Tesoanime
      @Tesoanime 3 ปีที่แล้ว +4

      @@Xuralcayn asaguba soo gaal kle na ahan mxa ugu hiilineysa tankle ogow dhiigu mamrnaba ma banana ilaa in xaq lagu daadsho ma ahee tankle nin wxu astahilay dil

  • @abdallamohamud147
    @abdallamohamud147 3 ปีที่แล้ว +50

    Xaqiq waxaynu jogna saman yab leh alow na amanso 😥😰

  • @yussufsadi1129
    @yussufsadi1129 3 ปีที่แล้ว +22

    M.a qoof wax muhim ah so qudbisa jazakaalah

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia3416 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah ustaad Omar xaqiiqada runta ayaad ka sheektay adiga oo eexanin

  • @cagaaranmedia1842
    @cagaaranmedia1842 3 ปีที่แล้ว +50

    Shiikha aad soo qaadatay حسن الحسيني baa si fiican uga hadlay . Cidda la dilay ayaa mudan in loo turo ilmo yar iyo hooyadii bui dilay .

  • @فخورةبديني-ث2ش
    @فخورةبديني-ث2ش 3 ปีที่แล้ว +9

    Reer faarax waa idin salaamy
    Bal liketa iska saara👍👍👍👍👍👍👍

  • @hadillaium
    @hadillaium 3 ปีที่แล้ว +99

    Shame on Ur😭wlh waa ceebowne hda dumar Nahy Acuudupillah Wlh ninkan Dil toogasha ku xukumi lahaa Ani plss wx yar isku daya inaa dareentan Xunuunka ninka xaskisa io cunugisa Hal mar wye OmG😭

    • @ahmednooraakhiro4812
      @ahmednooraakhiro4812 3 ปีที่แล้ว

      Ninkee

    • @saharamohamed9436
      @saharamohamed9436 3 ปีที่แล้ว

      Naya amus

    • @saharamohamed9436
      @saharamohamed9436 3 ปีที่แล้ว

      Wa macqul in adgaxuntahay quruxteysa

    • @aroyanovic5769
      @aroyanovic5769 3 ปีที่แล้ว +1

      Xishoodki Aya geed dheer idinka saraan dhapti 💯 meqa qof Oo Muslimin ah Oo dunithan Mela badan uga xiraan Oo xaqdara lagu hesTa awidka xita daqiqad miyaad unaxday 🙏😢 lkn ninkan gaaLka ah Oo kuu aqonin inyar ayad kaa naxeysa 😭🙏 ALLAHU AKBAR

    • @cabdiraxmanmaxamedcabdulla4556
      @cabdiraxmanmaxamedcabdulla4556 3 ปีที่แล้ว +1

      @@saharamohamed9436
      Alla maxaa dhimatay uf lakin kuma caayi kari

  • @amalabshirsaalaxamalabshir38
    @amalabshirsaalaxamalabshir38 3 ปีที่แล้ว +1

    ku sali xabibkena mohamedscw scw scw

  • @Muuse99
    @Muuse99 3 ปีที่แล้ว +5

    Geesiga runta kama gabado ogaansho allah ku xafido sxb ✌✊

  • @LOBO___669
    @LOBO___669 2 ปีที่แล้ว +2

    Aqri Walaal maalintaada Alaha kuunuuriyo subxanaAlah 99 jeer laailaaha ilalah99Jeer Alahu Akbar99 jeer

  • @muhammadkhalif5020
    @muhammadkhalif5020 3 ปีที่แล้ว +25

    سبحان الله الحَمْدُ ِلله الله أكبر

  • @Proud_momof2
    @Proud_momof2 3 ปีที่แล้ว +13

    Wuu quruxbdan yhay☺ lkn xaq umalaha in 24sano laxiro in ladilo buu istaahilaa gaalka😡

  • @Rabiyownabadbaadi
    @Rabiyownabadbaadi 3 ปีที่แล้ว +24

    Hada anigoo inanka yar raadinaya alxamdulilaah hadaan ogaansho ka hadlay...hada aan dhamaysto....

  • @ahmeddazilpha5526
    @ahmeddazilpha5526 3 ปีที่แล้ว +9

    💯✔✔umar inshar keep going brthr

  • @AASAASTv
    @AASAASTv 3 ปีที่แล้ว +18

    Inta yaaban oo Amaaneysa dilagan walee waxaa kasi ah isnta igu raacsan is mujiyaheeh
    👇👇👍

  • @dagankhaliif7384
    @dagankhaliif7384 3 ปีที่แล้ว

    Thanks omar inshaar

  • @Dr.Zeello
    @Dr.Zeello 3 ปีที่แล้ว +22

    xaaskagi uurtay kulaha😂
    xaasakaagi ayaa uur ku qaaday ka fiican weedha aad hore isticmaashay.

    • @cabdiwaxidaspiima4412
      @cabdiwaxidaspiima4412 3 ปีที่แล้ว

      Wlhi wan qosly😂🤣😂🤣😂😅😂😅

    • @daraasaadmedia4860
      @daraasaadmedia4860 3 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂 uurtay uur noqoty

    • @nimconaruura8275
      @nimconaruura8275 3 ปีที่แล้ว

      😁😁😁🤣🤣🤣🤣🤣

    • @nimconuura4493
      @nimconuura4493 3 ปีที่แล้ว

      Hadalkisa iyo qoralkaga iskukay beegmay wlhi qosol leee 🤣🤣🤣🤣

    • @umutamim1102
      @umutamim1102 3 ปีที่แล้ว

      Me also make me laugh

  • @hummaagchannel2997
    @hummaagchannel2997 3 ปีที่แล้ว

    Ogaansho, wan ku salaamay adiga iyo cidda kannaalka ku xidhanba.

  • @umutaajudiin592
    @umutaajudiin592 3 ปีที่แล้ว +26

    Yaaaaab!!! Allow na hanuuni suur gadoona so dhow qaatil amerikan ah hdii Indho qurux bdn lagu difaacayo imaan allow nasii

  • @hal-tusmedia8030
    @hal-tusmedia8030 3 ปีที่แล้ว

    Salaama ustaad Cumar insha allah isoo jawaab

  • @midnimo3593
    @midnimo3593 3 ปีที่แล้ว +5

    قال رسول الله صلى الله عليه وسلم لن يفلح قوم ولو أمرهم إمرءة

  • @ahmedabdirizak9031
    @ahmedabdirizak9031 3 ปีที่แล้ว +1

    Allah ku barakeeyo
    Alle hana hanuuniyo
    Amin ya casiis

  • @salahibrahim2081
    @salahibrahim2081 3 ปีที่แล้ว +22

    Lkn gabdhaha wey waasheen sbbta ne ma aqaani🥺🥺

    • @phatmaabdalla9280
      @phatmaabdalla9280 3 ปีที่แล้ว +3

      Idinkaba waa waalateen

    • @Sara-hx8wu
      @Sara-hx8wu 3 ปีที่แล้ว +4

      Idinka waLan hadey cid waLantahey

    • @salahibrahim2081
      @salahibrahim2081 3 ปีที่แล้ว

      @@Sara-hx8wu maxaan ku waalanhy hee ileen aniga dumarka xushmad ayaan u hayaa❤🥺

    • @salahibrahim2081
      @salahibrahim2081 3 ปีที่แล้ว

      @@phatmaabdalla9280 maxaa i sheeg hee 🥺🥺❤

    • @Sara-hx8wu
      @Sara-hx8wu 3 ปีที่แล้ว +1

      @@salahibrahim2081 Ragu yaga Nada wax ka sheekenayey oo Dumarka aflagadenayey
      hadey yagna Inanka yar Taageerin de hala yabina

  • @mohamudibrahimali5028
    @mohamudibrahimali5028 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks Mr Inshaar

  • @leaderhaakim2950
    @leaderhaakim2950 3 ปีที่แล้ว +11

    Legend waan ku salaamay

  • @zakariaabdullahi5166
    @zakariaabdullahi5166 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks ustaad Omar Inshar

  • @maxamedismaaciil6694
    @maxamedismaaciil6694 3 ปีที่แล้ว +4

    Maasha allah madax sare omar inshaar

  • @hogaamiyesaki4749
    @hogaamiyesaki4749 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah brother

  • @ilhanisha2813
    @ilhanisha2813 3 ปีที่แล้ว +27

    🤣🤣shekadan “wuu quruxyahay” wxa uma leynayay inee daacad ka eheen gabdho bdn oo Gabdhahena kamid ah lkn meel kasta ku arkay ayuko dhahayan yaa laxerin bc wuu qurxan yahay😳 Seriously????

  • @hamdahaji9830
    @hamdahaji9830 3 ปีที่แล้ว +1

    Maya wll wax walba si shil ah ayay u dheceen dil u si ukas ah ugu gestay mahan sas darteen wuxu mudan yahy in lasi daay kaliya lagu ganaxo lacag 💞🖤

  • @rudwanbahda1163
    @rudwanbahda1163 3 ปีที่แล้ว +4

    Omar inshar, allah ha ku xiftiyo wll

  • @ifrahheidar1230
    @ifrahheidar1230 3 ปีที่แล้ว

    ugu horeyn wll omar inshar mhdsnthy ka hdlka arinkan xssga aha mid kle hdii dumarka qaadi laga dhigi laha aduun hogay aya lagu sugnanlaha. wx dhihi kara dumar leh damiir Muslim in ay u ooyn la Hayen bal kalay halkuu ka aday damiirka

  • @hafsamuhammed2572
    @hafsamuhammed2572 3 ปีที่แล้ว +53

    Wllhi he deserve more than 24 years 😥😥

  • @startv6616
    @startv6616 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan rabaa in ninkaan la dilo. maxaa yeelay waxaad dishay laba qof oo gabdho yar ah iyo hooyadaas. Gabdhaha soomaaliyeed ma oga qiimaha ay naftu leedahay😭😭😭😢😢😢

  • @abduqaniabdirisaaqshamsudi9275
    @abduqaniabdirisaaqshamsudi9275 3 ปีที่แล้ว +7

    Gaal ayey difacayaan subxanallaah😭😔

  • @mohamoudapdirahman486
    @mohamoudapdirahman486 3 ปีที่แล้ว

    Thanky my dear brother let's go

  • @jjjuqurafi7629
    @jjjuqurafi7629 3 ปีที่แล้ว +36

    Somalida waa jaahiliin wlhi, raga naagtaas buuran qurux ku tilmaamaya goormey buuri qurux noqotay

    • @abdifitaahmohamed468
      @abdifitaahmohamed468 3 ปีที่แล้ว +6

      Dunida Qoom Walbo Quruxda Qaab Gaar Ah Ayey U Qiimeeyaan Soomaalidana Quruxda Dumarka Waxey Ku Qiimeeyaan Buurnaanta

    • @diinidiini6737
      @diinidiini6737 3 ปีที่แล้ว

      Abdlla yusuff

    • @salmaanabdirahman6480
      @salmaanabdirahman6480 3 ปีที่แล้ว +1

      @@abdifitaahmohamed468 May sxb somalida buurnida qurux uma taqano ee soo baar.

    • @abdifitaahmohamed468
      @abdifitaahmohamed468 3 ปีที่แล้ว

      @@salmaanabdirahman6480 Sxb Waa Xaqiiq Suugaantii Hore Waad Ka Baari Kartaa Qaabkeey Soomalida U Amaani Jireen Dumarka Qarnigaan Ayey Bilaabatay In Dumar Dhex Lagu Amaano

    • @alikhan-jl4ej
      @alikhan-jl4ej 3 ปีที่แล้ว +1

      Gabar haaka buurnaato amaa haka saqiirto😅😅

  • @nasteexman3353
    @nasteexman3353 3 ปีที่แล้ว +1

    Aad ayaad u mahad santhy ogansho🙏🙏 sida wanagsan ee aad xaqiiqda aad noo gu soo bandhigtey ❤❤

  • @qaaliqamar1336
    @qaaliqamar1336 3 ปีที่แล้ว +4

    💯🌍guul wcn ogaansho

  • @fahamchannel6797
    @fahamchannel6797 3 ปีที่แล้ว

    M.a wll omar mawduuc muhiim ah ayaa ka hadashay runtii waa fadeexad in dumar islaam ah saas u dhaqmaan reer galbeedkuna nagu maadaystaan
    Fadlan adinku isku mashquula

  • @hipakpretty
    @hipakpretty 3 ปีที่แล้ว +30

    Waa dilaa gacan ku dhiigle iyo qurux ku dhiigleh❤🥺😂

    • @mssnujuum2020
      @mssnujuum2020 3 ปีที่แล้ว +2

      Absolutely😂🥺❤

    • @mrhanad6655
      @mrhanad6655 3 ปีที่แล้ว +4

      Wlhi quruxdiisa maba arko intee uga taashaa

    • @phatmaabdalla9280
      @phatmaabdalla9280 3 ปีที่แล้ว +5

      @@mrhanad6655 Nada al qalca intee ka qurxoon tahy ayada

    • @hipakpretty
      @hipakpretty 3 ปีที่แล้ว +5

      @@phatmaabdalla9280 wa runtaa wlhi habarta buran caloosha wyn leh😂😂😂

    • @Sara-hx8wu
      @Sara-hx8wu 3 ปีที่แล้ว

      @@mrhanad6655 Nadu ka qurux badan yahey😂

  • @kismamedia6719
    @kismamedia6719 3 ปีที่แล้ว

    Gabdhaha marki ay muuqalkan daawadeen sidii hore si ka duwan bay u hadlayaan wa ilaahay mahadi mar hadi caqligoodi uso noqday
    Thanks umar inshaar

  • @salahhonda1843
    @salahhonda1843 3 ปีที่แล้ว +6

    Keep Going Omar inshaar

  • @abdurazack4u848
    @abdurazack4u848 3 ปีที่แล้ว +1

    Muuqaal Cajiiba Mahadsanid Ustaad !

  • @naakhuude8141
    @naakhuude8141 3 ปีที่แล้ว +9

    6:31 runtaad mooda inaad ka sheegtay

  • @ogaalsidemedia730
    @ogaalsidemedia730 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanka

  • @kingpower4393
    @kingpower4393 3 ปีที่แล้ว +15

    ᴋᴇᴇᴘ ɢᴏɪɴɢ ʟᴇɢᴇɴᴅ✌️✌️

  • @imthehero76
    @imthehero76 3 ปีที่แล้ว

    Waligeed ayeey Soomaali inta muslimino sheegato ayeey hadane gaalo unacamleyn jireen waane sawabta uu wadanka udagi la'yahay waa caro Alle
    Wax Allah ka xishoonaayo ma ahan

  • @maryanmaxamuud1480
    @maryanmaxamuud1480 3 ปีที่แล้ว +6

    Walhi dunar sonaliyed waxya oo wasaqesan ayaa qurminayo allha naka qabte war dumar sidas uhadlayo naxarista halkee ka aaday walhi maqaano alow naxarista tusi 😥😥🥺

    • @araleisak4048
      @araleisak4048 3 ปีที่แล้ว

      Mooryaantii dhulka gubtay dhashoodii waaye

  • @suadsaeed3233
    @suadsaeed3233 3 ปีที่แล้ว +1

    Wiilkan yar ee channelkeena ogaansho leh, hyo aduun iyo aakhiraba ha ku barakeeyo. Waxyaabo badan oonan aqaanin baan kaa bartey,sida masooniyada iyo diimaha cusub. Allaah raali ha kaa noqdo.

  • @humbawa2002
    @humbawa2002 3 ปีที่แล้ว +18

    5:00aa sugaaye inoo soo dhigayo

  • @baxwalabdi9382
    @baxwalabdi9382 3 ปีที่แล้ว

    Waa cajib Waa nin gaal ah waana dilaa markaas la dhaha yaalaxerin ma ahn yaaladiliin

  • @sukhra3585
    @sukhra3585 3 ปีที่แล้ว +12

    4:24 xaaskaagii ayaa uurtay 😁😁 talaw waa lahjadee

  • @faysalsanifaaye
    @faysalsanifaaye 3 ปีที่แล้ว

    Wlhy wuxuu istaahila in tareen la jiidhsiiyo ama toorey caloosha laga geliyo si naftu silic ugu dhaafto midakale dumarka u doodaya waxay ka talaabeen xayndaabkii bini aadamka waxaney ku biireen bahda xayawaanka
    mahadsanid ustaad cumar inshaar hore soco sxb

  • @ilhanisha2813
    @ilhanisha2813 3 ปีที่แล้ว +6

    Qurux aa whattt?? War meeqa qof muslimin ah ama madow xakun aad uxun lasiiyay ayuko aan istahilin😡uffffff

  • @abdiwahabboska5430
    @abdiwahabboska5430 3 ปีที่แล้ว

    Ustaad waan ku salaamay

  • @hafsahafoosa5463
    @hafsahafoosa5463 3 ปีที่แล้ว +3

    لماذا قست قلوبنا
    Maxay quluubtayni u adkaaday hooyo dhalinyaro ah iyo gabadeedii yareed ayuu dilay hadane waa lodoodaa subxanallahi

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 3 ปีที่แล้ว +1

    Soomaali maryoolay wayaqaanan inay ku mashquulay waxan dantooda ahay maxaa iga galay gaal hiilkii waxana hiil inoogabaahan caruuraha muslimiinta ee daafaha dunida ku dayacan Allaah haynoo gargaaro Aamiin 🤲

  • @shaqalecabdikariin1565
    @shaqalecabdikariin1565 3 ปีที่แล้ว +4

    Ogaaansho hadaan ku baadhayey brother Omar inshar

  • @farhiyaabubakar5397
    @farhiyaabubakar5397 3 ปีที่แล้ว +2

    😊😊best youtuber🥰🥰

  • @muslim12211
    @muslim12211 3 ปีที่แล้ว +9

    Comment ugu horeyay liketa hailadhaafin love ta wakudhintaa

  • @inaclaahi3526
    @inaclaahi3526 3 ปีที่แล้ว

    Hadii Aad Aragto Qof Gaalo Qadhmuun Naxariis u muujinaya Islaamnimadiisa Tuhun.
    Nabigayagii scw dhooshiisii sharafta Badnayd ayey gaalo jabisay, Arintaasi Maaha Arin Ay Iloobi doonaan Muslimiinta Dhiiga leh.

  • @suhaybmohamed5200
    @suhaybmohamed5200 3 ปีที่แล้ว +35

    𝑷𝒍𝒛 𝒍𝒊𝒌𝒆 𝒊𝒈𝒖 𝒕𝒂𝒂𝒃𝒐 𝒘𝒂𝒍𝒊 10 𝒎𝒂 𝒈𝒂𝒂𝒓𝒊𝒏 😪

  • @shadiaahedmuse2617
    @shadiaahedmuse2617 3 ปีที่แล้ว

    Gabdha umurugoonaye wiilka danbiiilaha ah la yaabanhy muxu kaa yaqana tolow qiimaha qofnimo waa lunty wlh hashoo gabar oo aroosta iska saara hee quruxsiida ujeedina wixi hoosta ah waa halmaamtene subxana Allah😢😢😢

  • @sabirkuluu5254
    @sabirkuluu5254 3 ปีที่แล้ว +16

    Keep going bro

  • @qarnicusub5339
    @qarnicusub5339 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks sxb

  • @maan8746
    @maan8746 3 ปีที่แล้ว +14

    لا أن النفس بالسجن، بل ( أن النفس بالنفس) وأنا أريد قتله بدل السجن وهم ييكون لأجل سجنه

    • @aminomame5911
      @aminomame5911 3 ปีที่แล้ว

      Af somali walidka wase

    • @maan8746
      @maan8746 3 ปีที่แล้ว +1

      @@aminomame5911 sida waalidkaa in la caayo u jecleen dadkane in waa lidkooda lacaayo majeclo

    • @aminomame5911
      @aminomame5911 3 ปีที่แล้ว

      @@maan8746 wanka xahay wll lkn af somali pls

    • @maan8746
      @maan8746 3 ปีที่แล้ว

      @@aminomame5911 ma' ahah in qofki dilgeesto xabsi la geliyo ee waa in qofki qof dilo asne la dilaa, ani ninkaas in la dilaa rabay halkii la xirilahaa iyagane xiridiisee la' ooy nayaan

    • @septembergirl2280
      @septembergirl2280 3 ปีที่แล้ว

      Shil uu ahaa kas ma eheen 😭😭

  • @mohamedcilmi1200
    @mohamedcilmi1200 3 ปีที่แล้ว +1

    Qofka in loo naxo la rabay waa ninka ay ka dhinteen xaaskisa iyo gabadhiisa😭😭😭😭😭😭😭

  • @hamdakhader5294
    @hamdakhader5294 3 ปีที่แล้ว

    Allhdullh Allhdullh inan lagu xukumin dil malaga yaaba in ay midani noqoto fursad uu ilhy siiyey malaga yaaba inu jeelka ku muslimo way dhici karta ilhy na wan uga baryeyna isagoo Muslim ah inu so noqdo jellka ka so baxo oo ilahy uu hanuuniyey ilhy waxba kuma ah insho allh isago muslimay oo maskaxdisu taam tahy oo jeelka aan wax dhiba ka so gaadhin ayaan igu ducayneyna laga yaaba dad badan inuu ka qalbi wngsan yahaye ilhy farxad uu hadiyo ugu dhigo waxaanu filayn ayaan ugu ducayneyna haduu noolaado Intaas ✌️🙏

  • @mahamedguled4162
    @mahamedguled4162 3 ปีที่แล้ว +15

    30 sano ayuu istaahila,lkn anig igam qurux bdn,like saar

  • @hashimabdi7667
    @hashimabdi7667 3 ปีที่แล้ว

    Walal Sharaf Mudan Omar Insha Walhi Sida ugu Mudan Ayaa oga hadashay AllAH ha Ku Sharfo

  • @topvstop2812
    @topvstop2812 3 ปีที่แล้ว +6

    Xaasku ma uur bay yeelatay mise Uur ayay noqotay yaa Cumarooow ???? 😅

  • @chamofuny4714
    @chamofuny4714 3 ปีที่แล้ว

    Somali bilaa camal ka dhigteen ajanabiga .
    Like ii sara

  • @shaakirbarcelonaboy5653
    @shaakirbarcelonaboy5653 3 ปีที่แล้ว +8

    Girls Ka Mrexan Wa Wata Love igu cimamada❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abdirizaknurali6311
    @abdirizaknurali6311 3 ปีที่แล้ว

    Gabar baan arkaayay dheheeysay Hadaan helilahaa Wiilkaan Qurxoon Diinta Xattaa Waan uga bixilahaay
    Acuudu billaahi Dumarkeenii Waa loo danbeeyay ee Allaha soo hanuuniyo

  • @jeylaani9814
    @jeylaani9814 3 ปีที่แล้ว +3

    First comment today in ogaansho alx asc qaraabo

  • @ismahaancijaal5898
    @ismahaancijaal5898 3 ปีที่แล้ว +1

    Dhalinteena garaad kooda iyo garashadooda waxykusoo koobatay qurux !wonderful !!

  • @zakipro3387
    @zakipro3387 3 ปีที่แล้ว +4

    dumarka badanaaa waxey wax ku qiyaasaan Emotion-Kooda ma arkayaan wax ka baxsan waxa u muuqdo ma ogiye

  • @wacaawaaniyeofficial4514
    @wacaawaaniyeofficial4514 ปีที่แล้ว +1

    Wllhi waan dillaa qoftii i dhahdo iska cafi

  • @shukriabdirizak6368
    @shukriabdirizak6368 3 ปีที่แล้ว +20

    Hhh cumar gabdhaha jafowga uyaree wiil somali ah lee udambeeyee hh

  • @onlinechannel3219
    @onlinechannel3219 3 ปีที่แล้ว +1

    ‎طرقت باب الرجا والناس قد رقدوا
    ‎وبت أشكو إلي مولاي ما أجدُ
    ‎وقلتُ يا أملي في كل نائبةٍ
    ‎يا مَنْ عليك لكشف الضر أعتمدُ
    ‎أشكو إليك أمورًا أنت تعلمها
    ‎مالي على حملها صبرٌ ولا جَـلَـدُ
    ‎وقد مددتُ يدي بالذل مبتهلاً
    ‎إليك ياخيرَ مَنْ مُدَّتْ إليه يدُ
    ‎فلا تردنها يا رب خائبة
    فبحر جودك يروي كل من يرد

  • @abdifatahmuhudin9743
    @abdifatahmuhudin9743 3 ปีที่แล้ว +7

    Asxaabta maanta 100 like igaarsiya waligay ma gaarine 3 sano ayaan halkan joogaa.......

  • @aashanor370
    @aashanor370 3 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid 🌹

  • @fathiamahamudabdifaatuushm7662
    @fathiamahamudabdifaatuushm7662 3 ปีที่แล้ว +12

    Yaab maleh mxa yeele waxaa joognaa zaban uu baaadilkii xaq noqde gqbdhaha saas samènaya kaaga daran waa muslimiin 😰😰😡

  • @daahsonofficial6188
    @daahsonofficial6188 3 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad cumar shiiq khalid alrashid mawduuc nooga soo samey dad badan kama war hayaan
    Sheekada dhiiqa❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @kalidmalik2299
    @kalidmalik2299 3 ปีที่แล้ว +3

    Omar inshaar Legend❤