Maxaa Ku Dhacay gabadhii ka yaabsatey Tiktok | Bella poarch |

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • BUY Clothes Here dadweynaha.cre...
    Hadaad ka heshey Liketa hala garab marin 👍
    Channelka labaad ee Mo Faami / @faamcozy
    IG : www.instagram....
    **********************
    ku soo biir DADWEYNAHA hadaad ku cusubtahay oo SUBSCRIBE saar
    **********************
    Email: maadmed23@hotmail.com
    **********************
    muuqaalada ugu xiisaha badan Halkan ka daawo playlist: bit.ly/3dO9JV4
    *********
    instagram @dadweynaha14 .www.instagram....
    **********
    qisooyin kanaalka dadweynaha
    qiso cajiib ah
    #dadweynaha
    Disclaimer I do not own any sound effect no copyright
    intended

ความคิดเห็น • 893

  • @shushi7846
    @shushi7846 2 ปีที่แล้ว +109

    Gaal iyo muslimba irzaaqadiisa wuu helaayaa meeshay ahaataba
    Ilaahow meel xun iyo tiktok ha iga geli irzaaqadayda Aamiin iyo inta aan jeclahay Aamiin

    • @malabey197
      @malabey197 2 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin aamiin aamiin

    • @cabdallaaxmad1350
      @cabdallaaxmad1350 2 ปีที่แล้ว +1

      Iyadu wx masoo baran tiktogaasi ku caan baxday iindha yar yaro cirka loo taagi hhhhhh umadena maaha

  • @aslamqalbizaliim6446
    @aslamqalbizaliim6446 2 ปีที่แล้ว +448

    Asc wll yaal ilah ha idinka raali noqdo qofka walba fariin teyda arko ha iso duceyo innu rabi iGu haninoyo tobad suban 😭🥺

  • @deerolyrics7034
    @deerolyrics7034 2 ปีที่แล้ว +233

    Walal allaah dambigaaga
    aduun iyo aakhiro ha dhaafo
    Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔🌙🤙

    • @amiinarashiid3189
      @amiinarashiid3189 2 ปีที่แล้ว

      Walaal noo soo badi,
      ,💯💯💯💯💯💯💯💟💟💟💟💟💟♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

    • @amiinarashiid3189
      @amiinarashiid3189 2 ปีที่แล้ว

      Haye insha'Allah ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

    • @xalimonuur3336
      @xalimonuur3336 2 ปีที่แล้ว

      Saaxiibwajigaadamaxaanoogaqarisaa

  • @abdirahmaanidirismaxmed7757
    @abdirahmaanidirismaxmed7757 2 ปีที่แล้ว +244

    اللهم صلى وسلم على نبينا محمد وعلى آله وأصحابه وسلم

    • @maanii416.
      @maanii416. 2 ปีที่แล้ว +1

      صلي الله عليه وسلم وجزاك الله خيرا

    • @nuuroshariif591
      @nuuroshariif591 2 ปีที่แล้ว +1

      Sallahu Caleyhi Wasalim❤

    • @jadiirajibriil4062
      @jadiirajibriil4062 2 ปีที่แล้ว +1

      صلى الله على وسلم

    • @salmaziman1136
      @salmaziman1136 2 ปีที่แล้ว +2

      صلي الله عليه وسلم

    • @maryuum9678
      @maryuum9678 2 ปีที่แล้ว +2

      صلي الله عليه وسلم

  • @asmaabdirizak2376
    @asmaabdirizak2376 2 ปีที่แล้ว +66

    Huno mukhtar ilhy dartiis kuu jeclahee alla haku barakeyo hana ku dhawro nin cilmi badan tahy ani wax badan kaa bartey wllkey baa ika baray oo kugu xidhnaa laba sano in ku dhow waxan ku idhahdo garan maye alla yacizak huniye❤️💯

    • @iqbalaynanshe7027
      @iqbalaynanshe7027 2 ปีที่แล้ว +1

      Naa maxaa ka baratay😅😅😅🤣

    • @asmaabdirizak2376
      @asmaabdirizak2376 2 ปีที่แล้ว +1

      @@iqbalaynanshe7027 hhhh waxbe huno maxd aragtey😂

    • @iqbalaynanshe7027
      @iqbalaynanshe7027 2 ปีที่แล้ว +1

      @@asmaabdirizak2376 dee muxuu ku baray ma axaadiis buu akhriyaa 🤣🤣

    • @asmaabdirizak2376
      @asmaabdirizak2376 2 ปีที่แล้ว +1

      @@iqbalaynanshe7027 maya

    • @iqbalaynanshe7027
      @iqbalaynanshe7027 2 ปีที่แล้ว +1

      @@asmaabdirizak2376 OK 👍 thanks sis😆😅

  • @queenrahma5117
    @queenrahma5117 2 ปีที่แล้ว +52

    Ayy manta Ana first eh dad weynaga keep going pro waaa jeclahay qisoyinka dad cajib ka aad noso gud biso hore usoco😍😍😍❤️

  • @ayuubka-Xuux
    @ayuubka-Xuux 2 ปีที่แล้ว +93

    Maalmahaan MAR BA MUCJISAA NOSO GUDBIDSA😅
    Guuleyso lph 🔥💯

    • @abdallamohamed3198
      @abdallamohamed3198 2 ปีที่แล้ว +3

      Vedioyadiisa waa Cabsi Miiran yaa ila arkey 😭😭😂😂

    • @cabdallaaxmad1350
      @cabdallaaxmad1350 2 ปีที่แล้ว

      @@abdallamohamed3198 maaha cabsida wxaa ugu tagtaa annaga production qaybta dhacdooyinka😐😖🤪

  • @AjAweisOFFICIAL
    @AjAweisOFFICIAL 2 ปีที่แล้ว +71

    Europe oo idil waxa ee yaqaanan faquuq iyo cunsiri waxaaba iga daran qofka ku fikiraayo malin inuu aado meeshas dhibka badan🥺🇸🇴❤

    • @mahadyre
      @mahadyre 2 ปีที่แล้ว +11

      Adeer yurubtaa sheegayso waxaa ka daran soomalida fuquuqa ka jira iyo cunsurnimada waa hade ayaga oo wada muslima yurubtaa dheer ha aadin

    • @AHMD777
      @AHMD777 2 ปีที่แล้ว +1

      @@mahadyre Axsan Bro Hadlkaas qniga ayaa hda dhihi Rabay Well Speach👏

    • @AjAweisOFFICIAL
      @AjAweisOFFICIAL 2 ปีที่แล้ว +2

      @@mahadyre dabcan balse jiilka maanta jira mais faquuqan ilaa awoowihiisa ama adeerkisa ku shubay waxa isaga uu aaminsanaa ee kala saarida ruux walba wanaga wey ku dhalataa waxa badalo waa familkiisa🥺🇸🇴❤✊

    • @ibrahimhazzan3260
      @ibrahimhazzan3260 2 ปีที่แล้ว +2

      @@AjAweisOFFICIAL yurubta wa dad kala duwan oo kala diina lkn somalida ayako samali bis aha hal diin heysto bey isfaquuqan bal jawab tas

    • @AjAweisOFFICIAL
      @AjAweisOFFICIAL 2 ปีที่แล้ว

      @@ibrahimhazzan3260 Somalida mais faquuqan mana yaaqanan sida saxda ee laisku faquuqo kaliya islaweyni iyo faan awkiis ayee uyeelayan balse waxas waxaa loogu gudbi karaa indhalinta wax baraneysa kor looqaado📖 la dhaqaalo giliyo oo door laga siiyo bulshada ee ku nool yhn kadibna dhalintaas laisku xiro oo meel gooni loo sameyo sii hab fikirkooda ee wax ku qabsadaan❤✊🇸🇴

  • @ckzahir9758
    @ckzahir9758 2 ปีที่แล้ว +47

    Dadweynaha is the best of channel ilaahey dartii commentigan like u saar walaal pleaz

  • @miira.7181
    @miira.7181 2 ปีที่แล้ว +31

    Cawa waa jamce horta marka hore jamce wanaagsan
    Somali maxamed
    Imika ayaan argay in qiso soo galisay ka dibna waxaan is idhi dawo lkn shaqo ayaan ku jira mukhtar waa qof aan tageero marka qisidiisa in aan koob shaah ah u soo qado kadibna aan dawado marka mar dhow ayaan dawan doona inshallah
    Somaliyay isoo duceeya hami ayaan leeyahay in u
    Ilaahay I fududeeyo
    Ilaahay ha I amansado
    Dadkii layga beerayow

  • @gulledabdi3847
    @gulledabdi3847 2 ปีที่แล้ว +30

    ProTher aad AyaN Ku tageerah waxaypaH ila tahy tagerahaaga nuMber oNe INaa AHaY waliGey comment kamaan zoo galin muqaaladaada kan waa kIi u Hareeyey legend waa mId Waana AdiGaH keep UP mY Prother 👏🏽✨✊🏼❤️

  • @Neverlie876
    @Neverlie876 2 ปีที่แล้ว +36

    Welcome back legend dadweynaha💕

  • @hoodoxasan4704
    @hoodoxasan4704 2 ปีที่แล้ว +25

    Keep going wllo youtubka kaliyeen daawado ayaa tahay❤

  • @zimba8327
    @zimba8327 2 ปีที่แล้ว +30

    Waa iska sidaas haduu ilaahay khayr kula doonayo ilaaahaw noo dambi dhaaf 🤲

  • @xadaaribashiir368
    @xadaaribashiir368 2 ปีที่แล้ว +14

    Legend waa kusalaaamay sxb maadan iga qaadayn❤🇸🇴

  • @ayaanhafsa9493
    @ayaanhafsa9493 2 ปีที่แล้ว +9

    Inta gudaha dalka ku nool ee ku qasban subax walba 4:00am ka kacaan si ay quraacda udubaan gurigana uga sii shaqeeyaan inta aanay waxbarashada aadin ee guriga shaqaalaha ka ah iyagoo ka dhashay ee cuqdadaysan sideydoo kale bal farta taaga☝️☝️

    • @amorahilkacas6169
      @amorahilkacas6169 2 ปีที่แล้ว +1

      me😢😢 meeL aan ubxsado radinaya imika😅😅😅

    • @ikraamabshir6016
      @ikraamabshir6016 2 ปีที่แล้ว +5

      Abyo ta farxad kawayni ma jirto howshuna wa jimicsi ta qobato hafirin warid wax ka bixinaya oo adi ku shaqaynaya firi dadba wax baran an waridna haysan marka alx dheh

  • @waryaa3766
    @waryaa3766 2 ปีที่แล้ว +19

    Cashir ka bartay meelkasta madaxa lakal marki danbo wadada guusha ku dhace never give upw

  • @linkitube2824
    @linkitube2824 2 ปีที่แล้ว +25

    Hadalay aan dawaday waxaana ka dawaday chanelka dadweynaha 10:00 am. Galabtaanah come back oo videoga soo sameeyay legend
    Yow yow.........

    • @Cqani-fj1mu
      @Cqani-fj1mu หลายเดือนก่อน

      55555 6:26 namaste 🙏 ♥️ ❤️ 😊to do with my friend ♥️ I don't have any problem 😉 I don't know 😕 I am in a while back home and then 😀 namaste I don't know 😕 😀 namaste me the pics and you 😉

  • @maryamcali3623
    @maryamcali3623 2 ปีที่แล้ว +7

    Zido kle waxan kuugu sii hamplyaynayaa gaarista aan gaarayno 600k comming soon i.a guul iyo gobonimo hanan iyo horumar ku rjyn🔥💯🥰

  • @ugaasnaaif9070
    @ugaasnaaif9070 2 ปีที่แล้ว +15

    Kusali nabigeena muxamed (NNKH)❤🙌

  • @maxamedmuuse4407
    @maxamedmuuse4407 2 ปีที่แล้ว +30

    Qeybta 2 aad waye miya dadweynaha 1maalin gudaheeda muu 2 muqal kuso dhigay islahaa waa u soojestay cml
    baryahan barnaamijyada soo dahin jirtaye
    _move up bro_

    • @nuura2755
      @nuura2755 2 ปีที่แล้ว +2

      Maya waa kii hore waa lagu soo celiyey cilad ayaa qabsatay umaleynayaa

    • @maxamedmuuse4407
      @maxamedmuuse4407 2 ปีที่แล้ว

      @@nuura2755 haa thanks wll muuqalka hore waka wayey

  • @hanaismail9571
    @hanaismail9571 2 ปีที่แล้ว +24

    Legend 👏 inbadan ayaan sugayay runtiii 🖤🤍

  • @qaab_samehahmed8153
    @qaab_samehahmed8153 2 ปีที่แล้ว +5

    Nio wallahi funny ayaa tahay beer ka xazka iga dhigtey😅😅 kulahaa ma ayeeydeybaaa 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ElmaOfficial01
    @ElmaOfficial01 2 ปีที่แล้ว +8

    6:54 wxan mxa mesha ii dhigay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣 mooyideed wlhi wa iga qoslisay bro
    Shekadan sheka ku duugan
    Gbadhan qof tababar askarinimo so qatay uma eko, Wxa jira dad bdan o nlosha la dhibban marka wxa lga yaba in shekadeda la alifay lana donayo in dad bdan sidedo kle lgu so daro aaaladda shaydanka ee tiktok ayado la tusaayo inay si fdudud ku canbixi karan
    Marka wxay u egtahay shirqol la doonayo in dhallinta nlosha la dhibban lgu lunsado
    Marka ka digtonaada ha wda rumaysanina qisadeda.

  • @Israqueen7
    @Israqueen7 2 ปีที่แล้ว +6

    Qoys walboo ilma qaata Ugu dambeyn waxaa la ogadaa ineyy ilmaha yar dulinimo ula dhaqmaan uff dheh Bella Is my Fovarite Tiktoker Miskiinta yar Waa ka xumaaday wlhi 😢😢

  • @salmanuura2113
    @salmanuura2113 2 ปีที่แล้ว +12

    25 minutes ago 3.4k another level bro ✌

  • @faymohamed9644
    @faymohamed9644 2 ปีที่แล้ว +4

    Dhibkii hore mid ka daran ayeey la kulantay markeey famous noqotay alla dadka waxbo uma quuran dadka kale alle haduu wax ka dhigay.

  • @whocareiamaloneinlife3577
    @whocareiamaloneinlife3577 2 ปีที่แล้ว +15

    Niyow ani Instagram ma isticmalo lkn xbbi dadwaynaha adi dartaa u adaa ee back iso dhee yaa 🤣🤣🤣🤣

  • @king...3695
    @king...3695 2 ปีที่แล้ว +132

    Legend 👏 keep going zxp

  • @HH-np5li
    @HH-np5li 2 ปีที่แล้ว +77

    Dad WaynahA Saa Wax Uga SheekaysO Igu SocotO........🤦❤

    • @luulyarta2004
      @luulyarta2004 2 ปีที่แล้ว +2

      Aamiin boowe sido kle🥺💕

  • @abdihassenfarah42
    @abdihassenfarah42 2 ปีที่แล้ว +5

    Soo jiidashada Ay Dadkaa Oo Dhan Ku Heshay Anigu Waxaan U Malynayaa inay Jiniyadeeda Thy Wayo Gabarta Taalanti Ayay Leedahy😍

  • @nimajirde6413
    @nimajirde6413 2 ปีที่แล้ว +5

    Keep going brother welcome back legend 👍💯

  • @galigeedtaliso1532
    @galigeedtaliso1532 2 ปีที่แล้ว +33

    Asxaabey qof jooga wadanka Holland/Netherlands ha ila soo xiriiro arin baan kawareysan lahaaye🥺

    • @zakariyeiraad2212
      @zakariyeiraad2212 2 ปีที่แล้ว +2

      Hee wll👍

    • @galigeedtaliso1532
      @galigeedtaliso1532 2 ปีที่แล้ว +3

      Walalo imisa ayaad joogta halkaas arima ayaan kaa wareysan lahaaye☺

    • @zirhamsa
      @zirhamsa 2 ปีที่แล้ว +2

      Kàliged talisa tahaybe maxd dad uwareysn ood u cabsn

    • @somalaiaxasan5869
      @somalaiaxasan5869 2 ปีที่แล้ว +1

      Hee wlal aniga pro jooga

    • @zuzu-ss2cl
      @zuzu-ss2cl 2 ปีที่แล้ว +1

      @@galigeedtaliso1532 abayo familykeyka dhan ba ku nole mxa dhacay

  • @Fatima-ff-e
    @Fatima-ff-e 2 ปีที่แล้ว +4

    Mash quul dheer kadib video ayaad nosoo galisay ✌️❤️‍🔥✨

  • @Qu681
    @Qu681 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah wllkey qali ale haku xafido farxad igu nolow intey nololi jirto insha alah keep going 💖 ❤️❤️♥️♥️😍😍😍💯

  • @sihaamculusow
    @sihaamculusow ปีที่แล้ว +2

    inta so firisay hada 2023lamarayo marso 21waxay maraysaa 92.9M ayey mareysaa wllhi waa qatar inan ta bella😂😂

  • @Lbx125
    @Lbx125 2 ปีที่แล้ว +2

    Please waxad kasoo hadashaa Arinta OTF iyo 4kt Plz BRO

  • @kowtharabdalla1256
    @kowtharabdalla1256 2 ปีที่แล้ว +9

    Muqalkaan 2 goor ayuu ii soo dhacay markii hore mxaad uga bixisay wllo ?

  • @hamdamhmud25
    @hamdamhmud25 2 ปีที่แล้ว +4

    Walal kasoo hadal balcpink ee koria biliis

  • @wizzi8514
    @wizzi8514 2 ปีที่แล้ว +2

    Allaah qofkuu doono ayuu Aduunka waxa yaala siiya .
    Kuwa aad aminsantahay Ee shayadiinta ah waxba caan kama dhigi karaan waxna ma awoodan .
    Adigu Taas ayaad marwalba mar marsiyo ka dhigtaa.
    Allaah ayaa wax walba awooda.
    Quruxda ay leedahay soo ilahay uma abuurin

  • @Hassansayga
    @Hassansayga 2 ปีที่แล้ว +5

    Team Of Dadwaynaha Waa idin salaamay

  • @jaamacfaarax6628
    @jaamacfaarax6628 2 ปีที่แล้ว +6

    Ar maanta waa iwaashay labo video hal maalin

  • @ahmedabdullahiibrahim9484
    @ahmedabdullahiibrahim9484 2 ปีที่แล้ว +5

    Mar 2aad miyaad soo dhigte mise waa part 2

  • @hodanherer3681
    @hodanherer3681 2 ปีที่แล้ว +7

    Waxd calaaf ku lee dahy cidna kama qaadi karto ama wajigeeda ha ku hesho ama talent ha ku heshee wuxuu alle u qoray waaye nasiib keeda aya ziyay😅

  • @mohamettbulshawiofficial.
    @mohamettbulshawiofficial. 2 ปีที่แล้ว +3

    Zhp aad baad ugu mahdsan thy stories 👍👍👍👍👍

  • @ruwaydocraxmaan6184
    @ruwaydocraxmaan6184 2 ปีที่แล้ว +6

    Dhipkasta waxa ka danbeeya raaxo🔗🦋💋

  • @abdiwelimohaaa4644
    @abdiwelimohaaa4644 2 ปีที่แล้ว +67

    WE MISS YOU,R VOICE🎤🎤🎤

  • @maryamahassan4173
    @maryamahassan4173 2 ปีที่แล้ว +6

    DADWENAHA QEER ALLAH KU SIIYE VIDEO YADA NOSO BADI THAS WAY ALL TH-camRS SOMALIA ADI LEE KA TAGERA WLLHI KANA DAWADAA😍🤍🥺

  • @Msg252
    @Msg252 2 ปีที่แล้ว +1

    Xaqiiqdii Waxaa Cajiib ah Noloshii adkeed ee ay soomartay Bella poarch fekerad ahaan way uqalantaa in ay gaadho heerkaasi Lkn Allah ayaa og Waxa saxda ah. Ustaad Waad ku mahadsan tahay Dhiiro galintaada Xaqiiqdii wax badan ayaad inabartay. Mar un hadii aan nool nahay waan kula kulmi doonaa insha Allah

  • @faisomaxamuud2836
    @faisomaxamuud2836 2 ปีที่แล้ว +5

    Muqtaar walaal wanku taageraa hormar wacan kuu rajenaa😊😊

  • @zadozead549
    @zadozead549 2 ปีที่แล้ว +43

    Keep going Father of stories🥰🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @yasirabdiosman2826
    @yasirabdiosman2826 2 ปีที่แล้ว +7

    Imisaa 10 kii daqiiqo ee igu horeeyay daawaday😅😅😅😅

  • @halimaduale7446
    @halimaduale7446 2 ปีที่แล้ว +3

    Wall waxbadan ayasobahayo Instagramka maha

  • @Ina_mohamet
    @Ina_mohamet 2 ปีที่แล้ว +3

    Legend mo faami my FaV TH-camr ❤.

  • @marizaomer2248
    @marizaomer2248 2 ปีที่แล้ว +7

    Intanan daawanba ayaan like iyo comment taabtay layaab😄

  • @iqrayar7791
    @iqrayar7791 2 ปีที่แล้ว +6

    Zxp keep going million wax saa ubadan magma Hadhasana
    Kaliyaata dadaal yaramuuji markaa waxed Ranton ward gaadhikartaa
    {Don'tgive up}😇
    Good job 👏.....

  • @JENNIEQUEEN-j8b
    @JENNIEQUEEN-j8b 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wall Qisoyinka Blackpink ka soo Hadala pls wall plz 🙏🙏🙏🙏

  • @wanaagofficial7237
    @wanaagofficial7237 2 ปีที่แล้ว +1

    Hidaayay ayaa soo galisay vidiogaan adene waad ka bixisay aniga oo dawanayo ayuu iga go'ay

  • @mulkisiidow2365
    @mulkisiidow2365 2 ปีที่แล้ว +6

    Hadaan aniga uga horeeyay kawaran 😏🥰

  • @nasteho.aragsan487
    @nasteho.aragsan487 2 ปีที่แล้ว +4

    wlhi saaid ayan ku tagera horay u soco hno🥰

  • @LOBO___669
    @LOBO___669 2 ปีที่แล้ว +5

    Waligee Gabdhaan Maana Arag Hadana Waa Caan ❤😂

    • @sundusmaxamed8504
      @sundusmaxamed8504 2 ปีที่แล้ว

      Manto dhan ayan lahaa 😇
      Qof soo qorona adiga ugu horeeyey oo aan arky🤣

  • @naanaapoi8694
    @naanaapoi8694 2 ปีที่แล้ว +14

    Legend always legend

  • @clmaalikmukhtaar5145
    @clmaalikmukhtaar5145 2 ปีที่แล้ว

    Wllhi waad madhaxdey beryahan weliba channelkii mo faami waad ku madhaxdey

  • @hiboascwllofadlanqaybihika6297
    @hiboascwllofadlanqaybihika6297 2 ปีที่แล้ว +1

    Walalky waxa is leeyahy in ay ugu talagaleen kuwa shirkadu wayo wax nuxura oo ay sobandhigta majirto marka wa xayaysis

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 2 ปีที่แล้ว +5

    tiktok dadka maala yacniga ah ayaa ku soo shaacbaxa,markaa maxaa loola yaabi ganadha yar

  • @nastehahussein6843
    @nastehahussein6843 2 ปีที่แล้ว +3

    Alla gabadhaan sheekadeeda waa raadinaaye wlahi thanks 🙏❤️

  • @maxamedcqaadir747
    @maxamedcqaadir747 2 ปีที่แล้ว +3

    Video Kaan mar miyaa TH-cam ka kasaartay legend

  • @axmedmaxamed6814
    @axmedmaxamed6814 2 ปีที่แล้ว +4

    Walahi zxp mo faami waan kugu daydaa keep going 💪pro

  • @abdallamohamed3198
    @abdallamohamed3198 2 ปีที่แล้ว +3

    Nio Vedioyadaada Cabsi bey leeyihiin ee Musicada naxdinta leh ka dhaaf anna badanaa xilli habeen baan daawadaa 😭😭😭😂😂😂

    • @queenaishakaifgacal2656
      @queenaishakaifgacal2656 2 ปีที่แล้ว +1

      fuleeey😂😂

    • @abdallamohamed3198
      @abdallamohamed3198 2 ปีที่แล้ว +1

      @@queenaishakaifgacal2656 jinni iyo habeen bar cabsi cabsi waaye

    • @queenaishakaifgacal2656
      @queenaishakaifgacal2656 2 ปีที่แล้ว

      @@abdallamohamed3198 ane habeen barkii ayaan horar iyo zombie Netflix ka daawadaa😜😂

  • @cabdi_asiis_mahamett691
    @cabdi_asiis_mahamett691 2 ปีที่แล้ว +4

    ❤Inshallah.one.day.came.true.my🌟 🌟talents🤭

  • @Malikahmed961
    @Malikahmed961 2 ปีที่แล้ว +1

    Qisada johnny & amber heard kasoo hadal wll pls ❤🙏🏻

  • @mushtaaqrasaas4742
    @mushtaaqrasaas4742 2 ปีที่แล้ว

    Walal noo soo baadi video yayaasha waxaan ku leeyahay keep going brother

  • @liibaancaato6568
    @liibaancaato6568 2 ปีที่แล้ว +2

    Guushu waa abaal marinta qofka soodaalay .

  • @Teddy5694
    @Teddy5694 2 ปีที่แล้ว +4

    Bro
    One Day
    One Million
    Follows
    Black Man 😏😏😏☝🏿

  • @bashiirgemar7803
    @bashiirgemar7803 2 ปีที่แล้ว +8

    Asc wll mo fami waan ku salamay pin 📌 isar waa fanis qali 🆗 waa qof kii ogu horeyay

  • @forestplante8223
    @forestplante8223 2 ปีที่แล้ว +3

    wll mo faami ka soohadal khpy lome ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @Amina-og3br
      @Amina-og3br ปีที่แล้ว +1

      Wllmofaamikasoohadalkkh♥️♥️

  • @sadiqmoha9284
    @sadiqmoha9284 2 ปีที่แล้ว +6

    Wanba ka helay wllhi qoftan 😂❤️

    • @thegoat-rg8lk
      @thegoat-rg8lk 2 ปีที่แล้ว

      HH waa dumashida nio ka dhac😂

  • @MiiraaleShow
    @MiiraaleShow 2 ปีที่แล้ว +6

    Niyoow intaas dhan maba sheekayn aqaane😂

  • @kariimbanzima2910
    @kariimbanzima2910 2 ปีที่แล้ว +4

    Faqiirinta lee hormarka badanaa xaqaiyan😳😳

  • @شهابالمتحمس-ظ8ر
    @شهابالمتحمس-ظ8ر 2 ปีที่แล้ว +7

    Waxaa jiro nin 55M Like heesta kaas oo 2 month ka hor Sooo DhiGaY vedio asagoo iSku Soo duuPaY Mirror 😂

  • @ridwanhusseinyasin2146
    @ridwanhusseinyasin2146 2 ปีที่แล้ว +1

    Wllo Johnny deep iyo Amber ka soo hdl plz

  • @nazrazead
    @nazrazead 2 ปีที่แล้ว +4

    Keep going wlloh Allah keep you

  • @mohagaming3208
    @mohagaming3208 2 ปีที่แล้ว +3

    aniga ahaan adiiban kahad lo waa nasiib weyna is taahishaa run ahaan ti wey qurux badan tahy ❤️

  • @zuhyrmohmed1968
    @zuhyrmohmed1968 2 ปีที่แล้ว +5

    Maalinkaan inagu mucjisada arkayaa waa malinka aan arko wajikaaga😂

  • @Zeyn891
    @Zeyn891 2 ปีที่แล้ว +2

    Soomaliyee salaanta ika Qaada 👋👋

  • @abdikarin1258
    @abdikarin1258 2 ปีที่แล้ว +1

    Mo faami wllka wxn ka codsaneynaa 1 vidio oo english bes aa ku hadleysid noo so diyaari plz madama tagyeriyashaada dhbta ah aa nahy
    Wllhi marmarka qar dhawqada luqada aan maqla cajiib ayaa thy allha ku siyadiyo wllkey waadna mhdsnthy asc

  • @aboat9677
    @aboat9677 2 ปีที่แล้ว +6

    Your voice keep going🥰

  • @adnanahmed5639
    @adnanahmed5639 2 ปีที่แล้ว +2

    (ان الله مع الصابرين) dhibaatadii ay martay ayaa alle ka abaal marinaaya.
    aragtidayda ila eh

  • @abdulrashiidhassan2215
    @abdulrashiidhassan2215 2 ปีที่แล้ว +4

    Keep going legend muqtaar

  • @sudeysahmed5916
    @sudeysahmed5916 2 ปีที่แล้ว

    plz kasoo hadal Did Drug Cartels Murder Haiti's President? | The War on Drugs

  • @nacima676
    @nacima676 2 ปีที่แล้ว +2

    Faami abowe qisaadi Taxes kadacde nogasoohadal ninka family giisa dile codsi wye plz kaso hadal🙏

  • @aweshaji-zc1vt
    @aweshaji-zc1vt ปีที่แล้ว

    Asc sxb ninyow marwalbo channel kada wan Lu xiranahy hadana wax cusub ima soo dhaco bellka ne waa i furanyahy ninyow video yasha nosoo badi

  • @ahmetabdirizak6953
    @ahmetabdirizak6953 2 ปีที่แล้ว +2

    Ha waxn umalynayaa nabsi bixii ayay heshy xaqna wy u laheed iny faraxdo mar uun sas ayaa la odhn karaa ❤

  • @ismadhibto8172
    @ismadhibto8172 2 ปีที่แล้ว +13

    First like an first comment 😂❤️🤦‍♀️

  • @faadumoisaaq3657
    @faadumoisaaq3657 2 ปีที่แล้ว +4

    Ala saxiib seetahay waa wilkii suuqa harkaysa goofiyada kaga gadanaysay ani wajigaga waa arkay ciwanka gabar ayaa iskleh

  • @popliipaan56
    @popliipaan56 2 ปีที่แล้ว +4

    Waa sida aan socdaal ugu dhiri galiney fanka wx padana waa kaxaqiijiyey😅😅😅😅

  • @goatka_
    @goatka_ 2 ปีที่แล้ว +1

    Walaal qisooyinka jinka noozo Badi👻🔥

  • @Irrisolticrimini
    @Irrisolticrimini 2 ปีที่แล้ว +1

    Ur fan since two yrs wxn Ka codsanya qisada da,yarka lil loaded e GF Kisa awged u dhintay ina Ka so hdzho pls

  • @axmednaasir199
    @axmednaasir199 2 ปีที่แล้ว

    Wll.johnny deep ka.soo hadala plzzz

  • @calikorea5386
    @calikorea5386 2 ปีที่แล้ว

    My Big bro keep going from somali 🇸🇴