CUDURKA BAABASIIRKA IYO HABKA UGU FUDUD EE LOO DAAWEEYO. Dr faris

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ก.พ. 2021
  • #Fadlan_Qaado_Talooyinkaan.
    CUDURKA BAABASIIRKA IYO HABKA UGU FUDUD EE LOO DAAWEEYO. Dr faris
    Igala soo xidhiidh:
    Face Book page : Drfaristhahi...
    FACEBOOK: / drfaaris1
    Twitter: mobile. account
    Gmail : dr.faris@somalifirstaidassociation.org
    Wad ku mahadsantahay daawashdada
    Dr. Faris Al attas

ความคิดเห็น • 205

  • @drfarisalattas
    @drfarisalattas  3 ปีที่แล้ว +28

    Kani waa instagram keyga saxda ah. hadaan furtay wuu cusub yahay kuwa kale aniga malihi. 👇
    instagram.com/farisalattas/

  • @cayuuniturkish6517
    @cayuuniturkish6517 2 ปีที่แล้ว +21

    Intii xanuunsan alaha caafiyo dr jazakalah qeer 🤲💞

    • @zakariyeyasiin913
      @zakariyeyasiin913 ปีที่แล้ว +1

      Amiin aad ayan uubigu kacsan yay wll isoo duceey

  • @mohabashir6274
    @mohabashir6274 3 ปีที่แล้ว +6

    Waad mahadsantahay ilahay maskaxda hakuubarakeeyo weliba bil rabadaan baalagujiraa ilahay ilahay cimri dheeriya caafimaad hakusiiyo

  • @farisdahirsayidahdmed8627
    @farisdahirsayidahdmed8627 3 ปีที่แล้ว +4

    Shukran ustaada

  • @sureyaabdikadir7494
    @sureyaabdikadir7494 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah Allah haku xafido wllkeyga qali 😘😘😘😘😘

  • @fadmazahracabdinuur1643
    @fadmazahracabdinuur1643 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid doctor allaah yacdiikal caafiya

  • @fatumahassan1441
    @fatumahassan1441 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc Dr inee kala soo xirira insh allah

  • @raaxomaxamed7470
    @raaxomaxamed7470 2 ปีที่แล้ว

    Dr ilaahey haku xafido

  • @abdirahmanarab2534
    @abdirahmanarab2534 ปีที่แล้ว

    jazakalahu kheyr walal
    walal arady caafimaad ka dhigtaan ahay cashiro mad bixisa si aan udhigto

  • @user-vx4yd8mf9g
    @user-vx4yd8mf9g 11 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid wllo❤❤😊

  • @FaadumahHassan-sl8op
    @FaadumahHassan-sl8op ปีที่แล้ว

    Asc Dr allah kubarakeeyo

  • @fatxiabdirashiid5736
    @fatxiabdirashiid5736 3 ปีที่แล้ว

    Wa mahadsan thy wlle

  • @mohamedmiadbarwaqo6703
    @mohamedmiadbarwaqo6703 3 ปีที่แล้ว +2

    Merci un jeune homme exemplaire continue comme ça merci

  • @najaxcadowkulmiye9763
    @najaxcadowkulmiye9763 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abowe horey usoco

  • @canabnur8045
    @canabnur8045 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a wax badan aya ka faiday allha ku xafido dr

  • @faysaabdirizak4821
    @faysaabdirizak4821 ปีที่แล้ว

    Aad baad umahdsnthy dr🥰

  • @zacki001
    @zacki001 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @xabsoxasancaruuse
    @xabsoxasancaruuse ปีที่แล้ว

    Muruyo xanuun maleeye dr

  • @omarmed5833
    @omarmed5833 หลายเดือนก่อน

    Ok thanks doktor

  • @sabariinmohamuu4638
    @sabariinmohamuu4638 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha alh dr ani wuu igu yalaa lkn marmar ayuu igu kacaaa ilmaha maso ridaa ishg

  • @mulkisiad6976
    @mulkisiad6976 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc walaalkey jzkallaah

  • @khatroibrahim756
    @khatroibrahim756 3 ปีที่แล้ว +1

    Thnkz dr waaa dhibabatada hada iheysataa

  • @khadarkeywiilkariyada6934
    @khadarkeywiilkariyada6934 7 หลายเดือนก่อน

    Dr mahadsanid lkin muqalka wad nugu dhereysay 😢

  • @ahmedsheera439
    @ahmedsheera439 ปีที่แล้ว

    Nubarkaga was upka iso sheeg tigtor

  • @iqrausman9815
    @iqrausman9815 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @nastehoaukar9416
    @nastehoaukar9416 3 ปีที่แล้ว +2

    tnx dr faris 😍

    • @fosiyamuse872
      @fosiyamuse872 3 ปีที่แล้ว +1

      Waxan leyha cuncun iyo dhiig

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 ปีที่แล้ว

    Maaash allah 😘😘😘

  • @farisdahirsayidahdmed8627
    @farisdahirsayidahdmed8627 3 ปีที่แล้ว

    Mqhadsanid wllo

  • @jamiilahusen438
    @jamiilahusen438 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah❤

  • @abdihussein1297
    @abdihussein1297 3 ปีที่แล้ว +7

    Asc Dr allaha ku barakeeyo cimridheer iyo cibaada suban ayaan ku rajaynaya insha allah thanks saad inola wadagto aqoontada allha ku siyaadiyo.

  • @abbamaxamed9863
    @abbamaxamed9863 2 ปีที่แล้ว

    Xaruntaada inteewaye wll qali

  • @zulthantaherzulthan7683
    @zulthantaherzulthan7683 3 ปีที่แล้ว +4

    Mash alah nosookordhi dr

  • @deeqocabdullaahicusmaan2556
    @deeqocabdullaahicusmaan2556 2 ปีที่แล้ว +1

    Dhabar xanuun maleeyahay

  • @user-le9ye1lu6o
    @user-le9ye1lu6o 29 วันที่ผ่านมา +1

    dr wad mhdsan tahay xage kala so xarira ado mhdsan

  • @zamzamcarfaayecarfaaye4912
    @zamzamcarfaayecarfaaye4912 3 ปีที่แล้ว +1

    dr waxaan rawaa inaa ogaado alamitada iney dhibaato keento malaga yabaaaa waxaa dhici karto inaaa uuur leyahay

  • @nimco5596
    @nimco5596 ปีที่แล้ว

    Dr wa mahadsantahy e wll sual Barida idaha babasirka Malo issgicmaali kaara yacni macuni karaa ano babasiir igu taaalo iso jawaaaab,somaliyey idinkana maxaa iledihiiin iso jawaaaba wallalayaal jasaka Allahu qeyr dhamantiin

  • @abshirbisle391
    @abshirbisle391 2 ปีที่แล้ว

    Hanunkalo ok jir hanun eeh maleyahay babasirka

  • @nasramohmed8181
    @nasramohmed8181 3 ปีที่แล้ว +1

    Waad mahdsnthy wll anigu ayaamhn baan isku arky mxn sameeya

  • @samelmi1790
    @samelmi1790 3 ปีที่แล้ว

    Dr wan xanusanaya waaxane kaaraba in aad imacanaso waaxa lagoudaweyo bertaxanisha sorry somali ma qorikaro Djibouti ban jogaa

  • @osmaanmacalinmaxamed3152
    @osmaanmacalinmaxamed3152 ปีที่แล้ว

    Ditoore somaliya majogta hoyadey aya 3 sano ladhiban baba sirka dhaqtar fiican oo aqon fican ulehna wa weyNy mana gu cawin karta dawoyinkisa wax ufiican noso shek balis mahadsanid

  • @heydarahmed1144
    @heydarahmed1144 3 ปีที่แล้ว

    M,a Dr

  • @quluudxareed3410
    @quluudxareed3410 2 ปีที่แล้ว

    Dr waxan meesha saxarada eheyd aheyn duleelka ka yimad maxa waaye

  • @zahraabdirahman6514
    @zahraabdirahman6514 ปีที่แล้ว

    Asc doctor waxan inan sual kuweydiyo ee kala soxarira please

  • @farisdahirsayidahdmed8627
    @farisdahirsayidahdmed8627 3 ปีที่แล้ว +3

    Wax badan ayaan kaa faaidnay

  • @ayaanmaxamed1038
    @ayaanmaxamed1038 3 ปีที่แล้ว

    Asc dr allah hku barakeyo

  • @marwaankaafi4931
    @marwaankaafi4931 3 ปีที่แล้ว +3

    Khabiir khabiir dhalay nolow sxb

    • @faraxdirer7177
      @faraxdirer7177 3 ปีที่แล้ว

      Dr waan qabaa aad iyo aad ban uguxanuunsada xiita mafadhisankaro

  • @hibaahmed6991
    @hibaahmed6991 3 ปีที่แล้ว

    Asc Dr waxan isku arkey anal filtula mana weyna nabarku markii hore ayuu weynaa hada waxa yar oo dhican oon badnen ayaa iga socda markey calosha ii adagtahay xanun igu mahayo dhaqtarka ayaan tagey wuxu igu yidhi lesar ayaan ka marinaya waxan ku nolahay Türkiye İstanbul walwal ayuu igu haya walalo wixi qibrad aha oo fahansantahay ilaso dhidhidh jasakkallah khery walal

  • @abdifitaxxuseen2379
    @abdifitaxxuseen2379 2 ปีที่แล้ว

    Wll bawaasirka malajarikaraane wuu igu kacsaan yahay inaajaraan rabaa wll isheeg okay

  • @hibaahmed6991
    @hibaahmed6991 3 ปีที่แล้ว

    Dr waxan isku arkey anal filtula mana weyna nabarku markii hore ayuu weynaa hada waxa yar oo dhican oon badnen ayaa iga socda markey calosha ii adagtahay xanun igu mahayo dhaqtarka ayaan tagey wuxu igu yidhi lesar ayaan ka marinaya waxan ku nolahay Türkiye İstanbul walwal ayuu igu haya walalo wixi qibrad aha oo fahansantahay ilaso dhidhidh jasakkallah khery walal

  • @abdifitaxxuseen2379
    @abdifitaxxuseen2379 2 ปีที่แล้ว

    Asc wll maxaa kalo isticmalaane wlalkey isheeg

  • @faduumoqaali8106
    @faduumoqaali8106 3 ปีที่แล้ว

    Wll maa lakala qaadii kara

  • @rashidmahamud8759
    @rashidmahamud8759 3 ปีที่แล้ว

    Asc codkakoruqaad.adooraliya

  • @XAMZASerar
    @XAMZASerar หลายเดือนก่อน

    Dr ani wuu igu yaalaa subixii iyo habeenkii aaan toon intaa tuuma aaan saaraa meshaa kuyaala jab toon naah dabaadaa gudaha gashyaa eee dawoo miyaa saas aaan maqlaay

  • @xamdasitiin7395
    @xamdasitiin7395 ปีที่แล้ว

    waxan daremaya xanuun badan wana ka afrad ma noqonayso

  • @roodomaxamedcali1754
    @roodomaxamedcali1754 2 ปีที่แล้ว +1

    Wllo qofka cuntada mak xirah

  • @roodomaxamedcali1754
    @roodomaxamedcali1754 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc

  • @samiiraxasan975
    @samiiraxasan975 2 ปีที่แล้ว

    Xanunnka wuu idhebee maxn ku samyee Dr

  • @farxaannuurfarxaannuur8300
    @farxaannuurfarxaannuur8300 2 ปีที่แล้ว

    Dr waxan telk ma lee dahay

  • @sacdiyomoalin7064
    @sacdiyomoalin7064 3 หลายเดือนก่อน

    Skin tag maxaa lagu subin kara merkuu xanun said lajiro

  • @fuadhussen2052
    @fuadhussen2052 ปีที่แล้ว

    Dr waxad ishegta kabananka ku yala

  • @safiyamohamud5487
    @safiyamohamud5487 3 ปีที่แล้ว

    Asc walal diverticulosis maxa udawo ah

  • @mdmohammad5744
    @mdmohammad5744 3 ปีที่แล้ว +2

    asc dr ad ayaad umahadsatahy canun yar ayaa igalaxanuunsan marka teel aan kagala so xariro ayan rabaa qabka uu uhaayo ayan kusheegi lahaa

  • @aminamohamudkhambi2929
    @aminamohamudkhambi2929 ปีที่แล้ว

    Dr maxaa udaawa ah babasiirka lugaha xataa wa ihurayaan

  • @ummuikhlas9211
    @ummuikhlas9211 2 ปีที่แล้ว +1

    Bawasiir ayaa ihayo cun cun uurna waan leyahay bomatada wax ima tareyso dr isoo jwp

    • @queens5170
      @queens5170 2 ปีที่แล้ว +1

      Abaayo ani makugu caawiyo daawo kaa baab'ineeso i.a hadaa uurka weli leedahyna dhaqtarba noojooga oo daawada kuuqoraayo🥰

    • @hanijaamac8163
      @hanijaamac8163 2 ปีที่แล้ว +1

      @@queens5170 ani icawi plz single ba ahay sister ado mahadsan wana ka bananka cun cun iyo wax kale iskuma arag lkn nabar yar kuusan ba mudo badan igu yaal madax xanun dhabar xanun hurda yari wan le yhy

    • @queens5170
      @queens5170 2 ปีที่แล้ว

      @@hanijaamac8163 oky abaayo diyaar waaye ee halkaan lambar laguma qori karo wuu diidayaa ee hadaa what'sappkeyga soomali ahaan kugu sooqoro mafahmi kartaa

  • @husseinhillow5739
    @husseinhillow5739 2 ปีที่แล้ว

    Maxaa ladhahaa fissure sidee lo daweeya

  • @zakariyeyasiin913
    @zakariyeyasiin913 ปีที่แล้ว

    Dr who numberkaga rabaa wxan ahay qof aad ugu lita xanuunkas markA talo ayan ka rabaa

  • @ruunadan5436
    @ruunadan5436 3 ปีที่แล้ว

    Asc Dr codsi waxan ahay mamo dhiban waxan leyahay Ur 2labo bilod ah manta kusagal wax igasocda dhiig waxan tagay isbital waxa leyga qaday dhig waxey idhehen sadex Malin kadib solabo sadexdi Malin lama garin malinta arbacada Ayan kulaban raba waxa marka majiran miya dawoyin liisticmalo dilanka tankale dhiga socda wax xanun ah iguma hayo xalay baritan Ayan sameyay wuw Jira urki osomadhaman maxa sababo dhigas jwb Ayan kasugaya

  • @sumayosiman7880
    @sumayosiman7880 3 ปีที่แล้ว +4

    Asc Dr waxan leyahy uur 2bil waxan galey shil calosha bir iiga dhacdey xanuun bey igu hesa ila tali dr

    • @salimbishar994
      @salimbishar994 3 ปีที่แล้ว +1

      Sorry abayo Allah kubog dhayo

    • @alimuqtar3673
      @alimuqtar3673 3 ปีที่แล้ว

      Asc Dr allaha ku xafido wallaalkeey

    • @sumayosiman7880
      @sumayosiman7880 3 ปีที่แล้ว

      @@salimbishar994 ameen abyo

  • @samiroxusen4604
    @samiroxusen4604 2 ปีที่แล้ว

    Dr si posto ma jirta lo isticmalo

  • @shukrimacalin7559
    @shukrimacalin7559 ปีที่แล้ว

    titore waxn qaba sino xanun murqo xanun basirna wan qaba maxan sameya celadas waxan kahele basirka

  • @mcasaanyo2371
    @mcasaanyo2371 2 ปีที่แล้ว +1

    Wllo cagah maxanuna daka

  • @dekaabdi2536
    @dekaabdi2536 3 ปีที่แล้ว +1

    Walalo kaninika folic acid iyo pregvit mr layirahdo urka inad dhaqso hesho miyey kacawicanyaaan mise wax gormana ugu fican in laqato plz plz iso jawab walalo dr

  • @fadumohussein7413
    @fadumohussein7413 2 ปีที่แล้ว

    Asc midk gudaha maxa dawo uah

  • @adanganey1012
    @adanganey1012 ปีที่แล้ว

    Fiida dabada kurtumo ayaa kuyaala waakee mararna dhecan ayaan dareemaya

  • @aadanjeelle1144
    @aadanjeelle1144 2 ปีที่แล้ว

    Asc wall Lugah iyo murqaha iyo dhabarka ayaa inguinal kawrn

  • @madinocabdi4821
    @madinocabdi4821 2 ปีที่แล้ว

    Mayay

  • @mohamedjaam.a9124
    @mohamedjaam.a9124 3 ปีที่แล้ว

    Dr xagee kaa la soo xiriraaa adigoo mhd san

  • @faduumoqaali8106
    @faduumoqaali8106 3 ปีที่แล้ว +1

    Oky wll ado mahadsan isheeg qaabkee loo kala qaadii karaa

  • @Simaneey-si8pp
    @Simaneey-si8pp 3 ปีที่แล้ว

    Dr thanks aniga marka umaly igu dhacaa maxa isameya sposto isiye Dr lakin cunto fiber cun iyo biyo badan dhahy soco

    • @anisoanfac1413
      @anisoanfac1413 2 ปีที่แล้ว

      Aniga aya isku arkay abyo marki an umulo 2w marka an dhalanahy ayan isku arka wana marki 2 an arko maxa iskaga daweysay

  • @xaliimocawad4955
    @xaliimocawad4955 ปีที่แล้ว

    Isbitalkaga intukuyala

  • @madinocabdi4821
    @madinocabdi4821 2 ปีที่แล้ว

    Maysy

  • @madinocabdi4821
    @madinocabdi4821 2 ปีที่แล้ว

    Maxa.loga.hortagaa

  • @khadijajaani3989
    @khadijajaani3989 2 ปีที่แล้ว

    Sinaha ma saameeyaa iyo dhabar xannuun joogto ahna waan qaban welina qeybta bidix uu u badan yahay

    • @ubahhussein206
      @ubahhussein206 2 ปีที่แล้ว

      Haaawuu leyhy dawo mahheshay huno

  • @axmeddunaa4588
    @axmeddunaa4588 2 ปีที่แล้ว

    Viizikoolka waa maxay

  • @salaamentreprise
    @salaamentreprise 3 ปีที่แล้ว

    Babasirka wxa u fican toonta ama garlic sida lo yiqano waxana gashaneysa dabada ama wa is ku uumineysa adigo biyo qandac isticmalayo

  • @KAAHMIDIYATV
    @KAAHMIDIYATV 3 ปีที่แล้ว

    asc

  • @boganmacalin748
    @boganmacalin748 ปีที่แล้ว

    Makanka. Hadusodabco. Selodaweya

  • @qureeshxaaji821
    @qureeshxaaji821 2 ปีที่แล้ว +1

    Maxaa lagu daweenkaraa babaasiirta banaanka kutaala

    • @maimunabillow3107
      @maimunabillow3107 11 หลายเดือนก่อน

      Abyo First... Mrka suliga aadho Sabun kudag sfcn unadhiifi marka kadib xabadsowda mari wadkusmani

  • @axlaanmaxamad123
    @axlaanmaxamad123 ปีที่แล้ว

    Isosheg maxa lagudaweya

  • @natashanatashaqueen9264
    @natashanatashaqueen9264 2 ปีที่แล้ว

    Dawo herbal ayan isticmaloya alah igu cafiyointi uu dhibay babasir alah cafiyo

  • @zukaynamawliid4173
    @zukaynamawliid4173 3 ปีที่แล้ว

    Dr horta illahy haku barkeeyo in mudo3 isbuuc ah ayaan isku arkaa xanuun saayid ah horana uma lahaan jirin manta is idhi TH-cam bal dawdiisa ka eeg adaan ku arky plz is oo jwb

    • @queens5170
      @queens5170 2 ปีที่แล้ว

      Abaayo weli haduu kuhaayo makaa caawiyaaa🥰

    • @sowtorahma
      @sowtorahma ปีที่แล้ว

      @@queens5170 abyo ani iga caawi

    • @queens5170
      @queens5170 ปีที่แล้ว

      @@sowtorahma Diyaar waaye abaayo whatsapp maisticmaasha

    • @sowtorahma
      @sowtorahma ปีที่แล้ว

      @@queens5170 ha abyo

    • @queens5170
      @queens5170 ปีที่แล้ว

      @@sowtorahma oky abayo inta lambar laguma qori karo wuu diidayaa Ee afsomali ahan hadaa kugu sooqoro mafahmi kartaa

  • @suldaanmaxamuud720
    @suldaanmaxamuud720 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc Dr wan ku salaamay marka hore een maxaad nafahansiisaa qof ka babaasiirka leh Saliid maqsarta miyuu cabayaa mise Cuntada ayuu ku darsanayaa sida Shuurada ama laxooxda ookale

    • @nimcaaliwaceys8484
      @nimcaaliwaceys8484 2 ปีที่แล้ว

      Macsarta miyey uroonthy aniga mudo bilooyin ayuu ihayaa dr na waaka cabsadey inaa utago

  • @user-ii2vy3eh2n
    @user-ii2vy3eh2n 5 หลายเดือนก่อน

    Anugu waan kuwareersanahy waxa ihaya 5 bilod ayaa caloosha ifadhidaa waxkaste calool bixiyo waa cunay wax isbadala malihi dabada in igo antahay lamoodaa dabada waa iskusoo ururaysaa size keeda waa yaraaday shaki wayn ayaan dareemayaa 😢 dhibkaan in midhicirada tahay iyo in babaasiir tahay😢

    • @idilali5190
      @idilali5190 5 หลายเดือนก่อน

      Wll saabuunta isticmaal

  • @naciimacabdulaahi5793
    @naciimacabdulaahi5793 2 ปีที่แล้ว +1

    Baabasiirka ma leeyahay in uu guurka joojiyo

    • @ubahhussein206
      @ubahhussein206 2 ปีที่แล้ว +3

      Sidee ujoojiyaa guurka alle unba wax joojiye😂😂😄 calosha socodsii isdawey wa fiicnaanaysa hee

  • @kadoali468
    @kadoali468 2 ปีที่แล้ว

    Dhalilan miyay geeta

  • @sapnaa2373
    @sapnaa2373 ปีที่แล้ว

    Uur aa leyahy waana isku arkay maxaa sumeyaa caadina ma u dhali karaa anoo qaba baabasiir plz ii sojawaaba qofki garanaayo bananka ayu iga so baxay 😢

    • @abdikaremmali157
      @abdikaremmali157 ปีที่แล้ว

      Wx dhiba malahn wad dhalin kartaa wll hdii alle ku qadaro

    • @sapnaa2373
      @sapnaa2373 ปีที่แล้ว

      @@abdikaremmali157 alx wll wn dhly ❤😊

  • @mustafeabdi5392
    @mustafeabdi5392 3 ปีที่แล้ว +1

    Dr please inshallah isoo jawab
    Aniga xanunkan iskuma ogen
    Waxan daremey barara buran
    Ka soo baxay malawelka agtisa
    Isla markiba dhakhtar ayaa utagtey
    Waxan widiiyey waxan wuxuu yahay xanun ama cilado kale
    Iguma haayn
    Wuxuu yiri waa fiirina
    Fiirtii oo Layla tashan qalin ayaa laygu sameyey ka bacdi ayuu igu yiri waa baabasiir
    Kolay mashii wili wayburan tahay bsle sidii hore Mahan

    • @nimcaaliwaceys8484
      @nimcaaliwaceys8484 2 ปีที่แล้ว

      Wll miyaad ka reysaty hada

    • @mustafeabdi5392
      @mustafeabdi5392 2 ปีที่แล้ว +1

      @@nimcaaliwaceys8484 wllo jasakalah runtii ka sidii iskuma arag xanun ama soo Bixid bananka ah Alxamdilah waa ka Caafimad qabaa hada wllo Wana mahadsantahay Alxamdilah

    • @queens5170
      @queens5170 2 ปีที่แล้ว

      @@nimcaaliwaceys8484 abaayo maqabtaa oo makaa caawiyaa ayadoo qalin laguugu sameneen🥰

    • @ameirasalah5140
      @ameirasalah5140 2 ปีที่แล้ว

      @@queens5170 ani I caawi wan dhibanahee

    • @queens5170
      @queens5170 2 ปีที่แล้ว

      @@ameirasalah5140 diyaar waaye abaayo halkaan lambar laguma qori karo wuu diidayaa ee hadaa what'sappkeyga soomali ahaan kugu sooqoro mafahmi kartaaa

  • @nimcomaxamed4405
    @nimcomaxamed4405 2 ปีที่แล้ว

    Qofku haduu sade
    Mar oo kala fog isku arko dhiiga cas ee saxarada soo raaca maxaa xal ah

    • @juweriajama1436
      @juweriajama1436 2 ปีที่แล้ว

      Huuno babaasiir waaye Dr ma utagaty

  • @ayaanmaxamed1038
    @ayaanmaxamed1038 3 ปีที่แล้ว

    Dr uur 2 bil ayan leyahay babasiirka Wu igu kacsan yahay 2 daqiiqo ma fadhiyi karo
    Babasiirka yguna wa external ka

    • @queens5170
      @queens5170 2 ปีที่แล้ว

      Abaayo wali haduu kuhaayo makugu caawiyaa daawo kaa ciribtireeso

    • @batraibnuwadadyare4212
      @batraibnuwadadyare4212 2 ปีที่แล้ว

      @@queens5170 wll aniga I caawi

    • @queens5170
      @queens5170 2 ปีที่แล้ว

      @@batraibnuwadadyare4212 diyaar waaye abayo ee halkaan lambar laguma qori karo wuu diidayaa ee hadaa what'sappkeyga soomali ahan kugu sooqoro ma fahmi kartaa

    • @sumayomaxamed3080
      @sumayomaxamed3080 ปีที่แล้ว

      @@queens5170 wallo aniga isheeg aniga la dhiban sa id waliga har iyo hooy wan ka tagay blz isheg wallo ajar allaha ka siiye

    • @queens5170
      @queens5170 ปีที่แล้ว

      @@sumayomaxamed3080 Diyaar waaye abaayo mcn Ee whatsapp maisticmaasha hadaa isticmaasho meesho meshan lambar lagum qori karo wuu diida soomali ahaan kugu sooqoraa Ee ma fahmi kartaa

  • @batoomar2137
    @batoomar2137 3 ปีที่แล้ว

    Ha