Ilmahaagu ha kula gaajoodaan waxna yayna kuu baran intay saan camal ku dhici lahayd. Wiilasha in ilmaha tuuji ka nafiidi la dhaho waa ceeb wayn😢😢arxan daranaa qoftaas
Wiil iyo gabadh ba inay guriga ka shaqeean waa dhaqan wanagsan hadi si isku mid ah u wada qabtaan hawsha, lakin maaha in la faquuqo caruur kula joogta waa in jacayl iyo ixtiraam la tuso
Wan ku salaamey qaali dumarey xalada kwrn cfmdka adiyo ilmahaba setihin waxan ku weydiinaa qofka sawirkaga usaran yahey hada ayaan Abdullahi uqorantahey ma qarabada mise
Ameba roon thy saxaro kadhaqow haben 3 habenimo ama sagaal saac habenimo ilmo matagay ina nadiifiyo naagta dhashay iikicin jirtay dumarka qaar maa xishodo alxdulilaah aniga wan weynaday hooyo ayaana noqday ilmaheyga ano maqan masheegin lkn ano joogo waliba cafimad qabo saxaro liigama bixin alxdulilaah qofna majecli ina kudhibo kan dhalay haa lkn qof kaleh my my my waayo ana og sida liila dhaqmi jiray mana rabo in ilmaheyga liiga dhibsado ani kaliya in haben ano hurdayo liikacsho walibo ano ilmahas dhalin taas wax yar dhib igu eheyn waxa keenayna wax kaleh maahin 7 saac habenimo ano seexday sagal saacna liikicina ina nadifiyo mataga ilmaheda qofka ilahey kuhos keenay saas lolama dhaqmo iska ilaaliya dumarow intad cafimad qabtan ilmahiina usamesta waxwalbo ey raban
Taas ame roon thy abyo wxba wxa ka daran aniga naag wxn arkay ilma yar aan fadhiga mooye wx kle aqoon intay i dhiibto i dhihi jirtay sida ilmahaga u daryeel xita hbnki seexso iyadana ninkeeda hoosta ka gali jirtay subxdina howsha guriga layga raba allaha dumarka qaar waa dad aan xishoon alx wn kaso tagay alla iga bixiyay wn u shaqeyn jiray
Ayaan sharafey ❤❤❤❤❤
Alla necbiyaa naagaha saan ugalo ilmaha qariibkaa
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey
Ayanay xbbt habeen wanagsan ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
Alla shekoyinka nucana sa u jclahy lee 2 jr hda dhagesto xta mka dhargayi 😍
Ilmahaagu ha kula gaajoodaan waxna yayna kuu baran intay saan camal ku dhici lahayd. Wiilasha in ilmaha tuuji ka
nafiidi la dhaho waa ceeb wayn😢😢arxan daranaa qoftaas
ilaheya haa uu naxaristo inta dhimatay wllhi kuwan waa na dabar goyeen😥😥
😢😢amiin yarabi
Aamiin yarabi
Ayaney qeybta kle laso dhaqso abyo mcn❤
Ayaney waku jeclahay xabibtii qisoyinka wa jeclahay💋💋💋💋💋
Masha alah
Wcs abyo ayanah❤❤
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ليلة سعيدة حببتي
Wiil iyo gabadh ba inay guriga ka shaqeean waa dhaqan wanagsan hadi si isku mid ah u wada qabtaan hawsha, lakin maaha in la faquuqo caruur kula joogta waa in jacayl iyo ixtiraam la tuso
❤❤❤❤❤
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🥹❤️
Salallahu cayehi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waa xanuun weyey 😢
Thanks
Ayaaneeey xbbt habeen wanagsan ❤❤❤❤❤
Wcs m.a alh hadin barakeyo adiga iyo fmilkaga
Allah xamaray carosha😢😢😢
❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Ayaan Gordon xppti waxay ku tahaba wacan❤
Waw cawa magaceyga ayaaa lasoqatay❤
Same😂 samiyey
Wcs ayaan❤
Ayaneyy❤
💔💔💔💔💯💯💯
Just now 🎉❤
Gg
Dumar bila ina gobdoon ❤
❤❤❤
Wan ku salaamey qaali dumarey xalada kwrn cfmdka adiyo ilmahaba setihin waxan ku weydiinaa qofka sawirkaga usaran yahey hada ayaan Abdullahi uqorantahey ma qarabada mise
❤❤❤
Ayaney waan ku salmy wllo
Hawartas in lafura wey kufecned
Ilmuhu inay shaqadooda bartaan waa wax fican lakin in labahdilo waa caadi oolaciilo maha waxaa fican ilmo kasta ooguriga jooga ladhaho dharkiina dhaqda wiil iyo gabarba si ay bari isugu filaadaan
Ayaan qurux ina gobdoon my ina adeertay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wlhy 10 jir ayaa ijoogto saxarada kama dhaqdo 3 jirka iyo 1 sano ilmaha iijira umaba diro dumarka qarna shaqalaha ayaa caruurtoda waxkasta ugu diran sida gabadha qisadan subxanalah
Ameba roon thy saxaro kadhaqow haben 3 habenimo ama sagaal saac habenimo ilmo matagay ina nadiifiyo naagta dhashay iikicin jirtay dumarka qaar maa xishodo alxdulilaah aniga wan weynaday hooyo ayaana noqday ilmaheyga ano maqan masheegin lkn ano joogo waliba cafimad qabo saxaro liigama bixin alxdulilaah qofna majecli ina kudhibo kan dhalay haa lkn qof kaleh my my my waayo ana og sida liila dhaqmi jiray mana rabo in ilmaheyga liiga dhibsado ani kaliya in haben ano hurdayo liikacsho walibo ano ilmahas dhalin taas wax yar dhib igu eheyn waxa keenayna wax kaleh maahin 7 saac habenimo ano seexday sagal saacna liikicina ina nadifiyo mataga ilmaheda qofka ilahey kuhos keenay saas lolama dhaqmo iska ilaaliya dumarow intad cafimad qabtan ilmahiina usamesta waxwalbo ey raban
@@Hidanhuda ala wll isku mid ayan nahey anigoo cafimadqaba maxa ilamaheyga qofkale ugu dhibi dadku isku dhaqan maha kala ictiram fiican xita dumarka qar illahey kama cabsadan qofki lajooga adoon ayeyba uyaqanan mala subxanalah
Taas ame roon thy abyo wxba wxa ka daran aniga naag wxn arkay ilma yar aan fadhiga mooye wx kle aqoon intay i dhiibto i dhihi jirtay sida ilmahaga u daryeel xita hbnki seexso iyadana ninkeeda hoosta ka gali jirtay subxdina howsha guriga layga raba allaha dumarka qaar waa dad aan xishoon alx wn kaso tagay alla iga bixiyay wn u shaqeyn jiray
@@macaaneeyahmed subxanalah wlhy waa run dumarka qar xishood iyo ixtiramba ma yaqana ninka igu daran ilmahagi aaway odhan maayo
@@Awoqali-c1y wxy leedahay gbdhaha sexiyay gbdha waa weyn oo ila ek ayay dhashay kuwasa seexiye ledahay anigo u shaqeyana haayo cunuga dhafar uu nafta iga qaaday marki dambo wxn is dhahay cunuga caloosha intad ka dhibsan lhyn shaqada dhan oga tag wana kaso tagay wlh
❤❤❤❤😢😢😢😢😢
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Asc Ayan qiso Ayan raba kula wadago
Lambarkaaga iisoo qor ama fcbook pejkayga igala soo xiriir
Ku saliya NNK SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
Salalaahu caleyhi wasalam ❤
asxabey iiso duceya inu alle ii fududeeyo rajadeyda😢
Abaayo luuqada masaarida kasoo hadal la luuqad gaara
❤❤
❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤
❤❤❤❤