ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Masha allaah ❤❤
Mahadsanid
Ma macaanbaa cunadu
Bal qiyaas maxay kula muqata
Mansha allah magac adaa u saxay goobwayn kismanyo waxay u jirtaa 12km dhoobay haduu yiri dee dhul badan baa dhoobay ah waad la qabsateen beledka ❤❤❤👏👏👏
Abwan ayan ahay wax badan og 😂
Caalinoo plz xeebta school polizia VLOG nooga soo samee iyadaa xamar ugu qurux badan wlh
Caalinoow Masha Allah xamar waad kusii yaraatay kusii qurxanaatay maalinkaad airport kasoo dagtay waxa u ekeed oday sokor qabo oo qaleel ah hadane dhiigaaga iyo maqaarkaaga soo ifay Masha Allah labiska xitaa waa is badalay Jeans iyo T-Shirt 😀
😂😂😂😂soomali maryoleey dhibkan qabnaa anga from o to z waa lgu falnqeena
Ma daga xamar
Wa la isu qarin jiree wa la isku cadaynaya 🤣
Waxaagu waa i lasoo hadale😂😂😂
Mr Caalin mashallah sxb
😂🎉💯😂🎉 Raashinki MUQDISHO 🇸🇴❤👍🤣 Qof Cuno Ma Hilmaamo 😂🎉💯👍🤣🎉😂😂😂😂😂💯
Wax aan ilabay ma jira oo tijabiyo mar kale ?
@caalinAbyan Ma u Maleynayo 👍🤣🎉😂 Waa Mahasan Tahay 😂👍🇸🇴😂❤️🇸🇴💯
Caalimow waxaan kula talin inaa afgoone,marka,baraane iyo kismaayo inaa isku marko koonfuri janno adduun illaahay nabad ha keena
Qorshah ayay ku jiraan dhamaan lkn kama wada gaadhsiinayo.Insha Allah doorka dambe
Cuntada different ah waa heersare lkin dadka Nadaafada Haku dadaaleen dharka aay xidhanyihiin nadiif waa in uu ahaada
Sax wax walba nadif ayu ku fcnyay .Nadafadu wa qayb imanka ka mida
Walsall caalinow burka bajiyaha nafaqada iyo sanbuuska iyo qunbe shidniga intra iskuburburisid leef leefowkudar basbaas kudar markaa can midakale dhooboy waxaa laga wadaa dhul beereedka side afgooye ilaa kismaayo waacarra meadow ama dhoobooy
Mahadsanid .Marka la isku wada daro ma laga yaba inan cuni kari waayo bal wan tijabin maalin kale
Hargeysa,burco,berbera iyo borama iyo Ceerigaabo oo sidaas oo kale Suuqayadooda loogu gadaayo waa rajeenayaa.
Insha Allah
Mr caalin video cusub ma idinka heeyno adi iyo sxpkaa axmed miyaa baxdeen
Ma haysaa Caawa
Leefleefow iyo sanbuuska iyo bajiyaha waa la isku jabjabsadaa markaas ayuu macaan yahay faraha ayaa dhuuqi doontaa 😂😂bisbaasne haka iloowin agah
Mar hore maxa igu shegi wayseen ?
Hhhh walalhi reer xamarku waa xaraabe kulaha baajiye 😂😂 waar waa baagiye ama quraac basbaas 😂😂
Adu quraac ayad u taqaan baagiy iyo baajiye anuka leh 😂
Cuntaa anaga idin barnay maa mageceeda naga saxaysaan 😂 aan kaa sexee waa "BAJIYE"
Magaca waaa inaad uga danbeysaa dadka aad ka barateen oo caanka ku ahay 😂😂
SXB CAALIN TIJAABI CANUUNI BAA KUUDHIMAN
Muuqaalki hore sawtan tijabiyay miyanad daawan ?
Mash Allah ❤❤❤
Masha allaah ❤❤
Mahadsanid
Ma macaanbaa cunadu
Bal qiyaas maxay kula muqata
Mansha allah magac adaa u saxay goobwayn kismanyo waxay u jirtaa 12km dhoobay haduu yiri dee dhul badan baa dhoobay ah waad la qabsateen beledka ❤❤❤👏👏👏
Abwan ayan ahay wax badan og 😂
Caalinoo plz xeebta school polizia VLOG nooga soo samee iyadaa xamar ugu qurux badan wlh
Caalinoow Masha Allah xamar waad kusii yaraatay kusii qurxanaatay maalinkaad airport kasoo dagtay waxa u ekeed oday sokor qabo oo qaleel ah hadane dhiigaaga iyo maqaarkaaga soo ifay Masha Allah labiska xitaa waa is badalay Jeans iyo T-Shirt 😀
😂😂😂😂soomali maryoleey dhibkan qabnaa anga from o to z waa lgu falnqeena
Ma daga xamar
Wa la isu qarin jiree wa la isku cadaynaya 🤣
Waxaagu waa i lasoo hadale😂😂😂
Mr Caalin mashallah sxb
Mahadsanid
😂🎉💯😂🎉 Raashinki MUQDISHO 🇸🇴❤👍🤣 Qof Cuno Ma Hilmaamo 😂🎉💯👍🤣🎉😂😂😂😂😂💯
Wax aan ilabay ma jira oo tijabiyo mar kale ?
@caalinAbyan Ma u Maleynayo 👍🤣🎉😂 Waa Mahasan Tahay 😂👍🇸🇴😂❤️🇸🇴💯
Caalimow waxaan kula talin inaa afgoone,marka,baraane iyo kismaayo inaa isku marko koonfuri janno adduun illaahay nabad ha keena
Qorshah ayay ku jiraan dhamaan lkn kama wada gaadhsiinayo.
Insha Allah doorka dambe
Cuntada different ah waa heersare lkin dadka Nadaafada Haku dadaaleen dharka aay xidhanyihiin nadiif waa in uu ahaada
Sax wax walba nadif ayu ku fcnyay .
Nadafadu wa qayb imanka ka mida
Walsall caalinow burka bajiyaha nafaqada iyo sanbuuska iyo qunbe shidniga intra iskuburburisid leef leefowkudar basbaas kudar markaa can midakale dhooboy waxaa laga wadaa dhul beereedka side afgooye ilaa kismaayo waacarra meadow ama dhoobooy
Mahadsanid .
Marka la isku wada daro ma laga yaba inan cuni kari waayo bal wan tijabin maalin kale