WAX BADAN WAAN QARIYAY RUNTA MANTA WAA MALINTAN HADLI LAHAY 🖐🏽

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 318

  • @ummucayn2474
    @ummucayn2474 หลายเดือนก่อน +33

    Maasha Allaah walal si walba waad ku quruxbadantahe adkaarta carabka hakaqaadin illaahay gurigaaga iyo guri walboo islaameed hainoo xifdiye

  • @MOHANHAYBE
    @MOHANHAYBE 5 วันที่ผ่านมา

    Dharka madow iyo ookiyalaha Aad baad ugu quruxbadanthy sister Allah kuxafido ❤❤

  • @shukriahassan4243
    @shukriahassan4243 หลายเดือนก่อน +28

    Naaag nool tahy abaaayo horay dadkaan warkooda iska dhaaf ilaahy reerkada hkuuu barakeeeyo❤🎉❤

  • @حفصةعبدالرحمنامعامرالعثمان
    @حفصةعبدالرحمنامعامرالعثمان วันที่ผ่านมา

    Qofkii rabo quraanka inoo xifdiyo haila sooxariiro inshaalaah

  • @nimcoyahmed8994
    @nimcoyahmed8994 หลายเดือนก่อน +10

    ManshaAllah keepgoing mcney you're a strong woman and a role model to all women 🎉❤

  • @HaniWacane-eb1ub
    @HaniWacane-eb1ub หลายเดือนก่อน +1

    Keep going dad qaar nolosha quruxon majeclo abayo guul ban ku rajeyneyna wlle❤

  • @dahabisak8383
    @dahabisak8383 หลายเดือนก่อน +16

    Maashaa Allaah habaryar Anigoo ku dhali karo Ayaad hadana roll model ii tahay Allaah ku Xifdiyo ❤️

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned หลายเดือนก่อน +2

      M.A qoraalka fiican waa sadaqad
      Adiguna 1albi xalaal tahay M.A tabaarakalaah ❤

    • @hoodomohamed2925
      @hoodomohamed2925 หลายเดือนก่อน +1

      Maansha Allah tabarakallaah habo fariid baa thy Alle ha ku xafido cimrigana ha ku barakeeyo

  • @yasminmaow4747
    @yasminmaow4747 หลายเดือนก่อน +2

    MAASHAA ALLAAH DHIIRO YALISO GABDHAHA FIICFIICAN oo kali yaa u tahay dhiirogaliso ISHOODA ALLAH KAA XIFDIYO ALLAAHUMA AAMIIN

  • @aminogarad2974
    @aminogarad2974 หลายเดือนก่อน +5

    Hamda qurux anaga dhiira galiso noo thy allaha noo ka adayo soomali lama qancin karo Mar walpo hore u soco ❤

  • @mssdahiro6113
    @mssdahiro6113 หลายเดือนก่อน +6

    Wanku xiisnay qalbi video cawa maqribki ayow igaso hor baxay wan yabay lkn ma aminin xbbti qoys kaga inow dhisnado ayan jecel nahay ha naga nixin ilahey haku barakeeyo family kaga quruxda badan ❤😢

  • @Dagan77
    @Dagan77 หลายเดือนก่อน +21

    Wallee naag karti illahy siiye le sidaan uhadli karta
    Allahuma baarik ❤

  • @ikran3498
    @ikran3498 26 วันที่ผ่านมา

    Allow Gabar walbo guurleh reerkeda u barakey
    Dhib walbo carurtenay ku dhacayan.😊

  • @KawsarQali-p8u
    @KawsarQali-p8u หลายเดือนก่อน +9

    Masha allh

  • @aminamohamedsomow2970
    @aminamohamedsomow2970 หลายเดือนก่อน +2

    Qaliyey dhirigalisadena thy keep going sis 🎉🎉🎉🎉🎉 waxi ciil qabo ayugey utala i faraxsanow my Queen ❤❤🎉🎉👸

  • @qajo9403
    @qajo9403 หลายเดือนก่อน +1

    Masha'allah hamdi home decor dheero galsidana waad tahay hori u soco ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🥰🥰🥰

  • @XamdaXasan-fe8dl
    @XamdaXasan-fe8dl หลายเดือนก่อน +3

    Masha allha❤❤❤❤ hubixn dad badan ayey farxadu dhibta iyo quruxdad ayay kxunyihn Kumar gaadho Aya dadka kumashqusha

  • @bish_hassan
    @bish_hassan หลายเดือนก่อน +1

    Dhiirigalisadena wax walba laga soo tagey wana ku wata anigu but habo macan saas no dhirigalisay uadkow kuna jeclahey role model itahy aniga as 20yrs old girl🥰👏🏻

  • @ayaanahmed3247
    @ayaanahmed3247 หลายเดือนก่อน +10

    Marawaxo the one and only ❤ allahuma barek walal noloshada wanaaga naftayda la jeclahay kula jecelahay waana iimanka halka ugu yar ee qof muslim ah lala rabo inteena halawsan allah hasoo hadeeyo waa dad shaydaan ka adeeganayo❤

  • @mohamedBashiir-dd9cl
    @mohamedBashiir-dd9cl หลายเดือนก่อน +6

    Masha Allah 😊

  • @AmatuAllah2
    @AmatuAllah2 หลายเดือนก่อน +6

    Xamdiyey illahay isku xir tasbiixso horay u soco arimajaga khaska ah Ada ka masuul ah

  • @laylocali9902
    @laylocali9902 หลายเดือนก่อน +1

    Naag nool oo wax qabsatay guulaaan kuu rajeeeynaaa abaaayo sharaf ❤❤❤❤

  • @saynabmdaahir1699
    @saynabmdaahir1699 หลายเดือนก่อน +3

    Fariid alle ha ku barkeeyo sister

  • @NimoCismaan
    @NimoCismaan หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah wllo alle hakuxifdiyo awlaada’ adiga iyo xaajigaba amiiin amiiin sharafyo karaamo xbbti ❤❤❤❤

  • @xamdimuse921
    @xamdimuse921 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah xamdi naag nool hadii gabdha adigoo kale ahaan lahayee gabar murugoota ma jirtee

  • @IntisaamAli-g2b
    @IntisaamAli-g2b หลายเดือนก่อน +3

    Waan ku salaamey habo hamdi waxaan mudo dher kamid ahy dadka fanskaaha ah waxanan rabey in aad wax iga caawiso hadii aad awoodo snapkaaga waan ku daaley sida wax kaaga so qorayey imana so jawaabtid runti waan daaley

  • @nimoige
    @nimoige หลายเดือนก่อน +11

    Mansha Allah illahy ha iskukiin daayo wallo qali adigana naga illali hadalada shikiga nagalinaya wankujecelnahy dhibkaga wakeena ❤❤

  • @KYusuf-v3r
    @KYusuf-v3r หลายเดือนก่อน +16

    Salaam walaalo. The somali community don't look for strengths of a person but they look for flaws and areas of pain to use against a person. I would say walaal don't waste your time in answering these people continue on your positive journey. May Allaah protect us all from those who envy Allaahuma ameen.

  • @sacdiyo.maxamed
    @sacdiyo.maxamed หลายเดือนก่อน +1

    Somaalida waanada aad siineeyso muhiim uma ahan wexeey raadiyaan
    xaladaada hooso iyo meelaha aad ka jilcan
    tahay marka waxaan dhihi karaa waa dad dayacan ina adeer dadka media joogo inta badan waa dad waqtigooda qaaliga ku dayacay yaa isfuray iyo yaa isqabo marka wixii qurxoon waa pervcy guul insha abaayo ❤

  • @sagalshariif2023
    @sagalshariif2023 หลายเดือนก่อน +4

    Naag rag ah keep going xbbti nin noloshu nin maaha owlaadada korso iyaga ku anfacaye❤

  • @ReskayYT
    @ReskayYT หลายเดือนก่อน

    Farniinku ceeb maaha qabniinkuna amaan maaha 2 du ba waa calaf allah isku kiin daayo sis beatiful inside and outside mashallah❤

  • @Xilkas0000
    @Xilkas0000 หลายเดือนก่อน +1

    Samiyeey guuleyso wlhi gabar kaa karti badan majirto

  • @MaryanMuhudiinAli
    @MaryanMuhudiinAli หลายเดือนก่อน +1

    Abaayo cadowgaaga cagta kahoose xamdaay inta nacabka kugu ah inta kujecel aakabadan congratulations hooyo karti badan❤🎉

  • @AmirHamze-c9f
    @AmirHamze-c9f หลายเดือนก่อน +4

    Naa hamdi wlhi waxay kugu mashqulsanyihin waxa weyan somalida naag la qabo dumarka inay soo dhiri galiso ma aminsanaa wlhi oo waxay u haystan uun qofka la furo inu washo dhag how dhigin keep going naag tashatay kabtada lama gashan karo

  • @BahjoMohan-lr9wj
    @BahjoMohan-lr9wj หลายเดือนก่อน +15

    Ilahay somali buu naga dhigay wax dumay wax is furay wax isdagale intaa radinayan war reeraha islamka amaan siiya

  • @windandchloe1864
    @windandchloe1864 หลายเดือนก่อน

    Walahi qofkaley mise Hamdi ninkan arkin unba iskahadli karan qoftan wey taagtahay wa naag qurux iyo joog iyo dadnimo iyo karti iyo wanaag Alle siye mashaallah Alle ilxun haka hayo amiin ya rabi ❤❤❤ she is a queen 🫅

  • @najmacaiapdi
    @najmacaiapdi หลายเดือนก่อน +2

    Illhy guriga iyo owlaadada Haku barakeeyo wll❤

  • @BilanabdiIndhodeero
    @BilanabdiIndhodeero หลายเดือนก่อน +9

    Naa hamdiyey hadal hayntu waa sharaf horey usoco

  • @sahroyahyedamey6794
    @sahroyahyedamey6794 หลายเดือนก่อน

    Xamdiyeey Anakane mexey meshaan uso geleysaa mey iska deyso il iyo afba Allaah hakaa heye ayaan leenahay kuwane inaad ka nacnacleyso ayeey rabaan shartiina Rabi hadinku celiyo.

  • @hoodorayaan7338
    @hoodorayaan7338 หลายเดือนก่อน +7

    role model ayaan itahay wlhi wll🎉❤

  • @hanad3395
    @hanad3395 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah hamda wacan illahay haku barakeyo walashay qali ❤

  • @sucadsalah
    @sucadsalah หลายเดือนก่อน +1

    Waaaw Baraavo TikTok maha meshi ninkada uu jogeey 👏👏👏👏👏

  • @warsandubbed8456
    @warsandubbed8456 หลายเดือนก่อน

    allaylehe wllhi dad nol ay asi karaan dadka waxan ka shaqeeya ee nolow oo faraxsanow hiildumar wllo❤

  • @farduusosmanhassan4953
    @farduusosmanhassan4953 หลายเดือนก่อน +1

    Qalbiyey naag ninaa tagey iyo ninaa jooga kumashquulsan hadaa aragtid noloshey kufashilan tahay allaha kuxafido karti badaneey

  • @saaddeka4412
    @saaddeka4412 หลายเดือนก่อน

    Horey usoco abayoo wan ku tageraa from Djibouti ❤

  • @Hande-e1e
    @Hande-e1e หลายเดือนก่อน +28

    Ninka gabadhan furaya xiska ma loga jira naag karti leh dheeli tiran ah anigo nin ah xita ma dhafeen xamdi e dumarow quuri waga jojiya reeraha nabad galiya xamday adi iyo family kaga barakallah abayo❤

    • @faadumomaxamed8399
      @faadumomaxamed8399 หลายเดือนก่อน +3

      Wll xiska lagagama jiro eh waxkasta waa calaf iyo qadar taas ogow wada jooga iyo kalataguba waa qorshe rabi

    • @Hande-e1e
      @Hande-e1e หลายเดือนก่อน +3

      @faadumomaxamed8399 waa sax abayo waxwaliba waa qadarullah lkn raga dumarka caqliga u sxbka e alle garashada u dhibay gacantoda sidey uga baxdo wey adagtahay

    • @faadumomaxamed8399
      @faadumomaxamed8399 หลายเดือนก่อน +1

      @@Hande-e1e Haa waa saas wllky khyr allaaha ina waa fajiyo

    • @Hande-e1e
      @Hande-e1e หลายเดือนก่อน +2

      @@faadumomaxamed8399 Amiin abayo lkn gabar ban ahay walalkey I dhahde😂

    • @faadumomaxamed8399
      @faadumomaxamed8399 หลายเดือนก่อน +2

      @Hande-e1e Haa raali noqo magaacaa magac rag ila ekaaday

  • @afnan4105
    @afnan4105 หลายเดือนก่อน

    Masha alaah Hamda waa naag kaarti iyo qurux isku darsatay iyada oo yar ayay Norway ku nolayd imikanaa iyada oo hooyo aah ayaay ku noshahay hadi lafuro iyo hadi laqabo ba waa isku filaan walalheed niman dhadher oo car ah ayaa garbeheda tagen iyo hooyo macan iyana waa iskufilaan maha nag nin u barorata hore u soco kart badan we love u qali❤❤❤❤❤❤

  • @DagmoCumar-g7e
    @DagmoCumar-g7e หลายเดือนก่อน +1

    Qiimo badany miyay ku gadhayaan walal keep going my queen 👑 👸

  • @shandhaysahmed3278
    @shandhaysahmed3278 หลายเดือนก่อน +2

    Mansha Allah alle haku xiftiyo adiyo rer kagaba

  • @HanadCade-k3i
    @HanadCade-k3i หลายเดือนก่อน

    Well done.wallo isha bili aadamka Allaha kaa.hayo

  • @deeqacali_23
    @deeqacali_23 หลายเดือนก่อน +12

    Xamdi naag nool wad ku sugta adna noloshada ku mashqulsantaha ayaguna aday ku falaqeynayaan yes qabninkuna waa normal furowguna sido kale 🎉❤

  • @ZamzamAdan-oe8ln
    @ZamzamAdan-oe8ln หลายเดือนก่อน +4

    Abaayo macaanto waa runtaa been ayeey kaasheegeen waaku jecelnahay horay usoco ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @halima2893
    @halima2893 หลายเดือนก่อน

    Maasha allash abaayo ilaaheey ha ku xafido ❤❤❤❤❤

  • @XamdiMaxamuud-c2e
    @XamdiMaxamuud-c2e หลายเดือนก่อน

    M.a hamda quruhey kep going❤

  • @Sahrasiman2
    @Sahrasiman2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤Masha Allah ilaaheey ha iikaa xafido 🎉🎉🎉

  • @هدىحاجي
    @هدىحاجي หลายเดือนก่อน

    ماشاء الله
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @and-hx5gr
    @and-hx5gr หลายเดือนก่อน +1

    I started useing tiktok two months ago and honestly its another world. They attack qoska so best not to share anything to do with children or family.

  • @ZahraSharif-q7m
    @ZahraSharif-q7m หลายเดือนก่อน +3

    You tell them truth keep going beautiful 🎉🎉🎉🎉

  • @xoriyo5
    @xoriyo5 หลายเดือนก่อน

    Manshalllh naaagnool Haddad maqlijirty waaa hamdi

  • @SalmaClsahal
    @SalmaClsahal หลายเดือนก่อน +4

    Faariid man sha allaah asagaa usaree abaayo ❤❤❤❤

  • @najma649
    @najma649 26 วันที่ผ่านมา

    horay usoco gabar karti leh ayaad tahay naagahan dheg ha udhigin wey kaamaseersan yihiin

  • @fadumaahmed7158
    @fadumaahmed7158 หลายเดือนก่อน +1

    Dadkaan waqti ha iskaga lumin qaaliyeey mar kastaba isku filan aa tahay ❤❤❤

  • @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757
    @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah gulayso hono mcn❤

  • @SamiyaCumar-u6v
    @SamiyaCumar-u6v หลายเดือนก่อน +1

    Marba hadaa babliga jogtid sharaf malihid dumar baa tahay cawra tahay laguguma talagalin melahan ee tagntahay quruxee iscajabinta iska daa gabadha nabi muxamed caliphs salaatu wasalaam markii la weydiiye gabadhee dumar ukheer badan wexee tiri gabadha nin aan arag ayadana la arag marey dhimneysana waxey ka xishootay in ayadoo meeda la argo qaab muuqeeda ma ahan wajigeeda iyo jirgeeda allah allah marka allah idin hanuuniyo anagana na hanuuniyo

  • @sulekam1806
    @sulekam1806 หลายเดือนก่อน +1

    Asc abayo masha allah allah idiga iyo nin dheere allah ha is ku kiin daayo caruur taadana allah ha kuu barakeeyo karti badan 🎉🎉

  • @nawaalabukar5189
    @nawaalabukar5189 หลายเดือนก่อน

    Maasha alaah hore usoco walaashay xaasidaa buuxa

  • @sagalmohamuud1584
    @sagalmohamuud1584 หลายเดือนก่อน +1

    Of course hbo this is your life dhnkd doonto ayd kdhign krtaa soomaali wx kwaalo adileen kuu haayaa hbo keep going hddii lagu furynh ngts shly meel goni ah joogty oo ciylkeeda korstaa thy hddii lagu qbona ngts shly ninkeedii nolosha ay isku fhmeen bd thy ❤❤❤❤

  • @AyaanIlyaas-x2r
    @AyaanIlyaas-x2r หลายเดือนก่อน +1

    M.a hno xamdi aad ku jeclhy noolow❤

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 หลายเดือนก่อน

    Maasha Allah ❤

  • @saidoabdi6330
    @saidoabdi6330 หลายเดือนก่อน

    Waa cadi dumashi hadii lagu furo iyo hadii lagu qabo intaba waxaad ka tahey xamdi waan ogaa inaad waxaas ka hadli doonin horey usoco qaali❤❤❤😊😊

  • @DekoMohamed-d8s
    @DekoMohamed-d8s หลายเดือนก่อน

    mashallah allah ku xifdiyo hamda your so beutifull hooyo❤❤

  • @BishariMaha
    @BishariMaha หลายเดือนก่อน +1

    Hbo horey usoco waligaa qof ha dhagaysane naaag karti baad thy aniga dheerigalisa nooo thy 😢 farxada igu nolow hbo

  • @Mariamabdillahiwaiss
    @Mariamabdillahiwaiss หลายเดือนก่อน

    Masha alh nolaw cadwga ha jabo gabadh adag o karti badan aya tahay walashay qali il xun kuma argto

  • @rahmoahmed9576
    @rahmoahmed9576 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂 waa ku suktay maskiintaas guuleyso abaayo time kaaga ha galin dadka noloshada ka xun ❤❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 หลายเดือนก่อน +2

    Occhiali Ga Maanta Waa Ku Nuroysaaa Xamdiyeey 😂😂😂 Macha"Allah Awall Kaama Dareemi Jirin Hada Laakiin Waan Dareemay😂😂😂 Heeee Tabarak"Allah Keep Going Beautiful 🎉 Naag Noolll Abaay Hamdi❤❤❤❤❤💚🦋🦋🦋🦋💚

  • @fadumomohamedabdi4959
    @fadumomohamedabdi4959 หลายเดือนก่อน +3

    Wlhi inaad fariid tahay Shakira maleh jawaabtoodad siisay dadkan waashaye afka dadk ka qoryaynaya alle gurigaaga haku xafido wll noloshaduna weliageed sidaas haku ahaato

  • @AyaanCabdiraxiim
    @AyaanCabdiraxiim หลายเดือนก่อน

    Horay usoco qalbi❤❤❤ anigaa kujecel

  • @firdaushassan2082
    @firdaushassan2082 หลายเดือนก่อน

    Na wally waxaa tahayba ilaahey subxaanah kusiiyay asaga umahad celi wan ujeedna nagta kartida badan iyo tankale iskuma eka mar walbana afkaaga bar allah isiiyay waxan ahayba kadibna anaa iska dhigay sidaas intaa kadibna xaasi maba yaree adkarta aqriso oo ilahey isku xir wa maxay dadkan jecel guryaha dumaaya subxana allah

  • @naxwoabduqadir6311
    @naxwoabduqadir6311 หลายเดือนก่อน

    masha allh hbo guuleyso waxa tahay naag nool ❤❤

  • @UmumuniraAden
    @UmumuniraAden หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah abaayo allaha kuu dhowra amiin yarabi

  • @kawsarsaid2251
    @kawsarsaid2251 หลายเดือนก่อน

    Alahuma Bareek ❤

  • @aminoalli-o1j
    @aminoalli-o1j หลายเดือนก่อน +2

    Hamdiyay malintaa muqaalka kahadleysey ayaan kubartey walina waakugu xiranahey abaayohorey usoco

  • @amiiraarush8561
    @amiiraarush8561 หลายเดือนก่อน

    Manshaallah❤❤❤

  • @abdiishmail743
    @abdiishmail743 หลายเดือนก่อน +1

    Furiin Hadii uu dhacay waa arin foolxun. Iska sabar

  • @monasuja6232
    @monasuja6232 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤queen wad u shegtay hana ugu so laban mar kale hadalkan🎉🎉Single aya dhama Qabida qaarked horay usoco ❤❤

  • @Fooseey96
    @Fooseey96 หลายเดือนก่อน

    Illahay haku xifdiyo Abayo ❤❤❤

  • @fardowsoali-v4m
    @fardowsoali-v4m หลายเดือนก่อน

    Masha allaah❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @naimahmohd3918
    @naimahmohd3918 หลายเดือนก่อน

    You are inspiration qalbiyeey waa jealous iskufilaaneeeeeeey🥰

  • @user-wx4gf2im4s
    @user-wx4gf2im4s หลายเดือนก่อน

    Masha allah dumadhi urmar wacan sas balagaraba dad kan ha ujawabin waxanahay qurbajog wa inan carurta iyo danehena kumashalulno abayo carurtada alle hakubarakeyo ee kumashul carurta qalad ha ifahmin waxan ahay hoyo caruta jecel alle hanodesto dhaman tood

  • @fathiyahaji7699
    @fathiyahaji7699 หลายเดือนก่อน +2

    Caqli badaneey walaalo alle haku xifdiyo🤲🤲🫀

  • @aniisacabdi6494
    @aniisacabdi6494 หลายเดือนก่อน

    Wll waankusalaamay xamdi wll hawjoojin aqoonjaagaabgada hore usoco

  • @beautiful1423
    @beautiful1423 หลายเดือนก่อน +3

    Hamda you are not alone.am a mother of 5 but i work and never stopped working.Alhamdulillah am happy with my children 😊

  • @Hodanmoh15
    @Hodanmoh15 หลายเดือนก่อน

    Hadi lagu furay hadi lagula guursaday iyo hadi lagu qabab isma badalaysiid wllo kartiida iyo wangana niin waxab kama badalo marka somali warked iska dhaaaf kartiida waa lo dhasha 🥰

  • @umuzeiynab4420
    @umuzeiynab4420 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah 🥰 ❤

  • @MunaFarah-fd3kt
    @MunaFarah-fd3kt หลายเดือนก่อน +1

    Foq nool wllo ku joog halkaagaaaa nin iyo naaag afkaaga duqsi ku noqdyna haw jawaabin❤

  • @sihaamomarqaanax4989
    @sihaamomarqaanax4989 หลายเดือนก่อน

    Waanba yaabanaa hadaan arkay video hda ka hor daawaday aaba wax cusub laga dhigay
    Any way alle ha ku sharfo wlly role model u tahay gabdhaha Soomaaliyeed
    Rer gaagana alle kuu xifdiyo

  • @Saxarlapodcast
    @Saxarlapodcast หลายเดือนก่อน

    Anigu waan kuxisay wll allh hakudaaye❤

  • @Maskiinti___rabi
    @Maskiinti___rabi หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah xabibtii runti aad ayaan kuu jec lahy abayo 😢😢dhiiri galisadeena aan kutashano tahy noloow xabibtii famligaga iyo adiga alaha idin xafida farxad kunolow hore usoco ha ujoojin geesiyad karti iyo caqli naxriis aftahan ale ugu deeqe ayaa tahy m.a alha ku batakeeyo ❤❤❤❤❤❤waan ku jec lahy abayo wallaahi taageera numbar 1 kuu ahay ❤❤❤❤

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  หลายเดือนก่อน +1

      @@Maskiinti___rabi mahad sanid qaali

  • @NADIIFOMAXAMUUD-mn8cr
    @NADIIFOMAXAMUUD-mn8cr หลายเดือนก่อน

    Keep you alha hadal qimo bdn ayad ku hadashay

  • @muniirofarah3275
    @muniirofarah3275 หลายเดือนก่อน +1

    Kalsonidi oo qof ah xagee laga helaa mudug ❤

  • @WticfFyjnh
    @WticfFyjnh หลายเดือนก่อน +2

    Hamda qurux gesiyad adag batahay qali horay usoco