XASKAYGA AYA IBIXISAY KALIDEDA LKN ANA WAXAN NOQDAY..?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 703

  • @balqeisahmeth1037
    @balqeisahmeth1037 หลายเดือนก่อน +113

    Qisadani tayda ayay aad ugu eegtahay anigoo aad u yar ayayn nin is gursanay ninku wax aduuna ma haysan ana waxba kuma xidhin nolol adag ayanu wada qadanay walahi waa lagu caayi jiray qofkan maxaad ku fashay faqiir iyo foolxumuu isku darsaday aya lay dhihi jiray uu dhoofay halkuu dhibkan la soo maray iga abal gudi lahaa ayu naag aad u wayn guursaday wabu na ilaway goaan ayan ka qaatay ilahay waxa uu iigu badalay nin inta cirka iyo dhulku isku jiraan dhan kasta aad ugu wanagsan alxamdulilaah isagana nagtii ifka ayay ku ciqaabtay

    • @hamdaismail6155
      @hamdaismail6155 หลายเดือนก่อน +4

      Adunyadu waa yaab wlhi 😢

    • @NimcoCali-p9h
      @NimcoCali-p9h หลายเดือนก่อน +2

      Go aan qadashadu nolosha waa umuhiim

    • @Nuseybah-w6v
      @Nuseybah-w6v หลายเดือนก่อน

      @balqeisahmeth1037 Allaah hakuu ziyaadiyo noloshaada quruxda badan abaal malaha raga inta badan

    • @SukhraFaysal
      @SukhraFaysal หลายเดือนก่อน +3

      Scw scw scw❤❤❤

    • @YAA-dd4tr
      @YAA-dd4tr หลายเดือนก่อน +3

      Yaa😅

  • @MunaAbuukar-b2f
    @MunaAbuukar-b2f หลายเดือนก่อน +20

    ربي اجعلني مقيم الصلاة ومن ذريتي ربنا وتقبل دعاء

  • @haliimohusseinali9923
    @haliimohusseinali9923 หลายเดือนก่อน +9

    Wcs habo scw scw scw scw scw scw scw scw alle ha ku xafido ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sacdiyagobeey7516
    @sacdiyagobeey7516 หลายเดือนก่อน +11

    Waa Gabar Cajiib ah oo go'aan adag ,Allaha Qalbiga u dejiyo yaa Allah yaa Raxmaan yaa Raxiim 💖

  • @ayannitta
    @ayannitta หลายเดือนก่อน +25

    😢😢😢😢waxa jiro wax ilahay nodido balse anaga aan aad ujecelnahay ya Allah waxa aan kheyr no ahayn qalbigena kasar

  • @sumayaabdi1
    @sumayaabdi1 หลายเดือนก่อน +27

    اللَّهُمَّ إِنِّي أَسْأَلُكَ بِأَنِّي أَشْهَدُ أَنَّكَ أَنْتَ اللَّهُ لاَ إِلَهَ إِلاَّ أَنْتَ الأَحَدُ الصَّمَدُ الَّذِي لَمْ يَلِدْ وَلَمْ يُولَدْ وَلَمْ يَكُنْ لَهُ كُفُوًا أَحَدٌ

  • @abshiroxassan5224
    @abshiroxassan5224 หลายเดือนก่อน +7

    Alla sheekadu fiicnaan badanaa ❤❤❤illaahayow saas maad wada yeeshid qun yar fadhin waayaan mac sokor

  • @dahaboadow3892
    @dahaboadow3892 หลายเดือนก่อน +13

    Waa qiso cajiib ah waa xanuun waaba naxay bal nafteeda ayey u gelisay risk intuu u abaal gudi lahaa fiiri wuxuu falay 😢😢😢😢😢😢

  • @hodanadan7255
    @hodanadan7255 หลายเดือนก่อน +8

    Waa qisadii 4 oo gabadha ninkeeda kilida usaartay ugu abaal guday iluula guursado lkn bid ayaa ninkeeda siisay dawo kiliyaha ka filo qaclileey ayeey aheed nin abaalmalahan❤❤❤

  • @hananmohammedali3164
    @hananmohammedali3164 หลายเดือนก่อน +17

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد ❤

  • @SuadoMahamud
    @SuadoMahamud หลายเดือนก่อน +6

    maasha allaah qisadan sidan ugu raaxeystay wey kugu ficneyd gabdhehena somaliyed aya ku ficna in ey go aankan oo kale qatan Naag nool aya la dhaha .Gabadhan hadi an aqano wan u hambalyeyn laha❤❤❤❤

  • @IkhlaasMahamed-z5w
    @IkhlaasMahamed-z5w หลายเดือนก่อน +8

    M.a wllhi sheekooyinkaaga sida aan ujeclahy ma malaysan karaysid ilaahay ha ku xifdiyo baayo ❤️❤️❤️❤️

  • @amaalahmed9942
    @amaalahmed9942 หลายเดือนก่อน +43

    Wlhyga islaamka isoo duceeya culuys ayaan daremayaa 40qof ducadood wala aqbalyaa😢 jasakumulhkhyr

    • @zumayomohamud9032
      @zumayomohamud9032 หลายเดือนก่อน +1

      Ilhy hakaa qaado wllo culeyska ku saaran

    • @roodoramaas9256
      @roodoramaas9256 หลายเดือนก่อน +1

      Alle ha ka qaado inshaaAllh

    • @maryankeyf4017
      @maryankeyf4017 หลายเดือนก่อน

      @@amaalahmed9942 alha ka dulqado wllo

    • @XalwoMacalin-xz9zr
      @XalwoMacalin-xz9zr หลายเดือนก่อน +1

      Allaha kaa dul qaado culayka

    • @balqeisahmeth1037
      @balqeisahmeth1037 หลายเดือนก่อน

      Ilahay culaydka haka qado wllo

  • @KhadijaAbdi-wj1yg
    @KhadijaAbdi-wj1yg หลายเดือนก่อน +4

    Wallahi dad baa jira waxey niÿeystaan aan laga baajin karin xataa caruurta qaar baa sidaasa😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MohamedDahir-hj2oq
    @MohamedDahir-hj2oq หลายเดือนก่อน +6

    Mansha Allah willka gabadha allsh aya u gorey ila midikale allah umaqorin dhee

  • @DayibDaahir-g1r
    @DayibDaahir-g1r หลายเดือนก่อน +9

    Maansha allaah wlshy qaaliya sawda qaalib alle ha ku xafido insha allaah qaali salaan sare ❤❤❤❤❤

  • @SamirSaid11
    @SamirSaid11 หลายเดือนก่อน +14

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته اختي الغاليه أللهم صل وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ❤

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 หลายเดือนก่อน

      ❤Salallaahu ❤caleyhi ❤wasalam ❤Salallaahu ❤caleyhi ❤wasalam ❤

  • @NimcoCilmi-c7h
    @NimcoCilmi-c7h หลายเดือนก่อน +7

    Alx sheekDani aniga faido badan ban ka helay alx❤

  • @ikraam28
    @ikraam28 หลายเดือนก่อน +3

    Scw wll sowda alle dartii ayan kujeclahay janada alaha inagukulmiyo I a amiiiin ❤❤❤❤

  • @FarahShire-h6n
    @FarahShire-h6n หลายเดือนก่อน +5

    Asc dhamantin Drs sawda. Kavalkad Waa qarar ❤❤❤❤❤

  • @Amiisha.alisha
    @Amiisha.alisha หลายเดือนก่อน +3

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته يا اختي الكريمة ❤اللهم صل على سيدنا محمد ❤🫶🏻💓💓💓💓💓💓💓💜💜

  • @farhiyahasan7259
    @farhiyahasan7259 หลายเดือนก่อน +15

    Waxaasaa ka go,aan ah Ishcalaa gabar ayay ahayd weliba gabar lama arkaan ah cashirna wey u dhigtay ❤

    • @MaxamedCige-w3o
      @MaxamedCige-w3o หลายเดือนก่อน

      Xadiis baa odhanaya s c w qofkaad jeclaanaysid aad ha.ujeclaanin nicidoontaana mooyee qofkaad nacaysana aad ha.unicin jeclaandoontaana mooyee

  • @HamdiMohamed-n7s
    @HamdiMohamed-n7s หลายเดือนก่อน +4

    صل الله عليه وسلم ❤❤❤

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 หลายเดือนก่อน +18

    Illahayow wixii kheyrn noo eh Adhaa yaaqantaa Illahow noo naxariso

  • @Layaaany
    @Layaaany หลายเดือนก่อน +26

    Wcs scw❤❤❤ sowdaaaay mahadsnid wa igaso garsiisay hdan jikada gali rabee 😂❤❤❤qeyr allha kusiiiyo la antaada side hoosha ku qabsn laha😢😂❤❤

    • @aya_5589
      @aya_5589 หลายเดือนก่อน +3

      Walh anigaba kula midaa ahay😂💕💕💕

    • @asamaaliabdullahi9939
      @asamaaliabdullahi9939 หลายเดือนก่อน +1

      Sax😂😂

  • @Saada-b8y
    @Saada-b8y หลายเดือนก่อน +4

    Jisaklah kheyr xabibti SAWDABILAN.

  • @zaharentertainment225
    @zaharentertainment225 หลายเดือนก่อน +4

    MashaAllah tabarakallah jazakallah qeyr xbbty ❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @hodoali6253
    @hodoali6253 หลายเดือนก่อน +12

    Alle hanooga daayo wehel aya notahee alle wehel haku noqdo❤️❤️❤️

  • @amiraomar2765
    @amiraomar2765 หลายเดือนก่อน +14

    Sawday aniga tan oo shaqo ah ba isoomartay shaqo aan jeclaa ban Haley mrkasta ilahay oo lay aqbla ban laha shaqo lacg fcn ahyd lkn aad ayay iga fogayd 1 bil mrkan waday ban salaad is istakhara tukaday ilhyawmid khyr le isii wanan katagay wrqadi shaqo katagistan gudbiyay wxan mlin Kale kadis ku heley mid ti kfcn oo shaqle laradinayo oo aniga idhaw oo line qabaw ah alxmdulilah wali wnkujira ayadii ban xasustay (عسي ان تكرهو شياء وهو خير لكم عسي ان تحبو شياء وهو شر لكم )

  • @QamarAli-tk8ss
    @QamarAli-tk8ss หลายเดือนก่อน +4

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤❤❤❤❤أللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه ❤❤❤❤❤حبيبتي

  • @Muna-s-h1e
    @Muna-s-h1e หลายเดือนก่อน +6

    Moral of the story. Never trust or over love MAN. subxanallah

  • @ismahaanfaarah9893
    @ismahaanfaarah9893 26 วันที่ผ่านมา +1

    qisadan wllhi qalbiga igu xanunay lkn wxan jecelan laha inayi dib usagiso noqadan 😢😢😢😢Shukran Abayo qisooynkaa an jeceyl waye qisada. soo badayi tano kle

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 หลายเดือนก่อน +4

    Salallahu calayhi wa salam , Salallahu calayhi wa salam, Salallahu calayhi wa salam, Salallahu calayhi wa salam, Salallahu calayhi wa salam.
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @maryamasirad7596
    @maryamasirad7596 หลายเดือนก่อน +4

    Subxanallah jaceelka walida ah mafiicna iin wax laa jaceec laado waa okay laakiin waa iin laagu daaro qofka waxuu yahay iiyo baarasho dheeri ah
    .waayo qofka aad jeeceeshay waxa laga yaaba iinaad aaduunka uugu neecbaatiid

  • @YaasminYaasmin-rq2cw
    @YaasminYaasmin-rq2cw หลายเดือนก่อน +5

    Asxaabta sowda isoo duceeya muraad leeyahy wlaalayaal. inkheyr Alle iga dhigo

  • @SuniithaSuniitha
    @SuniithaSuniitha หลายเดือนก่อน +12

    Sawda maxaa ku helay walhi intaan xaafadii ku wada baray ayay lahayeen shalay sawda maxaa helayda ka baxaysay saaid kuu gu xiisnay walhi habo❤❤😢

    • @Munizhpea
      @Munizhpea หลายเดือนก่อน

      Jimcada maso dhigto video

    • @SUMYACrisaq
      @SUMYACrisaq หลายเดือนก่อน

      scw. scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤scw

  • @xamdixarago1912
    @xamdixarago1912 หลายเดือนก่อน +8

    Naagtaas wa nag adag ma aniga tolow taas ninki xun ba sidaas iyo si kadar halo galo❤❤❤

  • @SumayoMaxamedMayow
    @SumayoMaxamedMayow หลายเดือนก่อน +28

    m.a lambr 1 ayaan ahay farxad bn la duul dulayaa mabruuk isoo dhaahaay asxaabta🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @AishaHassan-tm3cu
    @AishaHassan-tm3cu หลายเดือนก่อน +5

    Alaahuma salicalaanabiyinaa muxumad salalaahu calayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam ❤❤❤❤❤

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 หลายเดือนก่อน +1

      ❤Salallaahu ❤caleyhi ❤wasalam ❤Salallaahu ❤caleyhi ❤wasalam ❤

  • @najmaabdulkadir
    @najmaabdulkadir หลายเดือนก่อน +6

    Gabadha ninka way ka sabartay wlhi balan illaahay ka qaad markay dhahaysay waxan u malaynaayay inay ka ogolaanayso ayna ku laabanayso ma sahlana gabar inay heerkaas gaarto heer ay ilmaheeda ka tanaasusho waliba way ka qalbi goosatay

  • @SafiyoSiidi
    @SafiyoSiidi หลายเดือนก่อน +7

    Scw scw scw❤❤❤❤❤sowda qurux wlshey qliga cadowga alle hkaa qabtoh❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @CabdulQaadir1
    @CabdulQaadir1 หลายเดือนก่อน +12

    Wallahi waxa iguso dhacay Hadalkii nabigena muxamed s.c.w. oo Ah شكر الناس على معروفهم وإحسانهم إليه فإنه لايشكر الله

  • @SabirinMohamed-t4r
    @SabirinMohamed-t4r หลายเดือนก่อน +22

    Waxan maqli jiirey wax badso wax bel ayeee letahy kkkk😅😅😅

  • @xamsenazir5686
    @xamsenazir5686 หลายเดือนก่อน +2

    Shukran ukhti sidaad noogu taganthy mar walba inaad qisooyin qurux bdn noosoo tabiso صلى الله عليه وسلم

  • @SamiiraQurux-bp2ce
    @SamiiraQurux-bp2ce หลายเดือนก่อน +47

    Sidaan oo kale wiiL aan jecLaa mar walpaan ku duceysanaayo Alle ku dhihi Hijirayyy allow haduu khayr igu jiroH Calaf igu dar waanba kala Tagnay wuxuuna isku days jiray inuu soo celiyoH xidhiidhkeenaH ana waan dareemayy inuusan khayr iigu jirin Alhamdulillaah dhahay Waxaana u sheegi jiray inuusan khayr igu jirin ee uu amaan isiiyo Kii mid ka wanaagsan ayuu Alle Igu soo Aadayyy oo maanTa wada soconaaH AsnaH haduu khayr igu jiroH I.n calafkeyga wuu noqonayaaH🤲😩

    • @RuunRashiid
      @RuunRashiid หลายเดือนก่อน +3

      Amin abyo

    • @YAA-dd4tr
      @YAA-dd4tr หลายเดือนก่อน +2

      Yaa😅

    • @maryankeyf4017
      @maryankeyf4017 หลายเดือนก่อน +2

      Waa run abyo qof ilhy kula jclhy ayaa helaysaa

    • @FadumoHassanJama
      @FadumoHassanJama หลายเดือนก่อน +2

      Sawda wankutagera Hore usoco wll mcn❤🥰

    • @sacdiyockarim5938
      @sacdiyockarim5938 หลายเดือนก่อน +2

      Amiin amiin dhamaanteen

  • @Honan-cd8mm
    @Honan-cd8mm หลายเดือนก่อน +4

    Alle Ha kaa abaal mariyo Habibti 👸🏼🫀

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan หลายเดือนก่อน +3

    Alla Abdale waxbaa ku dhacay asaga jisaar ahaa qof baa keli siiyey markasu raacey qof aan qiimeyneyn

  • @SharifoCariif
    @SharifoCariif หลายเดือนก่อน +3

    Maasha allaah ❤❤❤❤❤ 😮😮😮😮😮

  • @ubahfarah3135
    @ubahfarah3135 หลายเดือนก่อน +3

    Asc Abaayo manshaa Allah waa qiso cajiibah❤❤

  • @XalwoMacalin-xz9zr
    @XalwoMacalin-xz9zr หลายเดือนก่อน +19

    Asaxaabta sowdo qalib wan idin salamay waxaan inka codsanayaa duco will yar baa iga xanuunsan wadnaha dalola ba la yiri iigu soo duceeya alle dartii

    • @MahamoudLadan
      @MahamoudLadan หลายเดือนก่อน

      Inchallah allah aa Ku cafiyoo wll

    • @hoodoubax9953
      @hoodoubax9953 หลายเดือนก่อน

      Allah haku caafiyo wall caafimaad sariica inshallah 🤲🤲

    • @Sacdiyo-s3b
      @Sacdiyo-s3b หลายเดือนก่อน

      Cafimad tamah Allah siyo abyoy

    • @eynimuhammedabdullahi2760
      @eynimuhammedabdullahi2760 หลายเดือนก่อน

      Ilaahay cfmd taama hasiiyo

    • @XalwoMacalin-xz9zr
      @XalwoMacalin-xz9zr หลายเดือนก่อน

      Aamiin wlle

  • @ixsaanmaxamed1990
    @ixsaanmaxamed1990 หลายเดือนก่อน +6

    Aleylehe Gabadhbaa heshay wiilkaas abaalkiisa ayeey marisay sorry Qalbigu waa bakeeri dhooba ah oo la ilaashado haduu jabana ma kabno
    Wiilkaas abaalkiisii baa helay gabadhaasina wixii Naag nool samayn lahayd bay samaysay Mansha Allah🎉🎉🎉

  • @AliAli-kp1ry
    @AliAli-kp1ry หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allaah mama❤❤🎉

  • @SalmanDaoud-qg9sr
    @SalmanDaoud-qg9sr หลายเดือนก่อน +3

    سودة السلام عليكم ورحمة الله وبركاته مساء الخير. والله اني اتعجب قصصك التي تقدمينها واستمع كثيرا وشكرا

    • @Sabirinali-rn4wv
      @Sabirinali-rn4wv หลายเดือนก่อน

      luqad baad leedahaye luqadaada ku qanac 😏😏

  • @Aisha-r9y2l
    @Aisha-r9y2l หลายเดือนก่อน +10

    صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 หลายเดือนก่อน +1

      ❤Salallaahu❤caleyhi ❤wasalam ❤

  • @sumayowehliye-tz4hv
    @sumayowehliye-tz4hv หลายเดือนก่อน +12

    Runtii anigu qiso walba cashar iyo cibran ka ka bartaa kana qaataa , Tana waxaan ka baranayaa qofka biniadamka nimca walbo uu heysto in uusan dareemeyn joogsaneyna ilaa uu kala kulmo dhibaatada iyo xanuunkeda,runtii hadan biniadam nahay dhibaatada laftirkeda ayaa nimca noo ah si aan u kala barano wanaaga iyo xumaanta

  • @habibabare9753
    @habibabare9753 หลายเดือนก่อน +3

    اني. أحبك أكثر والله. اختي الكريمة

  • @CabdulQaadir1
    @CabdulQaadir1 หลายเดือนก่อน +3

    اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا وشفيعنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا دائما إلي يوم الدين

  • @Ruqiyoshiiqyusuf-lz6fu
    @Ruqiyoshiiqyusuf-lz6fu หลายเดือนก่อน +5

    Sawda allaha kuxafiďo mmammo

  • @ZuzanOsman-q4f
    @ZuzanOsman-q4f หลายเดือนก่อน +2

    Mashaaa allh sawda qalib allha kuxafido manta ana ugu sohoreyay

  • @NajmaCali-r8s
    @NajmaCali-r8s หลายเดือนก่อน +12

    Anaa ugu horeeyo❤❤❤❤

  • @sacdiyagobeey7516
    @sacdiyagobeey7516 หลายเดือนก่อน +4

    Abdullah wuu istaahilaa Abaal Laawe buu ahaa.👍👍👍

  • @hibaturahman01
    @hibaturahman01 หลายเดือนก่อน +6

    Waa kaas caqliga nimanku😢 hadaan Kali aan leeyahay nin u bixiyaba

  • @munaadnanabdo1646
    @munaadnanabdo1646 หลายเดือนก่อน +24

    Sawday hoyoday ee ducaya wll iyadu xanunsaniys1 bay ku dhawaniysa ee ducayiiia ilahy darti inu ilahy cafimad taama siiyoh

    • @SumayoMaxamedMayow
      @SumayoMaxamedMayow หลายเดือนก่อน

      @@munaadnanabdo1646 alle ha inoo caafiyo hooyo macn xabiibti

    • @Qabuulcqaadir
      @Qabuulcqaadir หลายเดือนก่อน +1

      Allah ha caafiyo qali❤❤

    • @AishaAbdiNuur-bs5zg
      @AishaAbdiNuur-bs5zg หลายเดือนก่อน

      Allh caafiyo wallo

    • @Hula_hula-f
      @Hula_hula-f หลายเดือนก่อน

      Ilaahay ha caafiyo Hooyo iyo umada islaamka qof walba oo xanuusan

    • @deeqamoktar5778
      @deeqamoktar5778 หลายเดือนก่อน

      Allaha caafiyo cafimad taam ah

  • @MarwaHassan-i9r
    @MarwaHassan-i9r หลายเดือนก่อน +7

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 หลายเดือนก่อน

      ❤Salallaahu ❤caleyhi ❤wasalam ❤

  • @Shankarooneeyy
    @Shankarooneeyy 17 วันที่ผ่านมา +1

    Habo Sowdo xafada dhan baa ku dawata wlhi macala caruurta hooyo kuligeen wan ku jecelnahy wanaagagana usabab horay usoco 🩷🫶🏻👸🏻

  • @nasraqaali75
    @nasraqaali75 หลายเดือนก่อน +8

    Painful story. May Allah make things easy for him. Amin.

  • @Filsan-o1o
    @Filsan-o1o หลายเดือนก่อน +2

    Ax xanun badana dadka wanagsan wa sidas dadka xuna wasidas maskin wilkas 😢🤲

  • @OsmanHaji-ig7tr
    @OsmanHaji-ig7tr หลายเดือนก่อน +3

    Gabadhey Sawda, aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay. Aniga aad iyo aad ayaan ugu xumahay Cabdalla wuxu uu sameeyay. Qof nafteeda barkeeda ku siiyay inuu sidaas yeelo ma aheen. English proveb: ( Love is Blind ). Cabdalla hadda wuu khasaaray. Wuxuu istaahilay ayey ku samersay. Cabdalla hadda wuxuu teagan yahay ( أسفل السا فلين )

  • @kayserimedia
    @kayserimedia หลายเดือนก่อน +24

    Drs Sawda Anigoo Qisada Lafajacsan Ayaa Kaa Maqlay Mac Sokor Ku dhahday Ninka Sheekada ku Socoto 😂😂😂😂😂 waan Qoslay 😂😂😂😂

    • @SUMYACrisaq
      @SUMYACrisaq หลายเดือนก่อน

      scw❤❤❤❤❤❤

  • @nortaabdinoradow262
    @nortaabdinoradow262 หลายเดือนก่อน +5

    ربي اختر لنا بما تراه خيرا لنا

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 หลายเดือนก่อน +4

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaashey mcn sowda bilaneey allaha kubarakeeyo

  • @AaminoNuur-fg9sy
    @AaminoNuur-fg9sy หลายเดือนก่อน +5

    Wlhi qisadaan wa cajiiiiiib ninkas wey ku haboneyd in sas logalo gabadha ilmaha u dhasheyna walee wa gabr go an biyo kama dhibcaan ah leh m a

  • @sumayowehliye-tz4hv
    @sumayowehliye-tz4hv หลายเดือนก่อน +8

    Wlh sowday wlh sheekadiiba filim camal iigu sawirtay jawahir iyo cabdalah qosolkey iga dhameyen 😂😂 wlh sowda waxaan ku jeclahay markey qisoyinka ka shekeyneyso filim ahan waa u sawiran kartaa waba talentigeeda ayna cidina soo Gari karin❤❤🎉😂😂

    • @nasrasaid4665
      @nasrasaid4665 หลายเดือนก่อน +1

      Ma aragty horty caadi aaba u sawiranee qisada m.a

  • @MilgoaliMaliija
    @MilgoaliMaliija หลายเดือนก่อน +18

    Wallahyga qaliga wan idin salamayaa team sawda ❤😊

    • @Samiyohh
      @Samiyohh หลายเดือนก่อน +3

      Wakaqadnay😍💗

  • @duniyosarmaney8631
    @duniyosarmaney8631 หลายเดือนก่อน +4

    Qofka wanagsan dacada ah halmar hadey dudan ma sahlaana iney kucudur daraan ama ey ku tanasulan wa ha itaban kuma tabahaye

  • @nurocabdullahi
    @nurocabdullahi 5 วันที่ผ่านมา

    اللهم صل على النبي محمد

  • @IqlaasCabdulahi-p5n
    @IqlaasCabdulahi-p5n หลายเดือนก่อน +7

    Shalay ilaa saakay wxn dhageesanayay sheekoyin kagi horay xitaa anoo horay ufiirsady sifiican imaadn yeelin

  • @FihiimaIbraahin-g4u
    @FihiimaIbraahin-g4u หลายเดือนก่อน +5

    Ala sawdaay wad la raagtay 😢❤

  • @fatimaali4343
    @fatimaali4343 หลายเดือนก่อน +1

    Subhanallah may Allah guide all of us Ameen and help us

  • @SuwaidaNuur
    @SuwaidaNuur หลายเดือนก่อน +51

    intaan sheeko maqlaaye tiii ugu macaneyd 😂😂😂 waa naag nool wlhi ❤

    • @istarcali7365
      @istarcali7365 หลายเดือนก่อน +2

      Haa😂❤

    • @KawsarAbdulwahab
      @KawsarAbdulwahab หลายเดือนก่อน +3

      Wlhi marki hore wankufaraxay iney kataktay lkn marku yiri waxey itiri hada damir lethahay mardanbe haiso agistagin waan kanaxay abdala 😢 waxa ficined iney iskacafitho elen rabigi umay ayu waxa arakatay kusubiya hada rabi wuucafiyaa 😢 marka hadey cafin lehed janeey kuhelilehed

    • @Fatma12120
      @Fatma12120 หลายเดือนก่อน +3

      Yaaaa inay iska cafiso aa 😅😅😅 waxaa barato waa baaskaa bay somalidu dhahaane bari intui mid kle so jeclaado oo so guursado markay kuso xumaato inu hadana so noqduu rabay mac sokor bay ku thy ​@KawsarAbdulwahab

    • @shukrisharaf1358
      @shukrisharaf1358 หลายเดือนก่อน

      Haa xaliimo hada nahay farxad no tahay😂😂

    • @hamdiabdirahman8901
      @hamdiabdirahman8901 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂 waa naagtii iigu fcneed

  • @AsmaAdan-kb4wf
    @AsmaAdan-kb4wf หลายเดือนก่อน +6

    Walhi waxy Marisy abalkisa sax doqon weyaan sawday raguu abal maleh wll sido kale wajiii maleh

  • @nasraqaali75
    @nasraqaali75 หลายเดือนก่อน +2

    اللهم صلي على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد 🎉❤🎉❤🎉❤

  • @ixsaanmaxamed1990
    @ixsaanmaxamed1990 หลายเดือนก่อน +3

    Asc wr wb
    صلي الله عليه وسلم
    الحمدلله حمدا كثيرا طيبا مباركا فيه اللهم اغفر له وأرحمه وأعف عنه وأكرم نزله ووسع مدخله واغسله بالماء والثلج والبرد ونقه من الذنوب والخطايا كما ينقى الثوب الأبيض من الدخان اللهم آمين يارب العالمين
    Dhaman mowtaadkeena rabi haw naxariisto
    danbiyadooda rabi
    hadhaafo amiin Ducadu waa cibaado nolol & geeriba

  • @KhadiijoshAbuukur-p4x
    @KhadiijoshAbuukur-p4x หลายเดือนก่อน +8

    Scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤ sawda qurux. MashaaAllah ❤❤❤❤🎉🎉

  • @sundusmohamed9938
    @sundusmohamed9938 หลายเดือนก่อน +10

    وَعَسَى أَنْ تَكْرَهُوا شَيْئًا وَهُوَ خَيْرٌ لَكُمْ وَعَسَى أَنْ تُحِبُّوا شَيْئًا وَهُوَ شَرٌّ لَكُمْ وَاللَّهُ يَعْلَمُ وَأَنْتُمْ لَا تَعْلَمُونَ"

  • @NaimoMohamed-lz1ry
    @NaimoMohamed-lz1ry หลายเดือนก่อน

    Masha Allah. ❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤

  • @Sacaada72
    @Sacaada72 หลายเดือนก่อน +4

    Ukumaaan yahy walahi insas logalo bal murerkiisa iskahysto

  • @DhoolAhmed-d5s
    @DhoolAhmed-d5s หลายเดือนก่อน +1

    Nimcadu ku celcelin ayey rabtaa marka lagu jiro, alle ha noo dooro wx wngsan oo khyr noo wada ah.
    Sowdaay hbeen dhawyd ayd ka sheekaysay sheeko cabsi ah oo ahyd gabdhii dawanaysay filmka cabsida ah ee 3da qaybood ahyd midaas sidaan u daawaday ilaa hada cabsi kama bixi adkaartana wlhi kama tago, lkn sheekooyinkaagu waa 💯 masha allh aqliga iyo cilmigaba alle ha kuu barakeeyo xbbti ❤

    • @HaliimaAbdulahi
      @HaliimaAbdulahi หลายเดือนก่อน

      Abyo goorme sodaysay cabis wan ka hela

  • @hakiimmaxamud9399
    @hakiimmaxamud9399 หลายเดือนก่อน +4

    Waxaan ugu jeclahy sawda marka aad tiraahdid markey sheekada isku dibadhacsan thy muqaalkana like aad saarateen❤❤❤ keep going ♥️

  • @SharaCiisaa
    @SharaCiisaa หลายเดือนก่อน +2

    Waa istaahil macsokor waa run ted xubnaheedidi qaaliga aha bay usaartay ma istahoshaa in nag garooba laga guursadoh 😂 sowda wan ku salamy xbbti WA IGA qoslisay

  • @KadanAliIsa
    @KadanAliIsa หลายเดือนก่อน +4

    Kkkkk wallee abaalkiibaa helay.
    Ka guro garawga muudh muudhay.
    Baa ku dhacday.

  • @MaryamSulaiman-kn3nh
    @MaryamSulaiman-kn3nh หลายเดือนก่อน +2

    عسى ان تكرهو شيا وهو خير لكم وعسى ان تحبو شيا وهو شر لكم والله يعلم وانتم لا تعلمون
    صدق الله العظيم❤

  • @KowsarAli-k7z
    @KowsarAli-k7z หลายเดือนก่อน +4

    Waa sababta loo yidhi qof aad how jeclaan nici doontid na mooyee qofna aad how nicin jeclaan doontid na mooyee

  • @CaishaMaxamed-w2i
    @CaishaMaxamed-w2i หลายเดือนก่อน +4

    Wcs صلي الله عليه وسلم ❤❤❤

  • @sawdaaxmed4705
    @sawdaaxmed4705 หลายเดือนก่อน +4

    Sawda bilaneey mnta saa kuu tabay lee jikadaa ku cidloobe wlhi🥹TH-cam layda dhn codkooda igu socon wye ilhow nooka xafid codka io cfmdkaba kuu dhowr❤

  • @fardowsabarkhad4942
    @fardowsabarkhad4942 หลายเดือนก่อน

    Sallalahu caleyhi wasallam sallalahu caleyhi wasallam sallalahu caleyhi wasallam sallalahu caleyhi wasallam sallalahu caleyhi wasallam ❤❤❤

  • @AbdikadirMaalim-l9t
    @AbdikadirMaalim-l9t หลายเดือนก่อน +5

    Wcs scw scw scw scw scw scw scw abayoo maficnatay mantawanfaraxnay

  • @Anisoahmedyusuf
    @Anisoahmedyusuf หลายเดือนก่อน +1

    Sawday m.a walhi abayo mcn sida canlkada ubartayba xita sida kubilowda arkayaba ano kaldhahay m.a wallqaliya qalbiwanagsanatahay allh kuxifdiyo abaayo ❤❤❤❤❤

  • @NaimoMohamed-lz1ry
    @NaimoMohamed-lz1ry หลายเดือนก่อน

    Asc. Abaaya. Masha Allaha. ❤❤❤❤❤❤❤

  • @SacdiyoSacdaa
    @SacdiyoSacdaa หลายเดือนก่อน +3

    Waraaqaha fiiri ayaa aad ukuqoslay caqdi zawaaj nakadhexeeyo