KHADAR XIIRANE SABARAD BAA LOOGU DHIIBAY NINKA GAABAN SI UU MADAXTOOYADA UGA ILAALIYO,KII CASAANA..🤣

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 39

  • @nasiim9635
    @nasiim9635 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Caliyow Ana maantan bartay haybta 😂😂😂 thanks caliyow wan ka dhimanayna ilma magaado

  • @ahmedaydiddiriye2089
    @ahmedaydiddiriye2089 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Adero diinta ha qawadina waa halkii ugu fiicnayde

  • @MohammedMuhumed-yb6uh
    @MohammedMuhumed-yb6uh ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mudane cali aar Hambalyo Hambalyo Hambalyo mudane magacaa hajiro aamiin aamiin ❤❤❤🎉duul duulna waan kaa badalay maanta lagabilaabo naynaystaadu waa aar mahadsanid ❤❤🎉

  • @JamalAli-pz6kn
    @JamalAli-pz6kn 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    GEESI QARAN ALI ISMAIL❤❤❤❤❤❤❤❤❤VIVI KULMIYE

  • @abirashiidaadan3496
    @abirashiidaadan3496 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Huwantii hursanayd ayaa habar jeclo ku neef satay
    siyaasadu ciyaar ciyaar maaha

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Oo dawladdii isbedel doonka loogu codeeyey ma waxay isugu biyo shubatey abaan in looga noqdo wasiirada

  • @Mohamedabdiosman-dj3mn
    @Mohamedabdiosman-dj3mn 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Added dadka waanu iska xignaa oo magaado ayaa hooyo noo ah ilaahay ayaa ka dhigay

  • @alijaamac2952
    @alijaamac2952 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Habarjeclo 5 wasiir baay leedahaay

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    ISMAACIIL YARE BAGAA LA ERYAY IYO CALI MADAXWAYNE CIRO QOF CAYTAMAYA MUXUU KU FALI OO DIBJIR AH

  • @YaasinMaxamud
    @YaasinMaxamud 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Awal waa shariifo habar magaado ma aha adeer

    • @saynabSr
      @saynabSr 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Toljeclo hooyadood waa akisho afarta ba xabuusho waa afarta kale,

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Maxay la xanaaqeen ma iyagaa waayay qof kale ayaa waayay

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waar inta Reer Somalilandnow aad ka sheekaynaysaan Wasiiro iyo dawlad yay xukumayaan?? Waar wadanka horta Difaaca Acuudubilaah 😮😮😮

  • @mohamedhersi2491
    @mohamedhersi2491 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Suldanka halay waa Isaxaq Caree maaha Ismacil Caree

  • @AbdicasiisMaxmed
    @AbdicasiisMaxmed 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aliyoow hoono nala saayir ininkaa na waale

  • @khiremohammed
    @khiremohammed 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Dawladu dadkodhan magadhayso wax laqadiyana habarjeclo ayaa logu qatey kabax waxaas dadkan awelba habarjecla ku Kala hagogataye inagada qayladoodii baaban kanasanay naye 5 years

  • @somaliland4ever484
    @somaliland4ever484 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cali DUUL DUUL GEESI QARAN ❗️

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Abwanku runta ayuu sheegay wlee reeha waa kala yaqaanaa

  • @QaadiroAhmed
    @QaadiroAhmed 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    WAA MXY WAXAD BILAWDAY CALAW ANAGA SHARIIFA NA DHASHAY WAAXAY CADHADASU TUMAL BA IDIN DHASHAY MIYAAD KA WADAA

  • @guledjirde2818
    @guledjirde2818 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc. Inaadeer. Haberjeclo. Hadelka. Ama. Runta. Lagama. Meereysto. Xirsi. Maxamuud. Xaashi. Beenmadow. Iyo. Iyo. Xal. Maxaa. Sidii. Allaa. Yarxo. Mudane. Maxamuud. Maxamed. Siiraanyo. Ceerigaabo. Iyo. Soll sanaag. Halkuu. Ka. Joogey. Waa. La. Ogaa. Ciro. Halkaa. Dhig. Xirsi. Buurmadow. Maxamuud. Iyo. Inta. Kale. Maxaa. Habarjaclo. Dagaalka. Loogu. Eegayaa???? Ciro. Aawey??? Sidii. X. Muuse. Maxaa. Buurmadow. Xirsi. Maxamuud. Ceerigaabo. U hadli. Laayiin?????

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    MAXAMUED XASHE SOOKI KUU LIIQYE SOMALILAND WASIRO DOWLA

  • @ahmedaydiddiriye2089
    @ahmedaydiddiriye2089 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    8 ayaa jirta

  • @m.khadarhassan8637
    @m.khadarhassan8637 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waligeedba waala ogaa inuu reer sheekh isaxaaq Magaado iyo Xabuisho ahaayeen Yihiina laakiin waxaa sidoo kale kasoo horjeeday waligoodba Habar jeclo in Habar Awal iyo Garxajis Magaado wada yihiin, xitaa buugaag been abuura ayay ka qoreen, waataa Cali oo sheegta Suxifi cadho hadlaya ee meela kale ula kacaya Islaantii Magaado ,waanay ka siman yihiin dhamaan Ilko yartu

  • @Mohamedabdiosman-dj3mn
    @Mohamedabdiosman-dj3mn 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ismaaciil yare I yo cali gurey hadii la eryey wey ii dhan tahay maantaan gam ayaa ee ogaada

  • @Sirad47
    @Sirad47 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Siyaasadda dacawada lagama dhamaado. Walaalihii reer sh.Isxaaq ayaad Xabuushana isku duubteen magaadana kala firdhiseen sidaasaad kaga badiseen.dacawo waa dacawo. Kkkkkkkkkk

  • @Hassanaliaxmed
    @Hassanaliaxmed 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ANIGAA. BADA. IDIKATALABINAYA. KKKKKKKK

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aqaali. Xumadoodaa. Ma. Ceerigaabay. Moodeen. Laascanooda. Oo. Kaale. Waar. Huwaanaatu. Way. Riyoonasaa. Maalin. Caad. No. Kaalkacaayo. Misakiin. Huwaada

  • @suldaanfaahiye7548
    @suldaanfaahiye7548 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xirsi xukuumdan cusub ma hun guraysna iyo wasiir toona wuxu sugayaa 5 sanee danbe kkkk

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    HUUNDU MAAHA TUUGE WAXADA RAABTO KUU HAADLE

  • @FoosiyaMaxamuud-xy2wy
    @FoosiyaMaxamuud-xy2wy 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Caliyaw yabanayee Ma Aragtaa, (Lacagtan Dadka Sameyee Ee lacagtu Dad kaama dhigeyso) Waar Imaanka la eegayaaye Suga Wali Xaqiiqdu waa Maqantay!!??🧠✍️⚖️🔑🕋🕌🤽🫅S/la,aand

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ha iska muso ninkasiye
    Midh maad segin calow
    Huunana cano kumalay

  • @XasanCisman-iv7qv
    @XasanCisman-iv7qv 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    She.yuusuf.muxuuawawkunogday

  • @AbdiMohamud-wu9kp
    @AbdiMohamud-wu9kp 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Calow muusa abokor laba wasiir buu haystaaye yaad utaqaan muusa sheekh isixaaq halkaa ka ooy maxamud xaashi baa habar jeclo ku hogaamiya siyaasada 30 sano ee soo socda

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cali caac maxaa kaa yala duli sanaag lagaa qasay mxaad ka ogtahay dhulbahante igaa ceerigaabo leh ha waalan saaxiib

  • @CabdireermagaalReermagaal
    @CabdireermagaalReermagaal 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂

  • @mussejama311
    @mussejama311 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Duqaan 80 jirka maalin kasta dad muslina dhiigood in ladaadsho uqiiraysan!!
    Umadaan intee usocotaa!!??

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      KUWA DAGAAL KA WADA WAAD KA INDHOLAADAY!!!!!.
      MUNAAFAQ BAA LA YIDHAA, WAXAAS!!!.