''Reer Sheekh Isxaaq Waa Carab Oo Badday Kasoo Talaabeen Haddii ''Wasiir Hore Mahdi Cismaan Buuri
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 14 ธ.ค. 2024
- #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com
Masha Allah marhadii madhibaan wasiir noqday barina tumaalbaa madaxwayne noqone u duceeya
issaaq
maya maya waar hayn waalina waxaynu nahay afrikan muslim ka taariikh weyn carabta aad sheegaysaan ,xataa farciintu inagay ahayeen
🙏🙏🙏🙏.....Aad baan kuu salaamey sxb Mahdi.
😂😂😂 waa niinki oo horeeyaay ee naguu qabtaa waa ruun waa idiin dhaftaay imikaan boqolaal sano aya kaa dambeysaay oo waay taarmeen oo waay kaa bateen dadkii hore oo jogaa,,,hadanaa reer Somaliland aya lawadaa yahaay oo wadaa jiir aya hormaar laagu gadhaa
Love you ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂
Idnba wadanka waad timaadeen oo waxaad ahydeen reer binu Israel 🇮🇱 waliba reerka la yidhaahdo binu xaniifa kaas o laga eryay baytal maqdis markaa Dhulka waa la wada yimi
Guio
Dadka Sharafta u saxibka ah sida ninkaa,in laxusho ayay mudanyihiin
Isaaq Carab maaha,mana soo talaabin e waa wadanyihiin.
Waa dad Gabooyaha asal la wadaaga.
Inta badan waa Yibir iyo Muuse dhariyo asalkooda qariyay oo Carab sheegta.
Anigaa bartay taariikhda.
Waaa Baydari kingdom ee Isaaq Maxamed Xinif.
Isaaq Maxamed waa dad Yibir ah.
Waaa dadka maanta sheegta Isaaqa ee Carab lagu sheego.
Mahooyada bay wasen markaa😂
Runtii weeye intaa uu kasheegay markhaati ban ka ahay ''Allah u amani mayno Adoomihiisa
Maxa la idin kala yidha Anigu maba kala aqaan Adeer na bar magacyada aad raali ka tihiin Gabooyna wan tuurayna
Haa Cid na Bartaba ma arag iyaguna way ka xishoodaan
Adigu waxaba maad tarin nio waxad ku qanacaday wasiir ku xigeen
Saab tv ninkan hanaloogeeyo maxkamada
Kkkkk todobo sano ayd joogte ma Hal masaajid ayee dhiseen miyaa mida kale maxaad wax u qaban weydey 7 sano?
Carab ma nihin. African ba nahay madow ah.
Suaal muxuu muuse biixi gabooye kaga Deen waayey?
Cismaanow reer sh isaxaaq gabooye idin may bixin dulnigana waxa idinku sameeyey kuwii aad la dhalateen reer sh isxaaq dulmigaa shqo kuma keh
Magac wasiir macno malaha hadi wax matare
Ninkaa maxkamad ha naloo saaro waayo reer sheikh isaaq baan ahay aniguna awoogaygay waa fircooniyada kaasoo kalena ha warayasanayne
War sh isxaaq faraacin Manhattan waa soo galooti dhubagate iyo qaybto Kala ah faraacin
Ma inaad fircoon jahannama la gasho ayuu hankaagu ku siiyay.
Waar Allaah u toobad keen
Imika ma carab ayaan ahay 😅😂
Waliba tafiirtii nabiga ah scw
Ader carab ha nagusoo dhisin nijaasta
Gabooye waa magac dadka aan Somaliland udhal aay kusoo tuunbo raacaan, Somaliland dad dalka u dhashay ha laga daayo maga gabooye,
Dadka Hargaisa lahaa waa Muse dheriyo
ISAAQ LAMA YAQAAN MEEL UU KU AROORO.
MAR WAXAY SHEEGTEEN CARAB
MAR IRI SAMAALE OO SOMALIYA
MARKII UGU DANBEYSAY WAXAY NOQDEEN OROMO..
Waxaan ku odhan lahaa hadaad naagtahyna gurigaaga xaadho hadaad nintahyna hooyadaa ka ilaasho alshabaab
Inata waxa udheer inay hooyadana saarten😂
Caado qaate umada ka hor leexo
Xishoo
Lafta nageeeye
War carab maaha ee waa LAFT NAGAA 😂
Waa dir lagt nigaana waa dir taasaa sax ah
Lafta nageeye mashruucaasi dhamaaa
Laftiinagaa raysalwasaare xamzan ka maqalay CBB daa buun buunisaye reer shiikh isxaaq waa aalubeytkii rasuulka maanta maalin nasab lagu murmo ma aha DNA baa jira