ABDULQADIR AJ IYO IKRAN JAMAC HEES CUSUB OO KALA KACSAN HAYEE HAYEE :SHOWGII GOOD BYE IKRAN JAMAC

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 14

  • @faizam523
    @faizam523 9 หลายเดือนก่อน +2

    Heestan Ikraan aad bey u keentey👏👏👏👏👏👏❤🌺🌺🪷💐⚘️🌹❤️

  • @fitamiinoos
    @fitamiinoos ปีที่แล้ว +6

    Waaaaaaaaaaw my legend s noolaada

  • @Ayatulle_Wise_Man
    @Ayatulle_Wise_Man 5 หลายเดือนก่อน +1

    AJ waa nin fiican waa dadkii ugu horeeyey ee UK aan ku barto ee isoo dhaweeyey. Hees cajiiba xusuustii Kinsi iyo Xarago AUN.

  • @mustafehirsi592
    @mustafehirsi592 ปีที่แล้ว +1

    Heestani ma cusba Kinsi x aadan baa qaadi jirtay Allah ha u naxariisto

  • @moustaphaawalehsougueh2809
    @moustaphaawalehsougueh2809 5 หลายเดือนก่อน

    XASUUS OYIN LEH WEEYI. HEESTI KINSI XAAJI ALLAH HA U NAXARIISTO. SI FIICAN BAY UGU HEESEYN.

  • @ibrahimhaddi7417
    @ibrahimhaddi7417 ปีที่แล้ว

    Waww waxaas ayaa cod ah cod dahibi. Alaha kudaayo adiga iya AJ

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 ปีที่แล้ว

    Axmed Zaki.AJ.Iyo Ikraan Libaaxo 🎉

  • @sshigsshigow
    @sshigsshigow ปีที่แล้ว

    XARAGO IYO KINSI XUSUUSTOODII MAASHAA ALLAAHHH

  • @HODANMahamed-q6l
    @HODANMahamed-q6l 23 วันที่ผ่านมา

    Asc halyo

  • @CUUDso
    @CUUDso ปีที่แล้ว

    WAA HEES CUSUB KU LAHAYDAA 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

    • @faizam523
      @faizam523 9 หลายเดือนก่อน

      Dadkan youtub wax soo gasha waxaan u kala garan waayey 1990 wixii ka danbeeyey dhasheen iyo iney magaalooyinka soo galeen dhawaan oo aaney hore u joogi jirin meel heeso lagu dhageyto.😂😂😂

    • @fanole55
      @fanole55 3 หลายเดือนก่อน

      Heestan ma cusbo, waa early 80-meeyadii soo baxaday. Waan xasuustaa 78 kii annagoo u xaraysan ciyaaraha gobolada aan xerada ku dhegeysan jirnay.

  • @amalali4067
    @amalali4067 ปีที่แล้ว

    Hees cusub hahahaha

  • @mustafehirsi592
    @mustafehirsi592 ปีที่แล้ว +1

    Waar maxaa dhacay raggii mee. Barigii hore Xaflad dumar kali ahi may jirin. Imika waa aroos dumark ah. Xaflad dumark kaliya ah. xagee ayaa habluhu rag ka helayaan. Meeshu waa qurbee kala qarinina gayaanka.