ABDUQADIR AJ IYO FADUMO IMAAN HEESTII DHAB U FIIRSO WALIGAA 2022

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024
  • SPECIAL THANKS MILAN PALACE /
    PLEASE LIKE AND SHARE / @faizareaction

ความคิดเห็น • 36

  • @hilaacmedia
    @hilaacmedia 2 ปีที่แล้ว +6

    Heesta fanaaniintii hore uqaaday kusoo qora labadan heesta ma laha
    Way ku joog joogsadeen heesta. Qaasaali.iyo magool labadaba alla haw naxariistee

    • @MaamoMako-z6v
      @MaamoMako-z6v หลายเดือนก่อน +1

      Heestii magool dhab ufiirso

  • @samsamadam9641
    @samsamadam9641 2 ปีที่แล้ว +4

    maasha Allah faadumo iimaan waad keentey magool what a voice waah waah wow ya salaam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊

  • @idiristempo6561
    @idiristempo6561 2 ปีที่แล้ว +4

    Waaaaaw eshcalaa hees labadeyda fanaan fatima imaan iyo abdulqadir aj well done 🌷 faisa amir Sanadka burhantada kacsan 🙏🏼💯🏆saas weeye iska fiiri

  • @amxaar
    @amxaar 2 ปีที่แล้ว +3

    Aj. Fanaan. Dhameystiran. Meel walba gali kara👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽

  • @libaaxlaywabar834
    @libaaxlaywabar834 ปีที่แล้ว +2

    Dhab u fiirso. Wa hadal ad u qiimo badan. Cashar aya ku duugan heestan. Wa hees qaaliya... AJ & FADUMO IMAAN. RESPECT

  • @nasserpokie
    @nasserpokie 5 หลายเดือนก่อน +1

    Origin : waa Sidan
    Alifay Midhaa: Abwaan Mohd ibraahin Warsame (Hadraawi)
    Codka: Mohd Warsame Qasaali + Xaliimo Khaliif Cumar (Magool)
    Taariikhda : 1972
    Riwaada : Hadimo ( curintii - Hadraawi)

  • @umamin5463
    @umamin5463 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah habo horumar wanaagsan

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun5949 2 ปีที่แล้ว +3

    ASC SCW THEN KEEP GOING INSHALLAAH TACAALA

  • @qadarc1
    @qadarc1 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah horumar WACAN 👍🙏🔥

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 ปีที่แล้ว

    Waad keenteen heeskan, musig cajiib ah iyo 2 fanaan oo cod mcn

  • @rahadeyadam9642
    @rahadeyadam9642 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaah hees xusus badan waye 🙏🙏allaah hau naxaristo fanadenii qaran ka haliimo qaliif magol 🤲

  • @sodishey8221
    @sodishey8221 2 ปีที่แล้ว +2

    Abdikadir AJ wankuwata Ather mcn

  • @fardousadan9298
    @fardousadan9298 2 ปีที่แล้ว +1

    Well done 👏 faiza thanks 😊

  • @Abasmohamud
    @Abasmohamud 2 ปีที่แล้ว

    xasuus U N xaliimo khaliif magool iyo maxamed warsame qasaali heesta si fiican ayeey u qaadeen labadaba

  • @せんぱいナラ
    @せんぱいナラ 2 ปีที่แล้ว

    Al fanaan qasali iyo magool ayaa heestan qaadey allahaunaxaristo

  • @Mohamed...nasiib
    @Mohamed...nasiib 2 ปีที่แล้ว +3

    Ok ok Aj 👌

  • @saamiyareofficialchannel9130
    @saamiyareofficialchannel9130 2 ปีที่แล้ว

    Xasuus mashallaah remembered me my younger age 19989.....1999

  • @fitamiinoos
    @fitamiinoos 2 ปีที่แล้ว +4

    Labo fanan qaran cod macaan noolaada

  • @せんぱいナラ
    @せんぱいナラ 2 ปีที่แล้ว +1

    Xasuus hees aan yaraanteydi iskuulka ka qaadi jirey 1986di

  • @daacad5731
    @daacad5731 2 ปีที่แล้ว +1

    Faaduma iimaan esh calaa cod

  • @amxaar
    @amxaar 2 ปีที่แล้ว +3

    Gabdhan. Cod. Caadi maahan. Wey. Keentay

  • @dura4951
    @dura4951 2 ปีที่แล้ว

    Wooooow caguye hees qurux San xaliimo qaliif cudkeda weykentay iliket😘

    • @abdimuse7911
      @abdimuse7911 2 ปีที่แล้ว

      Codkii Xaliima Qaliif AUN Meeyna Keenin Mana Keeni Karto, Ee Weey Dadaalaysaa bes....Xaliimo waa Boqorada Fanka AUN Cid Hor istaagi kartana Majirto Arinkaaz

    • @dura4951
      @dura4951 2 ปีที่แล้ว

      @@abdimuse7911 allaha unaxariisto magool adaye ucudwanagsaned cidkahor istagtana majiran lakin faduma iimaan iyadana adaye ucud macaantahay wena kenta cudka magool 👍💯👌

  • @MaamoMako-z6v
    @MaamoMako-z6v หลายเดือนก่อน

    Heestii dhab u fiirso

  • @yussufmuktar7515
    @yussufmuktar7515 4 หลายเดือนก่อน

    Faduma iman hesta weydishe 😭 mogol ilahey haunaxaristo

  • @faraxciid1166
    @faraxciid1166 2 ปีที่แล้ว +4

    Řhnnn nnnnnnn normally.m..

  • @moussafahya3691
    @moussafahya3691 ปีที่แล้ว

    Cet chansons de magol et Egal est ma prefere.

  • @jiijaawees465
    @jiijaawees465 2 ปีที่แล้ว +2

    ك
    .

  • @aimhighereducationlink2514
    @aimhighereducationlink2514 ปีที่แล้ว

    Filanmaysid meel dheer

  • @CC-uh8ed
    @CC-uh8ed 2 ปีที่แล้ว

    Beautiful voice xxxxx

  • @nasrahussain4398
    @nasrahussain4398 2 ปีที่แล้ว

    Bythe way heesTan waa xaal dadki laHaa Baa kuwacaana runTi

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 2 ปีที่แล้ว +1

    Faa'iza wakhti badan ayaad fanka hadda kor u qaadaysay, please marka hees aad soo geliso, waa inaad xustaa; abwaankii, fannaaniintii, laxanka ciddii samaysay, haddii kale waa tuugo cad, copy right, macno yeelan mayso,
    adna magac xun bay kuu tahay,

  • @ahmedkahin6569
    @ahmedkahin6569 4 หลายเดือนก่อน

    imay cajabin labada cod hargeysa taga

  • @walaalqaaaliah3222
    @walaalqaaaliah3222 2 ปีที่แล้ว +1

    Put on hijab Nita shaytan fear allah