HEESTII WAN KULA FULEE FARASTII JACEYLKA NASRA BAASHARAX IYO SACIID DAAUUD OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024
  • subscribe for more videos 2021

ความคิดเห็น • 192

  • @cabdicaziiz7639
    @cabdicaziiz7639 2 ปีที่แล้ว +149

    Heestan xasuus gaar ah ayay ii leedahay wllhi inta iga dambaysa like ii taabta wllyal ha ii haqarina hadaa iiga dambaysan

    • @MaxamedCali-et2ey
      @MaxamedCali-et2ey 2 หลายเดือนก่อน +1

      Sido kale aniga xitaa xasus ayey iledahay❤❤❤❤❤❤❤

  • @axmedxayoow7.
    @axmedxayoow7. 3 หลายเดือนก่อน +11

    Who’s watching 2024❤

  • @ahmedhonest5484
    @ahmedhonest5484 3 ปีที่แล้ว +23

    Gabadhan alle aya cod siye mansha Allah lkn quranka inad kuaqriso aya kufican walashey

  • @deqinabea4429
    @deqinabea4429 3 ปีที่แล้ว +40

    best song 🥰🥰🥰walhi wilka jecla uqadi jiray lkn hada ilama jogo iso duceya ina helo😭😭😭😭🤲🤲🥺🥺🥺💔

  • @mmaa8007
    @mmaa8007 3 ปีที่แล้ว +55

    Waaw I love this song and I love somalia iam from Russia 😏😏🤔🤔🤫

    • @imaancabdi7786
      @imaancabdi7786 3 ปีที่แล้ว +2

      Wow

    • @cabdiraxiinqays1265
      @cabdiraxiinqays1265 3 ปีที่แล้ว +1

      Russian so legends

    • @mohamedmahadhi8957
      @mohamedmahadhi8957 3 ปีที่แล้ว +5

      Sheeko miyaaa I am from Russia?

    • @somaliking7807
      @somaliking7807 3 ปีที่แล้ว

      We love you and love Russia, we don’t forget your support for Somalia 🇷🇺🇷🇺🇷🇺😍😍😍😍😍😍

    • @hodandool9937
      @hodandool9937 3 ปีที่แล้ว +1

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @zirilkacade7214
    @zirilkacade7214 3 ปีที่แล้ว +62

    Tiktok ayaa halkan I keentay heestan waan ka helay from hargaysa

    • @abdiomar2107
      @abdiomar2107 3 ปีที่แล้ว +2

      i hate hargaysa waa cunsuri somalida horumarkooda neceb

    • @fadumoahmet196
      @fadumoahmet196 3 ปีที่แล้ว +5

      @@abdiomar2107 hahaha ama jeclow ama necpow wxpa izma bdlyan 🤷🏻‍♀️

    • @saidmohamed4662
      @saidmohamed4662 3 ปีที่แล้ว +1

      Amba tiktok kasoo raacey heesta

    • @souadsiman_official9559
      @souadsiman_official9559 3 ปีที่แล้ว +1

      Kula mid aaan ahy

    • @abdikaniyusuf1912
      @abdikaniyusuf1912 2 ปีที่แล้ว +1

      Mashllah

  • @abdihusein9751
    @abdihusein9751 3 ปีที่แล้ว +22

    Heesha reer Xamarka wn 100/100 wn jclhy horumar wcn bn u rajaynayaah i love muqdisho caday 🙏🙏from kamapala

  • @muniirmohamed3818
    @muniirmohamed3818 2 ปีที่แล้ว +18

    Wan kula fuulaye faraskii jacaylke.......still watching 2022..... Somali women are beautiful, out of this world fabulous.

  • @sabariinxuseen2448
    @sabariinxuseen2448 3 ปีที่แล้ว +37

    Aniga wllhi Jecelaa i Haayo qofkaan jeclahay ima jeclo ane asiga La aantiisa majoogi Karo Allah waan kabaryaa inuu Calaf igu daro dhip walba wllhi waan umari karaa Dartiis love you mcn 😰🥀💋🙈😭😭😭

    • @aliyaabdi8892
      @aliyaabdi8892 3 ปีที่แล้ว +1

      ❤️🥺

    • @qamaralihussein9831
      @qamaralihussein9831 3 ปีที่แล้ว +11

      Isku day apyo noloshada inaan ciqaabin oo niyadana been ad u shegin qofaa ku jcleen marnaba niyada haracinin wixii uu alla ku qoro marnaba meel kama jiraan
      Markaa hda Calaf isku ledihiin marna ma weyned

    • @sabariinxuseen2448
      @sabariinxuseen2448 3 ปีที่แล้ว +2

      @@qamaralihussein9831 Tnx🙏😭💉

    • @cadekacade2237
      @cadekacade2237 2 ปีที่แล้ว +1

      🥺🥺😭😭😭Alha calaf kugu daro

    • @Kingmustafa14
      @Kingmustafa14 ปีที่แล้ว +4

      Hda waxa fila Ina is gursaten qofka jecled walalashey😭 qoralkan 1sano ka hor Aya so qorte😭😭

  • @yaxyeshiiqaaloowgendershe9324
    @yaxyeshiiqaaloowgendershe9324 2 ปีที่แล้ว +9

    Wwwww hees jecl iga dheh runtii 2022 ayaan soo booqday runtii jecl ayaan dareemay wlhi 💖💘💋

  • @superfun1819
    @superfun1819 3 ปีที่แล้ว +19

    Muqdiisho i love you ,nabad allaha kusiiyo . From
    Laasqorey

  • @shankaroonfarah9535
    @shankaroonfarah9535 3 ปีที่แล้ว +26

    Aniga xitaa waan ka helay from london runti abayo codkada waa cajiib allaha ku dhowro kuna xafido yaa rabi adiga iyo xaajigada runti waa icasumantihiin markan imado xamar insha Allah biidnillah inolada weligeynba my sister queen nasra

  • @hiboyaxye474
    @hiboyaxye474 3 ปีที่แล้ว +65

    Heesa xamariga hooyodey ayaa ibaratay ad ayaan jeclahay 😍

  • @queentoma2158
    @queentoma2158 3 ปีที่แล้ว +14

    Jaceyl dhab waxa igu danbesay 2016 hada waxan jeclaado ma u jedi ragi dhan wada ben 😪💔

  • @cafiifachannel9822
    @cafiifachannel9822 ปีที่แล้ว +4

    Alla heestan waa taan ugu jecelahay heesaha rer xamarka from soomaaliland 🥺🥺❤😭

  • @leylaahmed2641
    @leylaahmed2641 2 ปีที่แล้ว +10

    Waa hees aad u tabaneeyso qalbiga kal iyo laap adiga dhan jaceyl jaceyl

  • @younisabdimohamett4206
    @younisabdimohamett4206 ปีที่แล้ว +12

    heesaha xamariga aad ayaan ujeclahay💔💯

  • @Abdullahgii
    @Abdullahgii 2 ปีที่แล้ว +4

    One love fanaaninta Banaadiriga🥰. 19/09/22 Nairobi/Kenya.

  • @ahmednorsheikhali838
    @ahmednorsheikhali838 3 ปีที่แล้ว +8

    Waa Hees Dareen leh oo Qalbi Kasto Oo Jaceylka Yaqaan Dareemi Karo Micnaheeda
    Adaa kuugu Faraxaa

  • @edilosman6145
    @edilosman6145 3 ปีที่แล้ว +9

    Hesaha isuma vcnin lkn heestan zaaid ayan u jecladey 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @mohamedrobleahmed9198
    @mohamedrobleahmed9198 ปีที่แล้ว +3

    Jacaylku waa Xanuuun Wlhy
    Ilaahow Xanuunkiisa IdhaaFi Nabsi
    Hala iska ilaaliyo Walaalahayga Soomali waxaan Kula Talin Lahaa
    Qofkii walpa qofkii jacayl Ha ilaashado
    Hadii kale heer baad gaaadhaysaa
    Aad nolosha Nacdo

  • @macido9
    @macido9 ปีที่แล้ว +3

    Adeer macaan isku waara inteey Nolasha jirto 🥰😇🤩🤗🌹🦅

  • @halaazi4352
    @halaazi4352 3 ปีที่แล้ว +8

    Halka hees aan ka hely intaa wax dhageysanyy wlh😍

  • @sualibrahim9956
    @sualibrahim9956 3 ปีที่แล้ว +11

    Waa heesta kobad an jecelado heesaha xamarigaa 💘💘💘❤❤❤❤

  • @lone---boy132
    @lone---boy132 ปีที่แล้ว +2

    Jacaylla qof an aqon ulahayn ama un helin aya ben ka aminsan lkn halista uleyahy wuu ogan dona qof kasi😓😓😓

  • @shirwaccabdisamad4343
    @shirwaccabdisamad4343 ปีที่แล้ว +3

    Fanaanada codkeeda aad Ayaan ugu qiiroda iyadana aad Ayaan u tagera❤️

  • @shiikheygacashakha1611
    @shiikheygacashakha1611 2 ปีที่แล้ว +4

    Waa Kula fulee faraskii jaceylkee good keep going nice❤️codaa igu dishay Masha allh

  • @heroak8303
    @heroak8303 2 ปีที่แล้ว +6

    1 bil Kadib heestan wan HelaY 😥😥💏

  • @MunazerAbdullah
    @MunazerAbdullah 2 ปีที่แล้ว +4

    Heestan xusuus gaar eh ay iledahay 🥺🥺🥺

  • @user-hn1yo9lk9r
    @user-hn1yo9lk9r 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wow Heestan. Wan Kaheli Wlhi 😢😢❤

  • @ramlaosman6791
    @ramlaosman6791 2 ปีที่แล้ว +4

    Heestan si beey qalbigeyga xasuus ugu tahy 🥺💯😪

  • @najiibalpha9409
    @najiibalpha9409 2 ปีที่แล้ว +3

    Wow heeska caadi maha waka helay ma Jin ayaa sameyay talow ❤️

  • @Abdullahgii
    @Abdullahgii 2 ปีที่แล้ว +7

    Heestan waa hees Hindi ah, Waxay kujirta filimka(Dil haya Tumhara) heestana waxa lagu magacaaba(Dil lagaliya). Filimka waxa ka Atoora iyo Atariisho ah Arjun rambal(Gooraf) iyo Pritty. Pritty eedadeed aa so korsatay, eedada majeclo Pritty sabbto ah iyada madhelin(ninkeeda dhalay wuuna dhintay). Pritty waxay saaxib latahay eedada gabadheeda waana saxibo isjecel labdooda lkn eedada Pritty majeclo. Gabadha eedada dhashay reerkooda waa maal qabeen Sidoo kale Actorka filimka(Gooraf) reerkooda waa maalqabeen. Waxaa caada ah inta badan reeraha Qaniga in Gabdhaha iyo Wilasha leesku daro. Marka maalin ayako lees bari rabo si ay isku jecladan aa si kadis Gooraf waxa uu arka Pritty sidaas ayuuna kujeclaana. Balse Jaceylkooda waxa la'ogana marki leesku guuri rabo(Xaflada meherka)Gabadha eedada iyo Gooraf. Isla goobta arooska ayaana leesku dara Gooraf iyo Pritty. Eedana Pritty wee jeclane.
    Filimkaan waxaa daawaday 2013 inkastoo filimka 2002 lajilay❤. 19/09/2022 Nairobi Kenya😊.

    • @kafiyaugass5637
      @kafiyaugass5637 ปีที่แล้ว

      🥺🥺sax saxiip

    • @fuaadcadde852
      @fuaadcadde852 ปีที่แล้ว

      Lkn ma aada sheegin heesta dadkii horey u qaaday haddaba ogaw
      Udit naryaan iyo alka j

    • @user-vq9vd8pp6d
      @user-vq9vd8pp6d ปีที่แล้ว

      Waga dhashey mla jilyy😂

    • @Abdullahgii
      @Abdullahgii ปีที่แล้ว

      @@fuaadcadde852Aad i aad. Lkn muhiim taas cid walba og.

    • @Abdullahgii
      @Abdullahgii ปีที่แล้ว +1

      @@user-vq9vd8pp6d1sano iga wenyahay aniga😭😂 Adna hal sana iga weyntahay wll🥹😂.

  • @munaahmed0119
    @munaahmed0119 3 ปีที่แล้ว +4

    Tumse pyaar ....tumse pyaar karte
    #Dil laga liya film iga ilmeeysiya marwalbo

  • @iqra1218
    @iqra1218 ปีที่แล้ว +2

    Ilyees ilove you😂 waan ku soo fiirsadee😂😢😢

  • @babymasklyrics6729
    @babymasklyrics6729 3 ปีที่แล้ว +8

    I like the people of Hamar 🎶🤸🏃❤️🤣

  • @nasteexoasluubbadan9704
    @nasteexoasluubbadan9704 3 ปีที่แล้ว +12

    Waan qiirooday 😭😭😭😱💖

  • @abdiofficial9877
    @abdiofficial9877 3 ปีที่แล้ว +9

    heestan filmkeeda qofkii fiirsaday baa garan😭

    • @sabirinmaxamed5258
      @sabirinmaxamed5258 3 ปีที่แล้ว +1

      Dila galiya tumse payr karitii 🥺 Gorof io Biritii sindaa is cala.filin jcl keda ayey walasheyd uga samirtay 🙋💯❤

    • @catarcabdi5423
      @catarcabdi5423 2 ปีที่แล้ว

      Preity zinta dil laga Liya jaceylkeda laga xogaya

  • @adnanawil1428
    @adnanawil1428 2 ปีที่แล้ว +2

    Heestan sxb key ibarey bashaka

  • @abdimohamed7915
    @abdimohamed7915 ปีที่แล้ว

    wwwww war waxaan cod maladhihi karaa apppp war aaway abwaanadi meey heeso banaadiri udhiibaqn dadkaan❤❤

  • @abdijacayl3218
    @abdijacayl3218 9 วันที่ผ่านมา +1

    xazuuz wlhi heestan lkn zhpow ;xa uxidhy dowlandka

  • @ardofarah7703
    @ardofarah7703 2 ปีที่แล้ว +3

    this song i remember my Ex love you

  • @somaaliboy707
    @somaaliboy707 3 ปีที่แล้ว +1

    fiyaaska wll keep going wlhi kahelay pro
    lkin off line ka naga xirtay hru mar wacan

  • @hilaalhaajihussein1718
    @hilaalhaajihussein1718 3 ปีที่แล้ว +6

    Axya jcl🥺

  • @fuaadmahamed8895
    @fuaadmahamed8895 หลายเดือนก่อน +2

    Waa codod cajiibah

  • @Dahapo143
    @Dahapo143 ปีที่แล้ว +2

    Heestan 😭❤

  • @maameyare3169
    @maameyare3169 2 ปีที่แล้ว +1

    Iyadoo hindi ah ayaan dhageysan jirey 2011
    Xasuus gaara

  • @user-kf4cv5iu8p
    @user-kf4cv5iu8p 9 หลายเดือนก่อน

    Heestan xasuus iwaye wllhi🥺♥️

  • @anfacxasan3216
    @anfacxasan3216 2 ปีที่แล้ว +1

    masha allah axsan cod wwwwww❤❤❤❤

  • @hafso3058
    @hafso3058 ปีที่แล้ว +2

    alla hestan😣❤

  • @azakmohammed9151
    @azakmohammed9151 2 ปีที่แล้ว +3

    Download ka fur

  • @shukriismail6588
    @shukriismail6588 3 ปีที่แล้ว +6

    Muzika hindi u egyhy caadi maaha ❣

    • @nafiishassan9326
      @nafiishassan9326 3 ปีที่แล้ว

      Hees hindi ah waaye oo somali lo badalay. Heeesta. Oo hindi ah. Dil laga liya. Ladhahaaa

  • @khadiircabdi9425
    @khadiircabdi9425 2 ปีที่แล้ว +3

    Good song

  • @FAAD21
    @FAAD21 2 ปีที่แล้ว +2

    Another level

  • @Naemaayyy454
    @Naemaayyy454 7 หลายเดือนก่อน

    AdaN kuuLa VarxaaH❤😊

  • @maanocabdulaahi5277
    @maanocabdulaahi5277 ปีที่แล้ว

    Hees hindi an jecelhy cajiib walhi 🥰🥰❤❤🥰🥰💋💋

  • @argsanyousuf7734
    @argsanyousuf7734 ปีที่แล้ว +1

    2023 ya ila dawanayao

  • @NacimaQueen
    @NacimaQueen 4 หลายเดือนก่อน

    FarisTii Jaceyl Kee❤😮

  • @mohamednur-awaleh2183
    @mohamednur-awaleh2183 3 ปีที่แล้ว +1

    heestaan wey isoo jiidhatay runtii

  • @ishwaqahmed7232
    @ishwaqahmed7232 3 ปีที่แล้ว +1

    I like this song 💋💋

  • @user-le1km4uj4d
    @user-le1km4uj4d 23 วันที่ผ่านมา +1

    Sharmd😅❤

  • @deeqomaxamedibraahim3214
    @deeqomaxamedibraahim3214 3 ปีที่แล้ว +1

    adan kugu farxa bea geyga allh isahlo 💔😓🤸‍♀️

  • @Sihaaam22
    @Sihaaam22 2 ปีที่แล้ว

    Fahma dayda aa tahayee wan ku soo firsadee 🥹🥹💔💔

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 3 ปีที่แล้ว +6

    Waaaaaw

  • @shankaroonfarah9535
    @shankaroonfarah9535 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah abayo

  • @Naemaayyy454
    @Naemaayyy454 7 หลายเดือนก่อน +1

    HeestaNnn😢❤

  • @Fatimamoh-ny7uv
    @Fatimamoh-ny7uv 4 หลายเดือนก่อน +1

    Who still watching 2025/5/3😂😂

    • @zakicomps-gw1so
      @zakicomps-gw1so 3 หลายเดือนก่อน

      mala garin beeeh😂😂😂

    • @bahjamuhumed6221
      @bahjamuhumed6221 3 วันที่ผ่านมา

      You forecasting in the future now we are 4/9/2024

  • @AhmedAli-gn1xg
    @AhmedAli-gn1xg ปีที่แล้ว

    hees hinid waaye ... song name (Dil Laga Liya) from Dil Hai Tumhaara movie .

  • @lone---boy132
    @lone---boy132 2 ปีที่แล้ว +1

    Waaw hees

  • @user-ri9mw1rz4c
    @user-ri9mw1rz4c 5 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ❤❤❤❤

  • @fadumoguure3989
    @fadumoguure3989 3 ปีที่แล้ว +4

    Hestan wa iga gadantahaye

  • @Abdirisaaqtahliil
    @Abdirisaaqtahliil ปีที่แล้ว

    Wllhi jecel aan ilaway ayuu isoo xasusiyay😭😭😭

  • @nurhannuura3640
    @nurhannuura3640 3 ปีที่แล้ว +3

    Caadi maha waan wataa aniga heesta

  • @mohamedalii5183
    @mohamedalii5183 2 ปีที่แล้ว +1

    Heesten intee kasoracdee aniga tiktok ayan kasomaqlee

  • @JANAGALE900
    @JANAGALE900 3 หลายเดือนก่อน

    XABADOO IJECEL AA HADA KUDIKRISO 😀

  • @user-lk7yc5hp2b
    @user-lk7yc5hp2b 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wow ❤😂😂😂

  • @iimanfx1533
    @iimanfx1533 3 ปีที่แล้ว +1

    Tolow ma arki donaa labadan

  • @clrahmanyaaya3642
    @clrahmanyaaya3642 2 ปีที่แล้ว

    Jcyl ee i gilisay heestan blse quf aan jclhy mlhn wlhi😰

  • @leebasbas
    @leebasbas 3 ปีที่แล้ว +5

    ee musiga hindiga laga badala maced dhabtii ee halugu celsho heeesta

  • @Maskiinowwwwwwwwwww
    @Maskiinowwwwwwwwwww ปีที่แล้ว

    Fishaal love you

  • @halimatende2743
    @halimatende2743 3 ปีที่แล้ว +4

    Mashallah 💘 💘 💘 💘

  • @siraadcumar8506
    @siraadcumar8506 2 ปีที่แล้ว

    Jah 😫 hesta

  • @leebasbas
    @leebasbas 3 ปีที่แล้ว +4

    cadi mahan mac iyo jug

  • @abuhudheifaofficial3850
    @abuhudheifaofficial3850 3 ปีที่แล้ว +7

    Maxa heestan downloaded loga hira

  • @hothokayse
    @hothokayse ปีที่แล้ว

    16/2/2023 muqdisho.🥺❤️

  • @laariofficial3245
    @laariofficial3245 3 ปีที่แล้ว +3

    Wlhy hestan wan ka helay funy

  • @iimanfx1533
    @iimanfx1533 3 ปีที่แล้ว

    Ala mcn badanaa

  • @munacabdalla418
    @munacabdalla418 ปีที่แล้ว

    Still watching in 2023

  • @adanmacalim6453
    @adanmacalim6453 10 หลายเดือนก่อน

    Heestaan❤❤❤

  • @faridaxaajimaxamed2237
    @faridaxaajimaxamed2237 2 ปีที่แล้ว

    🌹🌹🌹❤️❤️❤️❤️ Masha Allah

  • @abdimasirmohamed6591
    @abdimasirmohamed6591 ปีที่แล้ว

    Helston ajey devgan qado

  • @djcarab8209
    @djcarab8209 3 ปีที่แล้ว +3

    cadi Mahan

  • @laariofficial3245
    @laariofficial3245 3 ปีที่แล้ว +3

    Bro offline maxa noga xirtay

  • @iimanfx1533
    @iimanfx1533 3 ปีที่แล้ว

    Wah wah

  • @catarcabdi5423
    @catarcabdi5423 2 ปีที่แล้ว

    Hestan filimkeda ya dawadey qof Hera jaceyl ah madawan karo ben ilmada ka dhamaneysa

    • @AsadCabdi-mr8ve
      @AsadCabdi-mr8ve 3 หลายเดือนก่อน

      Isheeg filimka magicisa

  • @aliahasan2849
    @aliahasan2849 2 ปีที่แล้ว

    Wow

  • @YaasminMuxumad11
    @YaasminMuxumad11 หลายเดือนก่อน +1

    😢😢😢💔💔💔💔💘😩😩😩😩😩

  • @wizztigger9443
    @wizztigger9443 3 ปีที่แล้ว +3

    Ishcalaa

  • @user-xm6ki7uy5u
    @user-xm6ki7uy5u 11 หลายเดือนก่อน

    Wwwww❤

  • @hibosudi9219
    @hibosudi9219 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤