masha allah waa xoog muhim ah. Halmid hadan ka saxo malaysia mahan dalka 3aad ee ugu dhaqalaha badan qarada Asia, ee waa dalka 7aad ee ugu dhaqalaha badan Qarada Asia oo dhan. waxay dalka 3aad ka tahay south east Asia. Mhadsanid wll hore usoco.
Ma Sha Allah waxan Alla ka rajeynayaa in Somalia ay noqoto mustaqbalka dhow sida Malaysia oo kale hadey noqoto dhanka dhaqaalaha, waxbarashada, siyaasada iyo isku duubnaata. In Sha Allah.
Mahathir Mohamed waa halyeyga malaysia waana Muslim ku faaana diintiisa Waaana Rajeynaynaa inaan ku dayo noqonana kuwa dalkooda Dadkooda iyo diiintooda wax la taaban karo u qabta.
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته يا أهل بلاد ى الصومال Miyaanu inugu jirin mid caqli badan oo badala wadankeena Marka xaqiiqo laga hadlayo waxa inaga dhigay dadka ugu faqiirsa markuu halkeenu daciifay Oo lawaya wiil soomaliya oo qabyaadal ka ka madhan Waxad fiirisaan wax yaabaha ka socda caalamka iyo sida ayanu inagu nahay Taloow tilmaa ma gaadhi karnaa timaaniyo tusaala ma noqon karnaa Talaabo ma qaadi karnaa tusmo ma yeela karnaa Waar fadhi inooma yaalo Soomaliya waa wadanka ugu hooseeya dadkeeduna waa qoxoontiyo ku kale daadsan caalamka daafihiisa Sedee ayanu wadanka u badali karnaa?
walaal channel wuxuu u samaysan yahay dad soomaaaliyeed marka waxa samaysaa bal xogo ama arimo ku saabsan taariikhda soomaliyeed u soo badi. dhalinta marwalba oo arimo reer yurub aad usoo bandhigto waxaa sii kordhayso jaceylka ay uu sii qqadayan dhankaa iyo galbeedka marka arintaa nbal ku xisaaabtan. waa talo uun wcs
Allah soonka iyo salaada ha inaga aqbalo
saaciD channel aamin
Magacaygu waa Abdurahmaan Cumar
halkani waa waberi media
Hore usoco Aqoonyahan 😘😘🙏
Shukran wll
masha allah waa xoog muhim ah. Halmid hadan ka saxo malaysia mahan dalka 3aad ee ugu dhaqalaha badan qarada Asia, ee waa dalka 7aad ee ugu dhaqalaha badan Qarada Asia oo dhan. waxay dalka 3aad ka tahay south east Asia. Mhadsanid wll hore usoco.
Jazakallah
Zxb caawa waxaan rabaa in aan 100like la iisaaro fadlan
Ramaal Media xagee like ku buxineysa arinta laga hadalayo lamaba socotid miyaa
Manshalh waa wax fiican walkey horoy usoco
MASHA ALLAH.
Waxad kaso hadashaa abdiqadir khan Pakistan iyo sirdoonkoda thanks
Abdirahman Waaberi Fov TH-camr.
masha allah suxufi illdheer. balse tariikhda wadamadaa iyo hogaamiyayasha horumaray taariikhdood way nagu yartahay oo wad soo koobtaay suxufi
alaah khayr badan hakusiiyo waxaan jeclaan lahayn in aad kahadashid taariikhda islaamka
Waabari madia aad iyo aad ayaan uladhacay habkaad noogu soobandhigto barnaamijyadada sidasi awged taageeran kuu.ahay wanan wada daawad muuqaldada badankooda waanan kuqancay
Lkn waxaan kaacodsanayaa inaad noosoo bandhigtid
TAARIIKH NOLALEEDKA IYO HABKA UU KU GAADHAY DAACIGA ISLAAMKA EE QARNIGAN DR ZAKIR NIAK
KUMACSUUM BARNAAMIJKAGA DHAMBAAL
PLEASE PLEASE
Mahedzanid wllo
اسال الله ان يحفظ لسانك ويهديك إلى صراط المستقيم.
waa dhab wan badali karnaa inshaa allah,isbadalka qayb ayaan ka noqon doona.
حسبي الله ونعم الوكيل
Abdirahman sxb muqaladan oo kale waan jeclahey ee sxb soo badi mahsanid.
🙏 thank wll waberi
mash allah
First one waabari media
Maashaalah❤ anaga ayaa kahorqaadan xurnimada 3 sano ayaan uguhoreenay hadanawaxbarasho ayaan uaadna waxbarashada
Waaberi media horey u soco bro
Abdirahman omer wlhi ku tageraa
Fadlan noso badi barnamijyada xisaha badan💯
Ma Sha Allah waxan Alla ka rajeynayaa in Somalia ay noqoto mustaqbalka dhow sida Malaysia oo kale hadey noqoto dhanka dhaqaalaha, waxbarashada, siyaasada iyo isku duubnaata. In Sha Allah.
Masha Allah wll
Suscribe isaar channelka wll
waan kufarax sanhy inan noqdo dawadayasha ugu. horeya ee hela warkaga 🙏🙏🙏🙏🙏
Masha allaah
masha allh hore usoco pro
Maasha All waxa an kuu rajaynayaa harumar wanaagsan wll
Masha allah wll mahadsanid
mahsa allh waa qof kudaysha mudan
waxaan rajaynayaa in ay noqoto dhalinta somaliyed saa oo kale
adna hore usoco c/raxman
Mnsha allh gezi somaliyeed
Muqaal-ka xiga Singapore Inshallah
"Waaan sugeynaa"
Mahathir Mohamed waa halyeyga malaysia waana Muslim ku faaana diintiisa Waaana Rajeynaynaa inaan ku dayo noqonana kuwa dalkooda Dadkooda iyo diiintooda wax la taaban karo u qabta.
mahadsanid
Masha allah waan ku farxaa mar walba aan maqlo horumarada ey gaaran dalwalba oo Islam ah, malesiyana waa dal islam ah Allah ukordhiyo horumarka marka suaasha mesha taal baa wexeytahay ka 🇸🇴Somali ahaan maxaan ka baran karnaa oo oga dayan karnaa malesiya waxaan Somali ahaan sojedin lahaa qaasatan dhalinta maanta qurba joog iyo qorax joogba inaan dalkeena horumarkiisa u saro kacno maaha inaan wax dhagesano un waa inaan cashar iyo taariikh ka baranaa dalwalba dadkiisa dhisa insha allah waan kabixi dona sidan hadaan gacmaha isqabsano dowladeena aan kutaagerno oo ku bogadinno wixii wanaag iyo horumar ah oodalka iyo dadka ey uqabato qabiilkana aan meel iska dhigno hadii laga maarmi wayans ileen somali beynu nahaye aan u isticmaalno sida Allah quraankiisa noogu sheegay oo ah inaan isku aqoonsano,allah waxaan kabaryay waa bil ramadane inuu somali dalkooda jecleysiiyo dadkoodana isjeclesiyo,ugudambeen bishan waa bil barakeysan aan uduceyno dalkena iyo dadkeena xaalada maanta dalka uu kusuganyahay waa xaalad samata bixinteeda uu Allah kali awoodedu lehayay oo waxaa isugu darsamay Cuduro, Colaado,Fatahaado,iyo saboolnomo,Anaga marka awoodayadu waa inaan u duceyno dhexdana aan uxiranno horumarka iyo badbaadada dalkeena iyo dadkeena waana guleysanena insha allah 🇸🇴Somalia guul iyo nabad waarta ruux walboo comment geyga aqriya waxaan ka codsanaya ugu horeen in uu dalkeena iyo dadkeena usoo duceyo wixii kaloo awood ah uu kari karana in uusan ka hagran,Mahadsanidiin
Wa mahadsantahay
allah hku barakeeyo wll. aad ayaan u jeclhy qaabka aad uso jeedisid
Masha allah wllo❤️❤️❤️❤️👍👍👍
Inkastoo aan aqriyay in badan sheekad ninkan hadana dartaa ayaan u dhagaysanayaa
Wwwow m.a Alah wll horey usoco
Mahathir maanta waa wuxu kamid yahay madaxda islamka kuwa ugu damiirka wanaagsan
Anigaa ugu horeeyey maanta
Barnaamijyo tayo leh
اول شخص ممكن تعجيب هذا
M.a
Wiil an sxb nhy baa la dhaha abdirahman wuxuna dagan yahay waberi hore u soco wll👏
abdirahman comar❤
Waaberi media
رمضان كريم اخي عبدالرحمن عمر.
mzha Allah
m.a bro
Macalin wabari keep going maclin
Waad mahad san tahay walal Cabdirahman cumar
Ramadan Mubarak walaloyal meel walbo aad Dafaha dunida ka joogtan Alle eeda Bash bash iyo Barwaqo haa inagu Gadhsiyo ameen yaa Rabbi
Hore uzOco wll | A/raHman Omar
❤❤❤ jazakallahu kheraaa
Zhp maleysia dhaqaalaha kalinta sadexaad kuma hirto qarada Asia wxa ka horeeya china jabaN india markaa pal naga hubi bartaa🙏
Hore u soco zxp
İnsha allah xooga sanad kabacdi soomali ayn kadhigi doonaa 10ka dowlad ee aduunka ugu quruxda bdn dhaqaalo wngsn leh , goob ay dadka caalamka dalxiis igu yimaadan wey noqondonta insha allah
shugran muuuqal qiimo leh Abrhamn omer
ramdaan kareem zxp
Macalin hore usoco
Mashallah abdiraxmaan cumar
Wll Halkee kala soo xiriiri kara mahadsanid
waaberimedia2030@gmail.com
Kaas kala xiriir wll
Mahadsanid
Zhp alle danbigaga iyo kii walidiintaada haka cafiyo
Somalidana alle hamideeyo
M.a horey usoco wll
👍👍👍
Mnsh Allah
Keep going pro
Keep going
Islasocod wanagsan
First
Waberi m.a sxp horay usoco
Horey usoco sxp shqo fcn baad noo hysaa 💪
Sxp sheekadaa guusha video nooga soo samee
Thanks iga qora anoo ah ((cabdulaahi Muhammad xuseen)) ((sayfudiin)) maanta taariikhdu tahay (5/8/2022) (1/1/2043) somalia waxey noqon doonta 3 da wadan Africa ugu qanisan insha allaah
C/raxmaan cumar inan hami sare leh
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته يا أهل بلاد ى الصومال
Miyaanu inugu jirin mid caqli badan oo badala wadankeena
Marka xaqiiqo laga hadlayo waxa inaga dhigay dadka ugu faqiirsa markuu halkeenu daciifay
Oo lawaya wiil soomaliya oo qabyaadal ka ka madhan
Waxad fiirisaan wax yaabaha ka socda caalamka iyo sida ayanu inagu nahay
Taloow tilmaa ma gaadhi karnaa timaaniyo tusaala ma noqon karnaa
Talaabo ma qaadi karnaa tusmo ma yeela karnaa
Waar fadhi inooma yaalo
Soomaliya waa wadanka ugu hooseeya dadkeeduna waa qoxoontiyo ku kale daadsan caalamka daafihiisa
Sedee ayanu wadanka u badali karnaa?
Inaga Kun mahatir hadey inoo soo baxan inama hormarin karan
Somalidu waa dad qalbi ahaan u wada xanuunsan Dhamaantood hadan cilaaj la gelin
walaal channel wuxuu u samaysan yahay dad soomaaaliyeed marka waxa samaysaa bal xogo ama arimo ku saabsan taariikhda soomaliyeed u soo badi. dhalinta marwalba oo arimo reer yurub aad usoo bandhigto waxaa sii kordhayso jaceylka ay uu sii qqadayan dhankaa iyo galbeedka marka arintaa nbal ku xisaaabtan. waa talo uun wcs
Sxb sidha mahathir buug ka qor somalidha iyo necebka dax yaalo✌
Q6✔
Waan waalanahay sebickerayb iisaar
Msg
teamka waaberi media niiil media marti baanu inii nahay subscribe noo saara asxaabta
No views first pin iisar plz waaberi media
Dayax
ordogaan & mahather way isku taarikh dhaw yihiin
Dhambaal waa barnamij aad wangsan maleysia iyo Singapore caajiip wye shekadoda Waxaa rajeyna dalkena iyo dadkena ineey bararugi donaan
Mocha allah
Kkk
6
Lula da silva soogudbi sxb
Taariikhdiisa
Asga af somali ah malahelaa bogaas
Hogaanka hadii Dalkiisa iyo Dadkiisa uu daacad unoqdo Hurumar ayaa laga dhaxlaa. Siyaad barre iyo qabyaaladiisi iyo kacankii diin NACAYBKA ahaa Somalida wuxuu ku reebay cudur bila dawo ah.
Waxaan rabaa inaan gancsi bilwa lkiin magrnayo halkan kabiwo
sxb wax mar waliba inoo dhiira gelisa sida wallken nagawen Allh kuxafido wllke love you too much
masha allh hore usoco pro
mashallah
masha allh hore usoco pro