Turkiga iyo Afrika | Muxuu yahay xiriirka ka dhexeeya?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ม.ค. 2021
  • Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
    Facebook: bit.ly/2JycRdj
    Instagram: bit.ly/2TPlYrR
    Twitter: bit.ly/3mOR27D
    Muqaalo ku qancin doona:
    - Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
    - Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
    - Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
    - Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
    Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 160

  • @Waaberi-Media
    @Waaberi-Media  3 ปีที่แล้ว +42

    Hadii aad rabtid in aad iska diiwan galisid scholarshipka turkiga buuxi foormkan : docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSdvVwQDcEmfSI2mlrZakQn6blC3v7mR0D7tBDBtPAtZ8HtAyA/viewform?usp=sf_link

    • @somaliislamicchannel8951
      @somaliislamicchannel8951 3 ปีที่แล้ว +1

      ASC USTAD WAXAN KUGU SALAMiYA SALANTA ISLMKA ASC WLLO UStada WaXAN KU NOOLAHAY DALKA SOMALILAND WAXAN AHAY WAXAN RABA INA NOQDO TH-cam WEYN OO FAAFIYA DIINTEEN SUUBAN EE ISLAMKA WALAALO WAXAN KA CODSANEYA INAD ILA FAAFISO OO IGU CAAWISO SHARETA WLLO ADUUNKA CISI IYO SHARAF KU NOOLOW AKHIRON JANNO KU NOOLOW WAXAD JECEL SH HAY ILAAHEY H KU SII SO USTAD H IGA ILAAWIN WAA CODSIYE

    • @jamacbashiir8870
      @jamacbashiir8870 3 ปีที่แล้ว +2

      @@somaliislamicchannel8951 adeer somaliland ma dalbaa mise waa maamul goboleed Somali 😛😛😛

    • @aminpepechannel
      @aminpepechannel 3 ปีที่แล้ว +1

      Wll ilahay darti subscribe igu saar

    • @aminpepechannel
      @aminpepechannel 3 ปีที่แล้ว

      Wll ilahay darti subscribe igu saar

    • @mowledmohamed2717
      @mowledmohamed2717 3 ปีที่แล้ว

      @@jamacbashiir8870
      Wxy Tahay ba Waad Ogtahay pro.

  • @salmahassan6998
    @salmahassan6998 3 ปีที่แล้ว +30

    Turkiga wlh waan jeclahay xili waqtigu nagu xumaa ayuu Allah noosoo diray alxmadullilah maalina waynu gaaraynaa carab league aan ka baxno oo isbahaysiga turkiga ku biirno InshaAllah

    • @apdiazizdemba2953
      @apdiazizdemba2953 3 ปีที่แล้ว +2

      Fariid wax badan ayaad fahan santahy 👍👍

    • @asiyaismailhassan1981
      @asiyaismailhassan1981 3 ปีที่แล้ว

      Hhhhh hhh

    • @ashaabdi7365
      @ashaabdi7365 3 ปีที่แล้ว

      Amin INSHAALLAH walaalo

    • @mrsoojeed3433
      @mrsoojeed3433 3 ปีที่แล้ว

      Waa taladi ugu cafimadka badned an arko thanks walal arab dintedi way ka tagtay turkina mesha ay arab manta u ordee ayu ka yimid asa og xaqiqada intan arab ka daba dhumi laheyn inan asaga wax la qabsana no dhanta walal naga weyn an ka dhigano intan niman no tureen iyo gaalo no taliya oran laheyn

    • @salmahassan6998
      @salmahassan6998 3 ปีที่แล้ว

      @@mrsoojeed3433 haa wll wlh carab faaido malahn maanta iyagaaba wax isku ogoleen anaga miyee wax noo quurayan waa maya turki waa awooda kaliya maanta muslimiintena ku faanno aan ilaashano oo aan wax la qaybsano sida Pakistan iyo Azerbaijan

  • @markahorealaah8793
    @markahorealaah8793 3 ปีที่แล้ว +16

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد

  • @apdirahman1433
    @apdirahman1433 3 ปีที่แล้ว +15

    Turkey 🇹🇷🇹🇷 Allah Garab Galo ⭐🕌

  • @khalidoday8943
    @khalidoday8943 3 ปีที่แล้ว +7

    Turkiya alaha garabgalo urdugaaan hduu tagona ku halkaa kasii wadana allaha ugu xigsiiyo

  • @sergiogufo6534
    @sergiogufo6534 3 ปีที่แล้ว +9

    MashaAllah turkiye 🇹🇷❤🇸🇴 what a example to be🤔

  • @vandhaboy3789
    @vandhaboy3789 3 ปีที่แล้ว +10

    M.a ustd somaliya is coming soon🇸🇴🇸🇴

  • @ahmedqadar6227
    @ahmedqadar6227 3 ปีที่แล้ว +7

    Walaal Qalbi furanaan,Deeqsi hufnaan ay la Socoto,Allaah xagiisa Wanaag & Ajar ha kaa siiyo,Aqii Abdulrahmaan Omar

  • @hormarmedia9634
    @hormarmedia9634 3 ปีที่แล้ว +2

    Kuwan iyo kuwa kale oo ka QIIMO BADAN AYAAN KAA SUGEYNAA KEEP GOIN WALAAL ABDIRAHMAN OMAR 😋😋😋😋😋😋💔💔💔💔💔💔💔🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @ahmedomar8109
    @ahmedomar8109 3 ปีที่แล้ว +4

    Allah ku barakeeyo ustaad

  • @gaasmohammed8059
    @gaasmohammed8059 3 ปีที่แล้ว +5

    Mahadsanid sxb c/rahmaan waaberi

  • @zuhuurhassan6620
    @zuhuurhassan6620 3 ปีที่แล้ว +4

    Waxan rapaa in aad ka hadasho ganeral ceydiid maxuu ahaa zxp adigoo mudan in aa nogu hadasho ayaan rapnaa ninkaa tariiqdiisa

  • @nazrazead
    @nazrazead 3 ปีที่แล้ว +3

    Keep going wlloh Allah keep you

  • @faham6920
    @faham6920 3 ปีที่แล้ว +3

    Legend this boy codkiisa macaan 👌

  • @weproduction1804
    @weproduction1804 3 ปีที่แล้ว +5

    Asc waberi media inta iga danbeyso please like

  • @Vivahub222
    @Vivahub222 3 ปีที่แล้ว +4

    Horay u soco brother

  • @husenyusuf1063
    @husenyusuf1063 3 ปีที่แล้ว +6

    "Sababta uu turkigu u daneenayo Qaarad ay dadkeedii daaayaceen" Exactly.

  • @hazani_officiall
    @hazani_officiall 3 ปีที่แล้ว +4

    keep going protHer

  • @qodahawale5398
    @qodahawale5398 3 ปีที่แล้ว +6

    Waaberi media keep going

  • @muwahibmohed8025
    @muwahibmohed8025 3 ปีที่แล้ว +4

    Rajab geesiga uu hadhay masakiinta

  • @markahorealaah8793
    @markahorealaah8793 3 ปีที่แล้ว +5

    اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وعلي اال سيدنا محمد واله وصحبه وسلم

  • @c.raxmanmaxamed2060
    @c.raxmanmaxamed2060 3 ปีที่แล้ว +4

    m.a wllo horumar wacan

  • @nastehmohamed5787
    @nastehmohamed5787 3 ปีที่แล้ว +5

    AllaH Cimrigaaga dheereeYoH Abdi RaHamn carabkaaGa Bir io booG Toona GOYzoH

  • @jocerofficial2022
    @jocerofficial2022 3 ปีที่แล้ว +6

    firt one pro keep going

  • @guledfrance283
    @guledfrance283 3 ปีที่แล้ว

    Maashalah Turkey Is Power Islam

  • @cabdiladhiifmaxamedabuukar7831
    @cabdiladhiifmaxamedabuukar7831 3 ปีที่แล้ว +4

    Waberi media wa midka mida chanellada an ugu jclhy TH-cam mahad sanid wll

  • @dunidamedia3275
    @dunidamedia3275 3 ปีที่แล้ว +4

    ماشاءالله

  • @sadaamtmr7234
    @sadaamtmr7234 3 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah wllo
    Horumar baladhan kuu rajeynayaa
    Wll waaberi media

  • @cxakiinfarxan6586
    @cxakiinfarxan6586 3 ปีที่แล้ว +1

    waaberi media mansha allah

  • @maxamuudsiciid5582
    @maxamuudsiciid5582 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @sheekhwarersan2346
    @sheekhwarersan2346 3 ปีที่แล้ว +3

    Malin kasto 1 video so gali wll Hadad awoodo❤💯❤🇸🇴

  • @muhudabdu3657
    @muhudabdu3657 3 ปีที่แล้ว +2

    Keep going

  • @bushroomar5487
    @bushroomar5487 3 ปีที่แล้ว

    Ilahayoow somalia hogaamiye wanaagsan sii sanadkaan

  • @updirzakbazhir1280
    @updirzakbazhir1280 3 ปีที่แล้ว +2

    Mn cHa allh a.rhmn omerr🙏❤

  • @Zaki_moha
    @Zaki_moha 3 ปีที่แล้ว +3

    Keep going pro

  • @vaytar_10
    @vaytar_10 3 ปีที่แล้ว +5

    👉🏼Waaw, m.a nice Intro 😊✅🖐🏼

  • @maxamedsakariye474
    @maxamedsakariye474 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah
    Masha allah

  • @Qisadaallaylkii
    @Qisadaallaylkii 3 ปีที่แล้ว +4

    M.a turkigu weyn oo balaadhan ayuu ku lee yhy africa oo dahsoon

  • @khadarxasan5230
    @khadarxasan5230 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah haddaanba gacanta kuhayaaaa allabta turkiga siiba cuntada ayaan cunayaaaaa

  • @hadafkanolosha2383
    @hadafkanolosha2383 3 ปีที่แล้ว

    *MAHADSANID USTAAD CABDIRAHMAN OMAR*

  • @abdiiid4144
    @abdiiid4144 3 ปีที่แล้ว +7

    Asc wall runtii waxaa tahay ka ugu mudan yuutuubarada somaalida codkaaga oo aad ufiican iyo muuqaalo iyo barmaamujyo xiisaleh wall hal codsi ayaan wataa wall noosoo turjun waraysigii ilham aliyev ee BBC runtii meelwalba waan ka eegay lkin nasiibdaro waan waayay qof soo turjuma inkastooy umada muslimiinta ah ay aad uhadal hayaan lkin somalida looma soo turjumin wall aqoontaada nooga faaiidee oo noosoo turjun wall mahad sanid wall

  • @maxamedsakariye474
    @maxamedsakariye474 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @Vivahub222
    @Vivahub222 3 ปีที่แล้ว +4

    Brother fadlan Waxan Ka codsanayo inad Ka hadhasha Grows domestic product

  • @karasch1879
    @karasch1879 3 ปีที่แล้ว +3

    War fican ayaad sheegtay
    Mahadsanid

  • @1Ilyasin.
    @1Ilyasin. 3 ปีที่แล้ว +2

    Qaarada Africa dadkeeda Ma dayicin ee Madaxdeeda ayaa dayacday, oo Laaluush iyo Musuqmaasuq iyo kala Sareeyn ku xukunta dadkeeda.

  • @abdisamad_shukri
    @abdisamad_shukri 3 ปีที่แล้ว +3

    Wllo hargaysa ayan kaso salamaya malin dhaw insha allah siyaasada somaliland ayan isleeyay aad gashid anigo xaga wacyi galinta isle kaso gal somalia iyo insha allah afrika midee ayan is leeyay hadi alle ogolaado waxan hamigayga intaa leg igu dhiiri galiya wa c/raxman cumar-waabari media wanad ku mahadsantay muuqalada wanagsan ee aan lahayn qabyaalada cunfiga iyo siyasadaha qariban ee dalkeena somalia dhaman ka jirta shukran tasa igu kaaso dhawaysay ee boqolkiiba boqol shukran wllo

  • @cabdiwasacbashir6384
    @cabdiwasacbashir6384 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah

  • @apdikadir.1438
    @apdikadir.1438 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa cilmi

  • @mohamedshelare153
    @mohamedshelare153 3 ปีที่แล้ว +1

    Xiriirka iyo xidhiidhka 👍🏼

  • @mohamoudahmed9517
    @mohamoudahmed9517 3 ปีที่แล้ว +1

    Sc wllo from istanbul

  • @suldanramos8236
    @suldanramos8236 3 ปีที่แล้ว +3

    Sxb haka ilaawin wadad isku ixidha Banaadir iyo Afgooye

  • @kingpiipoh9993
    @kingpiipoh9993 3 ปีที่แล้ว +5

    Pro Email ka aan kuuso diray iga jwb

  • @saidmoumin3657
    @saidmoumin3657 3 ปีที่แล้ว

    Because there are real people

  • @xaapzade.channel7192
    @xaapzade.channel7192 3 ปีที่แล้ว +3

    Turki umbaad amnyzaa ee wxkale baa kaaga fidhinaa nio

  • @abdullahiali1250
    @abdullahiali1250 3 ปีที่แล้ว +3

    Adoo mahad san barnaamij khaasa Somaliya iyo turkiga ksamee

  • @saidmoumin3657
    @saidmoumin3657 3 ปีที่แล้ว

    I like turkey people

  • @apdiazizdemba2953
    @apdiazizdemba2953 3 ปีที่แล้ว

    Waaan ku farahsany horumarka turkiga ee ku aadan qaarada africa

  • @mowledmohamed2717
    @mowledmohamed2717 3 ปีที่แล้ว +1

    Öğretmen teşekkür ederim.🙏

  • @hadafkanolosha2383
    @hadafkanolosha2383 3 ปีที่แล้ว

    *صلوات الله وسلامه عليه*

  • @yahyepoi3491
    @yahyepoi3491 3 ปีที่แล้ว +1

    sxp waxaan bilaabey youtube wa sidee ku hor maryaa youtubek

  • @mufakircabdisalaan8950
    @mufakircabdisalaan8950 3 ปีที่แล้ว

    Turkey ha guulaysto

  • @ismaielabdirahman6359
    @ismaielabdirahman6359 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wadan aan taa. jeero
    I love turki

  • @ibrahimfure7090
    @ibrahimfure7090 3 ปีที่แล้ว +1

    Waaberi media

  • @abdifatahfarahhamud6426
    @abdifatahfarahhamud6426 3 ปีที่แล้ว

    Waa geesi geesi geesi geesi alle hadhaafo cadowgana haka ilaaliyo erdugan

  • @21tyzo
    @21tyzo 3 ปีที่แล้ว

    Asc Walalkey wxan wata shahado 12 10 8Aad
    Waxn joga Jigjiga Sholarship ayan raba Turkey ah wll?

  • @omarmohametomarmohamet117
    @omarmohametomarmohamet117 3 ปีที่แล้ว

    Love iisaara

  • @radaarofficialchannel7366
    @radaarofficialchannel7366 3 ปีที่แล้ว +3

    Turkeyga marka lasheegshegayo waan jeclahay waxan is moodaa inaan Turkish ahay

  • @yarkaboy1535
    @yarkaboy1535 3 ปีที่แล้ว +2

    Lets go to turkey
    Lets back to somalia 😁😁😁😁😁

  • @mrsoojeed3433
    @mrsoojeed3433 3 ปีที่แล้ว

    Waabari media as bad u mahadsanthiin waxan ad ula dhacsanahay xogihiina wa tan an fahmi karo ama la jan qaadi karno booska ad bulshada ugu jirtana wa mid faido u leh wana dhaxal wanagsan

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @akrammohaaa2697
    @akrammohaaa2697 3 ปีที่แล้ว

    Asc wll Zthy xld Waxan Kadonaya inad kahadashi G20 Indhahayga Aad Ayay UbaTeen

  • @Zacaria2000
    @Zacaria2000 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc

  • @abdinasirsuxufi4821
    @abdinasirsuxufi4821 3 ปีที่แล้ว

    wsc wr wb

  • @markahorealaah8793
    @markahorealaah8793 3 ปีที่แล้ว +2

    ووو

  • @maxamuudsiciid5582
    @maxamuudsiciid5582 3 ปีที่แล้ว +1

    Wallaal

  • @ameinahmed8992
    @ameinahmed8992 3 ปีที่แล้ว +1

    🇹🇷

  • @yahyeali9696
    @yahyeali9696 3 ปีที่แล้ว

    Turkey ilaahay haquweeyo

  • @Channel-vk2pg
    @Channel-vk2pg 3 ปีที่แล้ว +3

    I am SECOND person sabtana waa xiseyaa barnamjyadada cabatan

  • @abdirazakyusuf7849
    @abdirazakyusuf7849 3 ปีที่แล้ว +1

    Wll Turkey burslari gormuu wakhtigiisu ku eeg yhy

  • @hanadcabdi6400
    @hanadcabdi6400 3 ปีที่แล้ว

    1

  • @saadaamjaamac7531
    @saadaamjaamac7531 3 ปีที่แล้ว

    Nio siyaasada maadka hashid

  • @ygcade6527
    @ygcade6527 3 ปีที่แล้ว +1

    Turkey watuugo

  • @husseinroble6750
    @husseinroble6750 3 ปีที่แล้ว

    Ninkii daacad ah lagama adkaado waana ku kalsoonahay in Mudane Erdugan inu yahay mid aan lalalijin karin taariikhduna guul ku xasuusan doonto.

  • @maxamedsaciid7585
    @maxamedsaciid7585 2 ปีที่แล้ว

    Africa hurudoy

  • @rashidafarax8717
    @rashidafarax8717 3 ปีที่แล้ว

    When will Turkey lead the world??

  • @yooniscabdulaahi8408
    @yooniscabdulaahi8408 3 ปีที่แล้ว +1

    ????

  • @abdifatahfarahhamud6426
    @abdifatahfarahhamud6426 3 ปีที่แล้ว

    Gaalo hormar makula rabto, lkn fiiri qofka muslimka sida wxwlbo kuula rabo muslim ahaan

  • @ilhandhimbil2837
    @ilhandhimbil2837 3 ปีที่แล้ว +1

    .

  • @maxamedsakariye474
    @maxamedsakariye474 3 ปีที่แล้ว

    a

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 3 ปีที่แล้ว

    Libaax leerta jiifa

  • @anshaxyare8581
    @anshaxyare8581 3 ปีที่แล้ว

    turkisims

  • @abdisalanyoung4019
    @abdisalanyoung4019 3 ปีที่แล้ว +1

    Like ii saar waxaan ahy qofkii ugu horeeyay ee coment soo galo

  • @aamiinjimcaale7164
    @aamiinjimcaale7164 3 ปีที่แล้ว +1

    No🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷

  • @amiirchannel432
    @amiirchannel432 3 ปีที่แล้ว

    Yurkigu maanu somaliland iman miyaa

  • @cizaamkumaar7733
    @cizaamkumaar7733 3 ปีที่แล้ว

    Muxuu Channalkan Inta badan uga hadlaa Mawduucyo ku saabsan Turkiga
    Waa Suaasha Aan Jawaabta uraadinayay
    Yaa iiga jawaabaya

    • @Aminamohamed1
      @Aminamohamed1 3 ปีที่แล้ว +1

      Wiilka Channe-kaan leh ayaa ku nool, marka information Turky ku saabsan inuu helo aad ugu fudud

    • @SatooGames
      @SatooGames 3 ปีที่แล้ว +1

      Malaha Abdirahman waxu jecelahay Turkish wana wadan inan jeclano wajib nagu ah somali hadan nahay wa qofka xasusta waxa unogalay turkiga

    • @cizaamkumaar7733
      @cizaamkumaar7733 3 ปีที่แล้ว

      Maxay tahay sababta ay Turkida inaan jeclaano ay waajibka u tahay
      Waayo Keenii Aan lahayn meel Kumaan ogin

    • @SatooGames
      @SatooGames 3 ปีที่แล้ว

      @@cizaamkumaar7733 turkiya sanadi 2011 somalia oo aha wadan dhintay oo lanacay allah kasokow waxa indhaha calamka tusay Rajab orduqan ila manta Hil iyo hoo ayu siya lakn Madaxda somalida ayaga ayaba dacad ka ahen dhib udiska dalkoda

  • @gorillaarmy2473
    @gorillaarmy2473 3 ปีที่แล้ว +1

    Kkk reer koonfureedku waxay ka faraxsanyihiin new turkiga ay is barteen

    • @funnytvtv9654
      @funnytvtv9654 3 ปีที่แล้ว

      Walasha Muse bixi usheg tuga

    • @gorillaarmy2473
      @gorillaarmy2473 3 ปีที่แล้ว

      @@funnytvtv9654 kkok war xitaa nimanka anaga geeska afrika keenay yacni somaliland a

    • @gorillaarmy2473
      @gorillaarmy2473 3 ปีที่แล้ว

      @@funnytvtv9654 my freind qadadweyn somaligii waad barateen

  • @abasmohomedfilms6993
    @abasmohomedfilms6993 3 ปีที่แล้ว

    Sug istaag ha dhaafin adoon 😭😭adoon akharin asc dadkeyga layga beerow dadka aduunka ugu qalisan somali maxamed waa youtube cusub furatay o ubaahan garab istaag subscribe ii saar ilahay dartisa iku saar rasuulkena maxamed dartisa iku saar

  • @Samalehbarkhad
    @Samalehbarkhad 3 ปีที่แล้ว +1

    turkigu waa dawlad cilmaaniya somaliya wxn rajaynaya mar uun inay noqoto dal cilmaaniya oo shabab ahayn

    • @guletmoh8034
      @guletmoh8034 3 ปีที่แล้ว

      hush jaahil yuhu

    • @yaxyeym3766
      @yaxyeym3766 3 ปีที่แล้ว

      Caqli xumo

    • @futuredoctor1966
      @futuredoctor1966 3 ปีที่แล้ว +4

      Alla maxeey caaq habar dhashay macnaha cilmaaniyada ma taqaan adiga
      Waa maxay cilmaaniyada?
      Soomaaliya waa Dal Islam ah 🇸🇴🕋☝️

    • @hiboabdi7076
      @hiboabdi7076 3 ปีที่แล้ว

      Subxanalaah allah ayaan ka magan galnay
      muslim ayaa nahay maxay tahay shababta aad sheegayso

    • @Samalehbarkhad
      @Samalehbarkhad 3 ปีที่แล้ว

      @@guletmoh8034 siilkaki
      i hoyadaaba jaahil ah

  • @markahorealaah8793
    @markahorealaah8793 3 ปีที่แล้ว +20

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد

  • @mohamudabdulkadirali1691
    @mohamudabdulkadirali1691 2 ปีที่แล้ว

    Keep going