QISASKA QURANKA 📜XALAQADII 5AAD ┇ALACRAAF & WADA HADALKII AHLUL JANADU & NAARTA ᴴᴰ┇Sh.Abubakar Xoosh

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 พ.ค. 2020
  • Asc , Walaalayaal Waxaan idinka Codsanaynaa in aad ka qeybqaadataan horumarka channalka alnasiixa idinka oo :
    📩 SHAREGAREEYA
    👍🏼 LIKEGAREEYA
    📋 COMMENTGAREEYA
    Hadaadan channelka Subscribe ku aheyna Fadlan ✔️ Subscribegreey
    Si aad u hesho wixii cusub
    Jazakumullahu kheyran
    _________________________________________________________
    ►Subscribe Link:
    th-cam.com/users/subscription_...
    ►Nagal Xiriir:
    Facebook : / alnasiixa
    Twitter : / alnasiixa
    TH-cam: / alnasiixa
    ►Qof waliba Waa loo ogolyahay in uu Videoyada soo degsado kadibna lawadaago walaalaha muslimiinta kale ee isticmaala baraha bulshada sida facebook , whatsapp iyo wixii lamid ah bishardi in aad videoyowga aad wax kabedelin meesha laga keenayna lagu lagu qoro channelka alnasiixa media.
    ►Everyone is allowed to download and make use of our videos resharing them on all social channels of their preference (Facebook, TH-cam, Whatsapp, etc.) provided that they maintain the video copyrights (name of the TH-cam channel alnasiixa media ; and associated logo). You may also link from any social media to our channel - Alnasiixa Media.
    ► Join us now to receive our new videos once they are available. For receiving alerts, kindly push the button with a bell shape to activate it.
    th-cam.com/users/subscription_...

ความคิดเห็น • 218

  • @engbashirsaid6255
    @engbashirsaid6255 4 ปีที่แล้ว +51

    Jazakallaah sheikh abokar xoosh al nasiixa media aad baad u mahadsantihiin dadaalka aad noogu jirtaan In aad khayr ka nala wadaagtaan jazakallaah

  • @mahamedaliyi4308
    @mahamedaliyi4308 4 ปีที่แล้ว +11

    Illaahow janada nagee inta muslimiinta ah oo dhan😥😥😥

  • @aqoonraadis135
    @aqoonraadis135 4 ปีที่แล้ว +3

    Aduun iyo Aakhiro kii liibaano ilahay hakaa dhigo Sheikh

  • @mohamedosman4677
    @mohamedosman4677 4 ปีที่แล้ว +7

    Allow ahlu jano inaga dhig aniga ehelkayga iyo walaalaha kale musliminta o dhan allaahuma Aamiin ya rabi 🤲🤲

  • @kifkamoha6617
    @kifkamoha6617 4 ปีที่แล้ว +18

    Masha allah shiikhena ajar iyo xasanaad aan lasoo koobi karin allaha kaa siiyo😘anagana kuwii ku camal fala allaha naga dhigo😥😍

  • @xasancolaad1595
    @xasancolaad1595 4 ปีที่แล้ว +16

    In aakhiro loo shaqeystaan ayaa ka fiican in aduunka laysku dejiyo ama lacag IYO wixii doono ha noqdo war aakhiro aynu u shaqeysano hadaan Islaam nahay

  • @azmajamaa7491
    @azmajamaa7491 4 ปีที่แล้ว +3

    Jazakalahu sh Abokar xosh
    ♥♥♥♥♥💞💞💞💞

  • @quluubwanaagsan5178
    @quluubwanaagsan5178 4 ปีที่แล้ว +11

    Mansh Allah Eebe haka abal mariyo Adiga kheyrka Aad Noo sheektay Anagane kuwii kucibraqato eebe hanaga dhigo halkaada kasii wad biriga

  • @ridwanhirsi4680
    @ridwanhirsi4680 4 ปีที่แล้ว +6

    Mansha allah ilaahayow iimanka iyo camalka saalixa ku arsaaq sheekh abubakar xoosh iyo aniga iyo dhamaan muslim waxa sheegta aamiin

  • @shireshire7334
    @shireshire7334 4 ปีที่แล้ว +3

    Jazakallah sheikh abukar xoosh misanka xasanadka allaha kuku daro

  • @mariamyusuf4466
    @mariamyusuf4466 4 ปีที่แล้ว +8

    Waad nalagga soo raagteen 😰jazakallaahu kheyr

  • @hafsanuura2498
    @hafsanuura2498 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a allah cajiib allahuma barik shekha iyo walalal noso diyariyey

  • @nuurazz9689
    @nuurazz9689 4 ปีที่แล้ว +4

    Maanta dhanaa sugaayay aragtida videoga waan ku farxay runtii

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ 4 ปีที่แล้ว +2

    Sheekh Abubakar xoosh حفظه الله
    Ilaahay waxaan waydiisanaynaa janooyinkiisa ta ugu saraysa waxaanan ka magan galaynaa cadaabkiisa iyo cadaabka naaraha
    اللهم إنا نسألك جنة الفردوس الاعلى

  • @deeqomohmed6646
    @deeqomohmed6646 4 ปีที่แล้ว +1

    shiikh abukar xoosh ajar alllah kasiiyo Jaskaa allllah

  • @fatimamohamedali9067
    @fatimamohamedali9067 2 ปีที่แล้ว +2

    أللهم اجعلنا من أصحاب الجنة الفردوس الأعلى مع رفقة الحبيب وأرزقنا لذة النظر الي وجهك الكريم 🤲😥💗💗💗🌷

  • @axlaaamxasan5163
    @axlaaamxasan5163 4 ปีที่แล้ว +1

    ilaaahoow shiiqaan abaal kasii siduu xaqa nooga sheegaayo

  • @amalhaji3079
    @amalhaji3079 4 ปีที่แล้ว +16

    Masha allah alloow noo barakee culimadeena
    Waxan jeclan lahaa in naloogu soo dhaqsado qisaska quraanka waad la raagteen
    Jazaakumulaahu khayraa

  • @abdifatahabdullahi5588
    @abdifatahabdullahi5588 4 ปีที่แล้ว +1

    allow adigoo kale noo badi sheikh abuubakar xoosh

  • @abdisalanmohamout9725
    @abdisalanmohamout9725 4 ปีที่แล้ว +2

    La socod wcn dhamaan umada halkan ku xidhaan jazakumulah khayran alnasiixa media wa sh abu bakar xoosh

  • @anabapdinouh9404
    @anabapdinouh9404 4 ปีที่แล้ว +1

    Jisaakallah kheyr sheekh alle haka jisaa.isiiyo

  • @abdirahmansaid9878
    @abdirahmansaid9878 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah jazaaka Allah sheekh Abubakar xoosh iyo bahda chanelka waad mahadsantihiin

  • @user-ee3ne6oj1d
    @user-ee3ne6oj1d 7 หลายเดือนก่อน +1

    ماشاءالله شيخ أبوبكر حوش شيخ كريم❤❤❤❤

  • @killer4752
    @killer4752 4 ปีที่แล้ว +5

    MashaAllah. Qisoyinka nosobadi sheik.illahay hakuxifdiyo.bacdaa Ramadan xita wadageysaneyna❤❤

  • @abdikanimohamud3447
    @abdikanimohamud3447 4 ปีที่แล้ว +3

    Maasha allaah waan ku faa'iiday qisooyinkaas alle ha xafido shiikha

  • @QaamuusTechnology
    @QaamuusTechnology 4 ปีที่แล้ว +4

    May Allah bless you all Muslims.

  • @abdirazak.a8336
    @abdirazak.a8336 4 ปีที่แล้ว +3

    Jasaka llah kheyr shekh abubakar xooosh
    Alxnasiixa waad mahadasantihin faaafinta waaanaga halkaaa kawada kheyr alle ha idin siiyo

  • @adeyabdi2101
    @adeyabdi2101 3 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallah kheir Alle ajar hakAsiiyo

  • @bintuabdirahman
    @bintuabdirahman 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha alleh Tabarakallah jasakallahu Khayr sheikhuna❤️🌹🌷

  • @abdullahisaid3755
    @abdullahisaid3755 3 ปีที่แล้ว

    Manzha alah sh.Abukar xosh alah ha kaa abaal mariyo

  • @qumanosmaan4001
    @qumanosmaan4001 4 ปีที่แล้ว +4

    Jazakallahu khayr Sh Abu Bakar Xoosh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @miskimahamed3156
    @miskimahamed3156 7 หลายเดือนก่อน

    الحمد الله الله أكبر سبحان الله ❤❤❤اللهم صل وسلم على سيدنا ونبينا محمد ❤❤❤❤❤❤❤

  • @safaqasim6074
    @safaqasim6074 4 ปีที่แล้ว +7

    Asc ehelu khyr waxan idinka codsanyaa inaad noogu soo dhakhsataan xalqaadka allah khyr ha idin siiye 🤗

  • @kedrashifow9780
    @kedrashifow9780 4 ปีที่แล้ว +2

    Jazakallah khayr al jaza wa axsanallahu ilayk sheikh Abubakar

  • @abdulmohammed7039
    @abdulmohammed7039 2 ปีที่แล้ว

    JazakaALLAH KHEYR SH. Abubakar XZoosh

  • @drmohamed1968
    @drmohamed1968 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah sh. Abubakar xoosh

  • @adnaansaid8955
    @adnaansaid8955 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaaah
    Ilahey haidin barakeeyo

  • @mohamedelmi9433
    @mohamedelmi9433 4 ปีที่แล้ว +25

    First person alx❤❤

    • @AhmedMohamed-zu7dm
      @AhmedMohamed-zu7dm 3 ปีที่แล้ว

      Salaam calaykum wllo waa nasteexo.
      Waxaad saxdaa aayada sheegaysa fii sawaai jaxiim qoraalka aayada waxaa kubjira qalad.
      Jasaaka allah khayr.

  • @abdiweliyasin575
    @abdiweliyasin575 4 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah sheekh jazakalaah

  • @Ugbad904
    @Ugbad904 3 ปีที่แล้ว

    Maasha'Allah Sh. Abubakar ALLE haku jeclaado💕💕🙏

  • @abdallacade8467
    @abdallacade8467 4 ปีที่แล้ว +3

    alnasix media Ajar iLaH haidin siYo🥰🙏

  • @k_y07
    @k_y07 4 ปีที่แล้ว +2

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @abdullahim2604
    @abdullahim2604 4 ปีที่แล้ว +7

    Mashallah ❤❤❤

    • @nimo8867
      @nimo8867 4 ปีที่แล้ว

      Masha allaah

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 ปีที่แล้ว

    اللهم اغفر لنا ورحمنا ورزقنا واهدنا وعافنا امين يا رب العالمين

  • @najmamahamoud3984
    @najmamahamoud3984 4 ปีที่แล้ว +3

    جزاك الله خير الجزاء من القصص الجميل يشفى به قلب عليم

  • @ayanmuktar4718
    @ayanmuktar4718 3 ปีที่แล้ว

    Mash allah jazakallahu alnasiixa iyo Sh abubakar

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 11 หลายเดือนก่อน

    ☝️ MASHA 🤍 ALLAH ☝️ BARAKALLAH 🤍 FIIK ☝️🤍☝️🤍☝️🤍☝️🤍☝️🤍☝️🤍☝️🤍☝️🤍☝️🤍☝️🤍☝️🤍☝️🤍☝️🤍☝️🤍☝️🤍☝️🤍

  • @abdifatahaataa9814
    @abdifatahaataa9814 4 ปีที่แล้ว +3

    Jazakumullahu khayr al nasiixa media iyo sh. Abuubakar xoosh ❤❤❤

  • @mahamedabdimohamud6257
    @mahamedabdimohamud6257 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah ❤❤❤❤

  • @maidaahmet7363
    @maidaahmet7363 4 ปีที่แล้ว +5

    Mnsha allh ♥️♥️♥️

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 ปีที่แล้ว

    ما شاء الله تبارك الرحمن بارك الله فيك وجزاك الله خيرا

  • @fatimaahmad8547
    @fatimaahmad8547 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah jaza keyran

  • @DakeeyaHerbal123
    @DakeeyaHerbal123 4 ปีที่แล้ว

    Baarakallaah fiikh shiikhuna Abubakar xoosh alle haku barakeeyo

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 11 หลายเดือนก่อน

    ☝️ SALLALLAHU 🤍 CALLAYHI ☝️ WASALLAM ☝️🤍☝️🤍☝️🤍☝️🤍☝️🤍☝️🤍☝️🤍☝️🤍☝️🤍☝️🤍☝️🤍☝️🤍☝️🤍☝️🤍

  • @abdisalanmohamed6583
    @abdisalanmohamed6583 3 ปีที่แล้ว

    alle jano yinkisa haynugu kulmiyo walalayaal sheekhana alle haka abaliyo cimrigana hawbarkeyo

  • @suleimanmahdi354
    @suleimanmahdi354 4 ปีที่แล้ว +7

    Jazakallahu kheyr insha allah walalaha Al Nasiixa Media Aad iyo aad ayad umahad san tihiin Marwalibo insha allah lkn waxan idiinka codsana marwalibo inad nosoo fududesan ileen haben walibo wan fiiriya xalaqa cusub kheyr allaha idiin siiyo insha allah

  • @abdiraxmanalasow414
    @abdiraxmanalasow414 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah shukran

  • @abdimuktar5050
    @abdimuktar5050 4 ปีที่แล้ว +2

    Ramadan kariim azxpta mida kle Allah ajir ka siiyo sheikh Amin ya Rabi

  • @cilaajinight4336
    @cilaajinight4336 4 ปีที่แล้ว +1

    Xaaqinka qalbiga lagu meydho kan ugu wanagsan 🥰😍😍

  • @saafimohm3871
    @saafimohm3871 4 ปีที่แล้ว

    Jazaakalaaho khier sheikh 💓💓💓💓🧕

  • @aarhagiofficial4419
    @aarhagiofficial4419 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah sh Abubakar Xoosh

  • @zahraomar1385
    @zahraomar1385 4 ปีที่แล้ว +1

    Jazakalahu qeeer

  • @sacidomohamedabdulle6094
    @sacidomohamedabdulle6094 4 ปีที่แล้ว

    Sheikh khayr alle hagu siiyo aduun iyo aqiro

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 ปีที่แล้ว

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين

  • @kadraabdirazakabdullahi8211
    @kadraabdirazakabdullahi8211 4 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallah sh abubakar hoosh

  • @cusubohormar7319
    @cusubohormar7319 4 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh abukar ilahay ha ku barakeeyo maashalaah

  • @abdiqanijaamac5565
    @abdiqanijaamac5565 4 ปีที่แล้ว +5

    Mnsha Allah ❤

  • @abdiqanicaano8728
    @abdiqanicaano8728 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha 🔥 Allah TabarakalaaH

  • @hamdaaskar2987
    @hamdaaskar2987 4 ปีที่แล้ว +5

    Mashlh mashalh ❤❤❤❤

  • @bin_dahir8525
    @bin_dahir8525 3 ปีที่แล้ว

    الحمد لله على نعمة الإسلام

  • @tafo82tafo98
    @tafo82tafo98 4 ปีที่แล้ว +1

    mancha Allah Yaa Allah na sii Maal Aakhiro Geysano

  • @naasirhiiraan9190
    @naasirhiiraan9190 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah❤️❤️❤️

  • @AarkaBihidareys
    @AarkaBihidareys 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah🥰🥰🥰 Thanks Al Nasiixa Media😍

  • @Degelkakheyrka
    @Degelkakheyrka 4 ปีที่แล้ว +1

    Jazakalahu khyr

  • @fathiabdulahi5857
    @fathiabdulahi5857 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashàalah💓💞💕

  • @siraajiabuukar292
    @siraajiabuukar292 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah

  • @moal-mado9929
    @moal-mado9929 3 ปีที่แล้ว

    Jasaaka laah sheekh ilaahay ha kaa abaal mariyo waan ka faaiday

  • @hanadibnuwarfa9576
    @hanadibnuwarfa9576 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilaa 40 ama 30 baa jeclaan lahaa 💞💞💞👏
    Jazakallahu khayr sheekhanaa 💗

  • @mohamedali4884
    @mohamedali4884 4 ปีที่แล้ว

    Masha,allah jazakallah sheikh

  • @Dr_bahjaa
    @Dr_bahjaa 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh
    Jazakllh kher jazaak
    Xafidakllh

  • @hodandaahir5232
    @hodandaahir5232 ปีที่แล้ว

    Wcs wrwb jazakalah khayr sheikh ❤

  • @faizamusa4580
    @faizamusa4580 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashaal Allah sheikh
    Thank you for sharing this

  • @fardawsamohamed770
    @fardawsamohamed770 4 ปีที่แล้ว +3

    masha allh🥰🥰

  • @engmataan2747
    @engmataan2747 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah ilahay ha ka jasaamariyo sh abubakor xoosh ilahayna ha ku xifdiyo adigiyo bahda al diinu nasiix

  • @najmaabdirahman8986
    @najmaabdirahman8986 10 หลายเดือนก่อน

    جزاك الله خير الجزاء

  • @miskimahamed3156
    @miskimahamed3156 7 หลายเดือนก่อน

    الله أكبر والحمد لله ولا حول ولاقوة الابالله العلي العظيم ❤

  • @zacadnimcaan3432
    @zacadnimcaan3432 4 ปีที่แล้ว

    Alle haku naxaristo

  • @carabcabdimuxumad7668
    @carabcabdimuxumad7668 4 ปีที่แล้ว +1

    Walahi wan suugilaha qabti 5 allxmdu allshugri

  • @garba-diir36
    @garba-diir36 4 ปีที่แล้ว

    Mnzha allah alle kuwi ka fa idaysta naga dhig

  • @habibahousseinkatihabibaho898
    @habibahousseinkatihabibaho898 3 ปีที่แล้ว

    Jazaka lahu khair sheikh 😍😍💓💓

  • @nradnmhd7249
    @nradnmhd7249 4 ปีที่แล้ว

    Masha allllh allow noo danbi dhaaf

  • @ssnnbb70ssnn69
    @ssnnbb70ssnn69 3 ปีที่แล้ว

    Jasaka allah khayr sheekh

  • @ahmedadenwacdi8120
    @ahmedadenwacdi8120 4 ปีที่แล้ว +1

    Sheeq jazaakallahu

  • @iamdeeq5688
    @iamdeeq5688 3 ปีที่แล้ว

    Ilaaheyow naarta nagabadbaadi

  • @korneelqadaafi1156
    @korneelqadaafi1156 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a jazaakallah kheyr 👍👍👍👍

  • @maaadamm298
    @maaadamm298 13 วันที่ผ่านมา

    Jazaakalaah

  • @amalabdirazhid2733
    @amalabdirazhid2733 4 ปีที่แล้ว

    Mashallh jasakallhu khyr yaa shekh abukar xoosh and also thankz alnziix media

  • @medinaibrahim7365
    @medinaibrahim7365 4 ปีที่แล้ว

    Illahey kheyr iyo xasanad haa ku siyo. Aameen yaa Raab

  • @ubaxaadam4918
    @ubaxaadam4918 4 ปีที่แล้ว

    Maasha ALLAH ALLOW kuxafid oo kubarakee aduun iyo aakhiro shiikh abubakar

  • @user-qo6pn8eu1p
    @user-qo6pn8eu1p 4 ปีที่แล้ว

    Subxanalah allow cadaabkag nag badbadi