QISASKA QURANKA 📜XALQADII 7AAD ┇QOWMU SAB'A ᴴᴰ┇Sh.Abubakar Xoosh

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ก.ย. 2024
  • Asc , Walaalayaal Waxaan idinka Codsanaynaa in aad ka qeybqaadataan horumarka channalka alnasiixa idinka oo :
    📩 SHAREGAREEYA
    👍🏼 LIKEGAREEYA
    📋 COMMENTGAREEYA
    Hadaadan channelka Subscribe ku aheyna Fadlan ✔️ Subscribegreey
    Si aad u hesho wixii cusub
    Jazakumullahu kheyran
    _________________________________________________________
    ►Subscribe Link:
    www.youtube.co...
    ►Nagal Xiriir:
    Facebook : / alnasiixa
    Twitter : / alnasiixa
    TH-cam: / alnasiixa
    ►Qof waliba Waa loo ogolyahay in uu Videoyada soo degsado kadibna lawadaago walaalaha muslimiinta kale ee isticmaala baraha bulshada sida facebook , whatsapp iyo wixii lamid ah bishardi in aad videoyowga aad wax kabedelin meesha laga keenayna lagu lagu qoro channelka alnasiixa media.
    ►Everyone is allowed to download and make use of our videos resharing them on all social channels of their preference (Facebook, TH-cam, Whatsapp, etc.) provided that they maintain the video copyrights (name of the TH-cam channel alnasiixa media ; and associated logo). You may also link from any social media to our channel - Alnasiixa Media.
    ► Join us now to receive our new videos once they are available. For receiving alerts, kindly push the button with a bell shape to activate it.
    www.youtube.co...

ความคิดเห็น • 251

  • @abdilaahimohamed6048
    @abdilaahimohamed6048 4 ปีที่แล้ว +10

    Soo da dajiya xalqadaha alle ha idin barakeeyee

  • @nimcoali6000
    @nimcoali6000 4 ปีที่แล้ว +3

    Jasakallha kharin sheekh iyo walaalhayga noosoo diyaariyay allhaa idan xafido kuligiin

  • @khaalidalcammaari6596
    @khaalidalcammaari6596 4 ปีที่แล้ว +5

    Maasha allaah qisso mcnkeeda leh iyo sheikh aan laga daalayn codkiisa

  • @aishaabow8231
    @aishaabow8231 4 ปีที่แล้ว +15

    Mashallh Ilaahey ha barkeeyo sheikheena Walalaheyga sharfta badan iso duceya Ilaahey dartiisa sanooyiin badan owalad radiis ayaan ahay Ramadan fadligiisa tobonka ugu dabey ayaan ku jiirana inu Ilaahey ilmo bari igu arsaqo

    • @luleyhussein4876
      @luleyhussein4876 4 ปีที่แล้ว

      Ilahey ha ku siiyo cubad qeyr qabo abayo 👨‍👩‍👧‍👧

    • @aishaabow8231
      @aishaabow8231 4 ปีที่แล้ว

      @@luleyhussein4876 ameen wll qali

    • @abdirahmanaden6231
      @abdirahmanaden6231 4 ปีที่แล้ว

      May Allah grant u with children

    • @ayancabdi9213
      @ayancabdi9213 4 ปีที่แล้ว

      Walal ilaahay kahusiiyo ubad khayr qaba 🤲🤲

    • @safiyokjarsafiyokjar9704
      @safiyokjarsafiyokjar9704 4 ปีที่แล้ว

      Allah kusiyo ubad kher qabo bariyaal ah aamin ya rabi

  • @ckhalif
    @ckhalif 4 ปีที่แล้ว +1

    الشيخ بار ك الله في

  • @deqamohamed3931
    @deqamohamed3931 4 ปีที่แล้ว +4

    mashaa allaah sheekh allaha raali kaa noqdo jazakumulaah

  • @umuyakhubahmed7505
    @umuyakhubahmed7505 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashallaah Allaha ku barakeeyo

  • @ridwanhirsi4680
    @ridwanhirsi4680 4 ปีที่แล้ว +9

    الله اكبر آمنا بالله ورسوله محمد

  • @hamdamiicaad3386
    @hamdamiicaad3386 4 ปีที่แล้ว +3

    Mnsha allah sh Abubakar xoosh alahaa yubaarik

  • @hibocabdinasirhibocabdinas2812
    @hibocabdinasirhibocabdinas2812 4 ปีที่แล้ว +1

    Jasaka allhu.kheera

  • @saadanabdi4107
    @saadanabdi4107 2 ปีที่แล้ว

    m.a sheikh abubakar xoosh ilahey hano xafido adun iyo aaqirabo

  • @ibrahimhussein8005
    @ibrahimhussein8005 3 ปีที่แล้ว

    Jazaaka Allah kheir sheikh

  • @xasancilmi3776
    @xasancilmi3776 4 ปีที่แล้ว

    Shukran sheekh abubakar xoosh

  • @habsadekene3346
    @habsadekene3346 4 ปีที่แล้ว +1

    Allahu Akbar

  • @hassangureaden9562
    @hassangureaden9562 3 ปีที่แล้ว

    Jazaka Allaha kheyran

  • @makohirsi8826
    @makohirsi8826 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah

  • @yaxyemoha9747
    @yaxyemoha9747 4 ปีที่แล้ว

    Mashallh sh allh protect us and give you the highest jannh far insha allh

  • @muscabyarmuscabyare741
    @muscabyarmuscabyare741 3 ปีที่แล้ว

    Waan jeclahay sheeekh xooosh

  • @apdiwahababiibdaahirmuuse1928
    @apdiwahababiibdaahirmuuse1928 4 ปีที่แล้ว +32

    Illahy soonka iyo acmaasha saalixa ha inaga aqbalo amiin

  • @AbdulFatah-nt2dz
    @AbdulFatah-nt2dz 4 ปีที่แล้ว

    Manshaallah ilahow quranka no macaneh yaa rabi na fahan seh

  • @hamseabdi9071
    @hamseabdi9071 3 ปีที่แล้ว

    ALLAHU AKBAR

  • @Deeq1998
    @Deeq1998 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah Sheikh Hoosh

  • @updywahap2976
    @updywahap2976 4 ปีที่แล้ว +3

    keep going 🙏😍

  • @abdiraxmanqabin2384
    @abdiraxmanqabin2384 3 ปีที่แล้ว +2

    Shiikh muraad baleyaye isoducey

  • @kheyrfarre6078
    @kheyrfarre6078 4 ปีที่แล้ว +7

    WALAALAHEYGA KHEYRKA JECEL SUBSCRIBE HAYLA DHAAFINA

  • @KARIZAMMANKARIZAMMAN
    @KARIZAMMANKARIZAMMAN 4 ปีที่แล้ว

    Waaaw

  • @fatimamohamedali9067
    @fatimamohamedali9067 2 ปีที่แล้ว

    لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم

  • @hamzeomeraden5113
    @hamzeomeraden5113 4 ปีที่แล้ว

    manshallah

  • @luleyhussein4876
    @luleyhussein4876 4 ปีที่แล้ว +40

    Masha allaha walal yaal murad aya leeyahay isoduceya inu Allah i rumeyo ❤❤

  • @JIMCAALE__10
    @JIMCAALE__10 4 ปีที่แล้ว +16

    الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله
    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم رب العرش الكريم
    Ilaahay dabigaaga ha dhaafo sheekh abuubkar xoosh Eraygaagu /hadalka Aad jeedinayzaa gorof ku dhac ayuu leeyahay
    Alxaniiza waad ku mahadsan tihiin muuqaalada quruxda badan Ee aadka looga soo shaqeyey

  • @imkhatray8099
    @imkhatray8099 4 ปีที่แล้ว +5

    Qisadan markaa fiiriso anaga aya nalasii digay maxa mooda qisadan inay anaga nagusocoto wa un Somalia qarni hore jirtay cml 😢😢

  • @abdirahmanaden6231
    @abdirahmanaden6231 4 ปีที่แล้ว +54

    May Allah grant you janatul firdows sh.Abubakar.I really appreciate your attracting speech

    • @yaxyemoha9747
      @yaxyemoha9747 4 ปีที่แล้ว +3

      Aameeen bro

    • @mohamedosman4677
      @mohamedosman4677 4 ปีที่แล้ว +1

      Allahuma Aamiin ya rabi waa caalim cod kar ah diinka alle wuu u adeegay rebi subxanahu watacala darajo saro ha gaarsiyo

    • @fatumamuhumedmohamed6828
      @fatumamuhumedmohamed6828 3 ปีที่แล้ว +1

      Amiiiin ya malik

    • @Abdirahman.4
      @Abdirahman.4 7 หลายเดือนก่อน

  • @halimah7164
    @halimah7164 4 ปีที่แล้ว +17

    Jzk allahu khayran yaa sheekhanaa oo dadoow maxaad like ugu saariwaydeen dadka khayr Ka inii soo gudbinaya waynaga wax Macau ahba saarnee

  • @aarboy2305
    @aarboy2305 4 ปีที่แล้ว +6

    Walal waxan idinka codsanaya inaad mar waliba maalin kastaaye inaad noo soo galisaan halkaan qisas ka qur'aanka ku dhexkiraan

  • @zakariyeomar404
    @zakariyeomar404 4 ปีที่แล้ว +3

    Mnchall

  • @umaymaabdi6868
    @umaymaabdi6868 4 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah alle haku xifiyo

  • @abdishakourahmed3541
    @abdishakourahmed3541 4 ปีที่แล้ว +16

    Sh abubakar xoosh Allah yaxfadak
    Masha laah Mashaa laah

  • @abdirizak4572
    @abdirizak4572 4 ปีที่แล้ว +3

    Hore usoo daya please

  • @fatimamohamedali9067
    @fatimamohamedali9067 2 ปีที่แล้ว +4

    بارك الله فيك يا شيخنا الفاضل شيخ ابو بكر الحووش وجزاك الله خير الجزاء

  • @somalipoint4989
    @somalipoint4989 4 ปีที่แล้ว +4

    Shukran

    • @yasincawil2659
      @yasincawil2659 4 ปีที่แล้ว

      mansha sheekh jasaaika alaah

  • @awilabdalla5478
    @awilabdalla5478 4 ปีที่แล้ว +6

    الله أكبر

  • @nuurdiinandulahi79
    @nuurdiinandulahi79 4 ปีที่แล้ว +8

    Wll nashiidadoo dhameystiran soo gali ilaahay haku barakeyo

    • @YXAgamer
      @YXAgamer 4 ปีที่แล้ว

      نشيذ أروع القصص

  • @om-os2wc
    @om-os2wc 4 ปีที่แล้ว +6

    سلو على رسول الله

    • @alashrafchannel5218
      @alashrafchannel5218 4 ปีที่แล้ว

      صلو على الرسول صلى الله عليه وسلم

  • @doctorayuub9093
    @doctorayuub9093 4 ปีที่แล้ว +4

    M.a soo badiya

  • @JoinourTeam
    @JoinourTeam 4 ปีที่แล้ว +9

    Shiikh ad ayan u jeclahay Masha allah allah ku dhowro

  • @Faazulasmar
    @Faazulasmar 4 ปีที่แล้ว +4

    Walal anasheedan uu kubilawanayo ubahnyahy ee soogali you tubka

  • @amincumar4212
    @amincumar4212 4 ปีที่แล้ว +3

    Alle haku xafido sheikh Abubakar xoosh

  • @ismacilibrahim8694
    @ismacilibrahim8694 4 ปีที่แล้ว +5

    Asc wll masha allah

  • @Dr_bahjaa
    @Dr_bahjaa 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha allh jazakllh kher jazaaak

  • @abdilahimawlid9105
    @abdilahimawlid9105 4 ปีที่แล้ว +4

    Macha Allah

  • @updywahap2976
    @updywahap2976 4 ปีที่แล้ว +5

    Allah keep U 💫

  • @faadumomohamed121
    @faadumomohamed121 4 ปีที่แล้ว +3

    masha allh illhy janada hakugu casumo sh abuubakar xoosh

  • @caisha12ceeni40
    @caisha12ceeni40 4 ปีที่แล้ว +6

    Allaah ha naga dhigo kuwa ku shugriyo nicamkiisa aamiin yaa allaah

  • @MohamedIDahir
    @MohamedIDahir 4 ปีที่แล้ว +5

    Jazaakalaahu khayr
    Alle haku barakeeyo sheekh

  • @axmedcali4298
    @axmedcali4298 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah jazakalahu qeyran

  • @Aryan-bx7wt
    @Aryan-bx7wt 4 ปีที่แล้ว +2

    Mehsa allah wll jazakallahu qeyr

  • @xasanibraahin958
    @xasanibraahin958 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha. Allaah

  • @fahiimaadoontiialle8116
    @fahiimaadoontiialle8116 4 ปีที่แล้ว +2

    Jazakallah khyr sheikh

  • @qumanosmaan4001
    @qumanosmaan4001 4 ปีที่แล้ว +4

    Mansha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ jazakallahu khayr Sh Abu Bakar Xoosh.

  • @proyaxyebk4088
    @proyaxyebk4088 4 ปีที่แล้ว +3

    Maasha allah wllhi sh.abubokor xoosh wn jeclahay siduu qisooyinka uga sheekeeyo wllhi maskaxdaydaa dagta ...............illahaw nagu anfac.....

  • @ridwanhirsi4680
    @ridwanhirsi4680 4 ปีที่แล้ว +3

    مانشاء الله

  • @AbdirisaakShow
    @AbdirisaakShow 4 ปีที่แล้ว +5

    Manaha alaaah wlhinwax badan bn ka faidey

  • @furqaan3145
    @furqaan3145 4 ปีที่แล้ว +1

    FADLAN Qisatu yuusuf cs noo soo gudbiya .

  • @shakirdayib6253
    @shakirdayib6253 4 ปีที่แล้ว +2

    ALNASIXA ASC

  • @Jamila.60
    @Jamila.60 4 ปีที่แล้ว +2

    Pls camerada wax Yar ka fogeeya sheekha .
    Jazaka allahu khair ♥️

  • @mohanjr
    @mohanjr 4 ปีที่แล้ว +3

    Eid mUbarak dhamantin 💕

    • @nakiibnajiib9495
      @nakiibnajiib9495 4 ปีที่แล้ว

      Waa goorma akhi

    • @mohanjr
      @mohanjr 4 ปีที่แล้ว

      @@nakiibnajiib9495 24 may bro

  • @abdirazak.a8336
    @abdirazak.a8336 4 ปีที่แล้ว +6

    Mansha allah jasakallah kheyr shekh abubakar xoosh
    Waad mahadsantihin walaha alnasiixa faaafitan kheyrka🙏🙏🙏

  • @sahracumersghg7064
    @sahracumersghg7064 4 ปีที่แล้ว +4

    Allaah yaa xifdig sheeq

  • @faadumoaadan8302
    @faadumoaadan8302 4 ปีที่แล้ว +1

    Allaaahu Akbar Wlhi Waa Qiso Kale Oo cajiiba oo Casharkeeda Wadata allaahu Akbaar Mshallaah jklh in bdn Sh Abuubakar xoosh rabow ku xfd Shiikheena Qaaligaaaa

  • @cadnaanjacayl4275
    @cadnaanjacayl4275 4 ปีที่แล้ว +9

    Asc dhammaan
    Walaalayaal nashiidada mcn ee videoga kahoraysa magaceeda hala iisheego waan kahelay
    M.a
    Idinkoo mahadsan

    • @mohamedosman4677
      @mohamedosman4677 4 ปีที่แล้ว

      وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
      Anigaba wan raadinaaye waana waayay

  • @aminaali243
    @aminaali243 4 ปีที่แล้ว +2

    Shuran sheikh

  • @mohamedabdi683
    @mohamedabdi683 3 ปีที่แล้ว +2

    Soo saarida video gan iyo kuwa kale ee channel kan sosaran aad aye uquruxbadab yihiin. Kooxda qabilsan sosarida barnamishyadan quruxda badan shaqo wacan ayee hayaan Allaha idiin dhowro. Xirfada aadka uqiimaha badan sida wanagsan ugu shaqeysanatan Allaha idiin siyaadsho. Ameen

  • @clwahaabnadaara6405
    @clwahaabnadaara6405 4 ปีที่แล้ว +14

    First view

  • @sahrasagal4108
    @sahrasagal4108 4 ปีที่แล้ว +4

    M a mahadsnid inbadan ustaadkayaga

  • @faadilxaaji4692
    @faadilxaaji4692 4 ปีที่แล้ว +4

    asc sh abuukar iyo al nasiixa waad ku mahadsantihiin sida wacan ee ayadaha udulsaresan

  • @mubeoffline
    @mubeoffline 4 ปีที่แล้ว +5

    Mashaa Allah wlhi wax badan ban ka faa’idestey

  • @mohamedbaashe418
    @mohamedbaashe418 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah
    Allah yaxfidak

  • @daakirkadoon5338
    @daakirkadoon5338 4 ปีที่แล้ว +7

    Wllo nashiidada magaceeda ii sheega.
    Ilaahay ha inawada barakeeyee.

    • @zamzammohamed8803
      @zamzammohamed8803 4 ปีที่แล้ว +1

      Anigub wn radinyy bro TH-cam kana ereyadedo dhnbn Ku qory lkn MCL azf wn wyy

    • @daakirkadoon5338
      @daakirkadoon5338 4 ปีที่แล้ว

      @@zamzammohamed8803 wllo qoloda chanalku codsiga dadka ku xidhan ma tixgaliyaan miyaa

    • @zamzammohamed8803
      @zamzammohamed8803 4 ปีที่แล้ว +1

      My wy tixgaliyan bro lkn iny mashqulsanyihinba LGA ypa e h krhsan wll wna channel khyr iyo wng lehe

  • @abdimuktar5050
    @abdimuktar5050 4 ปีที่แล้ว +3

    Manshallah sheikh abukara xoosh jazalak Allah kher

  • @zamzammahamed5194
    @zamzammahamed5194 4 ปีที่แล้ว +3

    Walahi waan raadinayay hada plz malinle noga dhiga waqtiga

  • @abdihafidali6958
    @abdihafidali6958 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah ilahay haku xafido

  • @bintumohamed231
    @bintumohamed231 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah jazakallaah❤

  • @mohamedosman4677
    @mohamedosman4677 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah jazakalah sheikh abukar xoosh allaha ku xifdiyo miisanka akhiro allaha kugu daro

  • @aarboy2305
    @aarboy2305 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah wajazaakallaahu kheyran yaa shiikh

  • @updywahap2976
    @updywahap2976 4 ปีที่แล้ว +3

    مان شاالله 💟

  • @xasancolaad1595
    @xasancolaad1595 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashalaah sh abobakar xoosh alle khyr haku siiyo

  • @qarnimedia3110
    @qarnimedia3110 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah ilaahayow sheekha cimriga udheeree.amiin amiin

  • @engmatan1308
    @engmatan1308 4 ปีที่แล้ว +1

    MA TAHAY QURBAJOOG AMA QOLQOLJOOG MA RABTAA INAAD QURAANKA BARATO HAB ONLINE AH ADOO GURIGAAGA JOOGA NAGALA SOO XIDHIIDH WHATSAPP:-
    chat.whatsapp.com/LRIBeY3P9kTIZzzElcD447

  • @sahidsarraye9556
    @sahidsarraye9556 4 ปีที่แล้ว +2

    Illahay hanagu anfaco qisasakan sheekhana Allah ka jasai siiyo

  • @qureshaali5870
    @qureshaali5870 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah jezakalah keyr shq

  • @ayancabdi9213
    @ayancabdi9213 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa allah sheekh allaha barakeeyo

  • @abdulkadirahmed7943
    @abdulkadirahmed7943 4 ปีที่แล้ว +1

    Qisadi Asxabal Kahf kuxiji insha allah ❤❤❤Jazakallah

  • @shukrimohamed9068
    @shukrimohamed9068 4 ปีที่แล้ว +1

    Allah dartii Ayan kujeclhy

  • @cabaasgarasow7859
    @cabaasgarasow7859 4 ปีที่แล้ว +3

    Mash allah sheeq Abuukar xoosh

  • @CABDULQAADIRMAXAMUUD-q1f
    @CABDULQAADIRMAXAMUUD-q1f 10 หลายเดือนก่อน +1

    MASHA ALLAH ❤ SHEIKH ABUUBAR XOOSH WAAKU SALAAMAY

  • @muntaas1xuseen984
    @muntaas1xuseen984 4 ปีที่แล้ว +3

    maa shaa. allah sheikh alle ha ku xifdiyo

  • @Xamdi_xilkas
    @Xamdi_xilkas 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah shiekh abubakar kher allaha kusiyo qisoyinka waxbadn ayan ka faidesanay

  • @cabdullahimaxamed8107
    @cabdullahimaxamed8107 4 ปีที่แล้ว +1

    Mnsh allh ilhy hakubarakeeyo sh abuukar xoosh

  • @yasincawil2659
    @yasincawil2659 4 ปีที่แล้ว +3

    mansha allah wa tabaraaka alaah sheekh

  • @mohamedhakimhakim3768
    @mohamedhakimhakim3768 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah jasakalahu khayr walal