Laascaanood lugooyo Weynaa "Cumar Dhuule"

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 129

  • @fadumoali7402
    @fadumoali7402 ปีที่แล้ว +1

    Laascaanood magaaladaydii🇸🇴🥀
    Waan ku indho kuusha arageeda😍❤️
    Nabad, horumar iyo barwaaqo inshaAllah🤲🏼

  • @samaaleabdul3178
    @samaaleabdul3178 4 ปีที่แล้ว +11

    Hestan qiso unba ka dambaysa abwan sameyay Ismacil Sh Ahmed ayaa jecladay gabar dhulbahante ah kadib in lo diday ban u malaynaya rabi hau naxaristo Omar dhule Laascaanood my home wan u xisay❤👏

  • @mr.x653
    @mr.x653 2 ปีที่แล้ว +7

    Man I will never understand how Somalis exchanged the goofy modern music with this type of art

  • @sheekeeye369
    @sheekeeye369 3 ปีที่แล้ว +5

    Balwoyinkii cajaaibka ahaa❤ yaa salaaam Cumar rabbi ku janneey😥🤲

  • @Cawooy
    @Cawooy 4 ปีที่แล้ว +8

    Reer laascaanood ban ahy oo markaaan arkay laascnod ban kudhfty😅😅
    Aun cumar

  • @soomaaliyasoomaalibaaleh3634
    @soomaaliyasoomaalibaaleh3634 8 ปีที่แล้ว +23

    cumar dhuule cali ex fiyoore ayaan kula kulmay dhowr jeer rabbi ha unaxariisto xidigihii waabari ayuu kamid ahaa

  • @WITAHOODIE-j
    @WITAHOODIE-j 2 ปีที่แล้ว +6

    My city lazncod
    🐎🔥

  • @ADOONKIIRAXMAN
    @ADOONKIIRAXMAN 9 หลายเดือนก่อน +1

    codkan magiciisu waa Xafuun. heelo kamid ah qaramka. lascanood lugoyo wayna erayada unbay kamid tahy ee ma aha magaca heelada

  • @farahdahir8554
    @farahdahir8554 7 ปีที่แล้ว +14

    Heestan waxaa la yidhaahdaa LAAC,, Allah ha'u naxariisto cumar dhuulle waxan hubaa inuu ahaa aabaha fanka heesaha ku dhex maraya kabanka durbaanka foorida dhex socota codka dabacsan jiibta gadaale laxanka macaan

    • @abdimagan3482
      @abdimagan3482 5 ปีที่แล้ว

      waa runta fannnan wey ayuu ahaa alla unaxariisto laakin caialadan heesta iyo muuqaalku ismalaha kabanka waa xudeydii waana waana 60s foodhidana waa ina beenaale Radio Hargeisa.

    • @badrigass4135
      @badrigass4135 ปีที่แล้ว

      Fan iyo music Yaqaan Dhaga fudud Waliba, Waaba sidey Tahey Heesta iyo Laxankaba lagama Xiisa Goyn Karo, Cumar Dhuule Allaha unaxariisto

  • @badrigass4135
    @badrigass4135 8 หลายเดือนก่อน

    Heesaha Laac iyo Aroor waa kuwa ugu Adag xaga luuqda iyo codka fannaanka hadana ugu macaan oo dhagto u bogto, fanaan fanaan ka tagey uunbaa keeni kara sida:- Cumar dhuule, Aamina faarah, Khadra daahir,iyo saynab Cige,
    Cumar Allaha u Naxariiso

  • @khaliifmahamoutt7037
    @khaliifmahamoutt7037 4 ปีที่แล้ว +4

    Laasacacanod lugooyo waynaayeey....
    Cumar mahdi AUN....

  • @fadumoali7402
    @fadumoali7402 ปีที่แล้ว

    Cumar dhuule Allah ha u naxariisto🤲🏼

  • @hodanmohamed50
    @hodanmohamed50 9 ปีที่แล้ว +18

    aar gabadh uu jecela ba ka aaday laaska ,fananka ama abwaanka labadooda miduun laascanod tariikhda somaliya iyo somalilandba baaldahabay kaga jirta,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,.

  • @mohamedabdidahir6667
    @mohamedabdidahir6667 7 ปีที่แล้ว +7

    ❤❤❤❤❤ kama daalo dhageysiga heesaha omar dhuule allah yarxam

  • @adamgorse8010
    @adamgorse8010 8 ปีที่แล้ว +4

    What a musik !!Our LEGEND dhule .

  • @messa7909
    @messa7909 ปีที่แล้ว +2

    Heestani Nuux Pasto iyo Cornel Bixi bay saacadan udaaran tahay”

    • @fadumoali7402
      @fadumoali7402 ปีที่แล้ว +1

      Lugooyadii ka raacday😂

  • @kabanle1211
    @kabanle1211 4 ปีที่แล้ว +2

    Laxankan waxaa laac loogu baxshay waxa uu ku bilaabmaya si hoose ilaa uu meel saro gaadhayo. Kalmada laac oo laga soo dheegay laxanka ayaa ah marka uu qofku wax laacayo in aayar isku dayo in uu shayga gacanta la helo, halka marka ugu dambaysana uu soo dhufto. Waa Cabdilaahi qarshe iyo cumar dhuule

  • @waarimeysidewanaag8847
    @waarimeysidewanaag8847 6 ปีที่แล้ว +4

    ☺😊😅😊👏👏👏👏salaan sharaf ABWAAN;HEESA QORE JAALLE CAGAF HADU NOOLYEY HADU HOOS MARONA KUWA JANADA KU WADA MAADEYSTA ALLA HA INAGA DHIGO, AMIN.

    • @XAQSOORMEDIA
      @XAQSOORMEDIA 6 ปีที่แล้ว +1

      alle ha u naxariisto walaalkeen

  • @abdimagan3482
    @abdimagan3482 5 ปีที่แล้ว +3

    waa fannnan wey ayuu ahaa alla unaxariisto laakin caialadan heesta iyo muuqaalku ismalaha kabanka waa xudeydii waana waana 6

  • @maxdar11
    @maxdar11 2 ปีที่แล้ว +1

    Foodhida yaa salaam

  • @omarsollasofficial8926
    @omarsollasofficial8926 9 ปีที่แล้ว +15

    Fanka iyo fanaaniintu had iyo jeeer arin masiiibo ah oo sarbeeba ayay ku masaalaan naag qurix badan ama faras ama magaalo qurxoooon so that heestan ilaa manta lama garan waxa looga jeedey dhibse fanka sooomaaliyeed iyo dowladuba uma arkaan dadkaa iska caloool xaadhnaa waagaa maantase waala xidhilahaa cumar hadiii waaqacan soo gaadho..........allow u naxariiso waa tageeri jiray anigu.

    • @ahmedsaadiq4078
      @ahmedsaadiq4078 7 ปีที่แล้ว +3

      Omar Mursal Sollas Heestan waxa ula jeeday Qiso aad mid logos naco ah baa ku dhacaday oo xilihiisi uur u leh baa khasab looga ka kaxaystay, haddii ay uurki inan (Gabar) Dhashayna, waa la dilay kolkaas Buu wuxu ka tiriyey 22 Hees oo Baroor Diiq Ah. ee sidaas ula soco waayaha Adduun iyo Wacdarihi horay u dhacay

    • @abdullahiabdi751
      @abdullahiabdi751 6 ปีที่แล้ว

      Ahmed Saadiq sxb caadi ma tihid taarikhda omar dhule aad wax ka taqaana filaa

    • @abdirihimdiyaa7794
      @abdirihimdiyaa7794 6 ปีที่แล้ว

      3

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 4 ปีที่แล้ว +3

    Waa mucjisadi heesaha oo dhan LaaC
    Kaban yar oo hooseya ayay ku bilaab
    Maysaa
    Erayada waxa lahaa *(IsmaaciiL Sh axmed cagaf)*
    Kabankana waxa dhamantod laha xudaydi alle haw naxariiste...
    Qisada heesta wax yaaalo badan ayaa lagu sheega
    1 gacaladi cumar inay laasacaanood kaso gashay
    2 inay siyaasad ahayd dilki *(madaxwayne Cabdirishiid cali sharmake)*
    3 ingabadh ciidagale ah ay jeclaatay sarakaaL dhulbahante ah oo markaas hargaysa joogaY
    Ilaa hada sabab cad oo loo sameeyay lama garan karo...
    Lkn ilaa hada lama

  • @ahmedadan2281
    @ahmedadan2281 8 ปีที่แล้ว +2

    alle ha unaxaristo
    cumar dhuule
    waxaan codsanyaa
    heesta tidhaahdaaa
    qaansolayaalbaa qoyskoodu yaalaa
    cidii garanaysaa
    inay meeel uun iiigu sheegto

  • @Somali_Wadani
    @Somali_Wadani 8 ปีที่แล้ว +6

    Allaha YARAXMA Waabari legend

  • @maajidshariif4859
    @maajidshariif4859 6 ปีที่แล้ว +3

    Qudheyda aya jecel gabar ree lasoconood ah heestan markan dhageyso wan soo xusustaa

  • @hamzagurre8946
    @hamzagurre8946 10 ปีที่แล้ว +3

    Heestan aya history ahaan waxan ku hayaa in uu qaaday umar dhule mar ay gacalo u kicintay xaga laascanood in uu qaaday, Inkastoo dadku badana sheegaan inay ahayd siyaasad hees looga gol lahaa dilkii abdirashiid ee ka dhacay lascanood

  • @messa7909
    @messa7909 ปีที่แล้ว +4

    Somaliland heestan baa udaaran maanta 😂

  • @samraj3573
    @samraj3573 7 ปีที่แล้ว +4

    🎵🎵🎵🎻🎷🎻

  • @ninkale528
    @ninkale528 7 ปีที่แล้ว +23

    dhulbanhante alla ha daayo
    jaamac siyaad rag dheh
    isaaq nacaybka uun iga daaya
    illeen somaliland nacayb maahee.

    • @jaleefanofficial3743
      @jaleefanofficial3743 7 ปีที่แล้ว +2

      nin kale
      Kkkkk hospitalka tag bro

    • @zahrahassan9627
      @zahrahassan9627 6 ปีที่แล้ว +1

      BOHOLAHA XARGAGA haha waa runta

    • @zakariagoh6687
      @zakariagoh6687 6 ปีที่แล้ว +1

      hhh geezi wa ka dhfyna inta

    • @somalimanintheworld5090
      @somalimanintheworld5090 5 ปีที่แล้ว +2

      Saln qaran bro dadku waaisleeyahY inkastoo siyaasad xumo jirto
      Buuhoodle

    • @hooyokooz7616
      @hooyokooz7616 5 ปีที่แล้ว +2

      intaa waa kaa dhafeynaa wll

  • @abdilahidarwish4993
    @abdilahidarwish4993 5 ปีที่แล้ว +11

    Sababta heestan kutimid waxaa waaye gabadh ciidagale baa waxay jeclaatay nin Sarakiishi hargaysa kamid ahaa oo dhulbahante ah

    • @kaareburburiye
      @kaareburburiye 5 ปีที่แล้ว +5

      Adeer hadii aadan war ka hayn SHEEKADA ,,,,DADKA SOO WAREYSO,, CIIDAGALE SHAQO KUMA LAHA HEESTAN HABA YARAATEE(( ABWAAN HY IYO GABADH REER LAAS CAANOODA AYEY AHAYD, #TRUE LOVE (( waana laguu yaqaan))

    • @sahalmohamed3477
      @sahalmohamed3477 ปีที่แล้ว

      Miyaanad arkaynin in heesta nin qaadaayo ama ku luuqaynaayo,..

  • @nimcohariyehariye6778
    @nimcohariyehariye6778 8 ปีที่แล้ว +3

    eesh calaa music make me to cry

  • @naasircabdi4028
    @naasircabdi4028 4 ปีที่แล้ว +1

    Allow u naxariiso

  • @SYLAR6713
    @SYLAR6713 6 ปีที่แล้ว +7

    Gaalkacayo waxaa la yidhaah " 20 jirka reer gaal kacayo ilaah uma ceeb qarain " , laascaanoodna waxaa la yidhaah " 20 jirka laascaanood ladnaan ma xajo " bal dib taariikhda u eeg , magaaladan waa magaalo cajiib ah afrta bayna jiaho cadow dad aad u neceb ayaa ka jira , Koonfur waxaa kajira Ogaadeen , Bari waxaa ka jira Majeerteen , Galbeed waxaa ka jira isaaq , waqooyi waxaa ka jira warsanglai . isaaq iyo majeerteen oo mashri iyo maqrib ka kala xigaa waa cadceed ka soo baxa iyo cadeed ka dhaca'e u fiirso mid waliba waxuu rabaa in uu hantiyo oo maamulo si uu u maamulana wuu garanlaayey ilaa kii isaaq markuu hayn kari waayey maamulkii oo dhan 100% dhulbhaante ku soo wareejiyey isagoo ka baqaya in lagu laayo oo , hada kii Majeerteen waxuu rabaa in uu dib ugu soo noqdo , warsanglai iyo ogaadeen shayday ka daawadaan horuumarkeeda ileen waa waqooyi iyo koofur'e , magaaladu cadow badan bay leedahay , waxaa kale oo mucjiso ah magaaladani waa magaalo dagaal sida ilaahay u sameeyey waa magaalo staraatiiji ah baad iyo biyo joogta ah bay leeday , buuro ilaalo ah oo aad cadowga ka kulaali karto bay leeday banaan afta bayna jiho ah oo cadowga intuu kuu soo jiro iyo halkuu ku dhuumaalaysanaayo aad u jiido ayey leedahay . . taariikhada dhulkan waxaa degi jiray waagii hore waa 10,000 ka hore dad aan soomaali ahayn oo umadahii hore ee ilaahay halagay ahaa buuraha gunburaha ayeyna ku aasanyihiin waa dadii dhaa dheeraa ee 12ka Mitir ahaa , umadii hore ee banii aadamka ka horaysay waxaa la odhanjiray Jinka , jinka waxaa ka horeeyey Xinka , xinkana waxaa ka horeeyey Binka , Binkana , Sinka . sida ku taala kitaabka al Bidaaya wal nihaaya sheekh ibnaul katiir ( Al sinu , wal Binu , Wal Xinu , Wal Jinu , Wal Inzu ) waa taariikh dheer . jinku waxay ahaayeen umd dhaadheer oo ilaa 12 ilaa 15 Mitir ah . Milyanas bay gaadheen ilaa la baabiiyey , iyaguna waxay dhulkan kala wareegeen , Xinu gii oo iyaguna ahaa dad madaxyo dhaadheer oo madaxyo taag taagan , oo aad u maskax badanaa laascaanood baladaas oo dhan ayaa ku duugan , khabiirkii ruushka ahaa ee antinofpho ee dhul marka ahaa ayaa sheegay 1975kiii magaaladu waa wada dahab , iyo qalin iyo macdan miidan mida kale waxaa ku jira buu yidhi shiidaan ka soomaaliya oo dhan ugu badan waxaanu jiraa 2000 Feet , waa 2000 oo feet waxuu boqol jeer ka dhow yahay shiidaalka soomaaliya oo dhan waayo dhulkani waxuu ahaa buu yidhi Bad yar ,

    • @somaliasomalia9160
      @somaliasomalia9160 6 ปีที่แล้ว +1

      Moh Ismail subxanalh sxp adaaba tarikh haye ee emaiy kaga isheg jwb

    • @murtiiyomadadaalo9062
      @murtiiyomadadaalo9062 5 ปีที่แล้ว +1

      Macalinow Tarikhda managa hubta Lascanood anaka ku dhalanay Horanta cid shegasana manu arkine

    • @khaliifmahamoutt7037
      @khaliifmahamoutt7037 5 ปีที่แล้ว +1

      CajiiiiB qoraaLkaaga waan wada akhriyay kolaY nin cilmi badan hayana waad u eegtahay...
      Lkn su aashan is waydiiye waxa weeye magaladan saas layskugu hysto waxa ku jira baan wx yar ahayn wale...
      Dadka isku hysta kuwo iski dilaya tiro iyo cadad malaha......

    • @cumarmohamudmohamett6325
      @cumarmohamudmohamett6325 ปีที่แล้ว +1

      ​@@khaliifmahamoutt7037 lugooyadii lascaanod wxay sababsatey somaliland inay qabiil isu bedesho maanta

  • @ifarxmohmmed3610
    @ifarxmohmmed3610 6 ปีที่แล้ว

    ax ax ax alla haw naxariisto cumar dhuule iyo ismaciil sh Axmed ismaciil cagf

  • @maxednugaali1504
    @maxednugaali1504 2 ปีที่แล้ว +2

    Heestan ismaciil cagaf ayaa jeclaa gabadh reer laascaanooda kadibna waa loodiidey mudo farabadan ayuu ergo ku jirey iyaduna way kadhàaratay qisada heestu sidaas ayay ku timid lkn waa hubaal in badi ka guurtey inay macdan leey tahay shidaal badan dahabka cad rube iyo qaarkaleba ku jiraan waxaa inta badan cimiladeedu gaadhaa 38 c°

  • @cabdiqani8692
    @cabdiqani8692 9 ปีที่แล้ว +3

    laaso caanood lugooyo weynaa

  • @ibraahimjeegogoonyar3233
    @ibraahimjeegogoonyar3233 4 ปีที่แล้ว +2

    Kabankii xudaydii (Aun) oo hadba meel sare uga haraya foorida farshaxan ayaa ku dhan! Laac waa laxan aan gaboobin.

    • @nasibyare5042
      @nasibyare5042 3 ปีที่แล้ว +1

      Gacanta cumar dhuule maahan mid qarsoomi karta. Waxaa kabanka tumaya waa cumar Mahdi. Xudaydi gacantiisa way ka duwantahay tan cumar. Rabi ha janeeyo labadaba.

  • @jamalhassan9600
    @jamalhassan9600 ปีที่แล้ว

    AllaayaRaxma

  • @boqolyare7840
    @boqolyare7840 9 ปีที่แล้ว +2

    fanaaan waakan wlh

  • @SYLAR6713
    @SYLAR6713 6 ปีที่แล้ว +7

    iidoor iyo dhabayaco iyo cidkaleba yaanay ku daalin magaaladan Laaska-caanaha bilaash lowguma bixin durduro hoose ayey leedahay guri kasta oo la dhisayo laascanaood laga bilaabo 1991 kii dalka lagu soo wada nqoday ilaa maanta 2018 walaahi iyo bilaahi marka bulaacadiisa ama ceelkiisa la gaadho ilaa 6mitir ama 7mitir waxaa soo baxaa waa ciid wada macdan ah oo dhalalaysa oo aad yaabayso , biyaheeda maxaa adkeeyey ? waxaa ku badan macdanta loo yaqaano {trace minerals} ka oo ah dhamaan nafaqada qofka jidhkiisu u baahanyay oo dhan geela iyo xoolaha ku nool caanahooda iyo hilib kooda sowmaad arkin macaanka iyo dhadhanka . hawadeedu waa mida ugu fiican soomaaliya oo dhan laakiin dadkii dagenaa ayaan deryeelaynin magaalda . mida kale iyadoo aan aarboodh , deked , furdad kale lahayn shaygaad keentaa walaahi iyo bilaahi one week ayuu kuu kala qarxayaa waa magaalo qofkii gacansi yar xitaa samaystaa bul markiiba ay kuu kala kacaysaa . waxa maanta magaalada dhooban ee koofur ka yimid ilaa kilinka shadnaad ilaa glabedka itoobiya miyeydaan arkin , ka qurbaha ka yimaadaa hadii wax ka samsysto meel kale ma aado , adeer shuuf haadaa , look at it .bal eeg . Iidoor iyo dhabayaco waxay arkeen midaas waayo puntland jirimayso somaliland jirimaso hadan laascaanood aanay gacantooda 100% ku haynin waa sida Qudus oo kale isreal jirimayso hadaan jerusalaam ama qudus aan gacanta isreal aanay ku jirin . dhulbhaate waa inuu midaas fahmaa

    • @wiilkaReerCigalle
      @wiilkaReerCigalle 6 ปีที่แล้ว +1

      hadaba macdanta aad sheegayso dhuloos wuxuu ka doortay wasiirka biyaha ee iidooor kkkkkkk wiliba xisaabta ku darso somaliland waa biyo la aan dameero ayaa biyaha keena hotelada

    • @claahiinacironuug7880
      @claahiinacironuug7880 6 ปีที่แล้ว +1

      @moha ismail kaalay swrkaa ku saaran mxuu yahay wlalow..swrkaa illuminatiga mxaa ku saaraya

    • @dailyxiin
      @dailyxiin 4 ปีที่แล้ว +1

      #MohismaiL supxaan allah walaal sawirka kuu saaran macno aad u,wayn ayuu leeyahay waa illuminatig ama maasoni mxad usaaratay ?
      Hadi aad wax kale ka wadatidna adigiyo ilahay aya is og...

    • @badrigass4135
      @badrigass4135 2 หลายเดือนก่อน +1

      6 sano ka kadib ayaan arakayaa commenttiga waa mar aad xornimo qaada teen oo dhulkiinii lasoo laabateen, gabanimo iyo hambalyo isku jirta from Awdal
      Borama,
      Anigana intaa in leeg ii rajee

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 2 ปีที่แล้ว

    Laascaanood luggooyo waynaa waa magaalo somalilnd lugaha haysateee puntlnd liicadayeeeeeeeeeeeeeeeeeee eeeeeeeeeeeeeeeeee weeye hdda heestu hdda kddib.

  • @osmankulane1525
    @osmankulane1525 5 ปีที่แล้ว +3

    Waa erayadii Ismaaciil Sh Axmed(Cagaf), laxankii Aun Cabdullahi Qarshe, codkii Cumar Dhuule Cali(cumar Mahdi). Heeskaan waxaa xusid mudan in ay hore u qaadeen, Maxamed Axmed kuluc, Maxamed Saleebaan tubeec, Khadiijo Cabdullahi Daleys iyo kuwo badan oo kale.

  • @azlmcl198
    @azlmcl198 8 ปีที่แล้ว +8

    saanay lugooyo u aheyn marxuum cumarow soo maaha meesha somaliland iyo puntland isku haystaan soo maaha hoygii khaatumo kasoo amaamudmatey kkk alla i lehe laas caanood waa lugooyo lkn waxa ka lugooyo badan buuhoodle.

    • @arligiiudgoonka4772
      @arligiiudgoonka4772 8 ปีที่แล้ว +1

      Azl Mcl hhhh lama socon ba. Show waa macquul.

    • @Dooxadamasagan
      @Dooxadamasagan 8 ปีที่แล้ว +2

      Azl Mcl hoyadaa iyo dhabayoco ba was yaad dhul isku haysataan??? naftaada beenta ka daa naagyahay naagtu dhashay.

    • @faankawiilka4297
      @faankawiilka4297 8 ปีที่แล้ว +2

      Azl Mcl kenyati iyo Ethiopian ba isku hysta mise English kii ba so Rogal celiyay Ina dhilo, Cumar dhuule sharaf iyo maamus bu iga mudan yahay

    • @azlmcl198
      @azlmcl198 8 ปีที่แล้ว +1

      Faanka Wiilka garacow malaha ka gidaarka laga soo helay waa adiga waanse arkaa arinkaaga inuu gaws ku jabanyahaye liidkaaga iska raac.

    • @abwaanqanciye9469
      @abwaanqanciye9469 7 ปีที่แล้ว +2

      kulahaaa wa magaaalo la isku haysto ader laaska jareer ayaaa ka tahay

  • @mrmaguurefarizi9960
    @mrmaguurefarizi9960 11 ปีที่แล้ว +1

    sax waaa runtaaaaaa

  • @aliadiere.
    @aliadiere. 8 ปีที่แล้ว +6

    Walaalo heestan o lyrics ah ayan ubahanahay xage i can get it walalo thanks

    • @qaraamyahan
      @qaraamyahan 3 ปีที่แล้ว

      Anigaa kaa caawinaya

  • @ducaysaneinacalicad7724
    @ducaysaneinacalicad7724 9 ปีที่แล้ว

    waa xasan muxumed cali cad

  • @abdirahmanmohamed2990
    @abdirahmanmohamed2990 4 ปีที่แล้ว

    Laascaanood sool soomaaliya

  • @boqolyare7840
    @boqolyare7840 9 ปีที่แล้ว

    ilaaahow kuu naxariiso qbrigna hakuu waa siciyo

  • @abdimalikomer2391
    @abdimalikomer2391 6 ปีที่แล้ว +1

    Heestan qisadadeeda iisheega

  • @kaledhozen3462
    @kaledhozen3462 8 ปีที่แล้ว +10

    Wan Liitaa Isloodin Kari Mayee
    Laciifaye Show laf bay I jaban
    Labaatan Nin Jirey ladnaan Ma Xajee
    Lumay Oo laqantooydiyeey

    • @hamdiia2452
      @hamdiia2452 7 ปีที่แล้ว

      Kaled hozen 👍👍

    • @Keyf88-8
      @Keyf88-8 6 ปีที่แล้ว

      😍

    • @arligiiudgoonka4772
      @arligiiudgoonka4772 4 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid bro heesta noo dhameestir ani ma fahmooyi bro qorwlka xoga ka fahmaa.

  • @abdimagan3482
    @abdimagan3482 5 ปีที่แล้ว

    Cumer dhuulle iyo kamankii Xudeydii weeye.markan heestan la duubey way ka horreysey video.

  • @khadarj3347
    @khadarj3347 11 ปีที่แล้ว +7

    Mohuukhan@ Beenaale, beenta jooji, haddii aadan wax fiican qorayn dee waxba ha qorin.
    Heeska wuxuu Cumar Dhuule u qaaday gabadh uu jeclaa oo ka aaday Las Anood.
    Si xun wax u sheeg sixir ka daran waa maah maah. Ha ku sifoobin maah maah daas.

  • @abdirahmanadendubat2279
    @abdirahmanadendubat2279 10 ปีที่แล้ว

    Hay

  • @nabiilabdihersi6266
    @nabiilabdihersi6266 7 ปีที่แล้ว +1

    laas caanood laguuyo badanaa alciifayee illeen lugby ijabnayd essh calaa heescumar dhuul wuxuu ahaa fannaan ka ugu hessaha macaan soomli laaska maanta waa laga lagooya badantahaya buuhoodle hhhh

  • @younggunner4500
    @younggunner4500 9 ปีที่แล้ว

    laaska caashaqa

  • @wwqqq3272
    @wwqqq3272 7 ปีที่แล้ว

    MAMUULKA PUNTLAND SOMALIYA ITALY WEEYE EE WAX HA LAQAAYBSADO XUUDUDUDA BRITISH SOMALAND FARA HA KA QAADO

  • @fowziismail5690
    @fowziismail5690 9 ปีที่แล้ว

    waa midhihiii Ismail cagaf Ababa waydiiyay Ahmed s birds into lagu murmay waana (laac)

  • @SYLAR6713
    @SYLAR6713 6 ปีที่แล้ว +4

    laascaanood Umad badan baa ku lug'goday ilaa xligii gaalkii cadaa 1900 ilaa dagaaladii Daraawiishta iyo Ingriiska , ilaaa xukuumadahii Soomalaida 1960-1991 , hadana kuwii maamul gobaladyeedada sheegtay , ilaa jabhadahii Dhulbahante ee kala danbeeyey SSC to Khaatumo ilaa maanta oo ah 2018 laascaanood ninkii is yidhaah qabo bay ama gacan ku dhig way lugaysaa . waayo waxaa mara khad ka isku xidha caalamka dahsoon ee Jinka iyo umdaha kale magaalda buuraha yar yar ee ku yaala ee ilaalooyinka loo yaqaano oo waxaa ku wada duugan waa Sixir qadiim ah

    • @duceysanowdulmidiid1566
      @duceysanowdulmidiid1566 4 ปีที่แล้ว +2

      Kkkkkkkkk kolka Itaal weydey!! Baad NOO ROOXAAMEYNEYDAA!!!😀😀😀👍👍

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 3 ปีที่แล้ว

      @@duceysanowdulmidiid1566😂😂 war hana caayin rag yaqaan maadan ahayn 🤦‍♀️

  • @soomaaliyasoomaalibaaleh3634
    @soomaaliyasoomaalibaaleh3634 8 ปีที่แล้ว +6

    labadeydii lugood kala laalyee laascaano lugooya waynaa
    erayada hestaan waxaa sameeyey saxardiid jabiye cilmi laxanka lasaaray waxaa looyaqaanay ciil fanaaniinta soomaaliyeed oo dhami kuma wada heesi jirin oo waa mid aad udhibadan cabdikariin jiir kaliya ayaa laxankaas caan ku ahaa oo erayada saari jirey

    • @mujaahidlibaax7185
      @mujaahidlibaax7185 8 ปีที่แล้ว +3

      heestan waxaad tiri waxaa sameeeyey ABWAANKII WEYNAA SAXARDIID MAXAMED JEBIYE miyaad hubtaa sxb??? waa taariikh igu cusub
      waxaan ku ogaa inuu leeyey ABWAAN IHUN ISMACIIL SHIIKH AHMED( CAGAF)

    • @dhiigasoomalilnd5843
      @dhiigasoomalilnd5843 7 ปีที่แล้ว +1

      waar kan wuu iska riyooday aderkiibuu iskala jecladay mala heestan waxa laha Ahun ismaciil shiikh ahmed(cagaf)
      alle hawnariisto dhuule iyo caqaf dad qiimo leh oo dunidan soo maray😭😭

    • @khaalidkcychannel4239
      @khaalidkcychannel4239 6 ปีที่แล้ว

      aaaarYa cumar aaYa Laxameyey..ee.ha laa jeclan ciYaaaL zomaliya

  • @fihimanour9251
    @fihimanour9251 7 ปีที่แล้ว

    heesta way siisan tahy

  • @jeedalcas4899
    @jeedalcas4899 5 ปีที่แล้ว +2

    Laascaanood iyo dadka dagaaba inkaar ayaa qabaan

  • @wwqqq3272
    @wwqqq3272 7 ปีที่แล้ว

    MAMUULKA PUNTLAND MAALAHA EE WAAXA LEH SOMALILAND BRITISH AYA LEH

    • @hibaaqtimajilicxidigtaceeg3303
      @hibaaqtimajilicxidigtaceeg3303 5 ปีที่แล้ว

      Hhhh laascaanood waa dhul dhulbahante isaaq wala.majeerten hooyadood maleh sl pl wala caac hargaysa hawiya leh qado adna

  • @tamratdesta8186
    @tamratdesta8186 12 ปีที่แล้ว

    waar heestan ma waxaa la qaaday markii cabdirashiid lagu dilay

  • @mrmaguurefarizi9960
    @mrmaguurefarizi9960 11 ปีที่แล้ว +1

    inan uu jeclaa ayaaa kasoo gashay heesta midhaheeda ayaad ka fahmi kartaaa

  • @abdihafidjamac1190
    @abdihafidjamac1190 9 ปีที่แล้ว +1

    hhhh laaska xarunta jcaylka miyay noqotay

  • @munaabdiaziz213
    @munaabdiaziz213 8 ปีที่แล้ว +5

    kkk Laascanod lee kuma Eko lugoyada Adunko dhaan baa qatay Hada

  • @wwqqq3272
    @wwqqq3272 7 ปีที่แล้ว

    LAASCANOOD WAAXAY LAA MIITAHAY GASHAMO OO KAMIIDA DAWLAD DEEGANKA SOMALIDA ETHIOPIA LAASCANOOD MAMUULKA PUNTLAND MASHEEGAN KARO SIIDA SOMALILAND USHEEGAN KAARIIN GASHAMO O KA MIIDA DAWLAD DEEGANKA SOMALIDA ETHIOPIA

    • @zahrahassan9627
      @zahrahassan9627 6 ปีที่แล้ว

      ww qqq haye Adigana filin cusub kkkkk

  • @sakariyeismaaciil7449
    @sakariyeismaaciil7449 6 ปีที่แล้ว +1

    Waryaadha joojiya huu haada iyo beenta heestan waxaa sameeyay mr #Sakariye #Ismaaciile

  • @casoowe100
    @casoowe100 12 ปีที่แล้ว +3

    c/rashiid kun ka qiimabadan baa lagu dilay somalia, takale lascanod eed kumalaha dilkii c/rashid wayo inaderkiba dilay.

  • @wwqqq3272
    @wwqqq3272 7 ปีที่แล้ว

    MANSHALA LAASCOONOOD WAAXAY KA MIITAHAY SOMALILAND REPUBLIC XAAD KII GREAT BRITAIN KA TAAGAY EE DHUULKI IINGIRIS GUUMAYSANAYAY

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 3 ปีที่แล้ว

      Hooyadaa iyo Great Britain ba was dhulku waa dhulkii daraawiishta ee gaaladii ku harawsatay aanay food soo galin ku qacan soomaalinimada nadalyow diciifka ahi waxaa umada hala soo doonane duliyahow xuni 🇸🇴💪