Hadad aheyd qof warkala qaada videogan cibro hakuu noqdo subxanallah😭😭😭....

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 72

  • @zainabmahamed1042
    @zainabmahamed1042 3 ปีที่แล้ว +2

    Jawahir ilahay haku xifdiyo gabdhaheenii waxay noqdeen kuwo kusoogala soshal midia qawanan niiko ilahay haku xifdiyo xabiibti qaliya isidas wax laga faaiido uun so bandhig

  • @nasroabdullahi6997
    @nasroabdullahi6997 3 ปีที่แล้ว +4

    Subxaana allaah illaahayoow xaqa nugu toosi wallaahi waa cajiib waxaas iyo kabadan ayaa naga dhex buuxo oo aanan walibo dhib uarkaynin illaahow wanaaga noo iftiimi noona dambi dhaaf.
    Shugran xabiibti jizaa ka allaah

  • @sammie1163
    @sammie1163 3 ปีที่แล้ว +1

    Subxanalaah

  • @safaodorosh286
    @safaodorosh286 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah Walshy jawaahir Allaha ku xafido keep going keep going 👇my dear sister ❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤💋💋👏👏, .

  • @idilmaxamed2853
    @idilmaxamed2853 3 ปีที่แล้ว

    Aamiin yaarabi

  • @aminaismail4275
    @aminaismail4275 3 ปีที่แล้ว

    Amin

  • @farhiyafarah7826
    @farhiyafarah7826 3 ปีที่แล้ว

    Subxanalaah alahuma najanaa

  • @farhiyaukun3735
    @farhiyaukun3735 3 ปีที่แล้ว

    Ilaah ha ku xafido mama aduun iyo akhiro amiiiin

  • @iissa7685
    @iissa7685 3 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah...ilahayoow hablaha noocan oo kale noo soo badi❤

  • @sacdiyomacalimaden6806
    @sacdiyomacalimaden6806 3 ปีที่แล้ว

    Subhanalah

  • @AsAs-rf6vq
    @AsAs-rf6vq 3 ปีที่แล้ว

    Subxaana allaah

  • @AsAs-rf6vq
    @AsAs-rf6vq 3 ปีที่แล้ว

    Subxaana Allaah amiin

  • @amalali833
    @amalali833 3 ปีที่แล้ว +4

    Mansha'aalah tabarikalh amiin amiin

  • @nasramohamud4388
    @nasramohamud4388 3 ปีที่แล้ว

    Wcs masha allah alle ha idiin xafido aamiin aamin aamin yarabi

  • @hakaaruura577
    @hakaaruura577 3 ปีที่แล้ว +3

    Wcs

  • @user-ln9qs5lp6p
    @user-ln9qs5lp6p 8 หลายเดือนก่อน

    Subxanalah

  • @dunxx2140
    @dunxx2140 3 ปีที่แล้ว

    subxaanallah

  • @sabnaamacalin9682
    @sabnaamacalin9682 3 ปีที่แล้ว +4

    Qisadan hada kahor ayan dhageeystay subxanallah illahow qaatumada notosi

  • @zuheyramao1548
    @zuheyramao1548 3 ปีที่แล้ว

    Asc xabibti maasha alaah tabaraka laah ilaahey ha ku barakeyo qisoyinkaaga aad iyo aad23 ayuu ii cajabiyay

  • @halimohussein7292
    @halimohussein7292 3 ปีที่แล้ว +4

    Allahuma ameen
    Waan ku cusib channel kaaga wanaan jecelyahay sidaa qisoyinka inogu soo gudbiso maantana waxaan aad ugu farxay ducada caafimadka Allah no weydisay waayo qof xanuun san aan ahay jazaka Allah kheir wllo

    • @deqakulow5370
      @deqakulow5370 3 ปีที่แล้ว +1

      Xanuunka caafimaad Allaha kuugu badelo abaayo Aamiin aamiin caafimaad qeer qabo oonsoo dahin Allaha ku siiyo

    • @halimohussein7292
      @halimohussein7292 3 ปีที่แล้ว

      @@deqakulow5370 ameen thumma ameen walashey macaan ❤❤❤

  • @sarahfarah7935
    @sarahfarah7935 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @sammie1163
    @sammie1163 3 ปีที่แล้ว +2

    ASC ABAAYO JAWAAHIR JIZAKALAAH KHEYR. WAA NOO FAAIIDEYSAY.

  • @ayanmohamed1707
    @ayanmohamed1707 3 ปีที่แล้ว

    Illaa hadal aa a mayiraahdo

  • @nasromohammed4202
    @nasromohammed4202 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah jawaahir alle haku xifidiyo qiiso aad uu qiimo badan aad noso gudbisa ajar allah ka siiyo

  • @bellashariif4214
    @bellashariif4214 3 ปีที่แล้ว +12

    Walaalayaalow ani iisoo duceeya in illaahey social media iga madoobeeyo illaahey dartiis iigu soo duceeya jizaakumullaah

    • @hawafarah7236
      @hawafarah7236 3 ปีที่แล้ว +1

      Ilahay ha badbaadiyo wll sharkiisa waxaan kugula talinlahaa quranka iyo Saliga Rasuulka iyo maxaadirooyinka qiyaamaha kasheekaya ilahay na kamagal gal wakhtiga aadgasho kubedelo quraanka kariimka ah jazza Akallaahu khayr Rabi hakaabedelo shekiisa khayr hakugu bedelo wllo

    • @bellashariif4214
      @bellashariif4214 3 ปีที่แล้ว +1

      @@hawafarah7236 jizaakillaah walaashey mcn insha allah

    • @sammie1163
      @sammie1163 3 ปีที่แล้ว +1

      @@bellashariif4214 Aamiin aamiin

  • @hidayomayrale3577
    @hidayomayrale3577 3 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah abaayo horay u soco

  • @najmaabdi4296
    @najmaabdi4296 3 ปีที่แล้ว

    Subhanaallah yarabi ilahayow nacafi jawaahir ajir iyo xasanaad ilahay hakaasiyo

  • @nimconimco3695
    @nimconimco3695 2 ปีที่แล้ว

    Qiso cibro qaadasho mudan waa mahadsatahay xbbti

  • @jerrtjackson3906
    @jerrtjackson3906 3 ปีที่แล้ว

    Walalo jawahir basaboor Somali masar maku imankara visahana xage Laga Soo qata lagutagayo masar

  • @marwamuuse779
    @marwamuuse779 3 ปีที่แล้ว

    Ale haku xafido wall

  • @mohamedfalir4723
    @mohamedfalir4723 3 ปีที่แล้ว

    Allaw naga gorii xasidnimo subxnllh

  • @maryanmayowmukhtar5134
    @maryanmayowmukhtar5134 3 ปีที่แล้ว

    Abayo Alha kuxafido hori usoco

  • @haniladanchannel5825
    @haniladanchannel5825 3 ปีที่แล้ว +5

    subxanamallah

  • @fadimokitchen5682
    @fadimokitchen5682 3 ปีที่แล้ว

    Subxana allah allahuma najina

  • @sihaamahmed3773
    @sihaamahmed3773 3 ปีที่แล้ว

    Qisadaan hada ka hor Ayaan dhagaystay subxaana laah

  • @canshuurbixiyahadulman9799
    @canshuurbixiyahadulman9799 3 ปีที่แล้ว +3

    250 like wa mucjiso

  • @deeqomohomud6835
    @deeqomohomud6835 3 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭😭😭

  • @najaxcqaadir1028
    @najaxcqaadir1028 3 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭😭 subxanallah Illaahayow na xafid oo na hanuuni

  • @nasraahmed752
    @nasraahmed752 3 ปีที่แล้ว +1

    Ammen walashey

  • @hainahmed6087
    @hainahmed6087 3 ปีที่แล้ว +2

    Allxmdulilah qali

  • @habonsharif1030
    @habonsharif1030 3 ปีที่แล้ว

    Amiin yaa rabbilcalamiin

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah jawahir qizazkada wa jeclahay, Allaha ku xafido xabibate.

  • @jowharoahmed1292
    @jowharoahmed1292 3 ปีที่แล้ว

    Manshaallah abayo hor u soc

  • @waanjeclahayallaah4895
    @waanjeclahayallaah4895 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah uktii ino soo badi cibro qadashada ajar nah alle ha ka siyo ee

  • @sowdaaadan
    @sowdaaadan 3 ปีที่แล้ว

    Subxana allah allah noo xafido lisaankeena amiin amiin yaarabi

  • @bellashariif4214
    @bellashariif4214 3 ปีที่แล้ว +2

    Subxaanallaah illaahow carabkeena iyo gacmaheena social media comments lee reeboonaa rabiyow na cafi

  • @shamsahilow9577
    @shamsahilow9577 3 ปีที่แล้ว +1

    Jazakaallah keiran

  • @rakiahawlelm8668
    @rakiahawlelm8668 3 ปีที่แล้ว

    Maad odhan gabadh sacuudiyadan oon la joogay ayaan la dhaqay

  • @nimcoyaasin5508
    @nimcoyaasin5508 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abaayo jisaakalaah

  • @jamohammed0cshcohtded.moha604
    @jamohammed0cshcohtded.moha604 3 ปีที่แล้ว

    Asck too mashalllaah

  • @Deqamohamedm
    @Deqamohamedm 3 ปีที่แล้ว +1

    Horay usoco abaayo💯

  • @ifrahabi4834
    @ifrahabi4834 3 ปีที่แล้ว

    Wallaahi waan qosley, haddana ana, abaayo ruunta ka hadashey

  • @bashaashtv7084
    @bashaashtv7084 3 ปีที่แล้ว

    M.

  • @bintuaxmad1191
    @bintuaxmad1191 3 ปีที่แล้ว

    Asc Qaali walshey iwrn abyo waxan Raway meel aan kaala xiriiro mhdsnid💝💝💝

  • @sarahfarah7935
    @sarahfarah7935 3 ปีที่แล้ว

    Abayo tell ma isoo qori kartaa waxaan ku weydiinaa

  • @ninweyn6110
    @ninweyn6110 3 ปีที่แล้ว

    Asc wlshy qli
    Qeyrka nala wadaageyso allaha ka abaal mariyo

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 2 ปีที่แล้ว

    wcl abaayo💕💞

  • @zaaanc7008
    @zaaanc7008 3 ปีที่แล้ว +1

    Naago badan. waxaa jira aan noolaan karin ineey dadka isku diraan maahe

  • @mohamedfalir4723
    @mohamedfalir4723 3 ปีที่แล้ว

    Subxnllh xasid malibana

  • @nurtomohamed5358
    @nurtomohamed5358 3 ปีที่แล้ว +1

    Mash Allah sis

  • @farhiyafarah7826
    @farhiyafarah7826 3 ปีที่แล้ว

    Shugran abayo

  • @fabalaherzagovin4359
    @fabalaherzagovin4359 3 ปีที่แล้ว +3

    JAWAAHIR XUSEEN GUULEYSO ABAYO❤️🧠✔️

  • @mohamudabdulaahi2827
    @mohamudabdulaahi2827 3 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo qisoyinka calamka ka dhaco no so gudbi insha allah

  • @deeqaahmed6141
    @deeqaahmed6141 3 ปีที่แล้ว +1

    subxanallah

  • @ifrahhassanabdullahi9392
    @ifrahhassanabdullahi9392 3 ปีที่แล้ว

    ياجواهر انتي تجعلينيين نفسكي شخص طيب وتتزينتي بما انت ليس فيك لكن لستي كما اظنكي لكن تعرفت عليكي عندما احتجتني لا تتكلميني ولا توضيحيني شئ طلبتكي اذا تحلي انت فيماكنتي

  • @amalali833
    @amalali833 3 ปีที่แล้ว

    May Allah swt gad us to right path amiin amiin❤❤❤❤🙏🙏🙏