Xasuuqii Saraakiisha Xoogga Dalka | Yaa Galay Dambigii Garabcase? Maalintii Dilka 💣😨

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 23

  • @Abdirahman_03
    @Abdirahman_03 ปีที่แล้ว +3

    Siad Barre wixii uu dhisay 10kii sano hore ee kacaanka asigaa gacantiisa ku burburiyey

  • @omarali4265
    @omarali4265 4 หลายเดือนก่อน

    Okay 👍😢arintaan wax ha laga waydiiyo majerteen iyo Isaaq iyo cali samatar waayo hawiyaha waaba la iska watay badankooda

  • @cumarcabdisalan2163
    @cumarcabdisalan2163 ปีที่แล้ว +3

    horta qaamuus aad iyo aad ayaan ula socdaa maalinta aanan daawan wax wayn ayaa idhaafa sidii in ay wax iga maqanyihiin oo kale laakiin sawirkiisa muxuu inoo tusi waayay ninkan codka dahabiga ah lihi

  • @promahamedaxmed1274
    @promahamedaxmed1274 ปีที่แล้ว +2

    Amarka waxa bixiyey jeneral cali samatar waxa loo laayey in laga dareemay in aysan ku qanscsanayn qaabka dagaalka loo wado oo laga hortagayey in ay iyagao oo soo jabay oo gadoodsan aysan ku soo noqon😢😢

  • @yussufmursalahmed9325
    @yussufmursalahmed9325 ปีที่แล้ว +1

    Waxaa dilay saraakiishii majeerteen ee inqilaabka waday siday sheegeen saraakiishii ciidanka hogaaminaayay.

  • @cumarshiiqhaadi4427
    @cumarshiiqhaadi4427 ปีที่แล้ว +2

    Allha unaxariisto 😭

  • @abdirahmanaidid1289
    @abdirahmanaidid1289 ปีที่แล้ว +1

    Soomaali tariikhdeeda xun ma xusto danbiga intaa Lee eg na wali lamahayo ciidii gashay wana calamadaha munafiqa wayo in lasheegey ahayd

  • @EngMukhtaar-q4i
    @EngMukhtaar-q4i 14 วันที่ผ่านมา

    Markaa maxaa lagu xasuuqay siyaad barre soomaali madaxa isu wads geliyey

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 ปีที่แล้ว

    Allaa weyn

  • @raxmoxaajimaxamuud1392
    @raxmoxaajimaxamuud1392 ปีที่แล้ว

    Voa barnaamijia galka baarista, ee haarun macruuf ayaa ka diyaariye warbixin maqal ah,xita ku wareestay qof ka badbaaday dilkaaas hadane wali nool oo dhaafa ah, halkaas xoga dheeri ka heli karta.

  • @mahamedabdulle2021
    @mahamedabdulle2021 ปีที่แล้ว +1

    Waxan hayaa ninkii kabadbaaday dilkaas oo hada nol lakin lugna goday dhawacyadii kalana ka biskoday

    • @QAAMUUS_PODCAST
      @QAAMUUS_PODCAST ปีที่แล้ว

      Walaal xagguu degaan yahay adiga oo mahadsan. Sideen u helaa sarkaalkaa qiimaha badan.

    • @Football-fans327
      @Football-fans327 ปีที่แล้ว +1

      Wll Qaamuus wax bdn ayaa somalida u heysaa rabi dambigaada iyoh kan waalidkaa allaha dhaafo ee raadi sarkaal kaas oo ninkaa sheegaayo

    • @QAAMUUS_PODCAST
      @QAAMUUS_PODCAST ปีที่แล้ว

      @@Football-fans327 Mahadsanid walaal.

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r ปีที่แล้ว +1

    Codka fannaanka heesaya maaha ninkaad sheegtay! Iska xubi...

  • @friendly-zp6np
    @friendly-zp6np ปีที่แล้ว +1

    Adeer waraysi live ah jeer ama naga daa beenta.
    Adeer lamvarja 30ja ee aad sgeegayso ma uu sheegin nin ka badaaday oo aan waraysigiisi aan sheegaeystay

  • @baylood.germany
    @baylood.germany ปีที่แล้ว

    Qaybta 2aad soo geli

  • @Inakulmiye
    @Inakulmiye ปีที่แล้ว

    Beenta jooji. Waxa dilay Col. Cirro oo Majertan ah...

    • @Somali450
      @Somali450 ปีที่แล้ว

      Haa lkn general nuur samatar iyo nuur galal baa bixiyay

  • @Somali450
    @Somali450 ปีที่แล้ว

    Saraakiishu ethiopia yay u shaqayneen 😂 canfar iyo jaarso oromo oo afsomali ku hadlayey baa ku jirey oo gumaystuhu ku barbariyey wadanka

    • @Abdalle11
      @Abdalle11 10 หลายเดือนก่อน

      Hadaba Sarakiisha waxa iska Soo Xulay Cidamadii Xooga Sababta ay isaga soo Xuleena waxa lagu yidhi guuto walba waa inay iska soo xusha sarkaalkii ugu geesisana Wana la abaalmarina oo daraja la siinaya 😢 askarta Xooga umada somaliyeed waxa ay mooden in La ilowsiinayo Jabki soo gadhay Cidanka Waa la layay waxa xigay iskudaygii afganbigi dhicisoobay ee 1978kii